KING CHICKEN CHALLENGE : IDIRISKA IITAABO IYO BAARA OO DOORO NOOC KALE AH KA BOOBAY BAABA JEEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • KING CHICKEN CHALLENGE : IDIRISKA IITAABO IYO BAARA OO DOORO NOOC KALE AH KA BOOBAY BAABA JEEY

ความคิดเห็น • 157

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 ปีที่แล้ว +34

    Wlhi ninkii diriska aha wa ku nuuray meeshaan baba jay iyo kabtan baara iyo Najib iyo jamuuni aadbaad u mahadsan tihiin sida Sharaf ta leh ee wallaalkeen idiriska u garab istaagteen thanks 🙏 guys

    • @ahmedjaama8867
      @ahmedjaama8867 ปีที่แล้ว

      Idiriska dhalinta kaleba way is garabsadeen

    • @zakiisack815
      @zakiisack815 ปีที่แล้ว

      Talentigisa ayu ku jooga sxb

    • @cademaxamed2533
      @cademaxamed2533 5 หลายเดือนก่อน

      Waw​@@ahmedjaama8867

  • @zakineymar2036
    @zakineymar2036 ปีที่แล้ว +3

    Wlahy najiib wa iga qosliyay alaabtuu wax u dafay 😅

  • @abdullcaptain6124
    @abdullcaptain6124 ปีที่แล้ว +11

    Are fans for captain baara🌹

  • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
    @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว +6

    4 bari uu kuyalaa chicken ka m.a aa tihin War umada dad dacad baa kujure benta kadhafa iyo halaga balayo aman xune😆

  • @xasanmaxamedisxaaq6008
    @xasanmaxamedisxaaq6008 ปีที่แล้ว +7

    Team idriska ismuujiya

  • @cimraanmohamed8778
    @cimraanmohamed8778 ปีที่แล้ว +4

    Kusali nabika scw

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. ปีที่แล้ว +1

    Garsoorka bidaar diisa waxan xazuuztay wadadii nabi nuux iyo qoom kiisu mareen 😩😩😩😆😆😆

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +11

    Fruit iyo qudar ku badala cafimadkina ka taliya gym ada san waa cafimad daro 9 uur xida wa dhaftay caloshina waa 12 bilod cml 😂

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      Don’t about it, dhul Qorax leh ayee joogaan weyna lugeeyaan. Mesha aad joogtid guryaha lagu jiro iyo qabowga leh maahan

  • @mohaade8588
    @mohaade8588 ปีที่แล้ว +5

    Idiriska yaa ila taagero like

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 ปีที่แล้ว +8

    Idiriska iitabo waa iga yaabiyey wllhi🤣🤣❤️👌

  • @mankeycadde1718
    @mankeycadde1718 ปีที่แล้ว +5

    Video ga waa lajaray inta ila argtay farta kor utaag☝🤣

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว +8

    Baabajeey si xun ayuu u galay muna Miski intuu pizza da u taagay ayu kaso ceshtay 😂😂

    • @leylomohamed
      @leylomohamed 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB ปีที่แล้ว +3

    14:50 baabjey inuu inanta sidaa ka yeelo may aheen xaramigu

  • @aliyare8443
    @aliyare8443 ปีที่แล้ว

    Asc baaba jeey kasoo jawaab iitaabo madhinti mise Waa nolyahay?

  • @zamzamabdurahman2002
    @zamzamabdurahman2002 ปีที่แล้ว +4

    Waxan iska daaya oo jidhkiina u naxa bal eega calooshiina, caafimadkina ka taxadara exercise sameeya

    • @Mzzrahul
      @Mzzrahul ปีที่แล้ว

      Wllh wax fcn ushegten

  • @abashassan3514
    @abashassan3514 ปีที่แล้ว +4

    Garsoorkiya wax dafooyo kulaha😂😂😂😂 qosolka iga dhamady wlh

  • @sahromaxamed8771
    @sahromaxamed8771 ปีที่แล้ว +3

    Captain baara legend of caag

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +1

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan….

