@@ZakariyeMaxamed-vj5ot My My My Adiga Ma lihid Gesinimada King Sadam Hussain King 🤴 Hussain 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Magacisa O Kale Wuxu Kadhigan Yahay Sideen Nin Rag lugu Noqdaa الله يرحمه ويغفر له سيد الريس صقر العرب زعيم العرب البطل
Cheikh Naagada Deee Naacnaacda Sadam Riijal Ayu AHA Raagedii Nin Wayn Allah Haa U naaxaristo U Dhintay Waana La Daaldaalay Geesi Musliminta Suuniga Kaa Baaxay Ayu Haa !
Asc shiikhow see camal sadaam xusen allaha u naxariistee inuu noolaaleyn nin lagu daldalay dadkiisa hortooda waa la ogyahaye maxey tahay nin dhintay 19 kahor ayaa nool
Ilaahay maa ka baqdid cinwaanka maxaad beenta ugu so qorree sadaam xuseen mar hore ayaa la daldalay, cinwaanka mad runta ku sheegtit qof u eg maad dhahdid yaa ku aaminayo hada kadib.
@@AdhamAddirahman goortuu dadkii waalay si hor dhaca ayuu dib ka yiri sada dambe. Marar badan ayuu ku hadlay wax lala yaabay. Waa ninkii oran jiray basal duburka ku gurtaa waa caafimaade. Adiguse mahadsanid walaal
Adduunyo jeclidaa niyow beentaada maskaxda Bini'aadamka ayay qarxinaysaa anigaaba kuu khajilay runtii basashii dabaada iska galiya aad dadka ku lahayd ma tan baa noogu xigtay war Illaahey ka cabso.
dadka comintiga bixiyay dhamaantood waa mahadsan yihiin maadaama ay ka yimaadeen wadaadkaan qardajeexa ah dhamaan ay qireen inuu dhintay waa saase live baa loo daawanayay kitaab qur aan ah ayuuna gacanta ku sitay waxuu udhiibay si uu u akhristo nin ka geeri dambeeyay aanan filayo inuu ahaa walaalki ku hooyo ahaa alaha unaxariisto
CINWAANKA MAXAAD UGU QORI WEEYDAY NIN U MUUQAAL EG SADAAM XUSEEN AYAA XABSIYADA SIIRIYA LAGA HELAY BEEN LAGUMA RAADIYO SI AAD U HESHO DAWADAYAAL AMA LACAG XAARAAM WAAYE WAXAAD SAMEENEEYSO.
Ma Adiga Wxa Ku Hadlayo Wxan Ku Modaye io Sidad U Hadashey Ok Bal Dib U Boqo History King Sadam Hussain Uma Xumid Quf Miyga Kayimid Qufkan Bu Intu Yuotup So Fadhista Aya Bulshada Wx U So Tabinayo Maxad Kataqana Lipax Sadam Hussain Magacisa Umbad Maqashe الله يرحمه ويغفر له سيد الريس صدام حسين ابو عدي زعيم العرب البطل
Ninkan war yar oo meel lagu hadal hayo haduu arko , wuxuu is dhahaa Yaan lagaa badin ama lagaa hot sheegin ayuu kasoo boodaa , maxaa u diiday ma run baaa in sadaam Xuseen laga heley sendy jeelka syrai
War waxan been badana waba nin weyne yahuu arzaqada aya mel xun kagashe subhanalah ilahay ka xiisho ninyahow walaan
Sadaaam Xusen Alaw unaxariisto Libaax Bu Ahaa Wayoo Wadankiisa bu ku dhintayy Musan Kacarrinn
Anigaba libax ayan ahay e libax an ka dhalo 🎉
@@ZakariyeMaxamed-vj5ot😂😂😂😂😂
@@ZakariyeMaxamed-vj5ot My My My Adiga Ma lihid Gesinimada King Sadam Hussain King 🤴 Hussain 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Magacisa O Kale Wuxu Kadhigan Yahay Sideen Nin Rag lugu Noqdaa الله يرحمه ويغفر له سيد الريس صقر العرب زعيم العرب البطل
@KamalAbukar-w7v maillid le tagnow ok maba lihi waka wixi kuso kordhi laha qado
Waa hubaal inay mudan tahay inlaga dhallo libaaxyo aan isku isku deegan aheyn @@ZakariyeMaxamed-vj5ot
Asc. Sh. Masha Allah haa barakeyo adiga iyo caruurtade iyo Xaskagay ameen ameen Allah.
