@@Amiirka3o suriya caqiido iyo dhaqan diin bay ku dagaalamayaan adigu waxaa xasan Kula dagaalami kadha in aa AS iyo Ethiopia Soo wadato iyo in àa qabiilkaaga soo wadato qabiilna wax lagu qaadi waa adeero
@Lovemesomedripppp dowlad xasan ma hayo dadkeediina wa isku dirtay oo qabiila bay iskugu dirtay ciidamadii shabaab bay gumaada yiraahdeen wadanka tuuga qabsatay amxaaro ayaga ugu tala galay in ayciidanka gumaadan horta wadanka ha laga qabto tuuga xasan
Walaahi xabashi waa meeshii ay ku dhamaan lahaayeen iga qora taasi sbbtoo ah waa jaanis dowlada somaliya ay siisey itoobiya imika ayay somali hal miyan oo faano ah xadka u furi doonaa iyaga ayaanan isku adeegsan doonaa taas ogsoonaada
Wadaadka imaamka ah ee reer oramia iyo baadariga amxaarada waxeey ka Siman yihiin somali naceebka Itoobiyaanka sida soomaalida cawaan ma ahan Gaal iyo muslim somali ayee Cadow ku yihiin taas waa ka mideeysan yihiin
@futuredoctor1966 awalbay ahayd balse maanta oromo iyadaa rabta gooni isu taag waayo qabiilada kale ayay ku dhiban yihiin waxayna leeyihiin dal gaara maan noqono maxaa na daba dhigey maadaama aanka badan nahay qabiilada kale taas xasuusnow aby ahmed uun baa qasbaya dadkiisa tigreena sidoo kale
@@AbdiQadir-o4k Masar so carab ma ahan falstiin wx u tari la aheyd mxey somali u qabn karta inta ka hor wxa la gayey cadan yeman 2014 weyna kaso carareen xuuti so baacsdey
Ethiopia markay somalia kusoo duulayso engineere @Geylan Media adigu dhulka waxba kama lihid oo somali ma tihid wariye la qayaan waa tahayee maad ka hadashid qadiyadaad ku aadan difaaca dalka rag baad is haysaane dalka isma haysaanee???😢😢😢
Ma arka aad deristid dhaqdhaqaaqyada uu dhowaanahan madaxweyne Xasan kabilaabay JL & dhaqdhaqaaqyadan cusub ee Itoobiya, waxa ay u muuqdaan kuwo isu adeegaya, isku dan ah, iskaabaya oo aan isdiidanayn! War kalana waa sugaynaa
NACDALI HA KU DHACDO DABA DHIILFYADA DIIRKA SOOMALIYA EE HORGALKA U AH ITOOBIYA OO DALKODIYO DAWLADODI KU SOO HOGAMIINAYA! WA IN DHAGAX LAGU DILI KUWAS ITOOBIYAN DAHAX LAGULA DAGALAMA!
Ku laha xukunka ka dhacay Ma mooda sidii bashar Al asad iyo muse bixi oo dadkiisa afar doorasho qof iyo coda u qabtay ay isku midyihiin Alla cadownimada daaroodku u qabo somaliland bandana...! 😊
Warka ad ku had layso itobiya ma ku so dhibtay somali siyasi is kama laha itobiya adi jog ama xasn ha jogo magisti aha jogo ama abiye waxay rabti waa dhulka somaliyed ee sidas u ogow wn wada ognahay dawlada somali inay ka gabisay jawabta oromada iyo itobya cidnan cidan ba loga hortaga
soomali dhulbahanta kanool waxa kale wa badhti socda oo bedelmay dee dhulbahante weligod lama gumeysan oo iyaga ladagaalamay gumeystihi ee Alloow dhulbahante barake oo waari
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
Yaa Allaah dalkeena iyo dalalka islaamka oo dhan ugargaar oo midee muruqooda iyo maskaxdooda oo walaalnimo iyo maslaxad qerqabta dhexdhig cadowga islaamkana cabsi dhulka lagoo Yaa Rabbii.
