■SHEEKH XASAAN||XUKUNKA BAARLAMAANKA CUSUB EE SOOMAALIYA|| IS BADALKA WADAADAHA ICTISAAM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 68

  • @OmarOsman-ps1eb
    @OmarOsman-ps1eb ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sheeq xasan xuseen wacyigalintadu waxa nahy ardeydada

  • @MohamedAhmed-zr3du
    @MohamedAhmed-zr3du 2 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خيرا شيخي الفاضل

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi6860 ปีที่แล้ว +7

    جعلك الله لسان حق مسلط علي اهل البدع والشرك شيخنا

  • @cawilcabdile8552
    @cawilcabdile8552 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا الجزاء يا شيخ الفاضل

  • @maxamedcraxmaan8300
    @maxamedcraxmaan8300 ปีที่แล้ว +2

    Alla haku xifdiyo

  • @libanali1626
    @libanali1626 ปีที่แล้ว +7

    Waar sheekh xasan maxad uga wareerteen horaa loo yidhi ogaadeen gaal waa yaqaan oo loo qarinmaayo lkn gumeysi ma yaqaan l. Waa laba xiniinyoole fariid ah aabihii aa nin dhalay

  • @mohamedelmi4172
    @mohamedelmi4172 ปีที่แล้ว +3

    Toronto xisbiyada waxeey dhihi jireen waa xaaraan. Maanta masaajidyada Qadar ka mid ah waxeey lee yihiin Jiritaanka muslimiinta ayaa ku xiran. Shiikhow wa mussiboloo baahan yahay.

  • @user-mc6cn9bx1q
    @user-mc6cn9bx1q ปีที่แล้ว +4

    🎧🎤نشيد للخاتمين : سفيان, ريم, داليا.
    أبيات : غيث
    أداء : عبدالله المهداوي
    رحمه الله رحمة واسعة
    th-cam.com/video/HARCOkmewhE/w-d-xo.html

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 ปีที่แล้ว +7

    sh xasaan allah xifdiyo suufida mushrikiinta iyo munaafiqiinta murtadiinta dhamaan tooda allah waji xumeeyo

  • @ahmedboorey-nq9ko
    @ahmedboorey-nq9ko ปีที่แล้ว

    Shekh xusen xasan xafidakalah

  • @safiyoxuseen3643
    @safiyoxuseen3643 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله الله يحفظك ويرعاك ياشيخنا فضل

  • @cawilduale9889
    @cawilduale9889 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh ogadenka en fd Degan odhan o Adidas akujirto dhigoda wubanan yahay miya

  • @HuseenBinAli
    @HuseenBinAli 2 หลายเดือนก่อน

    Xafadakallah sheekh xasaan

  • @abdiazizdaahir3909
    @abdiazizdaahir3909 2 ปีที่แล้ว +4

    Allahu akbar

  • @mohammedmahadmahdi6263
    @mohammedmahadmahdi6263 ปีที่แล้ว

    Adaaba yiri

  • @samohamed3624
    @samohamed3624 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc hadalkaan Sheikha waa goorma??? Yaa haya video please?? Jzk

    • @sh.khalid1186
      @sh.khalid1186 2 ปีที่แล้ว +3

      Sheikh Hassan Abu Salman ayaa layirahdaa. Sheikha ugu weyn shuyuukhda waaye Somalia oo dhan. Sheikh umul waa munaafaq.

    • @Masago2025
      @Masago2025 ปีที่แล้ว

      @@sh.khalid1186 qayaamaha su.aashaan jawaabteeda lagaa sugaa hadaadan katooba keenin

    • @armyboy8205
      @armyboy8205 ปีที่แล้ว +1

      Walaalayaal culimada hala ixtiraamo. Jazakumullah kheyr

    • @wllcabdi0981
      @wllcabdi0981 ปีที่แล้ว +1

      @@sh.khalid1186 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @mohodinhassan4228
      @mohodinhassan4228 ปีที่แล้ว

      @@sh.khalid1186 beenlow aan caadi aheyn aa tahay taageere xasaan

  • @adonallah
    @adonallah ปีที่แล้ว +2

    Rag dheh

    • @mohamedsalafi1881
      @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +3

      Shiikha waa nin rageet allaha inoo daayo

    • @adonallah
      @adonallah ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedsalafi1881 ManTa waxay mare in wadaadadii salafka shegan jiray iney u duceyaan dorashada Kenya oo waliba dhahaan Hebel ayaan wadanaa oo ay suufiyadii booska kAlabaxaan .. ilaahey hanasugo asagaa qulubTa gad gadiye

    • @mohamedsalafi1881
      @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +3

      Aamiin wll ... waxaaba jira kuwoo vila soomaaliya dhexfadhiya kuna leh salafiyiin baan nahay

  • @user-gz8lv7ss4w
    @user-gz8lv7ss4w 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkk

  • @AbshirMohamad
    @AbshirMohamad หลายเดือนก่อน

    Runtaankujeclaaday

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 ปีที่แล้ว

    Sh.Xasaan xuseen cilmi kuma gaaro sheekhiisa sheekh umal ah, sheekh cumar faaruuq iyo sheekh shariif c/nuur ,sheekh c/qaadir gacamay oo dhamaantooda yihiin wadaado shahaado jaamaceed hayso culumadaada dhamaantood waxay si daruuri ah u banneeyeen in barlamaanka laga gali karo,

    • @calisharifcabdullahi1967
      @calisharifcabdullahi1967 ปีที่แล้ว

      Al-callaamah shariif cabdinuur haku been abuuranin ee ilaahey ka cabso wll.

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 ปีที่แล้ว +2

    Wahaabiyoy markaad ingiriis garab istaageyseen oo raayadii islaamka ka baxdeen ka warama
    Qofkaan taariikhda aqoon xaqiiqda ma fahmi karo

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 ปีที่แล้ว +1

      Taariikhdaas bal noo sheeg adoo cadayn raacinaya
      Fadlan hadaad hadlaysid cadayn la aan iska aamus.
      Teeda labaad 2bo wiiloo 1hooyo dhashay baa midna diin gaalo qaadan midna diin islaam.
      Marka 2aad ninkani waa shakhsi rag kula mad hab sheegtaa khaldamay miyaad ceeb uga dhigaysaa.
      Oday somaliyed baa laga hayaa inuu yiri. Intaanan gartamin baan anigu soo garnaqsadaa

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 หลายเดือนก่อน

    Xasaan aqoonyare weeye oo takfiiri iyo khilaafiyada iska aruursado si uu ugu hortago culumada waaweyn heer jaamacadeedka ah barlamaanka sheekh shariif cabdinuur ayaa u fityooday culumada soomaaliyeed sheekh cumar faaruuq ayaa dhaariyey barlamaankii carta oo dhalinyaro diimeed ay ku jireen ,xasaan aqoon uma laha sharciga la dejinayo waxa uu yahay ibnu teemiya kitaabkiisa siyaasi sharciya ayaa qeexaya barlamaanka waxa uu dejinayo,

  • @muxumed-qanixasan239
    @muxumed-qanixasan239 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh Xasaan waxan ku jiray kuwii LA dagaalay c.y.axmed way jirtay in markii dambe shariif raacay Aniga adiga runta in laguugu nici doona u maleynaya

  • @mohamedsalafi1881
    @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +2

    th-cam.com/video/bkFxOQLYILY/w-d-xo.html

  • @hasey6479
    @hasey6479 ปีที่แล้ว +1

    Qabiiliste

    • @mohamedsalafi1881
      @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +1

      Adaa u fahmay adeer qabyaalada ku qaaday kuma dhigto

  • @hassanosman9713
    @hassanosman9713 ปีที่แล้ว

    Maanta ma meeshaasee maree! Cajiib!
    Waxaan idinku ogaa kii doorashooyinka kaqeebqaataa waa gaal, maanta ma waxaa keenteen waa Muslim oo waa loo cudurdaaraa!

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 ปีที่แล้ว

      Ma fahmi kartid arimahaan. Baabul kabiir weeye. Kutubta wax ka baro waa fahmaysaa ka dib

    • @hassanosman9713
      @hassanosman9713 ปีที่แล้ว

      @@Bepatient866 Bal adigaba iisheeg?
      Hooshii suufida maad gasheen markii bawaab weeseen, Baxar Baxuur waayay MAA jawaab kuu noqotay?!

