CATOSH YARE IYO MARSHALE KULAN DARBI AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 2.4K

  • @queenarawela3567
    @queenarawela3567 2 ปีที่แล้ว +3213

    Baaba catoosh wuxu wiilka kula dhamay wax wangsan mahan ciyaarta kasaar hadi kale muqaladada madawaneno , inta igu raacsan like saara👍🏼

    • @queenhanuuzh9402
      @queenhanuuzh9402 2 ปีที่แล้ว +28

      sax wye siduu udhaqmayo magala joga ku yar hala saaro doqonka

    • @anisahassan1243
      @anisahassan1243 2 ปีที่แล้ว +13

      Wa kugu racsanahay

    • @asadansu4048
      @asadansu4048 2 ปีที่แล้ว +9

      Wan kugu racsanahy🙏

    • @abdullahiali9932
      @abdullahiali9932 2 ปีที่แล้ว +24

      Catoosh ba haduu dad yasay aduunku wa gaba gabo sida is le yahy aniga😒

    • @topG223
      @topG223 2 ปีที่แล้ว +6

      Catoosh hadhaco

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 ปีที่แล้ว +469

    Hadii aad ujeedid magaca Nabikeena Muhammad {NNNKH} love saar ❤️🙏🥺

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘

  • @zakariyeabdi9828
    @zakariyeabdi9828 2 ปีที่แล้ว +429

    Madhelayo catoosh calole inta igu racsan like ✊

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 2 ปีที่แล้ว +68

    Game maa daawanaynaa mise qof la faquuqaayo maan daawanaynaa😭😭😭😭viva marshaale❤️❤️❤️🥰🥰

  • @omreinhassan7409
    @omreinhassan7409 2 ปีที่แล้ว +187

    Asc Ugu Horeen Baabajey Horta Barnaamijkaada waan ku xiranahay Lkn Intaad Catooosh Calool Kuus Nasoo Hor Fa dhiisineeso anaa U Horeeyo Daawan Maayo Barnaamij kale ood Wado Subscribe-ta Waan la Laaba Nayaa Always Legend Never Die Marshaale Yare Guuleyso Bowe ❤🙏😣

  • @Marwan-z17
    @Marwan-z17 2 ปีที่แล้ว +368

    like Kuma sareyno Hada Catoosh
    Gano Gano ciyarta Ka Sari weydo
    inta ila fikir ka Ah👍👍👍👍👍😭

  • @beyazii
    @beyazii 2 ปีที่แล้ว +191

    Baabajey Meesha Waa loo wada siman yhy Lkn Catoosh wax aan wanagsaneyn ayuu ku kacay Waa Inuu Raali gelin ka bixiyaa Wxuu marshaale ku Tilmaamy Qofka bil'aadamka sharaftiisa iyo Cirdigiisa wax laga ma sheego Marshaale Legend BIG RESPECT ayaa Naga Mudan Tahy 💯Like

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤M3

    • @abdisahalgure4021
      @abdisahalgure4021 2 ปีที่แล้ว

      Waankukku racsanye hata naxaye tem baba jej

  • @kalsoonisiinaftaada5192
    @kalsoonisiinaftaada5192 2 ปีที่แล้ว +483

    Aniga haddii catoosh lagu soo celiyo dislike ayaa bixinayaa baabajey micnaha inaa adiga xuntahay maahan ee fikirkayga ayaa ka dhiibtay inta ila qabto like ha ii saarto

  • @Khaledhajji11
    @Khaledhajji11 2 ปีที่แล้ว +68

    Catoosh Calool buur Ciyaar dambe yaan loo wicin
    Yasitaan buu meesha keenay
    Legend Marshaale yare
    Keep going we love you
    ❤️🧡🧡🧡marshaale yare❤️❤️🧡🧡

  • @abdirisaqosmaan1714
    @abdirisaqosmaan1714 2 ปีที่แล้ว +39

    Gafka ugu weyn oo qof loogaasta ayoo o gaastey Catoosh marshala lkn waa wiil qalbi fiican marshaale yare antoosh waa in aad rali galan buuxa siisid wilka walaalkaga ah marshaale yare respect 🙏🏼

  • @salatabdi1606
    @salatabdi1606 2 ปีที่แล้ว +407

    Asc baaba jey iyo asxaabta kaleba kuwa meesha kulajooga iyo kuwa daawanayaba salaan kadib waxaan soo jeedin lahaa in dibdabe uusan tartan uga soo muuqan catoosh yare ilaa uu raaligalin kabixiyo dhaqan xumada ama afxumada uu kula kacay marshaale yare. Matshaale yare waxaan leenahay keep going brother lajan baad tahay you’re strong person we love you ❤❤❤❤❤❤❤ 🎉💪💪💪💪💪🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @maxamedxuseenaxmed4142
      @maxamedxuseenaxmed4142 2 ปีที่แล้ว +5