Ax somaali dhimtay wan ka xamahy cadawga itoobiya ana iska calino qabaayalada iska daye Somalia 🇸🇴 wan ku xumahay ana jigjiga joga
Ina hooyo inta midkeeena midka kle xilxun iyo qabyaalad u nacayo soo dhamaan mayno EE iska dulqaado wadankaaan Insha Allah cadaalad ukeeni
Jigjiga Waa Ethiopia dhulkale laguugu darayaa don’t worry Ethiopian baa taha ee waa inaad faraxdaa
Guul Somalia 🇸🇴
Somaliland markay citiraafkeed hesho bey somalia midayn doontaa do not worry Ethiopia somali kuam soo duuli karaan wa iska warar been abuur aha
Somaliland allaw dhawr❤❤❤l❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
Keeps going brother
الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله ألله ألله بسأل الله دولة القوية
Itoobia iyo xasan shiikh waa inqan iska dul qaadnaa
😢😢 Ooy
Ethopia waaba lagartaye xasan see loo saari oo isagu dowladii madax-weyne uma ahan
Runtaa
Ma reer suuriyaynu ka liidanaa
@@Amiirka3o suriya caqiido iyo dhaqan diin bay ku dagaalamayaan adigu waxaa xasan Kula dagaalami kadha in aa AS iyo Ethiopia Soo wadato iyo in àa qabiilkaaga soo wadato qabiilna wax lagu qaadi waa adeero
Xassan shiikh hasduu run sheegayo oo damiir uu leeyahay goboladaa ciidanka xoogga dalka hageeyo
Illahay dhulkena qiimihisa kuwa garta hanaga dhigo dad aan mowqif lahayn banahy o kalala daadsan 😢
Walahi Waanka Xumahay ine Xawashi Iska Soo Galaan Xudud Benadka
Xasan gurgurte wadanki wuu kuciyaarey
Adiga aya kugu wajib tahye inada difacada dalkada
@Lovemesomedripppp dowlad xasan ma hayo dadkeediina wa isku dirtay oo qabiila bay iskugu dirtay ciidamadii shabaab bay gumaada yiraahdeen wadanka tuuga qabsatay amxaaro ayaga ugu tala galay in ayciidanka gumaadan horta wadanka ha laga qabto tuuga xasan
Xasan Shiikh nimaan dhaqaale haysan oo aan ciidan nafle haysan oo afka uun ka nool. Itoobiya xoog bay muujisay, jawaabtii Somalia waxay noqotay waa cambaarayn doonaa
Isga ciyare ma baxso ethpio masar miyey ugargarto xadka ufurto falastiin ethpio guul xalane xasan isgaga jir hadal loma bahne
insha allah faraj ayaa imanaayo
Guul Somalia 🇸🇴 . Ethiopia waa cadow
Hassan dhiiqo USC iyo Ethiopia 🇪🇹 dhexdoda nama qado wa mid. Ciidanka xoga hawiye degankoda ha xoreyan.
Qanis majerten loma bahno 😂😂
Sodhawaw gaylan wadnagaragtay mahadsanid
Walaahi xabashi waa meeshii ay ku dhamaan lahaayeen iga qora taasi sbbtoo ah waa jaanis dowlada somaliya ay siisey itoobiya imika ayay somali hal miyan oo faano ah xadka u furi doonaa iyaga ayaanan isku adeegsan doonaa taas ogsoonaada
Wadaadka imaamka ah ee reer oramia iyo baadariga amxaarada waxeey ka Siman yihiin somali naceebka
Itoobiyaanka sida soomaalida cawaan ma ahan
Gaal iyo muslim somali ayee Cadow ku yihiin taas waa ka mideeysan yihiin
@futuredoctor1966 awalbay ahayd balse maanta oromo iyadaa rabta gooni isu taag waayo qabiilada kale ayay ku dhiban yihiin waxayna leeyihiin dal gaara maan noqono maxaa na daba dhigey maadaama aanka badan nahay qabiilada kale taas xasuusnow aby ahmed uun baa qasbaya dadkiisa tigreena sidoo kale
Horta xasan dowlad maahe wa tuugo wadankii shirkad ka dhigay@@futuredoctor1966
Cidanka masar faido malaha waxna tari mayan falastiin ha cawiyan iyaga walala ah
Dee xasan u sheg
Somaliland iyo Ethiopia 🇪🇹 ❤ guul iyo GobaniMo
Orod dabada udhigo Ethiopia ka nacaa ku dhalay awalba idoor waxay ahayeen naagihii xmashida
daal haku xoqon anagaa somaliland joogna oo hadana somalia ku qanacsan oo garb taagan from burco 😂🇸🇴
Hambalyo ku soo dhawow jaxiimadii 2006 aabayaasha ku halaagsameen
Walal Allha kusharfo waxaad igawarsiisa fikirkaan gooni goosadka ma shacabkaa aminsan mise qoray iyo caaradii unbuu kujiraa wan jecelnahay walalahey reer waqooy❤❤@@badarsiciid3718
😂😂😂😂😂 tigray ayay ahaayeen@@cadecabdi6424
Dhibka waa darood marka ay dantooda wayaan in ay Ethiopia somalia kusoo hogaamiyaan sidii cabdulaahi yusuf,marka maxaa laga rabaa isaaq
Xassan dhiiqo massarbaa caano siine ha la eego?
