Madax dhaqameedka iyo Wax-garadka beelaha Garxajis oo soo dhaweeyay go,aamadii beelaha Habarjeclo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 22

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SALDANADA GARXAJIS GUULAYSTA ALLAAHU MACAAKUM

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mnsha Allah habar jeclo haaydiii lagu sheegayay
    Baaa run kun noqtahy Mnsha Allah
    Waxa weyaan haaaydu warkeedu waa soconyaaaa

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 40 นาทีที่ผ่านมา

    Masha allaah burco is racaday

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guulaysta❤❤❤❤

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HABAR JECLO WAA U ABAAL CELINAYNAA BARI HADANU NAHAY GARXAJIS❤❤❤

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hy waad mahad kumahadsantihiin mahad naqaa tokayow from

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂😂😂 Waar adeer hj waa kulmiye cod omaa haayino yusraa harti

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Soomaliland way jiraysaa

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sheeko beena maya ilaa bixiya

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🧡🧡🧡💯❤️❤️❤️💯

  • @siciidcabdiaxmed9657
    @siciidcabdiaxmed9657 36 นาทีที่ผ่านมา

    Kulayba habar yoonis haday kulmiye ucodaynaysaa maxaan u codeynaa

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaaalnimadu waa dhalasho ee maaha laftaa hilibka kujirta ma isiinaysaan walaaltinimadu waa wax la beerto doorasho iyo doorasho la.aan inuu walaalkuu ahaado

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 18 นาทีที่ผ่านมา

    QAAR WAALAA OO XIDHNAAN JIRAY AYAA KU JIRA KUWAN HABARYOONIS SIDA ...

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Khayaaliga ka baxa odayaal, codka hjeclo waa Kulmiye, afarta koofiyad bacle ma go’aamiyaan codka hjeclo,

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 38 นาทีที่ผ่านมา

      Markiii muuse juudaan sareeen kursiga mxay u noqon wayeeen koofiyad bacle tuug baad tihin adiga iyi aderkaba dalkaba wa lagga qabanyaa

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Idinku cid aad dhisteen malahayaa ina cigaal siilaanyo faysal cali muuse biixi ilaa qofku markuu abaal galo ayaa loo istaaga
    Habarjeclo way idin saartay laakiin markay idiin soo doonteen wakhtigii siilanyo maxaad tidhaahdeen

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhamaan wx comatiga qoraya, ee caayaya GARXAJISA Maha habarjeclo. Waad daddkle oo iska kaago dhigaayo.waa idinka gudooney walalayaal anigu CAYNABA jogaa wan idinka gudoonay

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    habr yoonisey beenta iskadaya ciirco madaxwayne kama noqonayo somaliland cood habr jeclo mahelaysan in yaro muuse abokora mooyane habr jeclo buurmadaw iyo inta lasocotay mamatelan waa ogtihin waxuu leenahay suudan guud cabdillahi weli muu hadli wuxu jooga carabta marka waxa noogaysaten hadanu nahay habr jeclo waa ogtihin ee maanlinti magalooyinka habar jeclo daroodku guubayey wadinki nacawin wayey waxa noo soo guurmaday sacad muuse oo noogu yimi qorilugud wllhy coodbaka hadlaysane darood idinka nagagadaran ciiro waa ogtihin inaay uu dhaarten ciidanka habar jeclo ee jooga qorilugud ilaa coodanle aay ku yidhahden hanoo iman takale maxamed kaahin oo nool masinayno habr yoonis coood

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 21 นาทีที่ผ่านมา

    Waar waa been iskahubiya

  • @MukhtaarAbdirahman-v5t
    @MukhtaarAbdirahman-v5t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Anaga doqon xilka ku ma aaminayno oo jiliicdhaafay adeer geesi mayal adag ayaa loo baahanyahay

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Idinku cid aad dhisteen malahayaa ina cigaal siilaanyo faysal cali muuse biixi ilaa qofku markuu abaal galo ayaa loo istaaga
    Habarjeclo way idin saartay laakiin markay idiin soo doonteen wakhtigii siilanyo maxaad tidhaahdeen