      Aaad iyo aaad team marshale

    • @zakariyeabdi9828
      @zakariyeabdi9828 2 ปีที่แล้ว +2

      ninkan rali galin haso bixiyo wacelka ilka shan lahaa

    • @ajeeymooto5216
      @ajeeymooto5216 2 ปีที่แล้ว +2

      Baaba jeey sxp waxaad tahay ##Asad Hagio muqdisho waxaad tahay qof agtiisa lagu sooxerto kaape waxaan kaa codsanayaa inaad gameka aad u sinaato aadan qof kle aad u hiilin hada qof uma hiilin lkn catoosh siduu marshaale ula dhaqmay meeysan wanaagsaneen waxaan kaa cod saneenaa hadii aad soo fariisineeysid ineey kibir io isla weeyni ay kamarantahay waayo kibirka allah subaxaanhu watacaalaa ayuu u sugnaade marka wallkeey intaas Ayaan ku leeyahay 🥺😇😐😑

    • @yazmiinmustafa2085
      @yazmiinmustafa2085 2 ปีที่แล้ว +2

      si wacan wa ino rali galin ka bixiya catoshkan afa waynle ee asago nocasa dadka yasaya

    • @saynabhassanhassan3872
      @saynabhassanhassan3872 2 ปีที่แล้ว

      Well said walalo I hope they learn from him instead of judging him❤️Marshaale yare.

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 ปีที่แล้ว +455

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara 💜☝💞💟

  • @cabdiraxmaanabshircilmi3639
    @cabdiraxmaanabshircilmi3639 2 ปีที่แล้ว +351

    Baaba yasitaan meel lagum ragayo
    Ninkaan waa wataa always legends

    • @hiboibrahim4781
      @hiboibrahim4781 2 ปีที่แล้ว +3

      Alla catoshow adoo saan uyalo maaba dadka ledahay god qashin ma ka soo baxday

  • @cabdallamoha1172
    @cabdallamoha1172 2 ปีที่แล้ว +45

    Marshaale best edeb of the world ilahey hoyoyinkeena alaha janada galiyo amiin

  • @djacosta5118
    @djacosta5118 2 ปีที่แล้ว +40

    Viva Marshale yare never give up🎉😢😢😊😊😊😊

  • @Meorme_12
    @Meorme_12 2 ปีที่แล้ว +276

    magaca nabiga scw hadaa u jeedidi love saar🤲

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว +1

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

    • @jamiilecali646
      @jamiilecali646 2 ปีที่แล้ว +1

      ♥️❤

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 2 ปีที่แล้ว +2

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘

    • @xafidyare6293
      @xafidyare6293 2 ปีที่แล้ว

      Saliga hasoo gabin

  • @yacqubmohaaan463
    @yacqubmohaaan463 2 ปีที่แล้ว +376

    Babajeey haday somalinimo jirto game kaan cadoosh out waaye ayuna kusoo noqon sxp meshan waloo siman yahay masuul🙏🙏🙏

    • @hibaali4666
      @hibaali4666 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa runta waaya

    • @Abdi7282
      @Abdi7282 2 ปีที่แล้ว +1

      Wan kugu raacsanahay

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO 2 ปีที่แล้ว +1

      Wakugu racsanahay

    • @anisahassan1243
      @anisahassan1243 2 ปีที่แล้ว

      Wa kugu racsanahy

    • @riyadwidson127
      @riyadwidson127 2 ปีที่แล้ว +1

      True catoosh waa inuu rali galiya marshale

  • @mohamedahmedsiyaar3216
    @mohamedahmedsiyaar3216 2 ปีที่แล้ว +124

    Cunugan Ilkaha Dheer Leh Gameka Xushmad Ku dheel Dheh Hadi Kale Haba Na Horkeenin🥵
    Team Marshale❣️

    • @anasali8015
      @anasali8015 2 ปีที่แล้ว

      🤬ʜᴀᴀᴀ ᴡʟʟʜ ᴀᴅᴜɴ ᴡᴀxᴀ ᴊᴏᴏɢɴᴀ ᴄᴜɴᴜɢᴀɴ ɪʟᴋᴀʜᴀ ᴅʜᴇᴇʀ ᴏᴏ ᴊᴀʀᴇᴇʀᴋᴀ ᴀʜ ᴏᴏʙᴀ ᴅᴀᴅ ʏᴀsᴀʏᴏ ᴡᴀʟᴇ ᴡᴀᴀᴀ ʏᴀᴀʙ😡

    • @Shakureyy
      @Shakureyy 2 ปีที่แล้ว

      Team marshaale 😂 for ever

  • @captainx541
    @captainx541 2 ปีที่แล้ว +21

    Marshaale legend wlhi Ninkaan ayaa is taahila in la garab istaago Yaa Allah 💔🥺

  • @mrfinish9479
    @mrfinish9479 2 ปีที่แล้ว +1

    Cotoosh waxa la dhahayo wax fiican ma ahan ee kasaaar nio meesha wax fiican ma ahan wllkena marshaale ma af lagaadeenin asiga kaliya ayaa caytamaaye inta igu raacan like