Madax❤❤
Somaliland ictiraaf markay hesho somaliya way ka xorayn doonaan Amisom iyo itobiya InshaAllah
Adeer itoobiya waa dawlad dhisan
Hogaan kala
Dambeeyana leh
Lkn.majirto
Dawlad soomaaliyeed
Car yaa wax ka qaban
Kara ethoipia
Qori caaradii baa lagu Kala baxaaaya 🔫 hadaa Naga adkaatan na adoonsada hadaa idinka adkaanan sidii ooya oo wadamo kale soo kaxeesta nagayoow
In lagu jawaabo waa khalad jaasuusow
Guuleeysta Guuleeysa cidamada xooga dalk somaliyeed
Daarood ayaa wato ethopia 2025 iyaga ayaana horay ukeenay 2006
Hawiye ethopian marabo
Isaaq iyo raxanweyn iyagune weey muujiyeen rabitaan ethopian
😂😂😂waar haleydin waso
Welcome Ethiopia 🇪🇹 waa dal aynu jaarnahay carab hore ayay intay cadaaawad nagalisay hadana
Waxba nagu soo kordhin somaalia hayskaga hadho carabta africanimadeedana wax ku qasbo ninka falastiiin wax uqaban waayay baa soomalia wax uqabanaya
Waad khaldan tahay maxaa carab meesha keenay miyaad xanuun sanay saa dalkaagii baa la qabsanayaa marakaasaad meel kale u ordaysaa war itoobiya waa cadaowgeena ee siyaasiyiinta gaal raaca ah baa noo keenay
Doqon nacalaa
@@badarsiciid3718masar so carab ma ahan mxey u qabn karaan ayga falstin wx tari wayey?
Xabad aya naga dhaxeso xawshida adine soo reac koleey oromo aya tahee afsomali kuhadle
@@AbdiQadir-o4k Masar so carab ma ahan falstiin wx u tari la aheyd mxey somali u qabn karta inta ka hor wxa la gayey cadan yeman 2014 weyna kaso carareen xuuti so baacsdey
Gaylanow mahadsanid
Maanta xaaladu waa qasantahay waxaad moodaa
Ogaadeen in uu qaybsamo in uu xaq u leeyahay waayo
A.madoobe daarood wuxuu u yaqaan
1 keenya
2 itoobiya
Dhamaan arintaani maanta ayay cadaatay
Wuxuu heli karay in
Uu hawlgaliyo daarood sida
1. Harti
2.mareexaan
3 .awrtable
4 tanado
Ciisa daarood
Ogaadeenkana uu yiraaho
Intii aad islaynlahaydeen
Iska nasta oo dhibka joo jiya
Taa badalkeedana uu JL oo dhan xoreeyo
Oo gaarsiiyo maqaamka PL oo
Kale mid lamida
Sidaa awgeed kismaayo
In ay saylac moqoto A. Madobana uu biixi noqdo
Adeer harti yeeli maayo
Hada garaadkii dhulbahante
Ee firdhiye keenay ayaa xasan
Nairobi u diray oo ganacsato
xasan doyaariyay
Ay u sacsbtumayaan
Sikastaba ha ahaatee
A.madoobe wajiigiisii madoobaa ayaa shaqaynaya
Madaabuu 30000 xamxaaro kabadan kismaayo u so wado
Wayo abiyu biixi haduu waayay
A.madoobe mawaayin
Ethiopia markay somalia kusoo duulayso engineere @Geylan Media adigu dhulka waxba kama lihid oo somali ma tihid wariye la qayaan waa tahayee maad ka hadashid qadiyadaad ku aadan difaaca dalka rag baad is haysaane dalka isma haysaanee???😢😢😢
Inta aad m.xasan xumeeya isleedihiin dalka xabashi haiska siinina
Xabashi dhul ayqabsato kamakacdo
Qawl iyo axdina malahan
Adinka oo xor ah gumeysi qoorta haudhiibanina
Allaha naga qabto dowladda Xasan Sheekh ayadaa ka daran cadow walba
Naftaada been ha u sheegin Ethiopia cid ka daran ma jirto
Ethiopia hanadhaafto xsm sharafbay unoqon leheed haduu nagasaaro xabashada
USC iyo Alshabaab 35sano dowlad la aan dhigtay somaliya ..
