PRINCESS ISTAAHIL GUUSHA IGULA RAXAYSO NEW SONG 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @princessistaahil
    @princessistaahil  ปีที่แล้ว +810

    Asxaabteyda Mahadsanidiin Idinkaan wax idinku nahay 🥰
    Subscribe Please For more 🙏❤️

    • @AadanBiixi-s5r
      @AadanBiixi-s5r ปีที่แล้ว +7

      Axyaa istaahil ❤❤

    • @___deimond4108
      @___deimond4108 ปีที่แล้ว +6

      Istaahileey wlhi hestan aadbay iitabatay 😢

    • @guletharun8182
      @guletharun8182 ปีที่แล้ว +3

      Waad nagu adkayse wa xilima xiliga so fasaxday princess istahil other level ❤

    • @zuzu9310
      @zuzu9310 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @alolpk3917
      @alolpk3917 ปีที่แล้ว

      Tnkz xabibti ❤

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 ปีที่แล้ว +90

    Hesaha waxa ka fcn kana qayr bdn o adun iyo akhiraba ina anfacayo waa Qur'anka karemka ah allow naga madobe hesaha🤲🥺😢

  • @samirkhadar2934
    @samirkhadar2934 6 หลายเดือนก่อน +149

    Haddad heestan Dib ugu soo laabatay 2024 love isaar😢😢

    • @ABDIXAKIMLilkimze
      @ABDIXAKIMLilkimze 5 หลายเดือนก่อน +1

      I am still here😪

    • @shaakiryoung
      @shaakiryoung 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@ABDIXAKIMLilkimze same😢

    • @hibogoumane7902
      @hibogoumane7902 3 หลายเดือนก่อน +4

      Maba dayo ani heetayda kaliya

    • @Xaawohaybe
      @Xaawohaybe 3 หลายเดือนก่อน

      Aq..Re7kk[​@@hibogoumane7902

    • @aymanmusic6721
      @aymanmusic6721 2 หลายเดือนก่อน +2

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 ปีที่แล้ว +161

    Wxn ogahay hestaan inay millions gari doonto marka wxn ka codsnaya cid kasto qoralkayga aragto inay uu duceyan wllhen reer falastin iyo umadaha kale oo dhiban ba🙃❤️

    • @sahaljaamac-db3ex
      @sahaljaamac-db3ex 11 หลายเดือนก่อน +2

      Somalida haloo duceeyo maxa udhihi weyday somaliya umad muslim ah maahamiya anigeyba kula hadlaya nolosha geerida ka jeclahay wyo qalbigeyga daba ka baxaya 6sano nolosha xota dhadhan imalaha umada somaliyed hanoladan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Abdulahi-1
      @Abdulahi-1 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@sahaljaamac-db3ex uu duuce ya afka ku haysto?

    • @DeeqaAxmed-ts8bb
      @DeeqaAxmed-ts8bb 8 หลายเดือนก่อน

      Alle waxaynu uwaydiin inuu ugargaaro😢😢

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN ปีที่แล้ว +207

    Inta heestaan aad u raadisay Like saara.❤😂
    Yaa salaam ina Adeer Istaahil.❤

    • @naciimaladan637
      @naciimaladan637 ปีที่แล้ว +3

      Me walaahi

    • @abassyare8166
      @abassyare8166 ปีที่แล้ว +1

      abwaan ma adigaa sameeye waxaan mise abwaanka kaaso qalin daartay

    • @wilkareexajii5416
      @wilkareexajii5416 ปีที่แล้ว

      🎉

    • @FatBoss-f7s
      @FatBoss-f7s ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😊

    • @zunduusaid3948
      @zunduusaid3948 ปีที่แล้ว

      Waa Barooor tani😂😂😂😂😂😂

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms ปีที่แล้ว +4

    Heesti Ugu Saameenta badneed Sanadkan keep going indr

  • @lilsamiir1m
    @lilsamiir1m ปีที่แล้ว +57

    Gocashaduna waa ceebe✅
    Wax galbaday intaan dayno👋
    Aan gurano ubaxyaasha ♥️
    Farxadeenii baa Gaadhay 😘
    Song of the year 🎉

  • @fathialiismael2543
    @fathialiismael2543 ปีที่แล้ว +54

    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codka 100%
    Princess 👸
    Always Princess 👸

  • @MurayadJr
    @MurayadJr ปีที่แล้ว +184

    Heestan 10million views+ uqalanta......Erayada , laxanka, musiga what a masterpiece❤😢

