MARKI LAGU SO QARXIYAY BA DHULBAHANTE NOQOTAY YA FATAAL, HAWIYE O KA MUDAHARADAYA HEESTII XUSE SHIRE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 245

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +60

    0:54 0:57 1:01 Aniga darood ma eehi waxaan ahay nin dagodiya oo reer Wajeer ah runtii marka aan arko walalahey hawiye maha dad dowladnimo wax ka garanayo marki lo eego madaxdii somaliya somaray intii waxtarka lehed waa kowaa darood sidaa mohamed siyad bare , Abdullahi yussuf, mohamed farmaajo maamul goboleedyada hada macnaha leh waa kuwa daroodka sida Puntland Jubbaland, waxa soo raaca danka waxqabadka waa mamulka koonfur galbeed xitaa hirshabele waxa ka wanaagsan maamulka SSC oo mardow la asaasay

    • @Bulshodhamaanteed
      @Bulshodhamaanteed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Siilka hooyada aya wax ka aqoon baqtiyahow

    • @Lagdheera
      @Lagdheera 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Bulshodhamaanteed saxib dad iska dhaf dawashan ka nahay hada nahay Somali sajuu cawanta way wayreern

    • @abdullahihurre9843
      @abdullahihurre9843 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Runtu fanto maahan Walee

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Marka runta lasheego cay iyo hooyo caydeeda bas bay yaqaanaan xataa madoodi karaan.
      Haba ugu darnaadeen kuwa media kujira. Marmar waxaan is idhaahdaa tolow hooyo madhalin miyaa?

    • @AbdiMohamed-zd1no
      @AbdiMohamed-zd1no 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Scw Scw Scw Scw

  • @SonSharib
    @SonSharib 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +25

    VIVA ABDIFATAH BOODHARI OF SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @alisamatar1605
    @alisamatar1605 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Adeer heestu xaqiiday ka hadlaysaa soomaalidu Runta way ka xanaaqdaa heestani waa sax waana run

  • @AbdinuurUlus-sk7qf
    @AbdinuurUlus-sk7qf 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Boondhere saxib hawiiyye waxaa ku jiro abdulahi balwaan oo runta sheego

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Salallahi Alleyhi wasalim

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Soomaali inta caqli naaquskaa waxay heestan u fasirteen Qabiil laakiin waa hees loogu hiiliyay Dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed 🇸🇴💪🙏

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    kooxda qeylodhaan maxa lola yabaya waxa ay sheegeen waa wixi ay sheegeen xil abdirahman abdishakur , sharif sheikh, hassan Ali kheyre ragaas ayaga ah ma qabyaalad ayay ka ee heedhe war somaliyey run hala qaato
    Waxaan ka codsanayaa fananinta somaliya in ay badbaadiyaan dalka sidii kooxdi reer Soomaaliland ay muse bixi ugu badbaadiyeen Soomaaliland

  • @ShireCadde
    @ShireCadde 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    HAWIYE. XUMAANTA IYO BILILIQADA TUUGNIMADA ISKU TAAGERAAN. RUNTA MA JECLA

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Wa runta 40sano biliqo xaran e ku naaxeen

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Salaan qaaliya A, boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah kahabay kulis hooskasii 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CawilCabdiyare-e6n
    @CawilCabdiyare-e6n 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kusaliya nabiga
    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @BakolCabdi
    @BakolCabdi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Viva C.fitaax bodhari❤

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    ILLAAHAY HAKU BARAKEEYO OO HAKUXIFDIYO MAANSHAA ALLAAHU TABAARKALAAHU 🤴🤴🤴🤴🤴🌟🌟🌟💯🌟🌟🌟👍👍👍👍👍💯💯💯💯🌟🌟🌟🌟🌟

  • @faa5352
    @faa5352 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha alaah❤❤❤❤

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Hawiye haiti(moryan) ya runta laga hadlin miya 1991-2025 BILIQO XARAN BADDA

  • @ShireCadde
    @ShireCadde 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    BOODHARI KAWARAN BADII LIIDO HADII LACAG LAGU GALAAYO QANDARAAS LOO XIRAY ABGAAL

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      No more abgaal danbe xilqabto.dalkan

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Heestu waa iska hees daarood kaliya soo qaadeen somalida kale lama ogeyn 😂

  • @Ayanadam-po2yb8
    @Ayanadam-po2yb8 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    it's true run weeyanu adeer❤

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Farmaajo haduusan dhiibin qalbi dhagax yaa madaxweyne ka ahaa wadanka oo loo xilsaartay wax aqli gal ah sheeg

    • @11naa44
      @11naa44 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmajo ma dhiibin wxa dhiibey nimanki mrka heystey mudug

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yowmul kashif baa lagaaray, waa sheetdaan umada losoodiyay weeye.