Xassan sheikh wuxu Farmaajo ka diiday yeeli ka mayno
Guul Achmed madoobe 💪🇪🇹
Cambaareyn waa daciifnimo uff
Car Wakaase Diyaradoda Ha Jojoyo Xasan Sheekh Hawafenanna Ha Ka Mab'nuuco Hadusan Hoos Kala Hishiin Inay Soo Galaaan
Mikarafoonow xaal qaado.habar waliba ku qaadatey caaaac caac caac niic yaahuu
runta ayaa ku dhibeysa miyaa. soomali ma tihid ? waayo wadankankii oo sii baaba'aya ayaadan ka naxayn ! qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto
Soo dhawaada Ethiopia 🎉🎉🎉🎉
Dabadaada ku sodhoway bro dabadaada mas,uulka tahaye Somalia waxba laga waydiin maaye
Hawiye waligis wax ma dhisin
Oramo miyaa wax dhistay markaa 😢😂
Dhiladi ku xaartay was
Somaliya madaaroodbaa
Ninkani waa macquul
Xasan ciidan wa udiri kara ahmed madowe blse uma diri karo difaaca dalka taas o muujinesa dano shaqsi inuu u adegsanayo ciidankii difaaci laha dalka
Wwr itooya qaniimay noo wadaye an ka furano
Gal intas na gumeysan laha iyo xabasho geriya dhanta mana yeleyna tas
Itoopia bixi mayso xassan dhiiqo waa alshabaab
Xasan shiikh isaga ayaa u saxixay itoobiya raali ayuu na ka yahay imaasheheeda gurguurte waa jaajus wejiyo badan leh v
Daarood ayaa wato ethopia 2025 iyaga ayaana horay ukeenay 2006
Hawiye ethopian marabo
Isaaq iyo raxanweyn iyagune weey muujiyeen rabitaan ethopian
Qof walba oo Somalia guul Ayaa uthay
Waxba madhaanto mnta palestine heerka ay taagantahay bal eega pufferzone ayey ka dhex samaysatay Ethiopia Dawladii somaliana Cambaarayn uunbey ku koobnaatey sidii waddamada carabta 😢
Hasan sheikh aaway?