    • @ayuubKARLO-wv9bm
      @ayuubKARLO-wv9bm ปีที่แล้ว +3

      Insha allh

    • @lajeclowga250
      @lajeclowga250 ปีที่แล้ว +2

      waa runta hno

    • @iqrahassanwarsame9221
      @iqrahassanwarsame9221 ปีที่แล้ว

      ​@@ayuubKARLO-wv9bmpn.kk

    • @mohamedfarah6546
      @mohamedfarah6546 11 หลายเดือนก่อน +1

      @mariahbosslady wa runta 10M above way u qalanta, Lkn hada fanka wa la iska dhafay wax an la aqonin iyo wax daran lee la fiirsada oo macankii ka dhamaday…

    • @qadarmaxamed5082
      @qadarmaxamed5082 11 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely ❤Haa wllhi wey u qalantaa intaas iyo in ka bdn

  • @azuuzu10
    @azuuzu10 ปีที่แล้ว +39

    Walalaha Soomaliyeed waxaan idinka codsanayaa in Fanaanadeena Istaahil aad gaarsiisan 100k in 2 days and I believe she deserves 👏 ♥️

    • @Drnimcosagal
      @Drnimcosagal 11 หลายเดือนก่อน

      Diyaaar dhan kaygaaa 😢😢😢😢

    • @Drnimcosagal
      @Drnimcosagal 11 หลายเดือนก่อน

      Diyaaar dhan kaygaaa 😢😢😢😢

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse ปีที่แล้ว +47

    erayada laxanka iyo codka istaahil wow wacdale fanaanad waa dhaaftay inaa fanaanad waqti fanka ku jirtay inaa tahay taas lagu ogaana 1m 3bari rajaynaya insha allah

  • @laylajamac6655
    @laylajamac6655 3 หลายเดือนก่อน +8

    InTa Alle xagiiza U kacday oo qurAanka Io qawlka Alle ma caanzata like ta❤❤❤❤😢

  • @Caaqil-yare1
    @Caaqil-yare1 ปีที่แล้ว +21

    16/10/2023 hees dareen runa xambaarsan iga danbeeyoow love iisaar inzha allh

    • @Sumeeyahmohamet9116
      @Sumeeyahmohamet9116 7 วันที่ผ่านมา +1

      Hda wa 2024 waxa qortay qoraalkaan 2023

    • @DahabaAli-u5i
      @DahabaAli-u5i 2 วันที่ผ่านมา

      Cawa WA 16.10.2024😢❤

  • @jawharaxmad7511
    @jawharaxmad7511 ปีที่แล้ว +17

    Kala tagidii iyo isu soo laabashadii mudoh kadib waxaan Dib u xasuustay wakhtigii adkaa iyo maanta Midaan ku suganahay Noloshu waxay ku siinaysaa fursado badan ood kaga faa idaysato waxaad rabtay
    Jacaylku waa mid kamida waxyaabaha saamaynta badan inagu Reeba dhan walba❤

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 11 หลายเดือนก่อน

      😢maxa kmoda fursadaha mcn

  • @CabaasHolciye
    @CabaasHolciye ปีที่แล้ว +51

    Waxa aan jeclaa Istaahileey inaad qisada heesta nala wadaagto. Waxa kugu kallifey qorida ereyada, sameynta laxanka iyo ku luuqeynta codkaba.
    Fadlan adigoo mahadsan qisada heesta nala wadaag.❤

    • @abdimoh
      @abdimoh ปีที่แล้ว +4

      bro ma ogtahay wax walba marka la ogaado kadib laga xiise dhaco oo aan sidii hore loo danayn inay inaga qarsoonaato ayaa fiican si qof walba isagu siduu rabo u fasirto salaam ugaas✌️

    • @ayannuure7121
      @ayannuure7121 ปีที่แล้ว +1

      😂 Ninkeedii Hore fadxi isku soo labten😂 warkiyo kooban

    • @AmalHimiloAmalgarnayl
      @AmalHimiloAmalgarnayl 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayannuure7121runsheeg

  • @abdimoh
    @abdimoh ปีที่แล้ว +11

    Heestan iyo heestii saalax sanaag (waxaan boqorka waydiistaa) labaduba waa laba heesood oo si isugu soo dhow jawi hoose oo dareen lehna lagusoo gudbiyay abwaaninta kadib labada fanaan sida heerka sare ah ee ay inoogusoo gudbiyeen heesta heer waxay ina gaadhsiisay inaku xitaa aynu la dareeno waxay dareemayaan. #share out #princessistaahil
    Ereyo&laxan&cod another level
    markastaba garabkaagaan nahay
    gobta caadadeed weeye❤

