DEGDEG DEKADA HOOYO ITOOBIYA LOO SAXIIXAY SIR CULUS BANAANKA TIMID QORSHIHII XASAN SHEEKH LA OGAADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • DEGDEG DEKADA HOOYO ITOOBIYA LOO SAXIIXAY SIR CULUS BANAANKA TIMID QORSHIHII XASAN SHEEKH LA OGAADAY

ความคิดเห็น • 61

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    garaad dawiista ssc khaatuma dhisaysa oo malgashaneysa waxayna noqoneysa dekeda ugu fiican afrika

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    😅😅😅😅Oo ileyn Hawiye Isaaq bay ka dhacayeen Ethiopia😂😊

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waa khaain nimo gedo itoobiyaan baahaysta waabeen

  • @aminamohamed6121
    @aminamohamed6121 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi. Waa. Yab

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 50 นาทีที่ผ่านมา

    Subxaanallaah Subxaanallaah waa ceeb

  • @NimaHassanIlmi
    @NimaHassanIlmi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaalillaahi wainaa illeyhi raajucuun

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaqica dhabta ah ee uu wato
    Xassan waa taas

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 49 นาทีที่ผ่านมา

    Maxaa hargaysa looga soo hor jeeday waayo ⁉️ Subxaanallaah

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soomaalilaand ciilka adduunka

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan hadduu jabuuti iskudiray

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa khalad way soomaaliland lopha qaaday

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I went on holiday to Somalia, and everyone was happy like nothing was wrong or no war, even Ethiopian soldiers were not coming. Why? because they knew. Somali people understand each other!🇸🇴

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waawareey warmarkasta ma waxaa adabaordayaa xasan

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeer. Hobyo. Waxaa leh sacad ethiopia ma imaan karto hobyo qor qor asaga maa leh hobyo waxaa difaacaayo raga sacad hasan sheeq ha siiyo dhulka abgaal

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 36 นาทีที่ผ่านมา

    HAWIYE WAXAY U BADAN YIHIIN MUNAAFIQIIN HALA SOO AFJARO XASAN BAKHTI KENYATI U SUJUUDE XASAN FULAY

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa.warey war wixi dhig lahaw kaca.

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 41 นาทีที่ผ่านมา

      HAWIYE ADOONSANAAYAAN ITOOBIYA

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 41 นาทีที่ผ่านมา

    HAWIYE AYEY ADOON SANAYAAN ITOOBIYA

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HG gumeysi iyo Gumaad Ethiopa ayey u xiiseen qoorqoor waxa uu ahaa kirshboy MOORYAN DHIIGYOCAB AH oo dumar iyo caruur xasuuqey 1991 USC

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheikh QABYLADA Wu tusay DAROOD lakin DAROOD ba khiyaali ku nool ah. DABADHILF XAMZA MARXUM WA NIN MASKAXDA KA XANUNSAN

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hawiye Danbe oo iskadhigayo Wadani ogaada inneey munaafaqiin yihiin. Shalay waddankii waa diirteen, maantana halkii degad ee lahaayeen beey bixinayaan.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hawiye way iibsaden wadanki war soomali rajo maleh dee ninkastaba gobolkisa hakulaabto

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yac ethopia hobyo lagama siinaayo saldhig militeri iyo dhul 20 kilomitir oo iyada ay leedahay
    Ethopia wax way kala soo degi kartaa hobyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo iyo kooxodiisa waxaya rabaan inaya hantida umada soomaaliyeed oo dhana cunaan lkn waa hadii llaga yeello👁️

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa laguhaysta isaaq. Iyo Darood Heshiyaa oo tashada waynu is dhalay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo cidan umada soomaaliyed aheen dagaalka kullama jiro cadowoga umada soomaaliyedena oo kalla qabiye waa xasan dhiiqo😉

  • @NurRoble
    @NurRoble 28 นาทีที่ผ่านมา

    Majeerteen dabaal dagoodii garacad waxaa duugay hobyo kkkkkk

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad la isu fahmay qabyaaladu meesha ay gaadhay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxuu fiqi ula shiraayay waxay ahayd in uulahashiyo Si ay udhisto hobyo itopia waadiiday hobyo marexaana kaguurimayo jidka uudeganyahay

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 36 นาทีที่ผ่านมา

    warkaasi waasi wariye warkaagii xumaa ee hawiye iyo itoobiya waa kala dhinteene warkale mahaysaa sxb

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood waa oromo qarsoon ssdf

  • @Umo580
    @Umo580 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawiye horaa loshegay in aynan dowlad waxba kaoqoon

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkk

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaan majeerteen ka aqrisanaa waa tii aad tiraahdeen cuna qabateeynta iyo deeynta yaan la qaadin hadana wax kale doon doona ilaaheey siduu iiga adag yahay ayaan idinka adkahay

  • @ሰውለሰው
    @ሰውለሰው 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ethiopia diverts rivers to Somaliland
    Ethiopia has a plan to divert its rivers flowing into Somalia towards Somaliland.
    Nebed geliyo via Berbera!