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 ปีที่แล้ว

      @@hassanosman9713 hhhh maya bro hawshii suufiyada maahan ee waxaan ula jeedaa sharaxaad dheer bay rabtaa wax comment aan kugu qori karo maahan

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 ปีที่แล้ว

      @@hassanosman9713 hadaanse sheekha hadalkiisa dub kuu xasuusiyo. Wuxuu dhahay. Jahligu waa labo mid. Ama waa qof xaqiiqada dimuqraadiyada jaahil ka ah oo u qaba xoriyatul qowl iyo wax yaabaha kalee lagu buunbuuniyo. Iyo mid og xaqiiqadeeda dhabtaa
      Si guud shacabku waa muslimiin balse hadaad qof waxaas ku jira intaad aragto aad u sharaxdo xaqiiqadiisa ka dibna uu ku dhaho aduunka hanaga reebin iyo wax la mid ah oo aad ogaato inuu wax kasta ogyahay. Kaasi waa groupka danbe
      والله أعلم
      وصلى الله وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

    • @hassanosman9713
      @hassanosman9713 ปีที่แล้ว

      Wadaad, waxa aan rabo waxay tahay, xildhibaanka waa ilaah yar siduu Xassaan qabo, Kan Ilaahaa yar Soo sameeyayna waa Muslim. Taasaa Iska kee qaban la'.
      Bal adigaba intaan aad comment qoreesid, Isku kee qaban sii. Ama number kaaga ama FB meel aa iskaga Soo xeriiirno ila wadaag sifa aad arintaa igu fahamsiisid.

  • @dhumaaye
    @dhumaaye ปีที่แล้ว +1

    shiikh hasan xuseen nambrka whastppkiisa ma heli karaa shiikha plz

  • @wareyifaraax3665
    @wareyifaraax3665 2 หลายเดือนก่อน

    Waarunti sheka

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 ปีที่แล้ว

    دعاوی اجماعات المتکلمين في اصول الدين

  • @sayidrage9173
    @sayidrage9173 ปีที่แล้ว +1

    Wahaabiyo waa alshabaab oo shaarkii badashay dhamaaantoodna waa diin laawayaal.
    Dilkooduna waa banaanyahay.

    • @mohamedsalafi1881
      @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +2

      Hadalkaaga kafiirso

    • @muxudiinxasan-pt2et
      @muxudiinxasan-pt2et ปีที่แล้ว +3

      Wahaabiyo hadeey gaalo yihiin dilkoodana banaanyahay suufiyo ma muslimiinbaa

  • @sayidrage9173
    @sayidrage9173 ปีที่แล้ว +2

    Wahaabiyo wax diin ah mahaystaan.
    Hadana ma ayagaa is gaalaysiinaya.
    Ogaada inta dalkeena ruux wahaabi ah joogo.
    Alshabaab iyo argagixiso dhamaan mayso.

    • @mohamedsalafi1881
      @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +4

      Makuwa qabriga caabudaya ayaa dalka toosinaya

    • @abdiasisali
      @abdiasisali ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedsalafi1881
      Subhan Allah walaal dadka qaarkod waxaad mooda inay maanka beelen khasatan qofgan wahaabiya ku qafiifay.
      Waxaa dhibaaya Tawxidka in Allah la waaxido hadey noqoto cibaado (Tawhid cibaada)
      iyo xukumka
      (Tawhid tashriic)
      Intaa hadey kaa maqlaan qubuuriya waxaad ka tahay agtooda wahabi takfiri ah😁
      Waxaan degenagay Qurbaha qaar waxaan aqaan xataa diiday inay salaada nala tukadaan meelo yaroo waxay furteen ay ku xadreeyan oy Mawlidka ku xusaan.
      Allah ha soo hadeeyo inagana Allah waxaan ka baryeynaa inuu nagu sugo Tawhidka🤲Amiin.

    • @naaaduzpoy5089
      @naaaduzpoy5089 ปีที่แล้ว

      Illaahow wadanka wahaabiyo haka dhameyn waaba inta kaliya ee an ku dhaqdhaqaaqeyn

  • @xogbaar
    @xogbaar ปีที่แล้ว +1

    Qof kan ma qabiil ayaa wax laga waydiiyay mase masalo diini ah maxay tahay qabiilada uu kala gurayo

    • @mohamedsalafi1881
      @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +2

      Shiikha arin jirta ayuu kahadlayaa ee hadag dagin

    • @xogbaar
      @xogbaar ปีที่แล้ว

      @@mohamedsalafi1881 asaga nafsaddiisa ayay ka dhex jirtaa iyo intii la mid ah

  • @mohamedsalafi1881
    @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +2

    th-cam.com/video/bkFxOQLYILY/w-d-xo.html

  • @mohamedsalafi1881
    @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +2

    th-cam.com/video/bkFxOQLYILY/w-d-xo.html

  • @mohamedsalafi1881
    @mohamedsalafi1881  ปีที่แล้ว +2

    th-cam.com/video/bkFxOQLYILY/w-d-xo.html