ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Keydmedia History Clips - Jen. Caydiid "Midkaan Xabad idinku soo ridin Ha Taabanina! Soo Dhaweeya!"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2011
  • Waligaa Dhinac kaliyah wax ha ka arkin. Waligaa Dhag kaliyah wax ha ku maqlin. Waligaa Ill kaliyah wax ha ku arkin. Ka faa'ideyso Taarikhda dhabta ah si aad u dhisatit Ra'ayigaaga. Runta iyo Beentu hadey is ceersadaan faxda hore Beentaa orad badan, lakiin Beenta waa Xiiqdaa oo Runta ayaa ka daba imaata! Soomaaliyeey Bal fiirsha beenta la faafshay oo aan raad laheyn iyo Xaqiiqada Maqalka iyo Muqaalka oo aad Fursad maanta u hesheen in aad ku kala ogaataan Shalay wixii dhacay. Daawasho wacan - Keydmedia.net

ความคิดเห็น • 41

  • @MrJamaal05
    @MrJamaal05 12 ปีที่แล้ว +91

    geesiga soomaaliya general caydiid allahu ha unaxariisto aamiin aamiin

  • @abdinuur8450
    @abdinuur8450 12 ปีที่แล้ว +70

    Dadkan intodii badnayd maanta waxay ka hoseeyaan ciida cajiib!!! hadii maanta la waydiin lahaana waxay dhihi lahayeen baadi cad ayaan ku sugnayn ee kuwiina noolow kuwaana qaata.

  • @garwayne100
    @garwayne100 12 ปีที่แล้ว +65

    8:31 waa hadal wanaagsan. lakinse Dowladii Siyaad hadii la riday, Muqdisho laga saaray Darood iyo beelihi kale maxa xigay??? Qof walbow iswaydii adigu. Gurigan ku caqlisaday Xamar buu kuyaal maantana wax kama sheegan karo, Hadana maanta waxan taaganahay Midnimada Somalia ha la ilaasho, qofki madaxwayne ii noqda waa isku kay mid. caloosha ha la isku furo. hadalada dadka kale kicinaaya ha ladaayo.

  • @Yummysomalilander
    @Yummysomalilander 12 ปีที่แล้ว +14

    viva caydiid walee geesi waad ahayd maalitii hawiye ku dilay yaa malin baas ahayd waa ninkii afweyne kaga soo hadhay nigeriya

  • @eagel143
    @eagel143 13 ปีที่แล้ว +20

    general mohomed farah aidiid geesi qaran buu ahaa xiligiisana cadowgii jiray iyo dabadhifkii waa ka guuleestay,,,mantayna asgoo kale ayaa soo baxaya tariikhdaan waa mid dhaxal gal ah guul iyo guul

  • @Mohamedwali114
    @Mohamedwali114 13 ปีที่แล้ว +7

    Waa hagaag sxbyaal Ninkan wuxuu ahaa Geesi la hagraday Somali iyo Tolkiisaba ha ugu horeeyaane ma dooneyn in Somalia shacabka xoriyad helaaan isagan tan iyo lixdankii ayuu u taagnaa in Dowlad Shacabka maamulaan la dhisto, Xabsiyo farabadanna waa u soo maray ninkaas noloshiisa, Allaha u naxariisto ceydiid..

  • @farxaaan
    @farxaaan 12 ปีที่แล้ว +20

    Caydiid AUN Was True Hero.

  • @horeeyesocdaal6737
    @horeeyesocdaal6737 12 ปีที่แล้ว +21

    Ceydiid Geesi buu ahaa ilaahoow Kuu Naxariiso

  • @mastrototti
    @mastrototti 13 ปีที่แล้ว +8

    WALEEE RAGU ISKUMA JIRO NINKAAN 100KII SANABA MAR AYAA LA ARKAA VIVA GEN CAYDIID LIBAAX SOMAALIYEED AYUU AHAAAAAAAAAA

  • @KEYDMEDIA
    @KEYDMEDIA  13 ปีที่แล้ว +15

    Salaamu Caleykum Walaalayaal,
    Fadlan Aflagaadadaan raqiiska ah ka Waantooba. Keydmedia waxay idinka codsaneysaa inaad joojisaan Ceyda iyo Aflagaadada. Waxaa la soo gaaray waqtigii laga gudbi lahaa in loo gurbaantumo Qabiil hebel iyo Qabiil fulaan.
    Mahadsanidiin
    Maamulka Keydmedia