  • @diinowofficial5946
    @diinowofficial5946 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa idin wataa qosolka aa iga dhameyseen horay usocda saaxibayaal❤

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +6

    King chicken 🍗 good 👍🏾 challenge keep going bmsh

  • @HassanHassan-no7iy
    @HassanHassan-no7iy ปีที่แล้ว +2

    Idiriska wixiisa lama cuni karo dadka waxoodana Wuu rAba 😂 baba iyo baara Waa nasab wlhi

  • @aamiinaarka6232
    @aamiinaarka6232 ปีที่แล้ว +3

    Sayd Cali Maxamed Muuse GOAT ka🦁❤

  • @ubax1041
    @ubax1041 ปีที่แล้ว +3

    Team idiriska walhi waa fani idirska

  • @dyvalahaaa7625
    @dyvalahaaa7625 ปีที่แล้ว +1

    Hooo bebiyoow kulah ala idiriska umad ma ahan

  • @Moniikalinaa1234
    @Moniikalinaa1234 ปีที่แล้ว

    woow cawa waxa kala xidhan tihiin dharka adunka loogu jecel yahay nike,addidas, puma

  • @rooblegaryaqaan6978
    @rooblegaryaqaan6978 ปีที่แล้ว +1

    idiriska legend waan ku wataa

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 ปีที่แล้ว +1

    Turkiga ayaa cunada sifican losameeyaa walhy😘😘😘❤💯

  • @hamadiboyihamadiboyi6270
    @hamadiboyihamadiboyi6270 ปีที่แล้ว +2

    From idiriska itabo legend 🙌

  • @YAASKAPUBG
    @YAASKAPUBG 4 หลายเดือนก่อน

    gawadha waauu ceebeeyeymaskiin😢waauu kaceshtey😢🥺soryy

  • @caashacuud6769
    @caashacuud6769 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wllky mcn form marka cadey

  • @maxamedshariif7988
    @maxamedshariif7988 ปีที่แล้ว +5

    idiriska keep goink

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 ปีที่แล้ว

    Idiris waan taageeraa laakiin waxaan aad ugu nacay hunguri badnida qofka cunguriga badan waa qof liita

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +6

    Keep going my pro 👍

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 ปีที่แล้ว

    Baaba jeey gabadha hoo ayaad dhahday inaad siisid ayeey eheed, xariif matihid runtii.

  • @Abdikarim_ck26
    @Abdikarim_ck26 ปีที่แล้ว +1

    Kabtan bara markuu wax xayaysiinaayo inay been cad tahay toos aa u dareemaysaa kkkk waa abwaan wuu kugu dul alifaa😅

  • @nuuraxmed23
    @nuuraxmed23 ปีที่แล้ว

    Team kan magac ha loo pixiyo
    Sida team kasta uu magac uleeyahy

  • @cismaanmaxamed9766
    @cismaanmaxamed9766 ปีที่แล้ว +1

    13:17 vaar😄

  • @abdirahmanmohamed3898
    @abdirahmanmohamed3898 ปีที่แล้ว

    Idirika meshan wa ku naaxay masha allah

  • @ميميالاموره-ن5ف
    @ميميالاموره-ن5ف ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله

  • @opk9121
    @opk9121 ปีที่แล้ว +4

    idiriska hoo beenbiyeediyee 😂😂😂😂😃

  • @Hhfgghgg
    @Hhfgghgg ปีที่แล้ว

    Barnamijkan noso badiya asxabey idiriska funny waye

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 ปีที่แล้ว +1

    King 🤴 chicken 🐔 taleex kuu aqaan ani😲😲

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 ปีที่แล้ว

    Najiboow babujey wainowgabadhaas kasogarbaxa wayo kamirada dartisalogu adiyay gacantanawasotagatay xishodxanuna iydarentay indhehedeykamuqatay hakasogarbaxo kokey her tik tok wasoqadandonaan intayare😎