  • @Wll_Zacki
    @Wll_Zacki 2 ปีที่แล้ว +40

    Baba_jeey catoosh Mar kle xaduu kasoo muuqdo channel_kaga waxaad weyneysaa half million_ka kugu xiran catoosh waa unsuri inta igu raacsan like saara

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 ปีที่แล้ว +396

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🤲🏼❤️🕋❤️🕋❤️

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว +2

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

    • @Undermine23
      @Undermine23 2 ปีที่แล้ว +2

      Doqon ayaa tahay like iyo comment meeshaad karaadineyso waa doqonimo Cawaan yahow

    • @xafsoclnuur988
      @xafsoclnuur988 2 ปีที่แล้ว

      Hhh

    • @yaasiincadoow9512
      @yaasiincadoow9512 2 ปีที่แล้ว

      Sxp,asad,miya,sxp,prank,wali,same,oo,ari,maheena,wali,ma,arkin,arimahena,oo,xanaaqay,sxp

    • @visualstudiochannel137
      @visualstudiochannel137 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @zakiraaso4301
    @zakiraaso4301 2 ปีที่แล้ว +59

    Alah haku siiyo iimaankii nabi ibraahin shafeecadi nabi muxamad quruxdii nabi yuusuf maalkii nabi sulaymaan xigmadii luqmaan dulqaadkii nabi daa uud xoogii nabi muuse xishoodkii cismaan binu cafaan geesinimadii khaalid binu walid hadal yaridii ibnu cabaas cilmigii bukhaari waa duco aad umihiima walaal
    In shaaa Allah intaasba Allah nagu deeqa Amiin Yaaa Allah

  • @hamdialiomar1426
    @hamdialiomar1426 2 ปีที่แล้ว +34

    Marshaalee Laegenre waaye ninka Rag ah ❤mashallah respectful ah Nacskaan oo maslaxo ha no keenin mardanbe

  • @fartuunmaxamed2140
    @fartuunmaxamed2140 2 ปีที่แล้ว +26

    Wanaga leskama keeyno inta qof wlaalka yaseesid hormar ha sugin 😢legende wye marshale respect uu umuujiye

  • @qoslaayepoi3457
    @qoslaayepoi3457 2 ปีที่แล้ว +167

    Marshaale legend wyy wllhi cuqdad mayaqanyo iyo kibir Allah ku xafido wllkeyga 🥰

    • @ramloxuseen5829
      @ramloxuseen5829 2 ปีที่แล้ว

      Saa id wallhi Aduunyo ilka dhere Ayaaba wax yasaayo baabujey naf tirkiisa waa qaldan yahy Damiir na malahn

    • @nimcoabdiqaadir414
      @nimcoabdiqaadir414 2 ปีที่แล้ว +1

      wxn Afka weyn gafkiisu badanaa marky ciyartu bilabmty ilaa inty dhamaaneysy wuuu caytamayaaa😡😡

    • @abdisamadali3523
      @abdisamadali3523 2 ปีที่แล้ว +1

      baabajeey fans hasan nahay mardanbo cantossh yan arkin baqtiga baqtiga dhahaly

  • @maslax__dejong
    @maslax__dejong 2 ปีที่แล้ว +125

    Catoosh ayaaba wax yasaayo subxaanallah 😂😂😂😂😂

    • @Rossy-001
      @Rossy-001 2 ปีที่แล้ว +3

      jareerlemohocaqlihasugin

    • @abdullahiali9932
      @abdullahiali9932 2 ปีที่แล้ว +2

      Ma ila yaab tay horta wlh anigaba yabana catoosh qof bini adam yasay aduunku wax yaalo malaha 😒

    • @fatumoahmed3325
      @fatumoahmed3325 2 ปีที่แล้ว

      😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 2 ปีที่แล้ว

      Doqontu mrkay kibirta lagu yaqana hala gabin wll

    • @Ceewae1
      @Ceewae1 2 ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 2 ปีที่แล้ว +235

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว +2

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

    • @munasancani4322
      @munasancani4322 2 ปีที่แล้ว

      @@ibaarofficial7343 qqúuy⁶yylj⁶9p6⁶³kífiyrq2

    • @ciisesiibato7465
      @ciisesiibato7465 2 ปีที่แล้ว

      Marshaale walaahi dabeecadaha jinada lagu galo ayuu leeyahay

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 ปีที่แล้ว

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HassanAli-sv1ip
      @HassanAli-sv1ip 2 ปีที่แล้ว