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ETHIOPIA 🇪🇹 wil bring rain from the SKY 🌌 🤣😆🤣 you can only make those promises to ANIMALS AND TRAITORS.

    • @kilershakazulu400
      @kilershakazulu400 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      There is no such thing as Somaliland. Somalia is sovereign nation. Ethiopia is weak and divided.worry About fano

  • @user-mn5fl5fh1y
    @user-mn5fl5fh1y 2 นาทีที่ผ่านมา

    Adeer waa saad usheegtay masar iyo hubka lala soodagayna & ciidanka beesha ah ee ladhisayo adaa lagugu qabsanrabaa. Adeer kaa baaxambaarsanaa xassan ee calaacalka nagadaa

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cung yare aya tahaye qabiilba ka Uuraayoo Putland Dakad waye qabaan Bosoos intaan lahaa Qaniilka kuu Qadeeye kumaa dhiigoo .

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaan idin weydiiyey xasan been ma sheegin waxuu yiri anigaa ku siinaya bad ee aniga ii imaaw oo muuse hala heshiinin markii jaziira wareysaneysey waxuu yiri waxaan rajeynayaa inuu ka soo noqdo abiy xasan itoobiya ayaa soo galisey saaxada siyaasada madax weyne noqdo waxaan dhageystey doorashdiisii hore ninkaan horey looma argin ee yaa wata waxaan ogaaney markuu gabre madaxtooyada u fadhiistey

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mooryan waa Mooryan Ethiopa maba rabaan Mooryan berito ayey wadafiiqanayan jiingadaha Ethiopa way ka dharagsantahey

  • @ClahiXusenQorane223Qclah-dx4bo
    @ClahiXusenQorane223Qclah-dx4bo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War daaroor ayaa loodidanyah

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Degada hobyo degad somaliya iyo itoobiya ka faidasto baa laga dhigaya
    Kadib markii darood dhaheen degakada garacad iyo bosaaso harti baa lahaa
    Oo wiliba dhaheen harti dhaheen wax kala soo degamano
    Degada Barbara
    Marka xasan shiikh idinka filcalka tusay
    Wiliba ciidamada fedarlka iyo ciidmada gqlmudug iyo kuwa putland lagq qoray iyo khaatumo
    Baa xasan shiikh ku xiri doona degadaha darood wiliba ciidan hobyo ilaa garacad loogu tala galay baa jira marka cabadka joojiya

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war hobyo ma daarood baa leh mise ragii raga ahaa ee hawiye irir samaale doqon yahow dhulmahante ah waligiinba idinka jecelaa itoobiyaanka istubid dog

  • @mohamedaden1008
    @mohamedaden1008 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacas weeye wiilkan. Soo garacad garacad suuqeeda koowaad Ethiopia ma ahan. Cunug yar tahay siyaasad ku wareertay..

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daaroodow urur samaale waxay ku kala barad tamayaan sidii ay dhulkooda uxaraashi lahaayeene inagana inteena inoo gooya oo aan isaga baxno ururadan dal xaraashka ah.war maxaa nadaba dhigay caqligu hashaqeeyo daaroodow

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mesha kaa imaa deyn aya nila cilinaa dolka qof ka leh aya jogayo sansibar yameyn tansaniyi oromo aya ka so jedan dolka marti aya ku tihin

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbuukarMohamed-v4t itoobiyaan qadhmuun oo soomaali bartay nama harawsan karo adeer waanu kula fahmaynaa munaafaqada aad wadid eeyohow kadhamoow soomaali dhexdeedu kuma qaadee ee orod utali taadii baa foolanaysee

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dolkan dad ka leh aya qab sanayo ininka daarood hawiye isaq digil mirifle raxaweyn intina waa nilaa qab sanaa dawan wilibo

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbuukarMohamed-v4t caqli lix saac riyooday kuma xumid

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 46 นาทีที่ผ่านมา

      Dekeda Hobyo dhulka aay Itoobiya wax u marin lahayd waa dhul Daarood, Daaroodna dekedahiisa ayaa u baahan in aay dhulkiisa adeegsadaan! From Gedo

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale majeerteen

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenlow baad tahay

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenaale