ABWAAN IBRAAHIM SALEEBAAN (GANDHLE) AUN XAALADA MAANTA DUNIDA KA TAAGAN SIDEE AYUU USII CABIRAY!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 59

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ascwb walaal. Ibrahim Gadhle Allaah ha u naxariisto oo Jannatal-Farduusa Allaah ha ka waraabiyo. Walaal anigu shakhsi ahaan waan la soo shaqeeyey marxuunkan Ibrahim Gadhle oo xaruunta cilmi baadhista wasaaradda tacliinta ayuu barnaamishyo badan nagala shaqeeyey oo adeecadda marayay. Isaga iyo Xasan Cilmi, Allaah ha u wada naxariistee waxay ahaayeen Abwaanno aragti fog leh oo farxad iyo Qosol badan. Waxay qeyb ka qaateen farriimihii SIINLEYDA ee wakhtigii gumaysiga. Yaa rabbi arxamhum wa'adkhilhum Jannatal-Fardawsal Aclaa. Baarak'Allaah fiik walaal.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 หลายเดือนก่อน +14

    Falastiin alle ha u gargaaro iyo dhamn muslim meel uu joogaba aamiin.

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 3 หลายเดือนก่อน +4

    War hassan ina adeer muuqaalkan hala turjuma asigoo dhan waxuu ka hadlaya maanta waxa taagan ina adeer hala turjumo pls abwaanka allaha unaxariisto qabriga allaha u nuuriyo ameen❤

    • @AleSuge-t2g
      @AleSuge-t2g 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa xaqiiq midaas waa codsi in la turjumo waa muhiim sida Aan Afreco uga fakari jirnay waa in la tusaa waa muhiim midaas

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 หลายเดือนก่อน +6

    Alle ha u naxariistee waxaan xasuustaa maansadiisii mulaax, Magacaagu yuu noqon mid xumaan ma mara kaca, Midigtaadu yey noqon mid tolkeed u muruq weyn. Waxa cajiiba erayada ka soo baxaya iyo sida loo dhagaysanayo.

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa abwaan cajiiba
    Wax badana kahoreeeyay
    Xaga fahamka dadkii lajiilka ahaa

  • @zakariaademmohamed9593
    @zakariaademmohamed9593 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha u naxriisto Qabriga alle ha u wasiciyo.

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illahayoow kuu raxmo runtii wasax hadalkaas hadaan aragnaa nuxurka murtidaas

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 3 หลายเดือนก่อน +1

    Run badanaa abwaanku alle ha u naxariistee

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 3 หลายเดือนก่อน

    allah ha unaxariisto abwaan ibraahim gadhle indheer garad ayuu ahaa

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 หลายเดือนก่อน +3

    Illhay hownaxariisto ibraahim gadhle

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sixitaan:- waa Abwaan Gadhle (Garle) ee maaha Gandhle 🤗

    • @abdis70
      @abdis70 3 หลายเดือนก่อน

      IHU - Ibrahim Gadhle.
      Ma aha sida aad adigu u taqaano.
      Abwaan Qaaliya oo xigmad badan.

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdis70 Maxaad ka wadaa “Ma aha sida aad adigu u taqaano!!” 🤔

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 3 หลายเดือนก่อน

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi sxb gadhle garle waa isku micne lahjada soomaaliga uun baa kala ah sidaas mooyee waa isku mid

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 3 หลายเดือนก่อน

      @@caynaansheahmed687 Waan ogahay oo waa sababata aan qawska u galiyey, ee bal dib u soo akhri qoraalka barnaamika 🤔

    • @abdis70
      @abdis70 3 หลายเดือนก่อน

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi waxaan ka wadaa "Garle". Ta kale waa misspelled Gandhle- Gadhle.

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 หลายเดือนก่อน

    Alahaw naxariist jantal fardawsa al haka waraabiyo aamiiiiiin

  • @Mohanwh
    @Mohanwh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin Garxajis ah ragii sugaanta somalida hayay AHN

  • @samatartechnical2073
    @samatartechnical2073 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid xasan cismaan from hargeisa

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم ارحمه يا رب ءامين ءامين ءامين ءامين ءامين ءامين

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 3 หลายเดือนก่อน +2

    Rawaayadihii ibraahin Gadhle waxa kamid ahayd riwayadii ragow aarsi haween u adkaysta markiina

  • @lderow2192
    @lderow2192 3 หลายเดือนก่อน

    Alla runbadanaa illhayow kuu naxariisto Amiin

  • @maxamedcabdi-rq9yj
    @maxamedcabdi-rq9yj 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid .
    Waan ixtiramayaa shuurcda chanel ka.waxaan kugu la talinyaa in aad faham buuxa ka haysato eryada aad macnacood so dhawaysayso ka hor in aad dadka la wadaagin

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alllah yarxama laandheere bu aha viva garxajis from hg

  • @hasanabdi8835
    @hasanabdi8835 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa gamar goma caleeg ❤❤❤❤❤❤

  • @iskomohas7240
    @iskomohas7240 3 หลายเดือนก่อน

    Haa salaaam❤abwaan

  • @hasanabdi8835
    @hasanabdi8835 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 3 หลายเดือนก่อน

    AUN abwaan ibrahim

  • @mohamed-rb2om
    @mohamed-rb2om 3 หลายเดือนก่อน

    Salaam kabacdi walaalaha samaha jecelow dunidu waa maalimo kooban oo lagu waarayn waxaan ahay dhalinyar daadalya waalid iyo walaal ka dambeeyan shaqo la,aan ii dheeratahay kana mid ah bulshada the deaf community qof kasta oo fursad meel ku og waxaan ka codsanya in Uu iga caawiyo.

  • @samatartechnical2073
    @samatartechnical2073 3 หลายเดือนก่อน

    Cajiiib waaba waaqica maanta jira

  • @buraale134
    @buraale134 3 หลายเดือนก่อน +2

    Inkastu snm aha laakin wuxu aha abwaan xikmad badan mahadsanid sxb

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 3 หลายเดือนก่อน

      Idinku jabhad miyaydaan lahayn? Mise ciyaalkii kacaanka ayaad ahayd?

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂😂

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 3 หลายเดือนก่อน

    Nabar aan bogsanayn waa falastiin

  • @xogifiye8407
    @xogifiye8407 3 หลายเดือนก่อน

    Maskaxdaadu yay noqon maqal lagula leeyahay yaan toban muftaaxiyo lagu furan masaabiir aHUN abwaan ibraahim gadhle

  • @khalifahamzi
    @khalifahamzi 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaliyeey Taariikh baa qormeysee Sidaan aan wax ka badalno😢

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiiq

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi 3 หลายเดือนก่อน

    Wll ufasir carabta balinay waxkufahman

  • @FaadumoCabdi-h2x
    @FaadumoCabdi-h2x 3 หลายเดือนก่อน

    Abwan alaya cisag

  • @aminadam2572
    @aminadam2572 3 หลายเดือนก่อน

    Wlh that is ture

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 3 หลายเดือนก่อน

    Ibraahin haaji saleeban “ ibraahin gadhle AHNH Wuxu kamid aha laba abwaan oo DJIBOUTI lagu yidhi Afka somaliga Qaybtiisa tixda ah ama gabayga so bara waxanay ku bareen 1,6bilood heer markii danbe Djibouti aydaa abwaano iyo hobolo waawayn yeelatay

  • @hogamiyahabulshada2430
    @hogamiyahabulshada2430 3 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya dhulka ha gasho .
    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ha noolaato.

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 3 หลายเดือนก่อน

      Ethiopie ha noolaato somaliya ha dhacdo hadaanu nahay reer sld

  • @faadumomaxamuud4796
    @faadumomaxamuud4796 3 หลายเดือนก่อน

    Heestisii maxay dantu cishay wil oo jeclaa

  • @kamasadan350
    @kamasadan350 3 หลายเดือนก่อน

    Waa ma baaqde dagaalka

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa dayr cad geel halaaboo ninkii lahaana daydayaa
    Maxay dantu ciishay wiiloo dadkuna.doqon moodaya

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 หลายเดือนก่อน

    Falastiin garab istaageedu waa diin

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 3 หลายเดือนก่อน

    Runtu magabawdow xaqu mababo oo

  • @Saidkeygachannel
    @Saidkeygachannel 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somalida dantoda mooye maxaa carab iyo falastiin ay ugu qiiroodaan war wax somalida wax tara noosheeg

    • @abdifitahmohamed535
      @abdifitahmohamed535 3 หลายเดือนก่อน +4

      War falastiin garab istaageeda waa diin

    • @LuulLuul-qd1hi
      @LuulLuul-qd1hi 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdifitahmohamed535❤❤❤❤❤❤❤❤ mahad said wall

    • @khaaliddayib3354
      @khaaliddayib3354 3 หลายเดือนก่อน

      diinta soobaro marka hore
      qof jaahila ayaa tahay😈