      Catoosha waaqaldan tahay

  • @Hali396
    @Hali396 2 ปีที่แล้ว

    catoosh kaan dhandhaanka ah waaba nacay Ani wuu iska hadlaa maalayacni...ooh marshale talent ayuu leeyahay dhan kasta dhanka codka ka bilaawee wuu dabeecad wngsn yhy wuuna xushmad badan yhy Ani hadda laga bilaawo marshale fan ayaan ahay marka loo soo laabto baabajey waa qof wngsn asi xitaa wxn ka maqli jirey ma,oho horta ........Ani Mar marka qaar waan ilmeeya markaan arko qof kugu dhagan dhanka tiktokda iyo ixtiraamka aad leedahay...somaliyeey dhagaha wax lagama arko , indhihiina inii Macallin ah.....wxn sugaba waa marshaale iyo youtubekiisa cusub..ohhh I can't wait anymore....and baabajey thnks for everything you make it for marshaale love you all..😘❤️

  • @ferodhopey1838
    @ferodhopey1838 2 ปีที่แล้ว +20

    Catoosh Hadan TH-cam Kga Ku Arko Dislike Ayaan BiLabayaa Bahalka Afka WeYn Marshaale Big Respect Wll♥️ You're Stronger ♥️

  • @rayaanhassan7882
    @rayaanhassan7882 2 ปีที่แล้ว +102

    Baabajey ninkan catoosh wiilka wuu bahdilaa adna waa ku fiirsanee dhaadhaanka ilkaha shanlaha leh marshaale legend wye 🥺

    • @anascabdi3931
      @anascabdi3931 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @Randah-p4j
      @Randah-p4j 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @ismahandayib7561
      @ismahandayib7561 2 ปีที่แล้ว +3

      waxaan wax loo dulqadan kara maha wiilka yarkaa siduu ninkaa wayn ula lahadlaayo si dagdaga marshaale haloo raali galiyo oo waliba hadyad cajiiba hala siiyo baba jeey adigana waxaas aad dhahagaa ku maqlaysay inaad ogolaato manay ahayn

  • @salkamanka700
    @salkamanka700 2 ปีที่แล้ว +101

    Please we like marshale always in the game respect✌🇸🇴👂

    • @Zaharuuja123
      @Zaharuuja123 2 ปีที่แล้ว +2

      Yes please he is very nice and very talented 😘

  • @samriyepoi1065
    @samriyepoi1065 2 ปีที่แล้ว +160

    Baabajey catoosh ciyaarta ka saar bahdil buu wadaa ❤😢😮

    • @raaqiyomaxamedaadan1589
      @raaqiyomaxamedaadan1589 2 ปีที่แล้ว +4

      Wllhi wa arkay😥

    • @raaqiyomaxamedaadan1589
      @raaqiyomaxamedaadan1589 2 ปีที่แล้ว +4

      Yastan xita wo wada

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 2 ปีที่แล้ว +5

      @@raaqiyomaxamedaadan1589 War anu adinka niila yaapa catooshna muxu yasa war waxas ka so qaad maba laha wllhi balayo afwayne😬

    • @Eid1999
      @Eid1999 2 ปีที่แล้ว +2

      Catoosh ilko dheer Timo musbaar miya wax yasi nacalaa aduunyo Ku taal 😂

    • @Abdifitah.mohamed
      @Abdifitah.mohamed 2 ปีที่แล้ว +3

      Wo ku dhibac badsaday wlahi

  • @ibraahimbuskutchannel
    @ibraahimbuskutchannel 2 ปีที่แล้ว +8

    Nucaan Reer badiyaha ah wax uu heysto iyo wax kale majiraan Nin Rag uu qaabkan kuyasaa Marshale you strong brother Go forward ✊🏼💪🏽

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 2 ปีที่แล้ว +27

    Catoosh oo Wajigaas Dad ku Yasaya Wllh Aduun waaye😂😂

    • @abdirahimomar7679
      @abdirahimomar7679 2 ปีที่แล้ว +1

      Wa nolol abahed wasty😂

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂 jareer oo yasayo jareer kaale yaab waayay

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 ปีที่แล้ว +59

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth {scw}.

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

  • @beenowgemer_2243
    @beenowgemer_2243 2 ปีที่แล้ว +97

    Azc baba waan ku salaame salaan kadip ninkan catosh waxuu ku dhaqme maha wax fican alle ayaa karamye bini aadamka quran kiisa ayuu ku shege ۞ وَلَقَدۡ كَرَّمۡنَا بَنِیۤ ءَادَمَ وَحَمَلۡنَـٰهُمۡ فِی ٱلۡبَرِّ وَٱلۡبَحۡرِ وَرَزَقۡنَـٰهُم مِّنَ ٱلطَّیِّبَـٰتِ وَفَضَّلۡنَـٰهُمۡ عَلَىٰ كَثِیرࣲ مِّمَّنۡ خَلَقۡنَا تَفۡضِیلࣰا ۝٧٠ ninkaas wa inuu qali galin ka bixiya gaf ayuu ula kacay marshale yare legend ayaa tahy keeb going you’r stornger man 💪🫡🦁

