Aayadan Ka Aqri 99 Jeer Kadib Ku Khatin 100 Jeer Oo Saliga Nabiga S C W Kadib Fiiri Amuurtaada Sidey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ค. 2022
  • #sheekh Riimi channel#

ความคิดเห็น • 163

  • @dermatologycentre6162
    @dermatologycentre6162 2 ปีที่แล้ว +38

    إن الله هو الرزاق ذوا القوة المتين ٩٩مرة وبعدها ١٠٠ مرة تصلي على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @bisharaibrahim1464
    @bisharaibrahim1464 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah sheikh JazakaAllah 🙏

  • @fatumaaliabdi591
    @fatumaaliabdi591 2 ปีที่แล้ว

    حفظك الله ياشيخ من كل سوء ومكروه وعافاك الله

  • @farhiasiad4562
    @farhiasiad4562 2 ปีที่แล้ว +2

    Salalaahu caleyhi wasalim baaraka allah sheikh jazzaka allah 🙏

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah tabarakallaah ❤️Alx

  • @gassyinaabdi
    @gassyinaabdi ปีที่แล้ว

    Saaxiibkaa maxamed cabdi shuriye waaye asxaab cusub aan kugu soo xerooyaa

  • @gassyinaabdi
    @gassyinaabdi ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiikh reemi alaha ku xafido

  • @layloxuseenmaxamed6526
    @layloxuseenmaxamed6526 2 ปีที่แล้ว

    Haye sheeq Riimi wan ka sukeynaa ayad iyo saliga nabika

  • @abduqadircisse4164
    @abduqadircisse4164 ปีที่แล้ว

    Riyo ayaan raway in laifasiro ee haken kusogutbiyaa shiekh adorali ah

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahumma aamiin

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว

    Asc mashallh shukrn

  • @aichamerane7153
    @aichamerane7153 2 ปีที่แล้ว

    Choukrane wall

  • @cabdicabdi9749
    @cabdicabdi9749 2 ปีที่แล้ว +1

    aammiin yaa allaah

  • @sacdiyoidley6462
    @sacdiyoidley6462 2 ปีที่แล้ว

    Amin Amin Amin

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 2 ปีที่แล้ว

    Amin amine inshallah

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @wardaawes4059
    @wardaawes4059 2 ปีที่แล้ว

    Masha aallh

  • @xaawogameele7658
    @xaawogameele7658 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wrx wbrktu alif laabaas ilaahay hakucaafiyo aaamiiin

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +7

    xabiibkena scw ku sali wll
    wllka muslimka ah muumiinka ah imaanka leeh kherka jecel waxanka codsanena ina kherka nala faafiiso qofkasta o muslim ah inu kherka u faafiyo wajiib ayeey ku thy wll mcn alle haku xafido nagu cawi subscribe like shere wano muhiim jasakaah

    • @Maryama190
      @Maryama190 2 ปีที่แล้ว

      Scw ❣️ scw ❣️ scw ❣️ scw ❣️ scw ❣️ scw ❣️💯💋

    • @Maryama190
      @Maryama190 2 ปีที่แล้ว

      Wll waan kuu saaray

  • @KhalidAli-cn3qn
    @KhalidAli-cn3qn 2 ปีที่แล้ว

    Asc Shekh Riimi illah haku barakeyo shekh waxan raba si goni ah inaan kulanso xiriiro melan kalanso xiiriiro isheg adigo mahadsan

  • @fartaxasan2490
    @fartaxasan2490 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah qeer hakusiyo shiqa walahi waxtahay qof dacada

  • @naimaabdi1026
    @naimaabdi1026 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh ayaada noomaadan sheegin nosoo sheeg insha Allah

  • @AliHassan-xq2zz
    @AliHassan-xq2zz 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin

  • @fatimazahramahmoud7647
    @fatimazahramahmoud7647 2 ปีที่แล้ว

    Shiekh riyooyinka ku riyooday waan ku soo qoray please ii soo fasir tan iyo kuwii horeba

  • @dadsgirl721
    @dadsgirl721 2 ปีที่แล้ว +1

    :وعنده مفاتح الغيب لا يعلمها إلاهو ويعلم ما في البر والبحر وما تسقط من ورقة إلايعلمها ولاحبة في ظلمات الأرض ولارطب ولايابس الان كتب مبين.