Anu waxaan isleeyahay waxaa sababaay siyasad xumada xasan iyo rasal wasare kusheega mushaarka fila somliya ay siiso ku badashay matladii kursiga uu kufadhiyo iyo dikii umatlay
Xasan sheekh wadan dagan baa lodhibay mantana meel kasta waa ka gubanaya
Bro Ethiopia media
Xasan dhiiqo heys kadifaaco ileen asagaa uyeedhaye maxaa jubland kayaal waa kaku waashaye orod isdifaac kaligaa hadee
Somaliland ha noolato ❤🫡
Ameeen somalilnd forever🤲🏾
Xasan dameer cawaan nacalaa ku yaal
Daroood wa cad xaarana anxaaro jeclaa cidasn
War adiga iyo reerkina dowladnimada waxba ka aqoon on rabin ba cad xaaraane afka kaleexi reerka balaarane sheeikha iyo shariifka leh ..mesha hadaad kufashilanteen od wax maamuli karin ayaar sowareejiya maamulka o xoolihina iska dhaqdaa waxan waxba kagaran meysaane
@ hadadan madaxwene helin somali ma tihid lakin marka madaxwene hesho ba somali tahay aqligas Ma socona daroodow siilka hoyadiin dalkan meel uma dhaqaqayo wa sugena inu darood yimaado dhaqan kaan amxaaro jecelka waku dhalaten hoyadin wase
@@AbdullahiAadam-y8c oohinta iyo baroorta mesha kalatag ilma yar baad tahaye hooyada macaayi kare kuwi kaaweyna ba kuwareere adiga waxan hada waakugu cusub yahau cuqdadan daarood hada lugugu beerey iska dhaq baan kuoran lahaa hadi kale de waad udhiman kartaa un ..waxba mamaamuli kartaan de waarun iskasowareejiya waxan waad kuwaareertene ordaya dameerihina iska dhaqna axmaar iyo cadaan ba anaga naqaan sida loomacaamile ..shaley bu ahaa hassan gurgurte ninki kenya markey bada qaadan rabte kadaba raxleynaye ma hadu wadani noqde sheeka xumada iyo cuqdada mesha kala tag
Ma ogtahay in Adiga warbixintan Soo kudbinaya iyo Madaxda Federal ka ee uu hogaamiyo XSM in dalka u simantihin Ethiopiana isku cadaw ugu tihiin.
Ahmed madoowi hadii doolad is haayaan waa qaain wadan weeyi ethoupia garab ka raadsaday. Somali wali tii jabhadii tusai uma qaadan
Adeerka Hassan dhiiqo so kan hubi EGYPT 🇪🇬 uu Hawiye uqabiyey Darod lagu werar Miya WADANI ah?
😅😅😅😢😢😢 0:24
Ma arka aad deristid dhaqdhaqaaqyada uu dhowaanahan madaxweyne Xasan kabilaabay JL & dhaqdhaqaaqyadan cusub ee Itoobiya, waxa ay u muuqdaan kuwo isu adeegaya, isku dan ah, iskaabaya oo aan isdiidanayn! War kalana waa sugaynaa
NACDALI HA KU DHACDO DABA DHIILFYADA DIIRKA SOOMALIYA EE HORGALKA U AH ITOOBIYA OO DALKODIYO DAWLADODI KU SOO HOGAMIINAYA! WA IN DHAGAX LAGU DILI KUWAS ITOOBIYAN DAHAX LAGULA DAGALAMA!
waxa aynu noqon doonnaa falastiinta geeska africa, UK waa tii yahuuda ku wareejisey falastiin maantana waxaaba lagu leyahay iyaga iyo ethopia ayaa ku heshiiyey in somalia ay itopia qabsato, soo duu duub waa wax aynu kasbaney in dalkeena la qabsado ka dib markii aynu dowladnimadeenii haadaanka ka tuurney oo annaga is cadowsaney oo maatida iska laynay, oo uur dooxney, kala aamin baxney welina qabiil isku dileyno
Xassan dhiiqo sabarad baa ku jabtay bad buugalay nacaybka S/LAND ma xishoode ?
Cambaarayn maxaay qabani in Talaabo la qaado ayaa la rabaaye🤏
guul guul ethiopia qax ayay u leedahay inay difaacato dalkeeda 👍👍🇪🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹
Yaa siyay dhulka hoyadaa afka kawse
Alaa soomaali ma tihid miyaa
Somaliland oo aanba shaqo ku lahayn bay usoo hanjabayeene sawtan meshii ay maamulkeeda lahaayeen loogu yimi xiniinyihiinay Somaliland ugu faanayeen Ethiopia hayskaga dhiciyeen
CBB
itoobiya xasan ba hoos kawata ee sheko baraleyda laga daayo dadka wayo itoobiya waxay soomaliya umaamulaneysa sida gurigeyda oo xata iskaso geleysa
Ku laha xukunka ka dhacay
Ma mooda sidii bashar Al asad iyo muse bixi oo dadkiisa afar doorasho qof iyo coda u qabtay ay isku midyihiin
Alla cadownimada daaroodku u qabo somaliland bandana...! 😊
Waad ku faraxsan tahay in itoobiya ay timaado somaaliya soow maahaa!!!