  • @mokokinho3057
    @mokokinho3057 2 ปีที่แล้ว +91

    Ixtiraamka wuu wanaag san yahay hadii aad qofka qiimahiisa garan karto marshaale noosoo badi vedio yadiisa💯❤️🤝

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤M3

  • @nocap4156
    @nocap4156 2 ปีที่แล้ว

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ🤲🏼

  • @cibaadoxirsi6528
    @cibaadoxirsi6528 2 ปีที่แล้ว +23

    Respect marshaale yare wiil dulqaad badan waaye mashallah
    Abihi wasahan ilkaha dheer ee catosh a dhahayo barnaamijka ka saar baab

  • @Maryamamuuse
    @Maryamamuuse 2 ปีที่แล้ว +100

    Nasab waaye wlhi marshale Caloosha makugu heynaayay markuu dhahay ilmaaa Isoo dhaaftay 😢

  • @Lamine_yamal27
    @Lamine_yamal27 2 ปีที่แล้ว +39

    Marshale yare niin rageed legend keep going my dear brother from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @gelebalal7880
    @gelebalal7880 2 ปีที่แล้ว +148

    ᴍᴀʀsʜᴀʟᴇ ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴡᴇʏɴ💫

  • @sucdiahmed5370
    @sucdiahmed5370 2 ปีที่แล้ว

    Ilko shanlaha ciyaarta kasaar hadii kle youtube wax ka arke wa doqon Marshale yare keep going 💪👏👍

  • @maryamayusuf4669
    @maryamayusuf4669 2 ปีที่แล้ว +4

    No mardanbo catosh hana soo agfadhisin marabo inaa caayo lakiin marshale waa legend Gul kurjenaa🥰💪

    • @allehakubarakeereyo6405
      @allehakubarakeereyo6405 2 ปีที่แล้ว

      Su'aal marshaale iyo catoosh haday rag ka soo haraan kee guursan laheed?😊

  • @mohaanofficial9522
    @mohaanofficial9522 2 ปีที่แล้ว +28

    The best person over the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad igula sali nabiga scw scw ✨ ❤

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

    • @iqracadceed1568
      @iqracadceed1568 2 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @nope178
    @nope178 2 ปีที่แล้ว +32

    Asc babajey walal sidan xaq ma ahan in uu ula dhaqmo wilka marshale yare allah ha xafide ninka catosh la dhaho rali galin ha weydisto xaal marin sii shukran walal ✌️

  • @sinarl5451
    @sinarl5451 2 ปีที่แล้ว +68

    ᴍᴀʀ sʜᴀʟᴇ ʙɪɢ ʟᴇɢᴇɴᴅ......🦁 ɢᴜᴜᴜʟᴇʏsᴏ ᴀᴀʙᴏ.........🌻

  • @runbadane138
    @runbadane138 2 ปีที่แล้ว

    Baabajeey waxanoo kale samsacadaada iyo sida cadaalada aad u qabato barnaamijka ayeey dhaawacaysaa
    Taad ku khaldanayd ayaa ahayd inaad ka aqbasho kulan labaad mar hadii laga badiyey catoosh uma qalmo inuu halkan mar danbe yimaado waan daawanay raaligalintii laakiin dhagiihii alle waa niyaa waansan catoosh waaba hadalkiisa waxanuu ku hadlay
    Legend maarshaale waxba kaamay halayn caydu wanaagaaga ayeey dibada keentay ❤️❤️❤️❤️

  • @sadkamaowmahamed2891
    @sadkamaowmahamed2891 2 ปีที่แล้ว +1

    Baba datoosha nga sraa. Ilaaa io rali galina ka bixnyo hano kiina dhmbo baba. Plz datoosha i.a hdna xamar imdo ani io adi ayaa notlaa nin ka rgaa lmaa cilo wasiira ma ahnaa waa datoosha yaraye aya la dhaa datoosha ani io adi waa notlaa i.a jahilka taha cuun wlla mrashaale yare abo Hore usco dhbtiii wn ku wtaa dhbtii 💪💪💪💉💉💉❤❤ halo kaco marshaale yare asxptaa ku hiranaaa. Baba jey aan u kacno wlknaa marshaale yare maraa majajalihiina hore abe marshaale weeen 😍🤩❤❤ cadhogaa walaa qoslaa

  • @mohammedabdi6542
    @mohammedabdi6542 2 ปีที่แล้ว +27

    asc baaba waaku sulamay adiga iyo camer manka eyn hurta caawa game kan kuwa gale wuu kadan yahay catooshow intad dadka yaseydid hormar karimeydid 😍legend marshaale yare ninka raga lama ciilo😍😍😍😍😍😍😍

