Mansha Allah walaalkay sheekh Abu dalxa ilaahay cimrigaaga hadheereeyo, caafimaad iyo irsaaqada Allah hakuu barakeeyo qoyskaaga Allah hakuu xifdiyo labadaada waalid iyo intii Islam ah ee naga hooseeya jano fardosa Allah ha ugu bishaareeyo, inteena wadku sugayana if iyo aakhiro Allah hanoogu naxariisto aamiin yaarab
Masha allah shikhan aad ayan u jeclaa wuxuna sabab u aha inaan ku ducayso in alle igu arsaaqo zowj alle ku xeran o wadaad ah alx ilahy wa ii aqbalay ducadaydi mar kale waxa alle ka baryaya in ilahay iiga dhigo zowj salix ah ku dadaala aakhiradeena aaamin ya rabi
Masha Allah alle haku xafido adiga iyo xajigaaga" aniguna waxan 8 sano cunaayay qaadka iyo sigaarka balse riyo aan ku riyooday oo nabi maxamed scw la igu tusay ayaa sabab u noqotay inaan bilaa balwad noqdo mudo 7 sano ah,
Yaa allah.., allahu yarxamu macalin suuley waa aqiinay masha allah macin aad u fiican uu ahaa.., sh Abu dalxa walle isku dooq ayaa nahay masha allah kitabka abu jamra ama aba jamra aad ayan u jeclahay wuxu ahaa kitabki igu horeeyay oo an barto masha allah.., allah yacizak sh abu dalxa.., ushana sida sheikh waa necbanaa 😂😂😂😂
Masha allah allaah kudhoro way dhacdaa macaliminta waa la habaaraa dadka sida xaddhaaf utumo allow ducada mar uun aqbal way naqata macalin wan ku cafiyey anna dadka kale inay iska cafiyaan liska rabaa
Wllaha Qalbiga Fadlan Muuqaalkaan Hala share Kareeyo Like Badana Hala siiyo
Please xayasin wa xaran ALLAH ba kan hadlaysa xaram... BismiLLAH fear ALLAH
Mashallah safiirka wll
Waa sharegareye
What or lok how
Abdul dalxa keewa kaas
Sheekh Abu dalxa iga gaarsiiya awlaada Ha iigu soo duceeyo inshaAllah 💞💞💞
Allaah hakusiiyoubadaaaaniinyaallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War ilahay ka cabso ee adiga ilaahay bari duceeyso@@XamdiCabdi-rc4rq
MAASHA ALLAAH
Macallin Godeey hadda ayaan daris nahay ilmihiisana Macallin ayaan u ahay, Aduunyada waa meerto
Sheekhana waan salaamay
Inta nabbiga jecel scw like saar
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wareysiga naguma filna sheekha mar kale noo casuun
Mashalah
Mashaa Allah sheikh Abu dalxa
Ilaahay haku xifdiyo, Aamiin
Mashallh waa qiso cajiib ah shiiqow mashaaiqda doco iiga dalab in ilahey qalbigeyga u furo quraanka salaaduna i jecleysiiyo inshalah awaal ween aan kaaga heyndoona
Mansha Allah walaalkay sheekh Abu dalxa ilaahay cimrigaaga hadheereeyo, caafimaad iyo irsaaqada Allah hakuu barakeeyo qoyskaaga Allah hakuu xifdiyo labadaada waalid iyo intii Islam ah ee naga hooseeya jano fardosa Allah ha ugu bishaareeyo, inteena wadku sugayana if iyo aakhiro Allah hanoogu naxariisto aamiin yaarab
Maashaalaah
