Burburkii Xamar iyo Dagaalkii Ceydiid iyo Cali Mahdi Dhibaatadii Muqdisho ka dhacay 1995 ilaa 2005 !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 46

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 4 ปีที่แล้ว +9

    Waraysigan in hadda lasoo daayo ma ahayn inse la duubo waa sax. Marka dalku Dego ee cagaha si fiican loo dhigo ee nolol fiican la arko ayey taariikh ayaan u anfici lahayd si aan gadaal cadaabkaas loogu noqon

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 ปีที่แล้ว +5

    waa jabhado dalka qaribey oo aanan wax isku ogoleyn bay ahaayeen runtii cadaab ku waara dheh inata noolna allah ka daba geeyo

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 4 ปีที่แล้ว +1

      DALKA XAGEE KA LEEDAHAY DOON KEENE BOOB IYO DHAC LAGU DHALAY BEENTA HA JOOJIYO WAAYEELKAANU EE TAN HA KA SHEEKEEYO NAHAABKA UF. th-cam.com/video/dBx3L475i9Q/w-d-xo.html

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 4 ปีที่แล้ว +6

    Hawiyahu waa cawaan wlhi Daarood faqashey inteey dhahen daaroodki marku ka tagayna Lacagti hubki diyaaradahi Dowlada eey Gacanta ku dhigen meshii la rabay in ee Dowlad dhisan ayaga dhexdoda isu yimaadaan ayagii ayaa isku Cunay ayagii ayaa is baa’bi’iyeey habargidir iyo xawaadle ayaa is baa’bi’iyeey habargidir iyo Murursade ayaa is dilay habargidir iyo abgaal ayaa 4 months is Garaacayeey ayaga sideey isku baa’bi’iyeen daaroodka xataa uma baa’bi’inin Hawiyow walaalayalow idinka intaad iska dishen iska dhacten idinka intaad isku samayseen Daaroodka xataa minan ku samaynin Marka Hawiye 91 in ee so xasuustaan xataa ma ahan Walahi

    • @Abdifatahyussuf21
      @Abdifatahyussuf21 2 ปีที่แล้ว

      Intasayna ogeynba ninban erinay unbay kaga dhagantahay

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 2 วันที่ผ่านมา

    Run msheegin

  • @MubYus
    @MubYus 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadoow.. waa Guul wade, Siyaad bare .kabaha u dhaqi jiray.

  • @maxamedjoofoow4610
    @maxamedjoofoow4610 ปีที่แล้ว

    Caydiid allaha kacafiyee
    asagaa.kamasuulahaa
    Waxa maaesha kadhacay

  • @ibrahimabukar1457
    @ibrahimabukar1457 ปีที่แล้ว +1

    Asc all

  • @mohammedadam3438
    @mohammedadam3438 4 ปีที่แล้ว +1

    aad aya u xiseyaa ina aan la socodo dhaman tariqda wadkeena somalia wn ka hela shekoyikan oo kale aad ban idinka mahad celinayaaa

  • @hamseabdisiraad6492
    @hamseabdisiraad6492 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waaruntii waan dareemay inuu faqash yay wuu isku cadeeyay igatagdheh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @cabdallayare4554
      @cabdallayare4554 4 ปีที่แล้ว +2

      Faqash waa tii ku xasuuqday naag naag dhalay

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 4 ปีที่แล้ว

      hadduu faqash ahaa hadda maxad haydaaaa dulli yahaw

    • @khadrasaid1257
      @khadrasaid1257 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad xanuunsantahay.

  • @salimdaahir79
    @salimdaahir79 4 ปีที่แล้ว +3

    Shabelle muhiimada aa dadka uxasuu sinaysaa waa maxay

  • @yassinkhalif
    @yassinkhalif 6 หลายเดือนก่อน

    maxamed imaan iyo adiga shiisheeye kalkal baa ahaydeen iyo tol diid manifeesto ayaa ahaydeen.
    Caydiid garaad ilahi haunaxariisto mujahid buu ahaa.

  • @siraadadan850
    @siraadadan850 4 ปีที่แล้ว +2

    NINKA KUWARAYSANAYA SOONINKII DADKA MAYDKAA FIIDYOWGA KADUUBIJIRAY MAAHA QAXII MISE HAARUUN MACRUUFBUU AHAA DADKAAN WAADADKII TUBTADHEER LOOGATAGAY YAASE DEYHAAYA DADBADAN MAXKAMAD WAASUGAYSAA AADAME AMA ILAAHAY WAA IDINSAARIN AYAAMO ISKAHADHADLA

  • @yassinkhalif
    @yassinkhalif 6 หลายเดือนก่อน

    Ubixi kacanka iyo manifeesto buu ahaa inuu caydiid kaa hadlo ayaa qalad.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 4 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye aqli naafo bal eega ragi isu baabiyay hawiye mid ka mid ah .iyay 30sano kadib ku tageeren inoo mar kale Hawiye xasuuqo .

    • @cabdallayare4554
      @cabdallayare4554 4 ปีที่แล้ว +2

      Hawiye waa xoolo

    • @cabdiqadar7757
      @cabdiqadar7757 4 ปีที่แล้ว +3

      ninka qabiil caynayaa xolo ah

    • @halshass4239
      @halshass4239 4 ปีที่แล้ว

      Waa Ku sugtay xoolana waa Ka liitaa uqof Ka ummad culumo iyo caamaba leh carrabkiisa lasaaran een is xisaabinaynin.

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 4 ปีที่แล้ว

      @@halshass4239 war heedhe wax, wax kuu taraya ku faan kowdhe umad iyo culuumu ku qaxsana ku faan labadhe.Nin faras waayay oo dameer iska raacay na ku faan sedexdhe.

    • @sultanlife5385
      @sultanlife5385 4 ปีที่แล้ว

      mahdi bahdoon kkkkkk

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 ปีที่แล้ว

    Caqliga liita wakano kale, Siyaad Barre oo dalkii baabi'iyey umadi dhameeyey, ayuu ku amaanaya hees wadaniye idacada saar.

  • @maryanali7009
    @maryanali7009 3 ปีที่แล้ว

    Waxa dalka ka dagi la yahay waa odagaan IWM oo hada nool dhiibayana taariiq aan sax ahayn sorry oday wali qabiil cabsan

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 3 ปีที่แล้ว

      Taariikhda saxda ah noo sheeg

  • @MohammedMohammed-eh8dy
    @MohammedMohammed-eh8dy 4 ปีที่แล้ว

    Waxa isku diry hiraab darod ahen wa la ogyh drood awod ma kugu imanyo lkn wa isku ka adegasahaaa

    • @libanmaxamedmaxamed6604
      @libanmaxamedmaxamed6604 4 ปีที่แล้ว +1

      Xolo ina tihiin baad is sheegtay

    • @fartuunfilsanoficial3290
      @fartuunfilsanoficial3290 4 ปีที่แล้ว

      Aqli hawiye kalay idinku daaroodka marku isku kin diraayo aqligina Xagu jiraa daaroodka 9 months ayuu ku dhashay idinkana 9 months

    • @libanmaxamedmaxamed6604
      @libanmaxamedmaxamed6604 4 ปีที่แล้ว

      @@fartuunfilsanoficial3290 beenta la shaagayo baan xolo ku dhahay ileen iit usku dhirtay ma jiro hawiyo ayaga dagaalmin darood moqadisho maar hore bu ka tahay