  • @anwarcabdirishiid4259
    @anwarcabdirishiid4259 2 ปีที่แล้ว +61

    kusali nebi muxamed scw💟

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว +1

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

    • @hoygaqeyrka
      @hoygaqeyrka 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤️

    • @CAPTAINNAJEEBOY
      @CAPTAINNAJEEBOY 2 ปีที่แล้ว

      Scw SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @hoygaqeyrka
      @hoygaqeyrka 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 2 ปีที่แล้ว +24

    Asc asaxaabey hal mar aan kuwada salino nabigeena maxamed ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤

  • @cabdirootiyarr2019
    @cabdirootiyarr2019 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc baabaje salan kadib waxaan kacod sanaa inaada catoosh aad ugu wicin barnaamis kaada baaba waa cadsi jwb

  • @ccali6368
    @ccali6368 2 ปีที่แล้ว +2

    Baba ninkan Catoosh mr kle meshan yuu iman Hada rabto inaa video yadada lasocno inta igu racsan like ❤😢

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +6

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋✨

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤M3

  • @Barbaariye_Media
    @Barbaariye_Media 2 ปีที่แล้ว +59

    ilaahayow janadda nagu wada kulmi 🤲🤲🤲

  • @Maryamamuuse
    @Maryamamuuse 2 ปีที่แล้ว +40

    Catosh yare siduu ku dhaqmaayo baaba jey Wax loo adkeesan karo ma ahan Yasmada Haka daayo Gameka 😭Wlhi Awal gameka anoo faraxsan daawan jiray lkn Qeybtaan Markaan daawanaayay waa Xanaaqay Wlhi

  • @mohamedisse6260
    @mohamedisse6260 2 ปีที่แล้ว +1

    Anaga aflagaadada diyaar Uma ihin please cayda jooji dheh catosh qaraar baa kakeenay👋👋🤟🤟

  • @mohamedattovic9170
    @mohamedattovic9170 2 ปีที่แล้ว +3

    Baba jeey ninkaan catoosh la dhahaayo barnaamijka yu kaga ciyaarin
    Marshaale nin dulqaad badan waye waan ku wataa libaax 🦁🦁

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 ปีที่แล้ว +94

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeena beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
    Subscriber isoo dheh RESPECT💙🙏🙌🙏🔥☝️

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

    • @zahracali8611
      @zahracali8611 2 ปีที่แล้ว

      amiin yaa rabi

    • @mireali8902
      @mireali8902 2 ปีที่แล้ว

      Waan ka codsanaa baba Jay in uu catosh yare ka saaro tartanka

    • @xanaanibrahim2388
      @xanaanibrahim2388 2 ปีที่แล้ว

      aamiin

    • @muscapismail3119
      @muscapismail3119 2 ปีที่แล้ว

      Aamin walal asad

  • @daadirluck7852
    @daadirluck7852 2 ปีที่แล้ว +24

    catosh Wiilka wuu bahdilay
    Wuuna yasay balse always
    Marshaale legend waye

  • @wiilkawanaagajecel845
    @wiilkawanaagajecel845 2 ปีที่แล้ว +18

    Catoosh waan kula dardaarmayaa lacagta aad ku faaneyso Allah wuu kaa noqsan karaa, waa qalad in aad wllkaaga bahdisho...

  • @duceysun7753
    @duceysun7753 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan ilmeya please reer cammnti hadii ad dhiig ledihiin wiilka marshale yare TH-cam hadii lol fur Al mar an gacanta Sarno si an kor ogu so qadno wlhi waa wax Laga xumado catoosh yare Inu sida u hadlo ciil baa iga qabtay marshale waa qof wanaagsan in badan mediyaha ku jiray lkn garab ayu waaye Somaliye wiilka an u kacno ❤️😥😥😥😥😥🙏

  • @abdallasharif7639
    @abdallasharif7639 2 ปีที่แล้ว

    Catoosh yare falka aad ku dhaqaaqday waa mid argagax leh Biniaadanimadana kabaxsan...
    Marshaale legend waaye wlhi..Hadii uu dulqaadku qof ahaan lahaay marshaale yare ayuu noqon lahaa Viva marshaale🥰😍

  • @cadbiwasayebby5541
    @cadbiwasayebby5541 2 ปีที่แล้ว +45

    We love marshaLe ❤😢🥺

  • @hassanmodel25
    @hassanmodel25 2 ปีที่แล้ว +30

    Marshale wlahi qalbigaga waa nadiif kibar aya ku jira catoosh😊😊😊😢

  • @inaadarwish206
    @inaadarwish206 2 ปีที่แล้ว +15

    Fadlan wil yar o 2 weeks jira ba iga xanuunsan iguu duceeya, wa Malin jimcee ah. Mahadsaaniid..