Masha allah tabarakalah waxan kufaraxsanahay inan kamid ahay madarasada Sh Abu dalxa in Ankara allah noxafido
Asc walal ma Ankara ayaad degentahay
Walal in Turkey imaado oon u soo guuro ayan rabaa cidna kama aqaan ma kula soo xidhiidhi karaa adoo mahadsan
Masha Allah waxaa rajaynaa intaa qabatay in kabadan jazakallah sheikh
Maclin goday xafdna ayuu degn yhy madiino ♥️♥️ walhi sheikh runtis waye maclin goday wali wuu nolyhyh alh no daayo 🙏🙏🙏
Masha Allah waa qisa. Mujisa ah baraka laah dig☝🙏🙏🕋
Aad ayan oogufaraxsanahay inaan maanta maqlo Sheikh kudhashay meeshaan kudhashay am glad wlai Allaha kubarakeyo ya Sheikh
Sheekh abu dalxa waa shiikha shiikhyada ugu jeclhy waayo nololsha iyo diinta dadka wu jeclaysiyaa🙏🙏🙏🙏💓
Fasaxada iyo balaqada Rabbi cidii odono ayuu siyaay MashaAllah tabarakaAllah sheikh abudalx👏🏻
Sheekhena aan jeclahay ala haku xifdiyo sheik ❤️❤️
Allah haku naxriisto hooyo Aabo iyo dhmn umada Muslimiin ah
Masha Allah sheikh alle ha xiftiyo
Amiin wll
Allah ha unaxariisto
Masha allh shiiq abu dalxa allaha ku sharfa adi iyo shiiqa kle allaha nii xafido🤲❤
Allah ha kuu xafido shekh abu dalxa
Ilhy hano barakeyo shiikhyadena dhaman😌
Masha allah shikhan aad ayan u jeclaa wuxuna sabab u aha inaan ku ducayso in alle igu arsaaqo zowj alle ku xeran o wadaad ah alx ilahy wa ii aqbalay ducadaydi mar kale waxa alle ka baryaya in ilahay iiga dhigo zowj salix ah ku dadaala aakhiradeena aaamin ya rabi
Masha Allah alle haku xafido adiga iyo xajigaaga" aniguna waxan 8 sano cunaayay qaadka iyo sigaarka balse riyo aan ku riyooday oo nabi maxamed scw la igu tusay ayaa sabab u noqotay inaan bilaa balwad noqdo mudo 7 sano ah,
Mansha Allah
@@xasuusogeerida1458 mansha Allah walaal maad nala wadaagi nabi mohamed scw siduu u ekaa
Aamiin yaa rabi
@@xasuusogeerida1458 M.Allah
gobta meeshey dagtiyo Godey buu sheekha Abuu dalxa ku dhashey😍😍😍.
😢😢😢 maasha allaah waa cajib ilma yar oo ilaahay hadalkiisii aqbalay sheekh ilaahay khayr haku siiyo
Yaa allah.., allahu yarxamu macalin suuley waa aqiinay masha allah macin aad u fiican uu ahaa.., sh Abu dalxa walle isku dooq ayaa nahay masha allah kitabka abu jamra ama aba jamra aad ayan u jeclahay wuxu ahaa kitabki igu horeeyay oo an barto masha allah.., allah yacizak sh abu dalxa.., ushana sida sheikh waa necbanaa 😂😂😂😂
Masha allah shikkh abubakar tarikhdada dher ood naga shekeysay allaha kuxafido shiikh ilahey dartiis baan kujeclahay
sheekh iiducee aduunkani wuu dhibadnye in illahy subxanwatcal uu xaqa igu suugo meelkhyrlen imariyo oo diiniyo dacadnimole inshallh igu gudbiya sheekh amiin tan iiraciya😨😨😨🤲🤲🤲🤲
M.a allaha ku xafido shiikh abudalxa
Manshalah
Sheikh Abu Dalxa
Allah haku barakeeyo
Mashalah shiq alaha kuxifdiyo
