CAPCUT CASHAR-KII 1AAD SIDA MUUQAAL LOOGU HAGAAJIYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • ------------MUUQAALADA WAAN SOO BADIN DOONAA HADII AD GARAB ISIISAAN INSHA ALLAH SI AAN HORMAR UWADA GAARNO SHARE IYO LIKE INTABA KAHA BAQIILIN----------
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    WAXAAD KA HELEYSAA QALABKAAN OO DHAN LINK-GA HOOSE
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    AMAZON GERMANY: www.amazon.de/...
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    SWITZERLAND: www.tectake.ch...
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    WAXAAN ADEEGSADAY INTA AAN DUUBAAYAY MUUQAALNAAK
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    #BOYA M4 PRO KIT
    #CAMERA CANON 70D
    #CAMERA #GOPRO HERO 7 BLCAK IYO #G7X MARK 2
    WAXAAN KU HABEEYAY #FCPX #CAMTASIA STUDIO 9
    COMPUTERKA AAN ISTICMAALAY #WINDOWS10 #MACBOOK AIR

ความคิดเห็น • 64

  • @xasancall6823
    @xasancall6823 ปีที่แล้ว +5

    aniga iyo adiga qoralkan aqriyaya ilahy qabrigena beer beeraha janada kamida hayno gadhigo aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sadaamyare1946
    @sadaamyare1946 3 ปีที่แล้ว +4

    Qofkii ugu horeyay ee dawadaaa😅😅

  • @cambuulo
    @cambuulo 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah. Waa macalin Dahir Dictionary. Runtii waxaa tahay qof talented 👌 keep up the good work. 👍

  • @ciisexasanmaxamed132
    @ciisexasanmaxamed132 3 ปีที่แล้ว +6

    You are the one I liked Masha Allah

  • @oscaryare5127
    @oscaryare5127 ปีที่แล้ว +1

    maclin nosoo badi waan raadinaaye

  • @maanoh_qoslayeh
    @maanoh_qoslayeh 3 ปีที่แล้ว +5

    WLLKEY CABEEY HASSAN HORUMAR WACAN AYAN KU RAJEYNAYAA MACALINKEENA TAHAY❤️✌️🇸🇴

  • @yuusuf7154
    @yuusuf7154 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp sidee video qof looga saara sawirkiisa

  • @SOMALIRECAP
    @SOMALIRECAP 3 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso bro

  • @daadir2020
    @daadir2020 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @Ubdirahmaancade0
    @Ubdirahmaancade0 6 หลายเดือนก่อน

    Wall wad mahad sanataahy

  • @TheLegnd1
    @TheLegnd1 3 ปีที่แล้ว +3

    cabeey you are really great keep going thank you bro

  • @majidadel584
    @majidadel584 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going brother

  • @yahyeabdi4379
    @yahyeabdi4379 3 ปีที่แล้ว +2

    mcalin part 1 wankasaayay par2 kasugayaa❣️🥰

  • @gacal-soorgarabey7755
    @gacal-soorgarabey7755 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad noosoo badi khayr alle haku siiyee

  • @cadnaanindhofarasle1017
    @cadnaanindhofarasle1017 3 ปีที่แล้ว +1

    aad baad umahad Santahay ustaad wax badan ayaan ka faa ii day

  • @suheylasaid8337
    @suheylasaid8337 3 ปีที่แล้ว +1

    Sawirka madow marga ugu horeso ani ma sawira oo mobelka man ku seva karesana

  • @mohamoudkaraama6716
    @mohamoudkaraama6716 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @mohamedadanibrahim8590
    @mohamedadanibrahim8590 3 ปีที่แล้ว +1

    MACALIN XASSAN CABEY KEEP GOING PRO✌✌✌✌

  • @hoodocabdi421
    @hoodocabdi421 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahad santahay saxiib Casharkan waan fahmay waan sii wadayaa wll

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 ปีที่แล้ว

    Good lesson thnks

  • @muzamilofficial1
    @muzamilofficial1 3 ปีที่แล้ว +1

    Wad ku mahadsanthay

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid 💯 sxp sare.