  • @Moniikalinaa1234
    @Moniikalinaa1234 2 ปีที่แล้ว +1

    catoosh waxa wax u dhimay furitaanka uu furAY MASLAXO KIBIRNA WAA UU KU JIRA IYO ISLA WAY NI ILAHAY WAXA UU DHAHAY HADAD WAX HAYSATO HA KU FAANINE WAX KA BIXI CATOOSHNA WAXA KU JIRTA ISLA WAYNI IYO QAB MARKAA QAAB DARADIISA MEESHA KALA TAG KU DHEH BALAYO HA KULA SOO ILKA DHEERATE HADAD LACAG HAYSATO MAXA ILLKAHA XUN EE BANAANKA SOO YAALA ISKAGA HAGAJIN WAYDAY LACAGTA AAD KU FAANAY SID ILKAHA HA KAA HAGAJISO Marka hore qabtana kala tag meesha iyo isla waynida waxad tahay ninka naatiisa hortiisa ayadoo aan xidh nayn dhar asturan loo daawanayee ee hadana iska qoslayay hadad nin nool tahay naagtada mad furteen
    inta igu raacsan like
    wasalamu calaykum warax matulaahi wa barakatu😁😉🙃

  • @jabradiyaar2603
    @jabradiyaar2603 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi jawaab cajib ah ayuu ugu jawaabay marshaale
    Hadii dadka dhan ee saas ahaalagaayen weyficnaa lahey🥰🥰🥰🥰😪😪😪😪😪😪😪😪😪🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍

  • @apukarabdirahmanahmed6032
    @apukarabdirahmanahmed6032 2 ปีที่แล้ว +46

    Mashaale legend qalpi wngsana leh 🙏

  • @Amaanmoha
    @Amaanmoha 2 ปีที่แล้ว +50

    Dad fiyoow noo keen baaba jeey legend Marshale 👑

    • @ramloxuseen5829
      @ramloxuseen5829 2 ปีที่แล้ว +1

      Meshoo dhihi lahaa Af lagaadad jooji buu usacbinaa wallhi waa Ayaan daro inoo dad uu wacy oo hadane u kala hiiliyo

    • @abdirisackmohamed1398
      @abdirisackmohamed1398 2 ปีที่แล้ว

      @@ramloxuseen5829 warunta

  • @mustalifocraxmaan4950
    @mustalifocraxmaan4950 2 ปีที่แล้ว +39

    Catoosh yasidiisa maxaa kadan beeyay waligaa qof lama yaso🙏✊

  • @maxamedabdulaahi2699
    @maxamedabdulaahi2699 2 ปีที่แล้ว +1

    sxb paapa sxb ninkaaa ilkaha waaweyn meshaba kasaar sxb ilaah baa kugudhaarshe😂😂😂😂😂

  • @NasriinApdi
    @NasriinApdi 2 ปีที่แล้ว +5

    Catooshe muxuu wiilka u faquuqayaa wlhy waa marshaale waa nin ragweed💔❤️❤️❤️❤️😍

  • @cqadirqanyare5336
    @cqadirqanyare5336 2 ปีที่แล้ว +32

    Masha allah marshaale yare waa qof nasab ah allah hafido

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤M3

  • @calisomaliofficial1482
    @calisomaliofficial1482 2 ปีที่แล้ว +27

    Asc baba jey wan ku salamy salan ka dib waxan ka codsana in aad marshaale yare gacan qabto waxan la hadlaa new baba jey run wax bdn dadka waa ka faraxisay bini adan abaal waa gala

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 ปีที่แล้ว +63

    Legend marshaale 🥺😭😭😭😭

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 ปีที่แล้ว

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏

  • @moosheikhdon3641
    @moosheikhdon3641 2 ปีที่แล้ว +2

    Catoosh ilko shanlo aduunka foolxumo ku joog aa qironeh cadaab
    Raali galin haga bixiyo arintaan waa bahdilaad toos ah qof dhan dadnimadiisa ina loo gafo ma fiicna
    Marshaale waa qof qalbi fiican oo dulqaad badan asigoo og wax walba hadana xushmad io wanaag ula dhaqmay
    Legend always legend
    Bug fun marshaale ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @mowliidshirwac
    @mowliidshirwac 2 ปีที่แล้ว +1

    Baaba Jey Marshaale waa nin dhalinyaraa Oo qalbi wanaagsan Waana qofka ugu wanaagsan oo caawimaad istaahila Si jees jees ah oo halagaa sheego ah ayaad wax Ubixisaa Ninkaas Waa nin Rag ah oo Duruufaysan Ee Abaal Gasho Baaba Adigaba Shalay waad Ogeyd Sidaad ahayd Soomali ayaa ku abaal gashatay oo wax kaadhigtay Dadku waxay isku baahan Yihiin marka ladhibaateysan Yahay CATOOSH ANUGA WAXBA DHIHI MAAYO WAA DAMEER KIBRAY SHALAY IYO MAANTANA MAKALA YAQAAN IYO BARI WAXA UU MUUDAN DOONO .....KU SALAMAY BABA JAW JAAAAW...