Cheikh Naagada Deee Naacnaacda Sadam Riijal Ayu AHA Raagedii Nin Wayn Allah Haa U naaxaristo U Dhintay Waana La Daaldaalay Geesi Musliminta Suuniga Kaa Baaxay Ayu Haa !
Asc shiikhow see camal sadaam xusen allaha u naxariistee inuu noolaaleyn nin lagu daldalay dadkiisa hortooda waa la ogyahaye maxey tahay nin dhintay 19 kahor ayaa nool
ASC SHEIKH SADAAM NIN U EG WAAYEE MAAHA SADAAM XUSEEN WAAGII HORE AYAA LA DHIHI JIRAY NIMAN BADAN OO U EG AYAA JIRAY
Sheekadii ayaa Wali socoto miyaa dhamaasho malahan
JAZAAKA ALLAH SHEIKH 🤲🤲
Wuuba dhintay Allah ha u naxariisto wala daldalay
Ilaahay maa ka baqdid cinwaanka maxaad beenta ugu so qorree sadaam xuseen mar hore ayaa la daldalay, cinwaanka mad runta ku sheegtit qof u eg maad dhahdid yaa ku aaminayo hada kadib.
Views buu ku raadinayaa waana khalad
Allaha unaxariis sadaam xuseen
Asc sheekha ayaad tidhaahdeen sheekh nimadu ma koofoyadaa
اسلام عليكم هلو الديارا من المأمومين ولامومنات. وإنا إنشاء الله بكم ❤
Subxaan allah subxaan allah subxaan allah war sheekh beenta naga jooji sadaam waa lahalaagay
War walaal ninkaani shiikh ma ahan wuxuu doono ayuu ku hadlaa.
Nio qaladka joojiya wuu u egyhy ayuu idin dhahay ee isaga ma ahan ayuu idin dhahay waxa sii fcn udhageysta
@@AdhamAddirahman goortuu dadkii waalay si hor dhaca ayuu dib ka yiri sada dambe. Marar badan ayuu ku hadlay wax lala yaabay. Waa ninkii oran jiray basal duburka ku gurtaa waa caafimaade.
Adiguse mahadsanid walaal
😂😂😂 sheikh war bixintaan sifiican u soo hubi sadaam maalinkii la dal dalaayey live ayaa TV uga daawanaynee
Marunbaaa mansha allah waladaldaly sawki lalahaa❤❤❤
maalinkii basal tiri dabada halayska gasho ayaaba fahmay inaad tahay shaydaan isku eekaysiya sheikh, subhanallah qofkan beentiisa waa xad dhaaf, allah ha unaxariisto zadam hussein marxumka why u leedahay marka waa la helay?? waar tuug yahow dadka beenta kadaa
Sheikh Siyad Bare Xataa Wuu Ku Jiraa 😂😂😂 Ee Soo Ogow
7 Qof oo Saddam Hussein uu ee kaay ayaa jiiray wadanka Saddam
Acudbilahi shekh nimadi wala kateege dakhtar basaal wuxuu kudarsade siyasada ,muyuna isdegsan😂😂😂😂
Ina abti Anaga ciyaal manihin
Runtuna Waa wax wanaagsan sadaam inuusan noolayn ilmaha caawa dhasha ayaa og
Allah haunaxaristo
Shiikh wad naha washaye run banu u haysanaye
🥺🥺 🥺 🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
HADAA KA HOR GABADHIISA AYAA TIRII ABAHEEY WUU NOOL YAHEEY
Bal kan sheekha calaamadiisa xidhay ee hadana dadka ugu ugu sheekaynaya saddaam baa suriya laga helay.