  • @user-bz7bq4zo3s
    @user-bz7bq4zo3s 5 หลายเดือนก่อน

    Haye wll casharka ileen dad aan ingilish aqoon aya ku dawaanaye turjuum fadlan

  • @naajidinixofficial2919
    @naajidinixofficial2919 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll💯

  • @kadhe_lyrics4247
    @kadhe_lyrics4247 3 ปีที่แล้ว

    Manzha wll horey u soco zxp

  • @MohamedAhmed-zp9bk
    @MohamedAhmed-zp9bk 2 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaad samaysaaa sida loosameeyo video reaction loga bixiyo ama laba video laysu barbar dhigo

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika1658 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnks wll cshrka xiga sodhaqsi

  • @MaxamedcabdileCadow
    @MaxamedcabdileCadow 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb markaan video sawiro jarjaran dul saarayo keen hor mariyaa

  • @isracabdi9799
    @isracabdi9799 2 ปีที่แล้ว

    Wll wax soo sameysaa sida qoraalka lagusoo dulqoro marka sawir okle wx wax qoraala kusamaysato

  • @jaaleofficial8484
    @jaaleofficial8484 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaaa sugaaye mahadsanid ustaad

  • @mohapiomohapio729
    @mohapiomohapio729 ปีที่แล้ว

    Firi sxb heesaha qoralka sida sawirada lo saaro soo same

  • @_wll____
    @_wll____ 2 ปีที่แล้ว +1

    🙏

  • @fantasticofficial2893
    @fantasticofficial2893 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnz lpx 🔥👊

  • @empireshow1
    @empireshow1 3 ปีที่แล้ว +1

    Capcut apple lacag ayuu I waydiiyey sidee kula dagaa

  • @HafsaHworld
    @HafsaHworld 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wrwb walkey mahad sanid

  • @bulshaawiaweys4381
    @bulshaawiaweys4381 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan kula socdaa ilaa tiktok ga halkaana wan kula jogaaa

  • @xasancall6823
    @xasancall6823 ปีที่แล้ว

    sxb ado mahadsan video yadada calamad usame si lo fahmo

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika1658 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn sual muuqaal ka qaab TH-cam logalin karo uma eke

  • @Akgamer-sj6cs
    @Akgamer-sj6cs 3 ปีที่แล้ว +1

    Abti side logu duba mobile video qurux badan android

  • @qaatumoaxmedmaxamee7230
    @qaatumoaxmedmaxamee7230 2 ปีที่แล้ว

    Abowe fiiri hadaa whatsapka kasoo baxo oo meelo kale galo kor whatsap ayaa isoo saarmaayo hadane wuu noqonaa see uxalinaa typin loo dhahaa jawaab neh liima soodiraayo

  • @mumtazmohaa9452
    @mumtazmohaa9452 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll mahadsanid
    Waxa i fa idaysaa carabi maraa ku qoresi xarfaha way kala go,anyihiin see lo xiririyaa sidda مرحبا oo kale wuxu iga noqonaa م ر ح ب ا

  • @cqaadirsuleymaan2350
    @cqaadirsuleymaan2350 ปีที่แล้ว

    Maclin side siwir smeyaa muqaaal

  • @kanzulqaadiriyatv9470
    @kanzulqaadiriyatv9470 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @cabdalahi
    @cabdalahi ปีที่แล้ว

    ⚽ ASAP

  • @user-oe1cg7nq8i
    @user-oe1cg7nq8i ปีที่แล้ว

    M a

  • @team_talent
    @team_talent ปีที่แล้ว

    70 d

  • @ABDULLAFJ
    @ABDULLAFJ 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid macalin cabeey

  • @maalinproduction2979
    @maalinproduction2979 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxpoo infront Camerada aad isticmaloseid indha iska sax meelkale ayaad dayeysaa

  • @khaalidcabdi2632
    @khaalidcabdi2632 3 ปีที่แล้ว

    Zhpaw wad vcnthee lkn hadlka lnagu dheranysaa soo gapi

  • @mukhtaardaauud7221
    @mukhtaardaauud7221 3 ปีที่แล้ว

    mad mahad santahy lkn caby xassan zxp

  • @UsmacilMaxamed-kz5wn
    @UsmacilMaxamed-kz5wn ปีที่แล้ว

    Iisheeg sideeloogahagaajiyaawax cap cut

  • @user-jn1cm6vi7z
    @user-jn1cm6vi7z 7 หลายเดือนก่อน

    Side losamya 1xbet

  • @juwayriyojanaat1340
    @juwayriyojanaat1340 3 ปีที่แล้ว

    Cabeey abwe waxaa ii sheegtaa 5 kun friends fecebook leeyahy status kana waxaa ii daawato 100 qof oo kaliya sababta waa gara waayay dadka iga friends yar oo iga view badan arkay ee maxaa sameeyaa iisheeg 🥺🥺🥺

  • @wareergooye7236
    @wareergooye7236 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wll ustaad

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 ปีที่แล้ว

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi subescrib lik plz the 🙏😢😑

  • @ahmedcaafidirifsanbul5090
    @ahmedcaafidirifsanbul5090 3 ปีที่แล้ว

    Macalinow video yo kabaxay side loso ceshta

  • @geesigacali9979
    @geesigacali9979 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 4 หลายเดือนก่อน

    2 prt kuso dar wa sugi la ahy

  • @sharmakeabdi6399
    @sharmakeabdi6399 ปีที่แล้ว

    Been taada waaye