Sheeekh abuu dalax alle ha ku barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Qisadaas oo kale hoyadey ayey kudhacday hoyadeey waxey aheyd gabar yar oo edab iyo akhlaaq leh maalin malimaha kamida ayaa ayadoo goor maqriba shaafiintii laqaadayo oo saf lagu jiro ayuu macalinkeedii jeedal ama shaabuug sidaa utaqaanid labada garab dhexdooda uga dhuftay naxdin iyo xanuun ayey isku darsatay oo meysan arkeyn macalimka wey kunaxday kadib ayey tiri isdhaaf kayab ilaaheey ayaa kuu baryee kadh
Dib habeenkii sidaas ayaa lagu seexday macalinkii misaajidka ayuu salaada subax adimi jiray xiligii aadaamba ayuu fiiray mimbarka kadib ayuu kaso dhacay wuxuuna kajabay lug iyo gacan aadna wuu uxanuunsaday
Qaso cajiib ah
asc shiikh abudalxa allah ha xifdiyo isaga iyo owlaadiisa insha allah culimada islaamka markan arko waan ku farxaa
msha Allh 😍😍 qiso cajiib sheiq abu jcl Allh haku xafido sh abu dlxa
Sheeq ibraaim suuleey waalayaqaanaa alaha u naxariisto hada wacaa joogaa daaçiga uudhalay sheeq maxamuud sh iibraahin alaha xafido
Maansha Allaah Ilaahay culumada hanoo xifido❤🤲
Masha Allah sh.aan jeclahay ilahay ha ku xafido
Maansha Allah, my favorite sheikh
Wa sheekh Allaah Dario aan u jeclahay kalinta uu ugu jiro umada soomaaliyeed
Maasha Allah sheikha abuu dalxa allah barakeeyo asaga iyo musliminta allah inu xafido sheikh aad ayankugu faraxnay shekadada
Mashaa allaah xafidulllh shiikh abuu Dalxa iyo safiirul islaam
Waan jeclahay sheekha ilahay hay daaye qof aan naftayda u hibayn lahaa weeye
Masha allah Shiikh waxa shegte xamar gar ahan dag mada hodan gar ahan xafada Siigaale
Asc safirul islam labo qof oo aad iigu wayn oona aad u jeclahay ALLAÀH dartiì ilahay ha idin xafido barakallaah
Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah alle ha xafido culumadeena.
MashaAllaah tabarakallaah shiikh Allaah hakuxafido jasakalaahu kheer
Masha Allah dadkii hore waxay ahayen dad ilashado cizadooda cadoow gana way necbayen mucalima godeey alle ha xafido
Masha sheikh Dal dalxa waxu nabaray nabaray qoska sida uga wanagsan
Mashallah sheikh abu dhalxa my favorite sheikh 😍😍 Allaha noo xifdiyo.
Ma sha allah abu dalxa iyo wllken safirka islamka
Allaah yaxfadka walaalkay abu dalxa salaan sare allaah ha ku dhowro
Masha allaah shekh abuu dalxa alle ha nookaa xafido shekhan jeclhay
shiikh abu dalxa ilaahay haku xafdiyo
Jazaakalaah qeyr adiga iyo shiiqa waan idin salaamay from xamar cadey
4 shiikh oo is dhashay M ALLAH
😍😍😍😍😍😍😍 Masha Allah tabarakllaah .sheekha sheekadiisa waa igu socotaaa si fiican.
Dhageeyso yee waxba kudhafin Insha alh
Macalinkayga jacayl ka ibaray
Alle haku xiftiyo ustaadi
Aamiin yaa rabi
Sidee buu jaceel kuu baray??