  • @abdigees9490
    @abdigees9490 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqoow aayada noo sheeg hee waa kaa sugeeynee

  • @kafinor4389
    @kafinor4389 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheqow waa sidii aawey hee aayada iyo saliga nabiga

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu calayhi wasalam❤️✨🥀🤍💚🌿🍒📿🌴🍃💕

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +7

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤💖

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh awey ayadii plz inta anad so galin videoga daawo si aad wixii ka dhiman aad ugu darto

  • @bisharaibrahim1464
    @bisharaibrahim1464 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh rimii ayad away

  • @Rumi-lh8uu
    @Rumi-lh8uu 2 ปีที่แล้ว

    Asalam Aleykum it's true

    • @Rumi-lh8uu
      @Rumi-lh8uu 2 ปีที่แล้ว

      Asalam Aleykum I read one month my life changed

  • @bookhcaamir1087
    @bookhcaamir1087 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @kafinor4389
    @kafinor4389 2 ปีที่แล้ว

    Misha kuma aadan sheegin

  • @ShukriSheikh-nc2rd
    @ShukriSheikh-nc2rd ปีที่แล้ว

    Asc wll waxanku riyooday riyo aan aad oolamurugooday inaankuushego doonayay i.a

  • @nadiifo3632
    @nadiifo3632 2 ปีที่แล้ว

    Shekh Allaha ku barakeyo waxaad ifisirta riyo waxan ahay Aabo Waxaan ku riyoday gawadheyda oo
    2 sano jir ah oo dhimaneyso shekh waxan ka codsanaya inaad isoo fasirto Allaha ku xifdiyo Adun iyo Akhiro

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa riyo wanagsan gabadhaada waa sanad guuradeedi oo buuxsatay gortii ay dhalatay. Waa sida riyada fisiradeeda.

  • @yasinmuhumed8187
    @yasinmuhumed8187 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh halkeen kaalasoo xidhiidhaa

  • @deeqafatah1483
    @deeqafatah1483 2 ปีที่แล้ว

    Shiku wakusalamay waxaan ku riyooday inuu bahal gacanta qaniinay fadlan ii sharax

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 2 ปีที่แล้ว

    Sheik i so qor telefoon keyga plz

  • @asmaabdullahi4479
    @asmaabdullahi4479 2 ปีที่แล้ว

    Shaikh riyadan iso fisir plz waxan ku riyooday rooob wayn oo da'aayo kadib cunug yar guriga joogo ayan ku dhahay wilkan qaad roobka iga so hoori waan cabaa biyaha roobka wan jeclahye kadib wiilki mishiraafta oo wasaqesan ayoo iga so hoori Anna wan iska daadi biyohi waxan dhahy mishirafta wasaq waye cirka u dhig kaso hoori mishiraaf marabe kadib hadana adigo so labti wiilka roobki ayaaba feray anoo biyihi cabin anigo ciil I hayo ayaan huradada kaso toosay waliba waxan huradada kaso toosay asigoo rooob wayn ru run u socda iso fisir Shaikhoo riyadas maxa waye

  • @cimaroabdi2669
    @cimaroabdi2669 ปีที่แล้ว

    Labarka sheekh whtsp maku istimashid miyaa

  • @fatimazahramahmoud7647
    @fatimazahramahmoud7647 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Sheikh Riimi khayr ilaahay ha ku siiyo ii soo fasir riyadan Waxan ku riyooday anigoo akhrinaya oo ku celcelinayaa Aayadan (وَقُلۡ جَاۤءَ ٱلۡحَقُّ وَزَهَقَ ٱلۡبَـٰطِلُۚ إِنَّ ٱلۡبَـٰطِلَ كَانَ زَهُوقࣰا)
    [Surah Al-Isra' 81]

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa riyo wngsan waxay sheegay in laguu gar gaaray oo haddii aad xanuun saneed aad ka caafimaadeyso, hadii lagu dulmiyay in kuwa ku dulmiayay laga gar gaaray, magartii ay kuu maganayeen la baabi'iyay.

