💝🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
💝🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
💝🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
💝🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
Alah haku siiyo iimaankii nabi ibraahin shafeecadi nabi muxamad quruxdii nabi yuusuf maalkii nabi sulaymaan xigmadii luqmaan dulqaadkii nabi daa uud xoogii nabi muuse xishoodkii cismaan binu cafaan geesinimadii khaalid binu walid hadal yaridii ibnu cabaas cilmigii bukhaari waa duco aad umihiima walaal In shaaa Allah intaasba Allah nagu deeqa Amiin Yaaa Allah
Baba jey runtii ciyartaan waa msha allaah pls waxaa fican in dadka la tusin markii lacunayo qofka agtisa ha dhigto runtii dadka waxaa ka dadatay dharerka pls pls pls hos ha dhigto guuleystaha sax
Muqalka like haka ilowina shaqada wey socotaa big game
Baaba jeey waxaan kaa rabey inaan fikir kaa dhiibto challenge ee lambarkaga ii soo tuur.
Waxaan jeclahay isfahnka ka dhexeeyo baaba jeey iyo captan baara
Baaba jeeye muqaaln aad bilaawsi iILAA hada kumuntiyo ayaan kuu soo qorooyaaa wllliyaal baaba jeye iga gaarsiya fariintaan waxaan ahye wiil taalinti leh waxan leeyhye yuutub waxaan rabaa in aan noqodo yuutubbare asxbtaada igu sheer gareeyebhadaa aqrisi ii soo jwb baaba jeye mhd snid wll qaali💗❤️
Hye usdad insha allh waanu kuu garab taganahay
Sidan wàa ceeb muranka iyo dagalka ha jojiyo kabtan bara
Idiriska funny waaye 🤣🤣 yaa laga soo tagin haween kasto hala keeno
Ciyal ciyal waye he is too much🤮
Igula saliya Nabigeena suuban muxamed scw like saara ❤❤
💝🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
Sxw
Scw scw
Kabtan baara baroostada inuu idiriska Ku Wareejinayo inta Fahasan Love Saara
baaba soo badi idiriska waaku heesta wlhi 😂😂😂😂😂😂🥴🥴
The best person ever the most knowledgeable person is our prophet Muhammad swc 😊❤
dad ka magacood aa ku qaraba neysid is ka dhaaf
You want 👨 🔥 🎶 to help me in this case please 🙏 it will be a good 👍 🙏
💝🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
Scw ❤
Allahu akbar
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲💞☝🙏
Scw scw scw
Sallalaahu calayhi wasalam
💝🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
Captain baara waa very funny wlh legend 😂😁😁🥰
Baba Guleyso
Respect Kabtan Baara
Idriska Legend
Bed challenge baroostada comedy 🎭 waaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣noo soo badi baaba jeey
Never Ever doubt idiriska 😂😂😂😂😂😂 I knew he was gonna make a come back 😂😂
All the way canada 🇨🇦 big fun 🤩
*Wll waxaad rabto ilaahi haku siiyee faafi abtirka rasuulkeena*
*1❤muxamed*
*2❤binu cabdulahi*
*3❤binu cabdi mudalib*
*4❤binu haashim*
*5❤binu cabd manaaf*
*6❤binu qusayi*
*7❤binu kilaab*
*8❤binu muraat*
*9❤binu kacab*
*10❤binu lu ayi*
*11❤binu qaalib*
*12❤binu fahrin*
*13❤binu maalik*
*14❤binu nadar*
*15❤binu kinaanata*
*16❤binu khuzaymata*
*17❤binu mudrikata*
*18❤binu ilyaas*
*19❤binu nadar*
*20❤binu nazaar*
*21❤binu macad*
*22❤binu cadnaan*
*Sii share Garee wllo*
*Zay dad badani u bartaan*
*(🤴Hazain🖇️)*
Mashallh ❤
.
MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable❤🎉❤
idiriska wllhay waa Legen❤😂😂
Idiriiska iitaabo la.aantiis meesha manuureeyso waana legend keep going 💯💯💯💯❤❤❤❤👈👈👈👈👈👈👈
Next game Abaabala vs Idiriska iitabo Codsi waaye 🤣😂🤣😂😂 kabtan barane korijogto waaye VAR Ayuu qabilsanyahy😂🤣😂
Kusaliya nabigeena muxamed scw
Idiriska another level waaye 😂😂
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣❤
Scw
💝🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
Daacad nimadii oo qof ah Idiriska kulahaa qolofta iisoo uruuri bac baan ku shubahaa😂😂😂😂😂😂
Baba and kaptan baraa friendship it’s amazing keep going guy’s🥰🍀🍀
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ❤😍
The best person Ever the most knowledgeable and the most shinle All Allah creanted is prophet Scw 💝❤💖🧠
Caawa Anaa Uguhoreeya Baabajey Love Dadka Umsaaro Ookiyaalo Ibaahabtahey❤
Babajeey sxb saas aankaa rabnaa qofwalba nookeen oo dagan degma walba 💯💯💯💯❤❤❤❤👈👈👈👈
Idris waa ku aaminsanahay 😂
Idiriska maskin waye funny ah😂
Itaabo waa actor weyn qosolkii ayaa iga dhamaadey 😂😂😂😂😂
MashaaAllah ❣️ ❣️ keep giong baba jeey am first person comment
13:00 baba jeey 4-2 😂 captain baara adi qeylida jooji yaah kulahaa😂 baba jey always is against captain baara
NEVER LAUGHED THIS WAY 😁😁😁😂
Captain baaara waxa wallahay waa film caaadiya hhhhhhhhhhhhhhh
idiiriska haka sotagiina dhareer iga socdo walahi iso dhiiba dorada😂😂
Lanbarka noosoo gudbi waxaan sugaynaba waaa tell keee 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Salada hala ilaaliyo 🥰❤️
Idiriska waan wataa keep going 💪 👏 🙌 👍 ♥️ idiriska iitaabo 🙏 🙏
Kkkkkkk
Wallahi Kabtan baara waa niinka kaliya an channel kan dartiis an ufiirsado kabtanka funny waye wlh
Baba idirska wan Ku haysta 😂 Wlh
baaba hees waa noogi kkkk baaruud waku wataa ii idriska funny 😂😂
idirska wad iga qoslise wlhi 😀😀😀😀😀
Cabsi waaye legend baaba jey keep going lbx big 💪 game.. intaa ka heesya like 👍 saar 👍
Subacribe isoodheh walal
Cabtan baara wuxu u dhaqmayaa sidii ciyaalka wlh idirisk wlh waa ruux qalbi furan
kabtan baara wa is yeeeyla maahee saan ma ahan
Kaftankiisaa badan inuu xanaaqay baad noodaysaa😂
Ciyaartii ugu qosolka badneed waxaa dhahmartey kabtan baaraa iyo idiriska itaabo waaaaw
captan baara waqtigiisa haqaato qofka xuriyadisa siiiii hakaga raxesto
Wlhi sidaan u qoslayey illin iga timid,,,,,,😅🤣😂😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 idirs I tabo
Salalahu caleyhi wasalim 😭 ♥️
Abaabala iyo kabtan baara isku balamiya😭😭🤣
7:59 captan lafta saan xaawaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wey ku fiicnaa hee lugta kulahaa Idiris iitaabo umadena ma ahan 🤣😂👊
Ani idiriska hduusa ku jirin muuqalka maba fiirsdo walhi
Idiris iitabo umadeena maha wlhi amteedku haduu ka xidhan yihuuba ku furayaa legend🙆♂️🤣🤣
idiriska walahi wa qosol socdo 😂😂😂
Masaakiinta sii lacagta ama anaga noso dir wax baba 😢😂😂
Lug Dooro saan u ween dooradena maahan 😂😂😂😂😂😂
Alah haku siiyo iimaankii nabi ibraahin shafeecadi nabi muxamad quruxdii nabi yuusuf maalkii nabi sulaymaan xigmadii luqmaan dulqaadkii nabi daa uud xoogii nabi muuse xishoodkii cismaan binu cafaan geesinimadii khaalid binu walid hadal yaridii ibnu cabaas cilmigii bukhaari waa duco aad umihiima walaal