  • @MegaHibaq
    @MegaHibaq 13 ปีที่แล้ว +6

    GENERAL CEYDID illa hada ayey marenka kashekeyan taan ukudigay, he was a hero manshaalla. Illahay janatul fardowsa haka warabiyo, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

  • @Awlio1
    @Awlio1 12 ปีที่แล้ว +19

    wixii dhacay waa dhaceen ee dhinaca nabadda ma u dhaqaaqnaa mise dhafoor iska toogasho iyo dhagarta qabiilkaan sii dhaqaajinaa?
    fr: A. Awliyo

  • @eagel143
    @eagel143 12 ปีที่แล้ว +13

    viva usc an g aidiid ciil qabow cadaabta gal i am proud og g aidiid

  • @Xamarbile1
    @Xamarbile1 12 ปีที่แล้ว +18

    ilaah hakuu naariisto caydiid wa nin dadkiisa iyo dalkisa jecel maqal masajidka ilaliya kii xabda idin ku sorid hatabani na

  • @Dhakhso
    @Dhakhso 12 ปีที่แล้ว +10

    Aid was a visionary leader.Cali Mahdi oo aan tacab ka gelin ayaa rabay inuu midhaha halganka gurto.Wuxuu lahaa general-ku aragti ku saasabsan Somalinimo iyo xoriyad iyo in Somali noqoto cudud jirta.Naasiib daro waa lala garan waayay.Taas uma jeedo inaanu khalad gelin balse ninkaas oo kale waxaay ahayd in lagu sharfo hogaanka dalka ee maay ahayn Cali loo dhiibo meesha.

  • @kynaan09
    @kynaan09 13 ปีที่แล้ว +11

    soomaaliya dhib beey isku geeysatay ee ALLAh Nabad ka dhigo,

  • @MegaHibaq
    @MegaHibaq 13 ปีที่แล้ว +5

    manshaallah wa geesi somali, Allaha unaxarista.

  • @kynaan09
    @kynaan09 13 ปีที่แล้ว +7

    TO KEYDMEDIA .
    Ceeydiid woo dhintay Allah u naxariisto.
    xumaan iyo wanaag waxii uu lahaa maanta wee horyaalaan.
    marka waxaa kugula talin lahaa ( disable all the comments, and Remove those posted) maxaa yeelay wixii xumaan iyo wanaag ah oo meeshaan lagu qoro qeeb ayaa ku leedahay, that is my advice.

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 13 ปีที่แล้ว +8

    Erayga Mujaahid waxaan u maleenayey in uu nagu cusubyahay ileen waagaas wuuba jiray. Oo Dalka yaa laga xoreeynayaa waa Suaale? Sow dadka is dagaalayey Somaali ma wada aheeyn oo Dalka ma wada laha?

  • @murasaki1000000
    @murasaki1000000 13 ปีที่แล้ว +5

    Somalidu wayi walanyihin wax qabta ayey layihin dadka ajhanabtu wayi isku egeyn cadowga kobad wa Somaliland 2nd wa EThiopian, iyo westernations ka sadexad wa Jareer ta central AFrica iyo Argagaxisadah alsatan,shaiytan and ASianntions.
    Inshaalah somali wyi midobaysa Wdan ayey noqondonta and dakeenu wx fican ayeey naqonayn 1 world 1 people 1 nation 1 love

  • @SuperNasteexo
    @SuperNasteexo 12 ปีที่แล้ว +14

    Daarood idinka dhex bax, Masaamiirna, madaxaad isaga taagteen

  • @TooyoShow
    @TooyoShow 13 ปีที่แล้ว +3

    Ali Said sxb Filalkaan Ama Filimadaan aad baan u doonayaa ee isii Tel ama Email aan kaala soo xirro Mahadsanid.