  • @fuaadyare4905
    @fuaadyare4905 ปีที่แล้ว

    Wllhi saan uqolaayi waan kusaxday waa dhimasho gaaray wllhi waa idin wataa 3

  • @mahadinhoabdirzak3871
    @mahadinhoabdirzak3871 ปีที่แล้ว +1

    First comment barbaarta media

  • @axmedcabdirisaq527
    @axmedcabdirisaq527 ปีที่แล้ว +2

    Dadka balanta looguma baxo bar aa tahee 😂

  • @fowziaibrahim6016
    @fowziaibrahim6016 ปีที่แล้ว

    baba jeey wax fican maa dhan sameyn muna miski baa cebeysaay

  • @zaaraabdiaden8843
    @zaaraabdiaden8843 ปีที่แล้ว

    Team idiriska

  • @Nooreen9
    @Nooreen9 ปีที่แล้ว

    Waa uxiisnay sooceliya chalange

  • @nagiibabdi9290
    @nagiibabdi9290 ปีที่แล้ว

    Camera man ku offside buu galay hh

  • @max.filmshd2112
    @max.filmshd2112 ปีที่แล้ว

    Video zone ka daaya

  • @mohammedsaxanebulshaawibul3336
    @mohammedsaxanebulshaawibul3336 ปีที่แล้ว +1

    Wn idin salaamay kooxdaydii

  • @zalmahahmettt5252
    @zalmahahmettt5252 ปีที่แล้ว

    War taleex waa magalo taarikh lehe ma degma idina ula mgc bxdeen😂😂😂

  • @Evcplus
    @Evcplus ปีที่แล้ว

    Captan baara ayaa meesha uga saqisan

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 ปีที่แล้ว

    Gabadha saaas maxaaa ugu gashay

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. ปีที่แล้ว

    KING CHICKEN hargeisa ka fura walaalayaaL

  • @updytoow6510
    @updytoow6510 ปีที่แล้ว +1

    Captan baara nin aaatagero

  • @aminomanka4376
    @aminomanka4376 ปีที่แล้ว

    Guul captain baara

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 ปีที่แล้ว

    Meshaan waaba lagu cayilayaaye

  • @osmanhusienabdi6458
    @osmanhusienabdi6458 ปีที่แล้ว +4

    Ku sale nabiga scw3

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 ปีที่แล้ว

    5:18 yaa gacanteeda saaray kulaha 😂😂😂😂😂

  • @Koyama548
    @Koyama548 ปีที่แล้ว +2

    Keep going legend 😂😂😂😂✌️

  • @ilhaanilha2355
    @ilhaanilha2355 ปีที่แล้ว

    Is fantastic idirska

  • @ismailsidiw5611
    @ismailsidiw5611 ปีที่แล้ว

    idiriska wuu iga qosliyey wlhi 😁

  • @adnohajji7160
    @adnohajji7160 ปีที่แล้ว

    Dhaqankii baaad najiiib bartee waryaada wax dafowga kkkkk

  • @saadaqyre8253
    @saadaqyre8253 ปีที่แล้ว

    Idiriska waa kuwaataa

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 ปีที่แล้ว +2

    Inta ila aragtay xabadan iney ilmaha idriska jidka ufadhisatay likta sara

    • @EGO-kenner
      @EGO-kenner ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 nin lasoo buriyay aa u jeedaa meeshaan

  • @maxamedcadaan4322
    @maxamedcadaan4322 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walaalo shaqeyso kulahaa idhiris