    • @fatimazahramahmoud7647
      @fatimazahramahmoud7647 2 ปีที่แล้ว

      @@barooaflax shukran wll qaali lkni sheikh ma iska daayay fasirida riyooyinka

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatimazahramahmoud7647 aniga daawadayaasha ayan ka mid ahay lkn waxan aqrista kutabada fasiraada . Marka shiikha shaqsiyan isma naqaano , mana ogi inuu iska dhaalay, lkn walaalaha aad u daneynayo riyooyinkoodi in loo fasiro ayan u fasiraa , markaan aqriyo comentiyada halkaan.

    • @fatimazahramahmoud7647
      @fatimazahramahmoud7647 2 ปีที่แล้ว

      @@barooaflax thank you wllkay Riyooyin baan ii fasiro

    • @munobashiir8432
      @munobashiir8432 2 ปีที่แล้ว

      @@barooaflax wllo riyo iifasir waxaan kuriyooday wiil aan wax isku nhy oo hda nga tagay issgoo nin qoorta kagooyy oo qoortiisii iyo isagu kala meel yaalaan

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn3691 2 ปีที่แล้ว

    intee ka joogta somaliaya

  • @abdirahmanothman
    @abdirahmanothman 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulaah aaqir waan helay video kaan cabaar Facebook karaadinaaye

  • @ibnusiraj9790
    @ibnusiraj9790 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ka cabsa oo umada beenta iyo diin xumada ka dhaaf. Diin cusub miyaa sameen? Wuxuu nabi Muhammad jideeynin maa umada u gudbin? Ya lukac diinta weey dhameestirante. Waxan usheegi dadka ku taxan ineey iska ilaaliyaan kuwa labiska culima kusoo gaban oo umada dhumin. ما أنزل الله بها من سلطان

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn3691 2 ปีที่แล้ว

    shekh numbarka laga so wacayo oo waxan awood so dira

    • @real.zhahid
      @real.zhahid 2 ปีที่แล้ว

      Anaa Haayo Lambarkis Daacada Makaa Tahey waad wici kartaa si aad u Hupiso Vidoe Cal Xitaa

  • @raxmazhide464
    @raxmazhide464 2 ปีที่แล้ว +1

    Shikh riyo ifasir waxan ahy xaas waxan ku riyoday ninkigo qawan dad badan dhexdood

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว +1

      Anaa ku fasirayo ee ma hishoonayay mase wuu ka naxay mase caadi ayuu iska ahaa.

    • @raxmazhide464
      @raxmazhide464 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh cadi Iska aha

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว +1

      @@raxmazhide464 riyadan war kooban waaye oo an ku jirin naftada adiga ku riyooday waxa aad dareentay ah . Marka riyada wax yaalo badan ayaa lagu fasiraa waxana waxa lagu kala cadeyn karaa qof inuu riyada uu sifeeya . Hadan soo koobo sida aad isoo koobtay qofka wixii hami haystay wuu ka qaadma ama xag caafimaad haduu ahaa ama xag maal haduu ahaa xag cilmiba ahaatee, ( marka qofka hami ayaa haystay wuuna ka qadmaa ayey bishaaro u tahay.

    • @raxmazhide464
      @raxmazhide464 2 ปีที่แล้ว

      @@barooaflax Tgkis wllo

    • @abdibulle5453
      @abdibulle5453 2 ปีที่แล้ว

      Sheekhow Ayaadi awaye

  • @sahrabulbul9875
    @sahrabulbul9875 2 ปีที่แล้ว

    ano cinab xunaya ya ku rayda

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu calayhi wasallam❤️🤍💚🌿💕🌴🍒✨❤️📿

  • @nadiifo3632
    @nadiifo3632 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekh Allaha ku barakeyo waxaad ifisirta riyo waxan ahay Aabo Waxaan ku riyoday gawadheyda oo
    2 sano jir ah oo dhimaneyso shekh waxan ka codsanaya inaad isoo fasirto Allaha ku xifdiyo Adun iyo Akhiro

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlaal waxay riyadaada sheegeysaa in gabadhaada ay laba sano u buuxsan tahay ayay shergaysaa Marka waa sanad guurada dhalashadeeda.

    • @hoyomcn9769
      @hoyomcn9769 2 ปีที่แล้ว

      Dhimashadu waa cimri dheererr sida inbadan fasirada riyoyinka aan ku maqlay adiga ayaba ciwanka ku qoraan kara