Allaha u naxariisto Sadam Hussein.
Kulkuu sheekhu waxan sameeyo dadkakale maxaa loola yaabayaa khaayinkan koofiyadiisa yaan la eegan
Allla wadaadku beeen badanaa xasbiyallahu wanicml wakiil walalow beenta in dariiqada naarta tagto sowma ogid maxa si ka ah
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐
Are you ok sheikh
😂😂
❤
Akhira Uu Kuyalaa Xabsiga 😂
😅😂
Walhi aduunka kuu nacay Mana dawanayo muqalkada nacala la been badan tahe sheydan😮
alle haawnaxariisto sadaam xuseen beenta jooji nin waayn baad tahaye
War Sadam ALLAH u naxaristo
Wixi ulxidiya loga dhigay Allaha u naxaristo sadam xussen miyad garankartaba
bahdil Islaamka lagu bahilayay ayaan ufahmi karay oo kaliya
Alle haunaxariisto sadaam
Beenta iska dhaaf wll mardambana kuma aaminayo
Mee sadaam Husein kani sheikh maha TH-camr weye
Todabaa wajii baa laha maad baa jiira hadaa ku jiira xabsiga ku yala marinkaka
Asc.ciwaanka maad ka dhig tidid nin u eg sadam xuseen, aya laga helay xabsiga syria
The lion king sadam xusen
Waryaa lax maa tahay 😂😂😂
Wuxuu dhintay December 2006 Alla ya raxma❤❤❤❤
Sheekhaw.marun.baa❤
Sidee subxaanalaah❤
Uma eka sadaam xuseen waa koobigiisii
Allllah huanaxrsto
KHAMIIS AAD. XIDHAN TAHAY KKK BRENTA JOOIJI
sheekh in lagaa kala yaaco maa rabtaa war xaqiiqo ah dadka usoo gudbi cinwaanka sax maaha
My shikh waad hurda runtii
ولا تقف ما ليس لك به علم ان.......
Subaxallah
alaahu akber
Se camal hee shiikhoow.
Sheekh naga daa dee
Sheekh Beenaale
Sh benta na deysid
Anafanananaye sadam sanatena
Sadaam xuseen waxa ladeldelay 2003
2006 anigaa huba umul ahaa taariiqda iska sax
@@SagalMohaned OK qaali
Maya 207 dhehhh
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂yaaaab xagee runta udoonanaaaa somaalay sheekh yadii baan aragnaaa
Sheekh badbado maarunba sadam husen in uunolyaxai
Sadam horteena sowtii lagu dal daley
Kkkk
@@umxababa3545shiico dal dashey galada u adeega?
Saadaam xuseen iska daayee usaama bin laadin baa lasheegayaa inuu ku noolyahay America 🇺🇸
Adduunyo jeclidaa niyow beentaada maskaxda Bini'aadamka ayay qarxinaysaa anigaaba kuu khajilay runtii basashii dabaada iska galiya aad dadka ku lahayd ma tan baa noogu xigtay war Illaahey ka cabso.
Hadaadan ilaaahay ka baqayn iyo lacnad waxwalba bariis bad ka radinaysaa 😅
Waad khaldanthy inaad saa uxaqidho Sadaam xuseen
!!!
Maxaa adiga dadkaaga tartay ama islaamka !!
Qofkan aduunka qof Ka been badan ma arag waa kuwii Nabi mahamed slcmw noo sheegay waxaa doona qom been badan diintana Ku gabanaya .