In shaaa Allah intaasba Allah nagu deeqa Amiin Yaaa Allah
Babajey haween wlpo keen idiriska wllhi funny wye
Idriss I taabo so funny wlhi 😀
Idiriska libaax laba maahan 😂😂😂😂❤️
Caawa iyo game adag🤣🙌
Keep going Brather baaba jeey ❤☝
th-cam.com/video/Im5Z2NeiOIE/w-d-xo.html
dayax dalnurshe maqal majira
Challenge doorada iyo mida xalwada ugu shidan inta kle marka arko ma fiirsado kuwaas soo badi 1M waad ku gaari doonta inshallah
Idiriska itaabo
Walahi Adriska waa funny man MashAlla ❤
Tartanka qatar uu ahaay wlhi labo kala darsn lesku keenay isku balami kulankasto labadan baaba jeey 😂
Baaba jeey sxb horay usoco legend aathy keep going 💯💯💯❤❤💯💯❤🙏🙏🙏👆👆👆👆👆👆👆👆🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Idizka kulahaa qolof waayee iska dhaaf😂😂😂
Baba Jey ...On Tope
Taliye😁
Kan dhuuni Waaye. Calaamadaha. Lagu garto leeyahay kulahaa. Kabtan. Adi ma is aragtid 😅😅😅
Baba jey runtii ciyartaan waa msha allaah pls waxaa fican in dadka la tusin markii lacunayo qofka agtisa ha dhigto runtii dadka waxaa ka dadatay dharerka pls pls pls hos ha dhigto guuleystaha sax
Baaba kanii kaaba aabo baaba Jay waa ku tageera wlhi adiga iyo kabtanka Big respect 🙏 👏
SOMALILAND MAAD IMANAYN BAABAJEY 🟢⚪🔴🔥
Ninka idiris taabto ciyaar walba keen waa funny
Geeridu maaha dhamaadka nolosha, balse waa bilawga nolol aan dhamad lahayn, Alle haynaga dhigo kuwi hoyga fican ka hela noloshas aan dhamadka lahayn
😂😂😂😂Bac ii keeen kulaha😂😂😂
Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo go forwards another's levels interests people's 💯💖💖
Kuwan waa iga qosliyeen🤣🤣😅😅😆😁😁😃
Qosolka iga dhamaadey 😂😂😂 idiriska
idiriska noo keen habeen walba🤣🤣
Idirisku Wllhie wa qosolkii aduunka yn lga iman maalin qura
Keeping papa jey
Baba jeey zxb ciyartina xasasiyo ayan kuqabaye wada ila iyo waligin inshallah
Idiriska iitabo waa fani 😂😂😂😂😂
Wa sheeko kle io Baara isku balami 😅😂
Kuwaan qosol ayay dadka ku dileen 😂😂😂😂
Captan baara pole pole
Idiriska haduu jogin garonka ma nuureysp 🤣🤣🤣🤣
Haye waan ku wadanaa jaalanji wacan waaye Baab jey
🟢⚪🔴 waan ku taageersanay wllih pro
Marka Daa wanaayo qosol wllih . hhhhhh😅😅😅
Captanku waa fasax haayste xanaaqiisa ayaaba challenge xalad u yeela keep ku soco captan
Nolosha. Dadkaa ayagaa sameysta dhalinyarada. Umada.Dhibataynaaya San Ragaan. Camal. Bulshada. Jecshahay. Mey Sameystaan. Baabajey iyo kabtan baara. 🎊 🎉 well done. 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Funy wlhy 🤣🤣🤣 Bacda usoo qabta ninka
Macaanka hadoo gaaray wlhi 😉
Gar iyo gar daro waa inii wataa zxbta🙏🙏💥💯👈
Idiriska uu dhareerina 😁😁😁😁😁
Idiriris itaabo ayaanu tageeranaa waa qosol midhan fani weeye ee ninka yaan lawaayin hhhhhhhhhhhhh
Baabuuraa laguu soodiraa motadiisa Aweys Maka ceshateen
idiriska idapoo full respect 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Baaba Maalin kasto comment soo qora ii soo jawab
Idirs Wlhi naxariista kabatay 😢
😂😂😂😂 haa anagaa kudhalnay ma ahanoo meel xanaaanaa kujirtaa ma ahanoo
Wlcm back I'm from Kenya....
idiriska dacadi oo qofa wye wa iga qosliyay