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 5 หลายเดือนก่อน +1

      Heesta is taahil laxanka io eraydabo ayada leh

  • @ZakaAli-b1i
    @ZakaAli-b1i ปีที่แล้ว +26

    Heesku 10 million bay uqalanta mudo hal bil gudeheed ah Princess Istahil golden voice fankaga iyo codkaga mcn tan 2015 wan lasocday cisi iyo sharaf prince ❤

  • @khadarcali3732
    @khadarcali3732 ปีที่แล้ว +3

    Caawa heestaasi walaahi si macaan Baan ugu mirqaamaya waa hees macaan istaahileey walaalo fanka adiga noo shidee hanaga tagin mardanbe

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 ปีที่แล้ว +7

    Kuwii kala go'eenniyo rabay in xidhiidhku so gaabtooh,
    Ha gubtaan Markoodii,
    Guusha igula raaxayso.
    New Hitt song 🎵 ♥ 👌
    One week One million xaqiiq weye.

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว +10

    Ana ilmada iga qubanaysaa, heestaad qaaday baa naftani qushuuc galiso, qureeshti baa u dhalatoo iyo gobti qudub ka aheyde 😍😍😍

  • @wllhilaac3222
    @wllhilaac3222 ปีที่แล้ว +31

    Ereyada 💯 ✅️
    Laxanka 💯✅️
    Codka 💯✅️
    Music 💯 ✅️
    Video graphics 💯✅️
    Director. 💯✅️
    Producer 💯✅️

  • @samira3537
    @samira3537 ปีที่แล้ว +12

    Waa Dareen &qareen katurjumaya xaaladaha aan kusuganthy badankeen
    Waan ilmeynayaa waayo waa dareen itaabtey hadana aan qofkiisii loo heyn 😥😭 allow qalbiyada noo qaboojiyo 🤲

  • @mohamedabdinor737
    @mohamedabdinor737 ปีที่แล้ว +21

    Heestaan meeqo qof I waydiisay welcome back princess Istaahil 👏👏👏

  • @XasanCadeXasanCade-gm7rv
    @XasanCadeXasanCade-gm7rv ปีที่แล้ว +1

    Ha is odhanin waa goofoo
    Kalgaceylki wuu guuray
    Markastaba gabarkaga ahay
    Gobta caadadeed weeye
    Cajiib wye wllhi warkan😀🙌✌

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed ปีที่แล้ว +47

    Heesta & Gabadha qaadaysaba degenaan baa ka muuqataa ❤ " Guusha igula raaxayso 🎉

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว

      😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 ปีที่แล้ว +8

    Heestaan markan dhagaystay wxn daremay jcyl ilahow qof ijecel iisahal😢😢

    • @xasanibrahimxasan7819
      @xasanibrahimxasan7819 11 หลายเดือนก่อน

      Qalpi duni ❤

    • @mohamett1439
      @mohamett1439 11 หลายเดือนก่อน

      maisku noqonaa qalpiyo is dhaya 😩

  • @mubarikmoh4851
    @mubarikmoh4851 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waan qaatey
    Erayada 💯
    Codka 💯
    Laxanku waa 200
    Music 💯/
    Heesta sanadka 2023/2024
    Best song weeye@princess istaahi🤚🏻🫡
    Gocoshaduna waa ceebe
    Wax galabdey intaan dayno
    Aan gurano ubaxyaasha
    Farxadeeniba gaadhe
    Tani wey hees dhaaftee magac kale haloo bixiyo 👍💯

  • @adanyusuf4150
    @adanyusuf4150 ปีที่แล้ว +2

    Ereyada wa istahil
    Laxankana waa istahil
    Waba hees wax kalo ah music dagan o wax kala ahna waa lasaray wow😮

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 ปีที่แล้ว +9

    Runtii wa hees dareen xambaarsan
    Waxay ka turjumysa qof ka tegay qof kiisa ka dipna dib ugu so laabtay ❤💯

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 ปีที่แล้ว +2

    Erayada laxanka iyo codka iyadaa iska leh wa dhif iyo nadir in gabadh fanaanad ah intaas isku darsato cajiib go a head princess wlshy❤❤❤