  • @deeqacabdullahi5929
    @deeqacabdullahi5929 2 ปีที่แล้ว +30

    Catoosh 🦶maba dad yasaayo Yaaa rabi the legend marshale🤌💪💪

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 ปีที่แล้ว +23

    16:14 hadalkas uu itabtay marshal yare yidhi wlhi waa lab kiisa adag nolosha guulba kaga rajaynayaa incha allah wllkyow🤲🙏🙏🙏😔😔

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤M3

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 ปีที่แล้ว +16

    Catoosh calool kuus Marshale yare magartid ee yasida ka daa gaajo wax helay aad tahay Marshale yare dulqaadka allaha ku siyadiyo amen

  • @najmo373
    @najmo373 2 ปีที่แล้ว +2

    كلا ان الإنسان ليظغي ان رءاه آستغني
    Ayadas ba igu so dhacde wlhi kibirka iyo yasitanka kuma sugnan catoshow🥺

  • @sadam_29
    @sadam_29 2 ปีที่แล้ว +1

    Baaba catoosh barnaamijka ka saar hadii kle barnaamijkaga ma dawan doono

  • @suwaydaqueen123
    @suwaydaqueen123 2 ปีที่แล้ว +32

    ku sali nabiigena scw🤲🤲

  • @saajansiman9183
    @saajansiman9183 2 ปีที่แล้ว +33

    Legend waye marshale🥺❤❤❤💪💪

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว +25

    Ma marshale❤️‍🔥wa iska jeclah qalbigiisa nadiif

  • @ZACKTHEKING87
    @ZACKTHEKING87 2 ปีที่แล้ว +5

    inta ku faraxday marshaale iPhone kis love saaar

  • @janaatrashiid7865
    @janaatrashiid7865 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax dhintay oo nacas ah anan karaneynin qiimaha qofka bini aadanka ah weeye waxaan catoosh la leeyahay oo caloosha baaldikaa leh nacas qaniis ah baatahay waryaa catoosh siigo😏😏marshale yare we love you aboowe walikaa noolaw farxad badan baan kuurajeyna qiimahaga qofkii garan wayo pls jwbtiisa sii haka aamusin walikaa 🥺❤️❤️🙏

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 2 ปีที่แล้ว +26

    Maasha"Allaah Tabaarakallaah Marshale Allaah ha ku Xafido Maasha"Allaah Tabaarakallaah dhaha

  • @calwanmaxamed4978
    @calwanmaxamed4978 2 ปีที่แล้ว +25

    Marshale wlhi wa qalbi fcn yahay sxb waku wata😉

  • @sharmakegelle3278
    @sharmakegelle3278 2 ปีที่แล้ว +9

    Baabajey marshale gacan qabo talanti ayuu leeyahay shacabka kugu xiran wax uweydii uu talefan kugato mahadsanid mudane

  • @muhiimcali7500
    @muhiimcali7500 2 ปีที่แล้ว +1

    Babajey hadaa marshaale asiga cuqdad ma Yaqaano inTa igu raacsan like 👍 saara

  • @ahmedarahman2760
    @ahmedarahman2760 2 ปีที่แล้ว +1

    Doqonkan catoosh afwayne la leeyahay ciyaarta ka saar baaba hadii kle ma daawan doono ciyaaraha hadhay sidaas ula soco Marshaale yare waa Legendary

  • @kinglarry797
    @kinglarry797 2 ปีที่แล้ว +28

    Marshale legend wallahi i love you men

  • @abdihamse2222
    @abdihamse2222 2 ปีที่แล้ว +8

    Marshale legend Wakhtiga haya catoosh haduuba dad yasayo aduunyo gadoon waaye intii igu raacsan like

  • @saynabhassanhassan3872
    @saynabhassanhassan3872 2 ปีที่แล้ว +63

    Mashaallah please bring marshale more ❤❤❤

    • @Zaharuuja123
      @Zaharuuja123 2 ปีที่แล้ว +1

      Yes I agree is very talented ❤

  • @abdimohamed3122
    @abdimohamed3122 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalkaan wuxuu mudan yahay Dislike catoosh wax ixtiraam ah oo uu leeyahay majiraan wuxuu si toos ah ugu gafay majaajiliista marshale.
    Baaba jeey hadii aad rabto in barnamijyadaad xiiso lahaadaan waa in ixtiraam jiraa.
    Inta igu raacsan like

  • @anwaranelka8510
    @anwaranelka8510 2 ปีที่แล้ว +20

    Dameerka kan ugu xun ayaa ugu haraati kulul wlh catoosh danbo mesha ha keynin baaba
    Aqlaaq ma lahn
    Nin Rageed wll marshaale ❤️❤️

    • @ramloxuseen5829
      @ramloxuseen5829 2 ปีที่แล้ว

      Catoshaa wajida marshaale ka cabsanooyo Aduunyo isguma jedaa islanka layey