  • @hukunbashir9808
    @hukunbashir9808 ปีที่แล้ว

    Big challenge still keep going

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 ปีที่แล้ว

    Barbaarta wan wataaa

  • @max.filmshd2112
    @max.filmshd2112 ปีที่แล้ว

    Vedieo zone kadaaya

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 ปีที่แล้ว

    Madheelayi lee ku hay xooga ina isku buqdeen adiga iyo baba jey wala daremoya video aad kala jerteen

  • @xamduush702
    @xamduush702 ปีที่แล้ว +1

    Baaba jeey taleefan isii

  • @roozabilan3923
    @roozabilan3923 ปีที่แล้ว

    Idiris da dan korinoyaa😂😂😂

  • @raxmoaadan5760
    @raxmoaadan5760 ปีที่แล้ว

    Najiib waa walalke aadan waa abahey

  • @sabirinmohamedburale8464
    @sabirinmohamedburale8464 ปีที่แล้ว

    First one noqde 😍

  • @axmedcabdirisaq527
    @axmedcabdirisaq527 ปีที่แล้ว

    Baaba jeey dhiman dhiman

  • @sadamhusseinhussein5166
    @sadamhusseinhussein5166 ปีที่แล้ว

    Baba jey ababala awey

  • @ismailsidiw5611
    @ismailsidiw5611 ปีที่แล้ว

    ninka meesha kala kininooya waa idiriska

  • @festiwheelfestiwheel2760
    @festiwheelfestiwheel2760 ปีที่แล้ว

    Sobadiya

  • @omardayah8786
    @omardayah8786 ปีที่แล้ว

    BB IN KEP UP

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 ปีที่แล้ว

    Alaabtaan qaali waaye American 🇺🇸

  • @M52-z3p
    @M52-z3p ปีที่แล้ว

    Kee waaye goatka ugu goolasha badan

  • @mohamedduale162
    @mohamedduale162 ปีที่แล้ว +1

    Idiriska kabtan bara 💪💯🤣🤣

  • @ismailsidiw5611
    @ismailsidiw5611 ปีที่แล้ว

    idiriska madheelayi kulaha 😁😁😁

  • @liipanjaamac1328
    @liipanjaamac1328 ปีที่แล้ว

    Dabayare soo celiya idirisku ha dhargee

  • @mohamedalimohamud1879
    @mohamedalimohamud1879 ปีที่แล้ว

    From baba

  • @Nothing...8375
    @Nothing...8375 ปีที่แล้ว

    Sidaan caafimadkina ayey u darantahay
    Ee iska gaara hada 😂😂

  • @liibaanxuuseen1960
    @liibaanxuuseen1960 ปีที่แล้ว

    Kaaraan shimaa laga furaa

  • @abdinasirsharifhussein7370
    @abdinasirsharifhussein7370 ปีที่แล้ว

    Ma dheelaayi

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 ปีที่แล้ว

    Wxkle dheh 🤣🤣

  • @jimcaalecabdi7253
    @jimcaalecabdi7253 ปีที่แล้ว +1

    59 munit 5:9ka vieus

  • @raxmoaadan5760
    @raxmoaadan5760 ปีที่แล้ว

    Horey usoco barbaarta

  • @abduraxiimmaxamedsiidow3816
    @abduraxiimmaxamedsiidow3816 ปีที่แล้ว

    Numberkoda ii sheq

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 ปีที่แล้ว

    Idiriska

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 ปีที่แล้ว +1

    Kep.goin.Tem.b.b.b.d.my.Gayz

  • @AxmadBishaar-wb7eu
    @AxmadBishaar-wb7eu 10 หลายเดือนก่อน

    Idiriska yaa la dhibin

  • @nimcocabdulqaadir8016
    @nimcocabdulqaadir8016 ปีที่แล้ว

    Jalaji jalato akaniman

  • @ahmedjaamacshire6827
    @ahmedjaamacshire6827 ปีที่แล้ว

    Cabtan legend

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 ปีที่แล้ว

    Chicken afar bari yalayo inte Lagu arky Hal haben hadu yalo si kale ushira