  • @fatxifanka1576
    @fatxifanka1576 ปีที่แล้ว +10

    Marka Erayda laxanka sameysato
    Xaajigana music ku tumo wa iska sidas wax kale mash alh
    Nolosha idinma xumeyso ❤️🙏

  • @JOSEPHBOY66
    @JOSEPHBOY66 ปีที่แล้ว +3

    Princess Istaahil this woman is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Sister i am always number one supporter 4 u 🤝

  • @siraajicumar9455
    @siraajicumar9455 ปีที่แล้ว +9

    Wali maba lasoo qaadin sidaan u raadinaayey waa daalay what a hees nacab lagu gubay ❤❤❤❤❤

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 ปีที่แล้ว +9

    Gabadhaan qurux iyo isteel iyo cod intaba ilaahay waa isugu daray 2014 baan heesaheeda bartay yar aan saxibo nahay baa aad u dhagaysan jiray waliba herstaa hala guursan iyo hees kale oo aan hada xasuusan buu aad u dhagaysan jiray walibaa aad buu u jeclaa muuqaalkeeda inkatoo caruur iyo xaasba uu lahaa aad buu u amaani jiray kadib dib danbe uma maqal heesaheeda iyo iyadaba mar dhexe baan codkeedii aqoonsada. Lkn muuqaalkii aan horay u aqooni jiray waa ka lumay aad baan u naxay qalbiga ayaan kaga duceeyay waayo aad buu muuqaal keedu isku bedelay mar hada 4bil kahor laga joogo ayey ka warantay in ay dad soomaaliyeed ay dhibu geysteen laba muuqaal ay soodhigtay baan daawaday aad baan ugu murugooday sida ay nolosheeda ay halis u gashay iyo cafimaadkeeda inkastoo ay wali sidii la baray u soo noqon muuqeeda hadana waa ilaah mahadii intaan aad hada haysato Allah na kuu siyaadiyo halmid oo aan aad iyo aad kugula talinaya in aad badaxa aad yara qarsato waayo qof muslin baa tahay waxaad sii noolaan dootaa 50 sano oo hada sii dhiman caawa hadii aad geeriyooto ileyn cid garanayso majirto ajasha waqtigaaguna rabbi mooyee cod kaoe garan mayso so 50sono ilaa boqolaal sano oo hada dhiman in la daawado timahaaaga waayo timaha waa cowrada dumarka tan ugu adag in ay ku dadaalaan asturaada please abyo mcn wallshay mcn wax walboo bin'aadam isku noqon karaa inagoo isku ah kudadaal asturaada timahaaga ilaahayna bari in uu ku waafajiyo kahaflimasyo music iyo heeysa lkn waxaa kadaran timahaaga oo qaawan boqolaal jeer iyo malaayiin goor kudadaal 💯🙏❤️

    • @Garage1_
      @Garage1_ หลายเดือนก่อน

      Wiil caqli usaaxiiba m.a😊

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +7

    Gocashaduna waa ceebe
    Wax Galbadday intaan dayno
    Aan Gurranno ubaxyaasha
    Farxaddeenii baa Gaadhee ❤
    Don't look back just keep forward...

  • @OmarMussehasan
    @OmarMussehasan หลายเดือนก่อน +3

    Waaw princess stahil my favorite female singer

  • @bushraabdi5622
    @bushraabdi5622 ปีที่แล้ว +8

    Golden voice by Queen Princess istaahil daganaan iyo qurux isku darsatay masha allah abyo asturnaanta bis baa kaa dhiman inta kle waa dhag ❤❤❤

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 11 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadha 100 k garsiya Nacala sheydan ku taale

  • @samiirabiibshire2823
    @samiirabiibshire2823 ปีที่แล้ว +5

    Intii searching ku daashay hestan iyadoo soo bixin😂😢❤❤

  • @Callaydh
    @Callaydh ปีที่แล้ว +1

    Ilaa barigaad fanka kusoo biirtay ayaan taageero wayn kuu ahay walaal hore u soco istaahil.

