Keep going wlhi wax badan ban ka faida chp yuo tube adiga iyo mohamed qadar ban u so gala wiil sports ahy adiga marka ku dawo doh isga nh dawa dah sports + political 😊❤❤🎉
Wa ku cusbhy channelkaga qaab wax tabintada aya aad u cajiipsan waxn rajeena inadan marnaba ka gaaabin joogteynta ina so gudbisoh muuqaladan cajipka si aan wax badan uga faa'idno mahadsanid
@@Malaawi7 sida aan aaminsanahay waa been aniga oo ku saleynaya dadka reer ciraaq sababtoo kaliya waxaaad fiirisaa comment yada dad ciraaq su,aal intuu ku duugay umadaas malaguu sheegay 1m oo qof in uu mareykanku ku dilay dalkaas
Ha ilaawin inaad like saarto sxb, Mahadsanid
Sxp xgee kala so xariraa muhiim ku ahay
Sxb waxaan kaa codsan lahaa inaad barnaamij nooga sameyso dhankaas iyo wall streetka qisooyinka ka dhaca
see laguuu ilaaawaa?
waabad xiiqdaye kkkkk keep going
Haye zxp kabadan ayaad uqalantaaye🙌
Muuqaalada nooso badi sxb muxsin
اللهم انصر اخواننا في غزة
Guuleyso sxb eng muhsin ❤
Waa. Dadaa laysaa saaxiib hanaga niyad Jabin oo hadaalin saxiib ❤ good Job🎉🎉😮
Sxb horumar wacan aya ka muuqda habka daadihintaada si wayn ayan kugu xidhanay 2025 waxad noqon doonta channel ka loogu jecelayay waa hadad dadlkaga si wado🙏✌️
Mahadsanid sxb, insha Allah meel waynu ayaynu gaaraynaa
Fiiri profile kayga ❤❤❤❤❤😢😢😢Alle weyne ha unaxariisto 😊😊
Legend keep going tabunta wararka aad toobiso iliked
Wn kaa faaiiday sxb alle wax khayr leh ha kuugu badalo sxp
You deserve more than 10M subscribers, don't worry, you will reach one day insha Allah
Walhi oo balahi habeenka ida aysogashay ayaan dhashay subixiina sadaam ayaaa ladilay ❤ ninkaa isku nasiib ayaan nahay
Mahad sanid zxp wxaan kaa rajaynaynaa inaad noo soo badiso waliba inaad Daalibaan ku soo xigsiiso jeclaan lahaa
KEEP GOING PRO.
Mahadsanid adeet
Muqalada soo badi dadallkaagane allahaka ka abaalmariyo sxb
Aamiin, mahadsanid sxb
Aamiin yaarabi aamiin
Jazakalaaah ya sadddam
Keep going wlhi wax badan ban ka faida chp yuo tube adiga iyo mohamed qadar ban u so gala wiil sports ahy adiga marka ku dawo doh isga nh dawa dah sports + political 😊❤❤🎉
mahadsanid sxb
Wlhi waa ku tagera sxp hormar wacan🎉
Mahaadsanid sxb Alle haku sharfo
Same energy 👇👇
Muxsinow zxp in badan naga maqnayd ee videos badan ka sugayna❤🎉
Horay usoco walaal warbixinadaada waa cajiib waxaadna mudantahay dhiirigalin iyo amaan
Mahadsanid wallka
Muxsinow Malmo badan naga maqnaataahe video dhameys tiran soo diyaari oro❤
Mahadsanid
Sxp muxsin general Maxamed Siyaad Barre iyo dowladii Dhexe video kasoo sameey mahadsanid 🥰🥰🙏
Shp,baryahan muqqal maadan soo dhigin sow ma ogid horta
Zhp muxsinow ayaan taan waa lagu waayay video yaashii waadla soo daahday
