MAGTA DUMARKA WAA 100 SAAS HALA OGAADO...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 35

  • @KAFARAH1
    @KAFARAH1 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sheekh Illahay hakuxafido,
    Waad u jawaabtay waan ku maqalnay waan adeecnay Illahay iyo Rasuulkiisa.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Illaahay ayaan xukunkiisa qaadanay waana kuqanacsanahay iimaan ka illaahii nasiiyay ayaa mahadleh kani ayaadkii illaahay ayuu jabinayaa halagaa sheego ayuu wadaa

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    CIWAANKA iyo Sh Umal iyo qoraalka waa qalad aaa u qorteen !!

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subaxanlahi kan ma Siyad Bare ayuu ka hadhay. Allah yahadiig.

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dumarka xaqooda Allah baa siiyey waana 50 Ragunda waa 100 qafkii waxkale la yimaadana waa qof Allah amarkiisa diidan,ilaahow na hanuuni anaka iyo intii islam ahba.

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Finally wadaad dumarka xaqooda ogolaaday.

  • @CabdiJabaarbarawe
    @CabdiJabaarbarawe 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ماشاء الله اللهم بارك شيخنا

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay cimriga hakuu dheereeyo sheekh yay badanbaad naga haysaaye

  • @abaditifo1725
    @abaditifo1725 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Magta dumarka waxey kamidtahay masaladaha ILAAHEY UDHAFAY daadka sida ugaarta la ugaarsado eedo la xagi haayo iyo fabcathu xakam

  • @HodanhappyHodanhappy
    @HodanhappyHodanhappy 22 นาทีที่ผ่านมา

    أللهم با رك شيخنا

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 วันที่ผ่านมา +4

    Sheekhow xafidakallaahu, Dr ka xukum saar ee taxliil looma baahna. Shareecada Islaamka in lagu dhiirado, waxa keenay wadaadada oo warkoodi caddeyn. Sheekhanaa xukum saar!!

  • @khalidMohamed-rw9ij
    @khalidMohamed-rw9ij 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekhoow umaloow hadaan alle oran oo aan rasuulaka alle oran wax soconaya ma aha waala samayn jiray wax soconaaya maaha digtoorka ayaa kaa hagaagsan

  • @AhmedismailAli-r2n
    @AhmedismailAli-r2n 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekh umalow waa xaalad abuur digtoorku, markaa waxaad caalim u tahay inaad inaga qabataan .

  • @subxanallah8029
    @subxanallah8029 วันที่ผ่านมา +7

    Walalka channelka mahdsaind wll cinwaanka muqaalkan dad badn ku qaldami karan marka edit ku samye wll

  • @maxamedmaxuud3651
    @maxamedmaxuud3651 วันที่ผ่านมา +2

    Waa qof faaruqa oo ku ciyaaraya diinta islaamka

  • @maryamabdu6685
    @maryamabdu6685 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheikh stop personal attacks just answer the question😊

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa munaafaq ninkan wuxuu wadaa dhaqanka gaalada

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciwaanka naga badala bahashu wey isdhexfadhidaaye

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenta daa subxaanallaah

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 20 kaas sanaba xaarkiisuu walaaqanayey sheikh midh makala oga ruuxani

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ma Aha

  • @CabdaleGaafane
    @CabdaleGaafane วันที่ผ่านมา +2

    Kan Asaasaqay magta dumarku waa 100 buu dhahy

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    subxaanallaah

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ShekhFARAXAN
    @ShekhFARAXAN 2 วันที่ผ่านมา +2

    Yهدا علماني
    دية المرأ ة نصف الدية الرجل

  • @XuseenMaxamuud-g8p
    @XuseenMaxamuud-g8p วันที่ผ่านมา +2

    Culumada jadiidiyada iyo ictisaam waxaan kaga yaaby faan ka sheekhaw nagadaa faan ka sooda wax daliila waaxay faan ba waad ka bixilaadahy

  • @abdullahiabsuge2790
    @abdullahiabsuge2790 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekhoow cabsi ayaa kaamuuqatee ninka miyaa3 daarood ah

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaaahuu daarood ku fuul oo kaama dago 😂

  • @abbuujiilaani407
    @abbuujiilaani407 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fiqiga cusubi maxaadu qariibsan sowdiga 1980keenay kii ugu daraa waxkasto ku cusub diinta adaalugu xisaabin adaa keenay wahabiyadee sheekhu

  • @HodanhappyHodanhappy
    @HodanhappyHodanhappy 22 นาทีที่ผ่านมา

    أللهم با رك شيخنا