  • @ayaniita9386
    @ayaniita9386 ปีที่แล้ว +6

    Princess istaahil.mohamed khaliif❤🎉tan iyo markii ar so qadeysay heesta seyga aan calmaday i hope 2014 inay aheed taagero ku uhaa aroosrkeeda live ku dawanayay estv❤alle ha isku kiin barakeeyo adi iyo ninkaaga fatxi cali shariiif❤🎉owlaad baari ah insha allah

  • @najmofaarax6474
    @najmofaarax6474 ปีที่แล้ว +2

    Jah fananadeyda gob nimadas waan kugu ogaa codka hadda ma adiga sameyay heestan bananka ku dhacday m.a❤

  • @maxamedarizola7330
    @maxamedarizola7330 ปีที่แล้ว +14

    Wwww Guusha igula Raxeysohh
    Saan usagaayehh heestaan cajiip
    The Golden Voice Princess istaahil amazing 🔥🔥
    Waxba ka dhacayy halkaa ❤

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wow just wow...what a cool and lovely song I salute you princes istahil erayada iyo style jake.
    Voice and slow dance jake.
    The vibe and the music jake.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamed.........lyrics22
    @maxamed.........lyrics22 ปีที่แล้ว +10

    Waaw Way isoo Gaadhay Waana Kaa Haayaa Princess istaahil Fanka Adaan Kuu Soo Qabsanaa Markay Taagan Tahay Goor Arooseed🎉💍🤝 Hambalyo Codkaada Allaha Kuu Barakeeyo.

  • @iqroabdimahamed1591
    @iqroabdimahamed1591 ปีที่แล้ว +6

    Waa heeta sanadka 2023 UGUDAGAN ERAYADA LAXANKA MUSICGA KALAMADHACAAN WAA HEES DAREEN LEH ❤

  • @sadamsolteko8483
    @sadamsolteko8483 ปีที่แล้ว +29

    She has god gifted voice❤ what a melodious voice of her🎉 princess istaahil way to go huuno❤❤❤

  • @caamirahmed666
    @caamirahmed666 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waxa ay ka hadlaysaa dareen dhab aH iyo sasabasho labo qof oo kala baa,hiyoobay
    Ha is odhanin waa gofoo
    Kal,gacaylkii wuu guuray
    Markastaba garabkaan ahay
    Gobta caadadeed weeyee😢❤
    Hadii aad aragtay comments kayga like ha ila dhaafin zxp🎉

  • @SukhraAadam-f8b
    @SukhraAadam-f8b ปีที่แล้ว +15

    Gucashaduna waa ceebe
    waxa gal baday intan daynoo
    aan guurano guushe farxadeeni baa gaadhay
    Best song😊

    • @gmukhtaarsnapchat4578
      @gmukhtaarsnapchat4578 11 หลายเดือนก่อน

      Wow istahi eryaded Hadi la qimeyo waxy nooqonayan tha besty model❤😊

  • @nasrahuseen9619
    @nasrahuseen9619 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ kuwii kala goeeniyo rabay in xidhiidhku soo gaabto ha gubtaan markoodee guusha igula raaxayso❤❤

  • @mubarikmoh4851
    @mubarikmoh4851 ปีที่แล้ว +7

    Ugu dabeyn way soo baxdey heestii la wada sugayey
    @princess istaahil
    Best song of the year💯

  • @bashirdidow4688
    @bashirdidow4688 ปีที่แล้ว +2

    Cimaamadada waxa lagu heysto wa qalad boqorada Fanka hala dhaqajiyo yuotupkda❤

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos ปีที่แล้ว +4

    Yaasalaaam Yaasalaaam what a voice what music familka waa iskugu tageen heesta allaha idin barakeeyo sxb istihaaaleey ❤

  • @MowlidDaqaf
    @MowlidDaqaf ปีที่แล้ว +6

    It’s my first time to search on TH-cam Somali Song since 2017😢
    I hope she will come

  • @abdimahadabdullahi2224
    @abdimahadabdullahi2224 ปีที่แล้ว +8

    Hestaan 1month aan 2million aan ku garsino hees waa dhaaftee❤

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 ปีที่แล้ว +6

    1 Million marakay gaarto
    like isaar pleas woow👎❣️💯

  • @AbdisalanIsmail-yo6qk
    @AbdisalanIsmail-yo6qk ปีที่แล้ว +13

    Heest ugu fiican ee aan weekend oo dhan baadhayay.
    Congratulations millions times princess stahil. 💖💖💕💔

  • @HusseinAbdulaahimohamed
    @HusseinAbdulaahimohamed ปีที่แล้ว +11

    =Gocashaduna Waa ceebee♥️
    =Wax Galbaday intaan Daynoo
    =Aan Gurano Ubaxyaasha
    =Farxadeeni baa gaadhAy
    Waahayaha Nolasha Aloow noo Qurxi
    16/oct/2023

    • @shapriter1
      @shapriter1 10 หลายเดือนก่อน +1

      Gocashuduna wa ceebe
      Waxa galbadhay hadhan deyno
      Ann gurano ubaxyasho
      Farxadhenu ba gaaadhay

  • @abdilahiaden7838
    @abdilahiaden7838 ปีที่แล้ว +4

    Kuwii kala go'eeniyo Rabay in uu xidhiidhku soo gaabto ha gubtaan markoodiiiye Guusha igula Raaxayso yaa salaam❤🎉 Princes istaahil Dhashii Dahabiga ahayd..