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkkkkkkkkk walahi waa iga qosliyey breek looqa maa dameer nin wadi jirey waxuu garan xakamihii dameerka 😊

  • @dahirwaxanroble4378
    @dahirwaxanroble4378 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qabyalad iyo foolxumaa isku darsatey

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Suldan C/Fatax Boodhari. Haweeydan ,waa cayayan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    HEESTU XAQIIQDAA LAGU SHEEGAY😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @osmannhersi1
    @osmannhersi1 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Viva bodhari ❤❤❤❤

  • @JaamacMaxamuud-g3l
    @JaamacMaxamuud-g3l 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Anti.waa.runtaa.runtuu.farta.kasaaray❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xaliye waxaa u caayeysaa naaguhu haku amaaneen miyaa. Doormat u noqo adigu geel jiroow.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ASC wll Boodhari. Xaliye Miya laso Qarxiyey 😂😂😂

  • @bby6
    @bby6 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hawiye o dhan ma wada xuma lakin cadifada qabiilka ba ku badan ta waxa dalil u ah mahamad siyad alaha unaxaristo dadki ugu horeyey a ku kacay darood bey ahayen farmajo darood ba ku kacay lakin hawiye ninkoda xun way iska daba yacayan runti

  • @JaamacMaxamuud-g3l
    @JaamacMaxamuud-g3l 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul.abti.c.raxmaanboodhari❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Runsheeg waa balaaya sheeg beeydheheen reer kaas

  • @Amira_lul
    @Amira_lul 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waxaa tåget min xaqa ja hadla guuleyso❤❤❤❤❤

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kaa dheer dilla

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    NOLOW EEDOOOO. BODHARI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaalo Boodhari Munaafaqiintu Runtey ka Dhimanayaa

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ku sooco guuleyso 💙💙💙💙

  • @manaansalwaofficial9941
    @manaansalwaofficial9941 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Habargidir. Oo. Barooraneysa. Oo. Isku. Ilmaynayaan. Oo. Nabadsigii. Iyo. Cuqubadii. Iyo. Dulmigii. Ay ka. Shaqeynayeen. Inay. Kasoo. Baxdo. Weyna. Bahdilmeyn. Allah banana. Bahdilayay

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xabaalo. Iibsade. Madax. Weyne. Xasanpabri. Baadhte

  • @HawaisMohamed
    @HawaisMohamed 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thanks ❤❤ and he was hole the guy you talked about

  • @abobasement346
    @abobasement346 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Absolutely

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hhhh Eeegeeey. Afkaaga caano lagu qabay❤❤❤❤

  • @sory1570
    @sory1570 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abwaan mahan Guure, waa abwaan kudheeg

  • @JigoAday
    @JigoAday 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xaliye habargidir weye saleban

  • @Phinksa
    @Phinksa 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Odegiii marexan heeeso yaaa kaaa yrekeayo marexan warkaaaa waa dhamaadey

  • @ZakZakaria-y6g
    @ZakZakaria-y6g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The legend brother 😂😂😂

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤ heesta waa sax. Xasan wuxu yahy aaylgu sheegay ❤❤❤ kkkkkkkkkwaaa sax

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Boodhari guuleyso habo 💪💪

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Kkkkkkkkk hawiye waa dad dhintay haday xasan tageren

  • @asheekh15
    @asheekh15 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Markii ladiley ikraan tahliil aydheheen guuraagabyaya markasuyidhi
    Anigugabadha maandilin haladilana maan odhan wixiidileyna ma'aqaan
    Waa abwaan guure

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Oday samaroona baa malin dhawayd qabiilda soimalida ka shekaynayey waxan ku qosaley 3dex qabiil isaaq samroon iyo hawiye wuxu yiri hawiye waz 100lo 90doqon iyo 10fariid 10kii fariid caydiid baa u danbeyay 90kii doqon baa soomaliya walaqaya 😂😂😂😂

  • @FarhiyoMohammed-zg1fn
    @FarhiyoMohammed-zg1fn 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa baas abuur caadi ah😂😂

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    SalaamAbwaan boodhari

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascshire caar jecel waan salaamay heestii ugu wanaagsaeyd oo soomaaliya wax loogu sheegaya waaye

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Haddii qof keligiis ah wax fiican sheego ama wax xun sheego qabiil iyo koox midna loona diro ee qof baa loo diraa.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WCS Bodhari kooxda Qeylo dhaan waxaan kacodsaney in eey heeso kale oo badan oo dalka looga qabanayo HSM munafaqa iyo kooxda Ayaxa baahan ee fashilmeyn.Mooryanta waa lagu qaadi Sugaan nooc kasta ah, Gabayada shiribka buraburka Saarki Caress Cise Abwanadii Dalka keydka Gogolka ayaa laga soo qaadan.