  • @kynaan09
    @kynaan09 13 ปีที่แล้ว +4

    @KEYDMEDIA.
    dabcan ceeydiid woo dhintay Allah unaxariisto, camalka uu geestay maanta asaga ayuu horyaalaa wanaag iyo xumaan intaba. marka waxaan kugula talin lahaa inaa (disable gareeso all the the comments and to remove all those posted in this page) maxaa yeelay wixii xumaan ah oo halkaan lagu qaro iyo wanaagba qeeb ayaa kaleedahay. that is my advice,

  • @kynaan09
    @kynaan09 13 ปีที่แล้ว +3

    Caalim diintoo bartay aa bulshada ku wacyi galinin, Aqoonyahan aa Aqoontiisa lagu Faaiididn kuna Doodadayo in Qabiilkiisa hormuud noqdo, Dagaaal Cidkasto eey kusheegtay Jihaad, Hadaba Goorma Ayaa Qaladkeena garandoonnaa??!!! Dhibaato Ayaa isku geesanay ILLaah Hanoo Danbi DHaafo.

  • @64620955
    @64620955 12 ปีที่แล้ว +8

    fiiri indhaha dhalin yarada meesha jooogaano kuligood baahi ayaa kamuuqato waxeey cunaano sii qoriga kadhig qalinkane sii hadii aad wadani dhab eh tahay.

  • @SuperSomaliWarrior
    @SuperSomaliWarrior 12 ปีที่แล้ว +1

    Viva

  • @socdaal
    @socdaal 13 ปีที่แล้ว +1

    Allow alle

  • @Xamarbile1
    @Xamarbile1 12 ปีที่แล้ว +3

    alahu raxma caydiid

  • @kynaan09
    @kynaan09 13 ปีที่แล้ว +4

    @MyKismaayo there is one thing you know, but you need to remember, God Almighty will judge everybody in Doomsday so be aware what you are saying. your hater-ate can't hurt anybody but you are showing only your will of doing wrong.

  • @abdirahman327
    @abdirahman327 12 ปีที่แล้ว +5

    asc
    \\\

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 13 ปีที่แล้ว +3

    kkkk mujaahidaa loo gefey ... oo markaan mujaahid ma jirey.???. aniga waxaan u heystey mujaahid in alshabaab ley ku dagaal gasho....

  • @Zack16666
    @Zack16666 12 ปีที่แล้ว +5

    Hawiye politically they are finished......Maantaa yaa ku xukumo waryaa Alshabab..ayaa ku xunkunto...markaa unfinished business kaaga waaa mid Riyo ah Disneyland.. Xudur ka qabyaalda ku hasyo oo ad u haysid Daarood .....waa taa mesha maata ku dhigtey....

  • @murasaki1000000
    @murasaki1000000 13 ปีที่แล้ว +1

    Somalidu wayi walanyihin wax qabta ayey layihin dadka ajhanabtu wayi isku egeyn cadowga kobad wa Somaliland 2nd wa EThiopian, iyo westernations ka sadexad wa Jareer ta central AFrica iyo Argagaxisadah alsatan,shaiytan and ASianntions.Inshaalah

  • @kynaan09
    @kynaan09 13 ปีที่แล้ว +2

    cafis

  • @calaamad
    @calaamad 13 ปีที่แล้ว +1

    @TheSufisomali what a bias comment. It shows how much you either do not know anything about Somalia or how bias you are.

  • @Fariiduzamaan
    @Fariiduzamaan 13 ปีที่แล้ว

    Nimakaan qabiilkey dalka iyo dadka ku rogeen may weli u xiisooyaan ar culamadiina wa dembaajiyeen oo beenay u soo sheegeen...
    Dad baa iyaga nool la aasey ku lahaa been badana waraa Hawiye show miskinas ahaay ben maxa loo sheegey..dadaa la katiyey ku lahaa..
    Acuudu billaah Maxa Jubbooyinkana ka galay..

  • @muriidiharuun2247
    @muriidiharuun2247 12 ปีที่แล้ว

    waxuu ahay daka kaawalan kii ugu darnaa waxan maqlay in mar marka qaar intuu isqawiyo uu olyo isku shibi jiray waxuu ahay tuug somaliya waxa dilay kanoo kale ayay qabiil usoo qatan