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 11 หลายเดือนก่อน +1

    Run ahantii heesatan wxa daremi kara qof wxa ama la jacal yahay in kastoon jacal kaygii kala tagnay hadna wa daremi kara❤❤❤❤❤

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah boqorada codka princess istaahil huuno jigjga imaaw hal mar ❤❤❤😢😢😢

  • @Nazal_adem
    @Nazal_adem ปีที่แล้ว +6

    Galab . 21.oct.2023
    Hadii qormadan kusoo GaarTay WaliGaa labo qoF oo Aduunkan is aaminay Hakala Gayn😢💔
    ILAAHAY Baan idinku dhaarshe waalidka io Dadka soomaliyed qaarkod Maxa ka qaldan Jaahilnimadan io Sabankan😢💔
    1:40 Kuwii Kala Goeeniyo Rabay un xiriirku soo gaabto😢
    3:27 Dareen kgu Gam'aa diiday inuu galina Kaa maarmo Oo kaama goi doono😭❤
    Adduunka waxa ugu xun qofki aad dunida uGu jecled In Familkinnu idin kala Geeyan si Kibir Ah walibah Waa Dad aadan Cidna uga davwoon karin Waa kuwii Aad ka dhalatay 😢
    Sidee U tanaasuli karTaa Adoo ujeeda Dulmi Cad Tani waa qayB kamid Ah Qisada Noloshayda Mucaashaqinta Iga Dambeeyow Ilahay Garabkina Ha galo Jacaylkiina kii Guulaysta ilaahay ha ka dhigo😭🤲

  • @HamseApdi-jy9sj
    @HamseApdi-jy9sj ปีที่แล้ว +9

    Erayad iyo laxanka istaahil isn't easy wllhi oo Murti ah❤❤❤

  • @WAAYEEL57
    @WAAYEEL57 9 หลายเดือนก่อน +1

    Watching tripoli Libya

  • @AhmedAbdiNor-gj2oe
    @AhmedAbdiNor-gj2oe ปีที่แล้ว +10

    Abwaanad+fanaanad Cod Halaaziya leh guuleyso boqortoyo❣🍬🌹

  • @mohamoudyasin8276
    @mohamoudyasin8276 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ hees dhaafta gabadhan dagaan kalsooni iyo heerkay ka gartay fanka caden u tahy like love iyo masha allah yaan kaga ilaaliwin w gabadh walshey ahee somaliyey heesta u share grya meel fog gaarsiiya

  • @HAElmi
    @HAElmi ปีที่แล้ว +17

    What a voice. Cod dahab walshay princess istaahil ❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hees ka mid ah kuwa Taariikhda galay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siraajicumar9455
    @siraajicumar9455 ปีที่แล้ว +4

    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codka
    All waa 1 qof laxanka erayada iyo codka unbelievable

  • @ahmettak1
    @ahmettak1 ปีที่แล้ว +2

    Hanbalyo istaahil 1week half MILION yasamenkaro only istaahil waxansugnaba asbuucan 1million 🎉❤😱

  • @maryanabdiqadir1866
    @maryanabdiqadir1866 ปีที่แล้ว +5

    15/October/2023 haben axad sacadu 22:41 xasus😢

  • @guuleedabdi9565
    @guuleedabdi9565 ปีที่แล้ว +12

    Princess istahil, Yurub. Hodan abdirahman are the female top Goats of Somali arts ❤

  • @sharmaakeahmed1039
    @sharmaakeahmed1039 ปีที่แล้ว +14

    Waxan way hees dhaaftay waaba raashin❤
    Ereyada💯
    Laxanka💯
    Codka 💯
    Music💯
    Princess istaahil golden voice ❤

  • @maanyareyacke9576
    @maanyareyacke9576 ปีที่แล้ว +15

    The lyrics and melody of this song are heart touching princess istahil ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahroQurxoon
    @SahroQurxoon ปีที่แล้ว +23