  • @AhmedAdow-h2q
    @AhmedAdow-h2q 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    All somali people are supporting this song so please don’t mention tribe ❤❤❤❤

  • @cabdifitax-tx5it
    @cabdifitax-tx5it 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    sxb adiga hawiye oodhan ha caanin mida kale xasan shiiq anaga waa nawareriyay adna hanawalin

  • @sahradahir6959
    @sahradahir6959 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilmo Shire qabiil mayaqanan Tola ay Bodhari shaqo ka qabo Moryanta

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432
    @abdifatahjamaalalzubeydi4432 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mabajirto hees karun badn

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    RUNTII HAWIYUHU LAMA YAQAAN WAXAY CUQDAD DAAROOD UGA QABAAN😂. HADANA WAA DAD IS DHALAY😂

  • @MoHarago
    @MoHarago 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc sxbkeey eeegey maxaa cusub noo daadi hade eeegey kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Bodhariga cashaqA

  • @dahirwaxanroble4378
    @dahirwaxanroble4378 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oroma tyh yaa ku barey afsomal

  • @Carceer
    @Carceer 46 วินาทีที่ผ่านมา +1

    Hawiye rag caqli leh baa ku jira sida balwaan oo kale
    Lkn majority wax ma fahamsana.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SCW ❤SCW ❤SCW❤

  • @halimajama7814
    @halimajama7814 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maya run bat sheegeyn

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hawiye waa xoolo Nool

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🙏🙏🙏👏👏👏👏🙏👍👍👊👊👊👊

  • @nafisohussein3204
    @nafisohussein3204 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hasan sheydhan 😂😂😂😂

  • @RodaJama-g1i
    @RodaJama-g1i 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa run kooxdan wax run ah bay kasheegeen

  • @mohanfilms460
    @mohanfilms460 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂Xaliye intaa ugu daa boodhariyow

  • @ruqiyaabdulahi590
    @ruqiyaabdulahi590 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runsheeg boodhari caashaqa guuleeyso

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cadowga sukeeyaha ahaaw turubka waa lediinla bartay nacala la cuqdad badan tihiin doolad diidka ah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaliye no caawis from khaatumo

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    3 HABROOD oo bar go'ay hadana QAAD loo qaaday ayaa soo heesaye raali naga ahaada. QEYLO DHAAN waxey u QEYLO DHAAMISAA shacabka muqdisho.

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax

    • @fathiaali-yx8xn
      @fathiaali-yx8xn 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa run shacabka muqdisho oo barooranaya maalin walba calool xumo hooyo ooyayssa

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Ruun inader

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Hawiye waa dad cawaan ah waxba fan iyo dowladnimo kagaranmaayaan

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hawiye Cawaan ma wada aha ee waxay Xamar nabada ugu diidan yahiin yuusan Daarood Xamar ku soo noqon.Haddii uusan Daarood Xamar ku soo noqona Xamar dawladi kama jiri doonto.Sababtoo ah Madaxda Hawiye ma yaqaaniin sida saxdaa ee loo maamulo dowlad iyo dal.Calaa kulli xaal madaxda Hawiye Talo keen ma aha ooTalo Raac ma aha.

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk Madaxah dhugleh 😂😂😂 Allah waan suuxay

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @fadumaomar9358
    @fadumaomar9358 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilàhay ka cabso

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      idinka ilaahaay ka cabsada xaqiiqo ilaahaay baa jecel .