Walaahi muuqaaladaadu waxa ay uqalmaan malaayiin daawasho
Mahadsanid sxb
Nin tqgeera somali🎉
Solabasho wacan muxsin
Sxb ❤ horay uu soco pro qiso dhaba
Mahadsanid sxb
Wa geesi garab waye He is father of America and Israel King Sadam Hussain King Sadam 🤴 👏 🙌 💙 ❤️ 🙏 🤴 👏 🙌 💙 ❤️ 🙏 🤴 👏 🙌 💙 ❤️ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hori usoco sxb❤
Pro malinkasto Hal video nosoo Dhig plz
39❤
Libaax ayuu ahaa carab ninkaas oo kale kama dhalan
I.a 100k subscribe mar un wagari donta zxp dadalka badi
Sxb muqaalada soo Badi meel fiiCan baad Gaari durba insha allaah
SXb sare wad mahadsantahay
Saaxib kasoohadal fiid naam
Muxsin walal mid maku waydiiyaa su.aal?? Maadaama aan rukun kuu ahay
Sxb noo soo badi muuqaalada
Asc sxp muhiim ayan ku ahay xagen kala so xadhidha 🙏
Facebooga channel profileka ku qoran
Sxb mohsin kaadirkii Kacaanka jalle major general Mohamed Siad Barre kasoo hadal Naga daa carabtaan❤
Meelo qaar wuu ku saxsanaa meelo neh wuu ku qaldanaa
Waan ku raaxeystay video gaan nooso badi walal hadaa awoodid
Osmaa bin laadin kusoo xigsii wallo
SXb Jananki Qasim Sulaymani ee USA Dilen Taarikhdisa next ka soo dhig 🙏
Wixii lagu alifo masar waxaa lagu daabacaa bayruut waxaa lagu aqristaa baqdaad
Waan kuu xiisi doonaa madaxweyne ma jirin madaxweyne kaa danbeeyay marka laga reebo maxamad mursi
Wa ku cusbhy channelkaga qaab wax tabintada aya aad u cajiipsan waxn rajeena inadan marnaba ka gaaabin joogteynta ina so gudbisoh muuqaladan cajipka si aan wax badan uga faa'idno
mahadsanid
Mahadsanid sxb, insha Allah waan wadi doonaa dadaalka
Wan ka sugowa fid naam iyo marekan
2003 miyaa ka dilay mise 2006 ?
2003di ayaa la qabtay 2006 ayaa xukunka lagu fuliyay
🫡🤴👏
Sxb fid nam iyo marekan kaso hadal
Sxb fidnam kaso hadal
Kasoo hadal saaxiib qisada masiixu dajaal iyo saaf ibnu sayaad codsi
Ha ka tagin inuu laayaya 4m oo dad ah kurid iyo Kuwait+ shiico waa mujrim daaquud iyo kaligiis taliye axmaq ah
Meelaha uu ku qaldanaa waxaa kamid ah marko doorashada ku guuleystay inuu mucaradkiisa dilo iyo dowlada kuwait uu weerar ku qaado
Meelaha uu ku fiicana inu duqeeyay israail halyeey waaye
Madaxweyne kasto Mel uu kuficna iyo meel kuxumaa ayaa jirta
Shicada dilkoda waa bana yahay maxa yelay waxay aflagadenayan saxaba rasulka scw ❤❤
@@Abdullahi22-k cadeyn ma u heysaa sxb mise BBC ayaa kuu sheegtay
Warkaa mala hubaa zxp Mize warbaahintii gaalada ahayd ayaad ka maqashay sidaan anaguba uga maqalnay
@@Malaawi7 sida aan aaminsanahay waa been aniga oo ku saleynaya dadka reer ciraaq sababtoo kaliya waxaaad fiirisaa comment yada dad ciraaq su,aal intuu ku duugay umadaas malaguu sheegay 1m oo qof in uu mareykanku ku dilay dalkaas
Guuleyso sxb eng muhsin ❤
Guuleyso sxb eng muhsin ❤