    😢wan jeclani laha inu isolabto lkn qof fican haysta😢😢axxx exkeyga wlhi saaa ujeclaa leee habeen kasto wan kuriyooda labadeena nolal qurxoon kuwada nool Abdiwahab malaga yaba ina isolabato💔😭😭😭😭😭illahayow isoceli calafkeyga kadhig zaid ujeclahy haiga foogeenin markle hdu isolabto 18/4/2021/ igu dhambayse Allow ixafid meel kasto uu joogo xbbi isolabo gacmo furan kudhawow😢😢😢💔💔💔💔😭😭😭

    • @Hindahappy-s3m
      @Hindahappy-s3m ปีที่แล้ว

      Ax sorey wll.iska samiir wax walba waay hagaagi insha allah 😢😢😢😢

    • @FUADMAHAMED297
      @FUADMAHAMED297 ปีที่แล้ว

      Khalad aad adigu ka gashuu kaaga tagay miyaa wllo.??😢

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs ปีที่แล้ว

      War wxa WA. Qiyaali wlal horay uga soco wixi ka tagy

    • @ducaysa1769
      @ducaysa1769 ปีที่แล้ว

      O ado haysta qof fcn maxad ku falin qof ka tagay

    • @cawo-y9o
      @cawo-y9o ปีที่แล้ว

      Aniguba kula mid ahay wlahi adunkan u jecla ridwan Cabdirahman muuse iimaan block baanu kula jirnaa 17/7/2022ki isoo laabo walal 😢😢 Hadad aragto qoralkaygan 😢

  • @mohammedhassen964
    @mohammedhassen964 5 หลายเดือนก่อน +1

    Curintii, laxankii iyo Codkii mid kamid ah hablaheena Princess Istaahil DDS❤Fatxi Sharif❤

  • @ayaanleyare5313
    @ayaanleyare5313 ปีที่แล้ว +4

    Maxaa tidhi huuno
    Gocashaduna waa ceebe
    Wax galbadey intaan dayno
    Aan gurano ubaxyaasha
    Farxadeeniba gaadhay 🥺
    Yaaa istaaaahil❤

  • @Nimcan847
    @Nimcan847 ปีที่แล้ว +3

    Heestani waa garnaqsi lagu ladhay cafis iyo laabxaadhnaan aad u heer saraysa . Allahayoow haween daa . ❤

    • @saynabfarxaan1981
      @saynabfarxaan1981 8 หลายเดือนก่อน

      Ani hestan markasta niyadan ku dhistaa still wax iiso laabtana maleh😢😢😢

  • @BASHKA701
    @BASHKA701 ปีที่แล้ว +5

    Music 100%
    Laxan 100%
    Erayo 100%
    camera 100%
    Codka 100%
    This song deserves 100 million views🙆‍♂️💯

  • @HAYANCabdi-p6z
    @HAYANCabdi-p6z 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyda laxanka isma dhihin walhi gabadh ba sameysay hpo waxad tahy hipooley alle haku marakeeyo waxana tahy ruux sugaanta wax ka yaqaan

  • @Qani_10
    @Qani_10 ปีที่แล้ว +5

    Anigu ma ihi mid murugada Jacel haba yaraatee...caksigeeda waxaan haystaa nafta jecel qosolka iyo madadaalada... lkn waxaa jira.. waqtiyo ay arrimuhu dhacaan... kuwaas oo damiya dhammaan caalamka indhaheyga.... 🥺💔
    16 Oct 2023 "Mon" 12:50AM

  • @MubashirXaji
    @MubashirXaji ปีที่แล้ว +3

    Fanka dadkii hipada u lahaa mid kamida princess istaahil ❤

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 ปีที่แล้ว +7

    Ileen Princess Istaahil abwaanad + mulaxan beey aheeyd Heestu inaba caadi maahan🎶💯
    Ha gubtaan markoodiiye
    Guusha igula raaxeeyso

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abwaankii jacaylka Abwaan Mahamed Ali Kaariye ayaa adeerkeed ah

    • @abdallaeid045
      @abdallaeid045 10 หลายเดือนก่อน +2

      @@xoxo-yg6gbYaaaa Salaam Waa Dhal Abwaan

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaw. This is the SONG of the year. Both the lyrics and melody are ISTAAHIL's. ❤❤❤❤