Manshaaallaah sheikh noo ducey wadankena uducey allaha ku barakeyo
Masha allh tabaaraka raxmaaan RPI hakuxifdiyoh aduun io aakhirba hooyo iyo aabo ale haunxriistoh io dhamn umslimiinta dhimatay oodhan
Masha allaah waa xaafadeyda siigaale hodan ama barmuudo waan u xiisay💋❤❤❤💖💖💖🇸🇴🇸🇴
Hed mooyee Habar looma dhinto
مات هذا الاخ لساعته
" لكل اجل كتاب"
Aamin adeer ilahaay ha inagaa dulqado tolow hadad iaragto mA igatan lahaad anigoyaar ayaad madaxa gacanta iga sari jirtaay walahi markaan arkaay aad ayaan ugu faraxay aderkay😍
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من لا يرحم لا يرحم
Masha Allah illahey haku xafido sheeq abuu talxa
MACALIMIINTA ARDEYDA YEEY DILLIN QURAANKA JECLEESIIYA,MACALIMIINTEENA, ALLAH HA U NAXARIISTO DADAAL BEY KA WADEEN 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤
Anaa Saas ku soo Korey Quraanka ayey ilmahaa nacsiinaaYaan khuraankaa
Masha allah sheekh abuu dalxa sheekh allah haku barkeeyo
Shaikh Ibrahim suleey 90’s waxuu ka aqrin jiray Kitaab Masjidka Shaikh Ali sufi laajad waqooyi ayuu lahaa waxaan jeclaanjiray inaa ado dhaheeysto Shaikhqa Allah Yaa RAXMA
mnshallh illahy haku barkeeyo sheekh caruurtada🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Maasha allaah sheikha sharafta leh waa sax saas waaye sheikh
Maasha alaah Ilaahey ha idin xafido adiga iyo familkaaga
الله يحفظك شيخ ابو طلحه شيخ العشق شيخ الحب❤❤❤❤ ما شاء الله تبارك الله
Allaha ubarakeyo ciyalka sheakh Abu Dalxa
Mnsha allh Alle haku xifdiyo sheekh
Allaha u naxariisto sheekh Ibraahim suuley
Mshaa Allah sheikh Abu dalxa Allah haku dhowro❤❤❤❤❤
Mansh Allah sheikh ilaahey haku xafido amiin
Masha Allah shiiqa jaceylka aadban kusalamay
Taariikhda sheekh abudalxa kama dhargeynee part 2 noo samee pls
Waan Soodhaweynayaa safiirka islamka M.allah
Sheeqa abuu dalx iga gaarsiya awlaada ha iigu so doceey insha allah ♥️ ❤❤
Sheekh abuu dalxa allaha barakeeyo iyo مع سفيرنا كذلك
Qisada waxey ka bilawanisa 9:06 ilayo11:55
Tabo kaliya meshas (9:06)
sukran
Waa mahadsanthy waad ii fududeysay
Shukran
Aad bad u MahadsanthY wll🥰 Alle hakaa jazaa mariyo
Shukraan
It starts at 9:14! You are welcome!
Alle haku xifdiyo shiikhana
Maansha Allah. Maansha Allah. Allaahu Akbar.
Mansha allh sh dalxa ale haku xifdiyo awoowgey wayo ibrahim sule
ماشاء الله تبارك الله
Maashaa Allah goday gacalo💖
Sheekhayka aan jeclahay maashaa Allah xafidahullaah.
ما شاء الله شيخنا الفاضل ابو طلحة الله يحفظك
MashaAlah aniga wan jeclahy sheikh abu dalxa muxaadiraadkiisa
Sh abuudalxa masha allah
Mash Allh Macalin Cumar macalin godey waa dariskeena Xalaasha ah asbuuc ka hor bey gabadhiisa geeriyootay Alla yarxam
M.a shiikh an aad u jeclhy kaftankiisa allaaah ku xifdiyo wlaalo
Mnsh Allah wll waa barnamij fiicn ee noh zooh badih
Maansha allah sheikh alle haku barakeeyo
masha allah sheekhayna allaha sharfo kitaabka abuu jamra waa kitaabkii labad ee aan dhameeyo alxamdllh
❤️❤️❤️♥️♥️💐💐🌹🌷🎉sheekh aragaagu waa noo abshir
Masha alah
Subxanala scw 😘
Masha Allah ❤️ Sheekeena alaha kuxifdiyo Sheekeena
manshaalahaa shukran abu dalxa waan idin salaamay dhamaantiin
MashaAllaah
Abuudalxa jasakallaahu khayr
Masha allah allaah kudhoro way dhacdaa macaliminta waa la habaaraa dadka sida xaddhaaf utumo allow ducada mar uun aqbal way naqata macalin wan ku cafiyey anna dadka kale inay iska cafiyaan liska rabaa
Masha Allah shekh alle haku xafido adiga iyo ita jeceshahay
MASHA Allah sheikh abu dalxa 15kii shaxbaan 2015 ayuu muxadaro kollding noogu qabtay Allah hayafido ameen yaarabbi
Mashallah Usarad diinle buu ka yime rabbe ha ku xafido adiga iyo awlada