Meeyaheen muuqaaladii sheekh beenta naga daaa
Maxaa noo sheegtay😊
dadka comintiga bixiyay dhamaantood waa mahadsan yihiin maadaama ay ka yimaadeen wadaadkaan qardajeexa ah dhamaan ay qireen inuu dhintay waa saase live baa loo daawanayay kitaab qur aan ah ayuuna gacanta ku sitay waxuu udhiibay si uu u akhristo nin ka geeri dambeeyay aanan filayo inuu ahaa walaalki ku hooyo ahaa alaha unaxariisto
Sadama waxa hoosasiyey oo sooshegay wariyayaal oo sheay isaga iyo wiilashisiba mar ka saxafadba ka fogada
CINWAANKA MAXAAD UGU QORI WEEYDAY NIN U MUUQAAL EG SADAAM XUSEEN AYAA XABSIYADA SIIRIYA LAGA HELAY BEEN LAGUMA RAADIYO SI AAD U HESHO DAWADAYAAL AMA LACAG XAARAAM WAAYE WAXAAD SAMEENEEYSO.
Sadan soo mar hore lama dilin
Akhiir saban shiik beenale ah oo afkuxogla
Ma Adiga Wxa Ku Hadlayo Wxan Ku Modaye io Sidad U Hadashey Ok Bal Dib U Boqo History King Sadam Hussain
Uma Xumid Quf Miyga Kayimid
Qufkan Bu Intu Yuotup So Fadhista Aya Bulshada Wx U So Tabinayo Maxad Kataqana Lipax Sadam Hussain Magacisa Umbad Maqashe الله يرحمه ويغفر له سيد الريس صدام حسين ابو عدي زعيم العرب البطل
Waxba wadankiisa muuna galin gaalada ayagaa kugardaroday lacnad hakudhacde marekan iyo rer galbed
Waxuu sheego ayuu waayay war soconaayo sheeg sxb
Jazaakallah
Beeen badanaaa saqajaan
Asc shiiqow beenta mafiicno ee ciwaanka badal ku qor nin sadaam xuseyn ueg ayaa laga helay xabsiga sadnaaya adigoo raadinaaya view bdn ciwaan been ah haqorin
Nin u ek maa iska😂 Shahid kana fiican erey bixida sadam xusen ayaa lagu arkay hoos u dhac wayo
Cinwanka ma runta ka shegtid muhimada wa cinwanaka ...waxa tahay qof ben fafinayo ya ku dhageysanayo hada ka dib
Subxana Allah war maxaa kugu dhacay ninyahaw beenbadana subxana allah
Shekh ben hadana 😂
Subxanallaha war banta joji
Nagadaa ciiyarta sheekh badbaadp ninkan soo ninki ladiiley maahan
Sheekhaga Iska Amaante 😂😂😂
😮😮 ما هذه كذبة يا رجل 😂
لتوي اهنت شرف صدام
صدام حسين استشهد منذ زمن 😢
Illaahay ha u naxariisto sadaam xuseen
Sadam xusenba lahely maxad noledhy dedna isagi maha hadad dambaysiin adigaaba bolshiidh ah
Salaam kaleexo shaydaanyhow
Maxaa kaakhaldan sheikh ?
Sheikha waa fuyuus radiis
Sow gii ladilay Xasbunallah
Waar ninkan sheekhna,wuu,,uegyahay,,,inta,badana,waxaan suurtAgal ahayn,wuu,kusheekayaa,,,maxishoonayo,ceeb
Ciwaanwarakark badal sheekh
Saasi waa khalade
Waxaan kuugu ogaa adoo intaan aqri halaas ka akhri maantsna saana
Kkkkkkk mala siyaad barana halkasu ku jira
Hhhhhhh War ilahay kabaq oo beenta iska dhaaf nin waynba tahaye 😂😂😂😂😂😂😂
Ninkan war yar oo meel lagu hadal hayo haduu arko , wuxuu is dhahaa Yaan lagaa badin ama lagaa hot sheegin ayuu kasoo boodaa , maxaa u diiday ma run baaa in sadaam Xuseen laga heley sendy jeelka syrai
Sadaama sheekh halka naga yara baandhe kii marykanka lagu daldaly miyanu ahyn
Baqdaad ayaa lagu daldalay adeer
Hdda marunbaa 😊😊
Ilahey dartis ayan kutagera shiiiq
Subxana lah