  • @calisaki-qu7om
    @calisaki-qu7om ปีที่แล้ว +6

    Waa heestii iigu horeysay ee an sugo❤

  • @idilcali6631
    @idilcali6631 11 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan wakhti ay igu habonayd ayay so baxday qofki an adunka ugu jecla dhabarku iga togtay sidi anka aminsana wuu noqon wayay khiyanole ayu igu noqday hadaba waxa dhib igu noqotay sidi anku rumaysan laha inu qaladka inta leg iga galay.yaaa rabi maskaxdayda ka masax qofkas wa qofki ugu horeyay ee an jecladay ee an sii dhaba niyada ugu hayn jiray inan malin malmaha kamida nolosha kula midobi dono lkn. Waxaso dhan imu rumayn yaa rabi ada jacaylka inta leg ii galiyey ee imikana awodada igu ilowsii💔😭😭😭

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 4 หลายเดือนก่อน

      Kaligaa ma ahan

  • @user-najma-e3l
    @user-najma-e3l ปีที่แล้ว +5

    Ereyada laxanka iyo codka princess istaahil waaaw❤🥰

  • @HayadCiiseali
    @HayadCiiseali ปีที่แล้ว +1

    Hestan daren goni ledahag 🥺❤️ istahil fananad io bar ❤

  • @AmaljamaOmer
    @AmaljamaOmer ปีที่แล้ว +32

    Amazing voice Amazing song 😢

  • @shukrielmimumin
    @shukrielmimumin ปีที่แล้ว +1

    Erayada+laxanka+ codka waa jsla iyada waa waxa aan gabdhaha kale ka rabno.

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 ปีที่แล้ว +8

    Heesta in badan wan sugayay princess Istaahil Golden voice ❤❤❤

  • @abdimoh
    @abdimoh ปีที่แล้ว +2

    markastaba garabkaagaan ahay
    gobta caadadeed weeye❤
    Mood😒

  • @mohtayib
    @mohtayib ปีที่แล้ว +4

    Amazing voice with beautiful singer PRINCESS ISTAAHIL,marka laga tago inay cod macaan iyo degganaan ku qaadayso waxa sido kale soo jiidasho leh inay isla iyadu leedahay dhammaan heesta marka laga tago kaliya music-ga.

    • @princessistaahil
      @princessistaahil  ปีที่แล้ว +5

      Musigana iyadaa iskaleh

    • @mohtayib
      @mohtayib ปีที่แล้ว

      Wow kuwa kale oo sidan uwada leedahayna waanu kaa sugaynaa@@princessistaahil

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 ปีที่แล้ว +1

    Hada ogaada Erayada Laxanka Iyo Codkuba waa princess istaahil this is hit😮

  • @ahmedilmimaxamud9556
    @ahmedilmimaxamud9556 ปีที่แล้ว +7

    Erayada 💯
    Laxanka 💯
    Codka 💯
    Music 💯
    Tani hes way dhaf tay xqq 🎉🎉❤❤

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 ปีที่แล้ว +1

    Marka 1m garto iso qabta 😮😮😮😮
    Maanta 23/10/2023

  • @Mohamedgogoye
    @Mohamedgogoye ปีที่แล้ว +48

    This song has a good feeling and a good meaning, so the community chooses the song that made it.

  • @deeqafarah3667
    @deeqafarah3667 11 หลายเดือนก่อน

    Istahil heesaheed fanaan uqaadi kara say uqaaado majiro maasha Alaah

  • @mrceerigaabo8484
    @mrceerigaabo8484 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qiso yar😂
    Heestan waxay soo baxday anigoo inan jecel oo guur kula balamay wakhtigii balankenana soo dhowaadey ka dib waxan arinkii la wadagay familykaygii si arinkeena laa dhameeyo ka dib waxay familygii ii sheegen in innan aan ilmaabti ruma nahay la i siiyey inantana aan waxba la igala qaban karin ee aan ka laabto aniguna kama dhegaysan waalidkay hadalkaas ee waxan la baxsaday inantii aan jeclaa ee weliba balanka lahayn alhmdulilah wana ku guulaystey markaas ayaan heestan dhegaysan jirey si hoos hoos ah oo aan waalidkay ka qarin jirey si aysan u moodin inan iyaga ula jeedo 😂😂😂 miyaan xumeeyey asxaaabey.😂

  • @tayo_12
    @tayo_12 ปีที่แล้ว +1

    gabadhan cidaan garanayn waa gabadhi 2014,2015 fanka somalida ethiopia waa boqoraddii hor kacaysay hablihii fanaaniinta ahaa🙃