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MARKA HORE AF SOMALIGA INAAD BARATO AYAA KA HORAYSA INAAD KU GABAYDO ISIR UMA LAHA DADKAN AAD SHEEGAYSO WAXAY KA YAQAANAN 23 EREY U FIIRSO OO BAADH MAHADSANID.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farmjo ayeyku qaafiifen farmjo qabriyad maaa faagan ee xaasan wuxu yahay waa lo jeeeday xaasn daalku xaare yaahuuuuu

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul iyo Gobonimo Gedo state. Guul iyo Gobonimo Jubaland. Guul iyo Gobonimo Puntland. Guul iyo Gobonimo Maakhir. Guul iyo Gobonimo SSC Khaatumo. Guul iyo Gobonimo Mudug state. Guul iyo Gobonimo DDS. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA CEEB IN WAX RUNA OO XAQIIQA LA INKIRO XASAN SHEEKH WAXAANU AHAYN LAGUMA SHEEGIN XASAN SHEEKHNA WAXAANU AHAY NOQON MAAYO EE CEEBAHA XASAN EE TIRA BATAY LAMA QARIN KAREE NAFTIINA U XISHOODA XASAN HAWIYE HADH UMUU JIIDINEE

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Aryaa Xasan shiikh birmade waaye. Aryaa bireeg maqabahaayo yaayah xaaku heesa 😂😂😂😂😂 🤣🤣🤣🤣🤣 belo ku degtey

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nio reerka hawiye miinadi wx badan u dhintay dawladmimo cagsideeda bay dawladnimo u fahmeen

  • @zaynabmohammed7736
    @zaynabmohammed7736 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligay dhulbahante ma moodayn akhas

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan xaarash Qaran
    Wamaata xasuqe.

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BOORAMOW BALAAYA TAHAY, VIVA FARMAAJO ♥️. Unukaa leh, taakana siin meyno muu yiri , ninku isma maqlo, hawiyaa Xamar ku dhiban. Xasan hadhaco yaa ALLAH!. Suugaantii waa la abgaaleeyay ee ma maqlin miyaa?

  • @Ibraahimmohamed-k3z
    @Ibraahimmohamed-k3z 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC,walaalo waa goobtii Daarood Ismaaciil Ibraahim abaskuull Araarso dadkeedii waa sax heestu waana lahubaa Xasan Shiikh waa la bawajile hadana wuxuu Itoobiya u aaday waa Jubbaland in aysan la jirsan ama taageerin Itoobiya waa siyaasad dibada iska taala Daarood waa gob banaanyaala Hawiye maanta waa ku ciyaaray dowladnimo ee Daarood jago'a dowlad gaara aan noqono oo lamagac baxday jabartiland horta huuno ma waxaad tahay Gari koombe ragii qadiyada ee reer aabo waad salaaman tahay guulleyso oo guni kuma jabbiso gari waa reertolkey waana jeclahay walaahi Jidwaaq IYO Gari waa reer Jigjiga wadanka waxbadan ayaan kamaqnaa waad ixasuusey walaalo waxaadtahay danjire ina Daarood Ismaaciil. Waa wiil Waal oo ku salaamay OO jooga baladweyne agteeda IYO hooyo gurigeed matabaan halamidoobo maanta do wladsoomaaliyeed majirto rajo male Daarood tasho meelwalba waxaa kaaga socda weerar.

  • @XabiiboIbrahim-j9u
    @XabiiboIbrahim-j9u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    bacow bulacada cashqow ka dhamawo bul shada 🌿🐏☘️🐏

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma kuwanaa fanaaniintii waaberi ah ,waaberiyey xaal qaado

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😅😅😅😅😅😅😅
    Mineey fatuuro fiiq tiraahdo ya nin fadhaawa ma fayooba

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wuxu yiri isaaq wa 100lo 90 walan iyo 10miyir qabta 10kii miyirka qabtey dagaldii bey ku dhinteen samaroon waa 100lo 90 hurda iyo 10soo jeeda 10kii soo jeeday dagaldii bey naga dhinteeen darood waa 100lo 90 iimaanla iyo 10 imaan qabta 10kii imanka qabteyna 90kii imanka laa bey la imaan beleen wllhey niyad baaan u qosaly😂😂😂😂😂😂

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    O dal DHAN o badisi iyo dhulkisi labixiyey iyo Qofkeba Qalisan.
    Ninkan miyuse mogyahay in Qalbi dhagax iyagu dhiiben.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    cabdullaahi maxamed farmaajo fuley wadaniyu aha

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawiyow hassan dhib iinan ku qabin somali kuma qabto,somalida waxa dhibayo waa bahdilka uu somali ku sameeyey oo uu weliba ku hor bahdilay cadawgii kowaad ee umada somaliyeed

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    H GIDIR MIYEY TAAGEEREEN XASAN GAWAAD FATAAL...!!!

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maya Habargidir matagersana xasan munafaq

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qalbi dhagax mooryaan Sanbalooshe ayaa dhiibey ,qaraxa soobbe ma farmaajaa watey iyaga iyo alshabaab koodaa wax qarxiya