somaliyey sidaan miyaa noo danbeesay
Ethiopia iyagabaaba katalisa maamulka failer muqdisho wxbaba hawareerina huwaney
Ninkan waa dhagaysan jiray lkn haldhinac ayuu uraran yahay markay itoobiya imaato nafta u huri karaa maraca😂somali niyow axmed madoobe qabiil haku tageerin
Dowlad isku sheegan Qabyaalistayaasha ah yaa naga horwareejiyo wajigood ha gubtee cadow oodhan ayakaa noo loogayo itobiyankana jaanis usiinayo
Wariyenimo ba’day.
Ma soomaliyaa tahay mise nin dhexdhexaad ah.
Mise haddaad mucaarad tahay itobiya iyo somaliya waa kuu siman yihiin
Itoobiya maxaa na daba dhigey ilaa markii aan xoriyada ka qaadaney gumeystayaasha.
Itoobiya waavsaxantahay ayidoo Maxaa yeelay Xasanshiiq Shacabka inuu Boobo Ayuu uyimid ainuu Difaaco uma imaan Muqdishoo Ayaanakabadan itoobiyo Xamar Aankusugeeynaaa unukaa leh Waaay?
Hala saaro
Dal ba'ow yaakuleh?
waxaa loo baahanyahy halmilyan oo askari oo soomali ah si ay xabashida dab uqabdsiiyaan oo gubaan lacnad hakudhacdo shiyeeye kalkaal walba
Maxaa yaab isdabayaal
Walhi cadow ayaa tahay wariye ma tihid
Maxay masar ugu soo duushay soomaaliya?
Hadalkaagii ma wuxuu ku soo gabagaboobay inaad dowladeena noo suurad xumeyso🥵
surad xumo majirto waa xaqiiq khadhaadh
Ethiopia marka uu madaxwayne maamul goboleed kuweeraro maxaa diidaya in maamul goboleed isku difaaco
Itobiya cambaareen uma bahna ha lala dagaalamo
Dhiladi kudhashay wase
Wadanka Wadanka maahan miyaa
Duliyohow mucaradnimada iyo dalka kalasar inaga wax cadi ah hanoga dhigin dal soodulay baqti batahy
Warka ad ku had layso itobiya ma ku so dhibtay somali siyasi is kama laha itobiya adi jog ama xasn ha jogo magisti aha jogo ama abiye waxay rabti waa dhulka somaliyed ee sidas u ogow wn wada ognahay dawlada somali inay ka gabisay jawabta oromada iyo itobya cidnan cidan ba loga hortaga
Hassan munaaafaq i saga ayaaaa kadaran Ethopia wadankiii god dheerbuuu ku riday xaqidii
Ethiopia hanaga baxdo yaanana naloo keenin ciidan wadan kale kasocda
Soimaaliya waqtigrdii waxay ku lumisay slnd bal may slnd citiraafto waxay niqin lahyen laba dal oo is garabsada itobiyana way ka biqi lahayd
Soomaaliya wadan maaha waa dal fashilmay waayo ciidan baa iska soo galaya dhulkooda
Sxb inta uu jiro maamul la yiraahdo puntland oo majeerteen ay leeyihiin haday soomaali dawlad noqoto waligeey waxba ha iweeydiinin,adna runta ayaad kawarwareegeysaa,cid kasta waxaa ka xun ruuxii carab hiil kadaya.
soomali dhulbahanta kanool waxa kale wa badhti socda oo bedelmay dee dhulbahante weligod lama gumeysan oo iyaga ladagaalamay gumeystihi ee Alloow dhulbahante barake oo waari
Hawlgalkan manu dhamanen lakin waxn qaba hadi ay shacabka kusugan somaliya madxwayne cadaliyo oo qulubtoda isku xidha in ay ka adkanayan alshabab
Daroodow idinkaa daba dhilif u ah ethopia, hawiye mar horee waxaas ka tashteen
Xamar iyo meesha ugu badan ay joogaan itoopiyanka oo ah hirshabeele ma daarood baa jooga waad iska hadlaysaaye laxyahay