6 QODOB | MW Xassan Sh Barakicinta Gudaha, Soo daabulka Argagaxisada dibadda ilaa Faagista qabuuraha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 156

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb หลายเดือนก่อน +19

    Ku saliya nabiga❤

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 หลายเดือนก่อน +15

    Qabiil, qaad, qixin, qubuuraha ilaa qurbaha waxba uma reebanin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yasenosman-p7c
    @yasenosman-p7c หลายเดือนก่อน +1

    thank you somuch weriye farah sida wacan aad ugu soo tebisay iyo faalada aad usoo diyaarisay xaqiiqda runta ku salaysan gaylan media aad baad umahadsantahiin

  • @hanihusen9802
    @hanihusen9802 หลายเดือนก่อน +2

    Thz bro

  • @tahliilj
    @tahliilj หลายเดือนก่อน +2

    Guul dawlada soomaaliya Iyo shacabkeeda aamiin

    • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
      @CabdirahmanxasaXasanmankey000 หลายเดือนก่อน +1

      Dadkaan waa cadeysteen waxaan ka bi'in cid ay ka ba'eyso ma jiraan cawaanta adoonsi maahee iyo shisheeye ay u adeegan ayay rabaan iyo silic ku noolansho sadbursi iyo kibir mooye dal ma rabaan
      Dhamaatay keyga anaa leh kadana kula lihi

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 หลายเดือนก่อน +7

    Waa warbixintii ugu runta badneyt ee aad soo diyaariso
    Thanks Gaylan Madia

  • @sahromahamud
    @sahromahamud หลายเดือนก่อน +1

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadankeenna Ilaaheey Rajada Soomaaliya Allaha Soo Nooleeyo Ilaaheey Ayaan Ka Baryeeynaa 🇸🇴🙏😭

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi หลายเดือนก่อน +1

    Thanks for the clean information about xasan munaafaq

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +14

    wa warki ugu runta iyo xaqiiqada badaa oo xasan laga diyaariyo xasan

    • @Arabduur
      @Arabduur หลายเดือนก่อน +1

      Hhh Record kay ugu jiraan😂
      Wa soo say tahay wali wuu sii wadaa oo dhulka kaluunkkaa ugu danbeeyay😂

  • @hassanmohamud7556
    @hassanmohamud7556 หลายเดือนก่อน +5

    Thank you so much ,Gaylan media 😊

  • @ismaaciilabuukar2737
    @ismaaciilabuukar2737 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks gaylan media aad baad umahadsan tahay sida quruxda badan aad usharaxdey

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 หลายเดือนก่อน +5

    Waa madax waynehee abed soomara aa ugu tuugsanaa ugu baan badnaa ugu munaafaqsana ugu dulesanaa entaan nolaa walegay ma irken kan oo kala xataa samcadeesa eska daaya tee caruur teesa waa delay enkaare kugudhacday cumrega Aallaah kuseeyay kamad faeedaysan aa qaatumo xumaad ku dhemanaysaa iyo idegoo dulaaysan xaarana ka dhargay qabergeena xataa wuu ku deede doo naa Enshaillaah xasan maal xun baad kudhemandoontaa

  • @AhmadAbdirissak
    @AhmadAbdirissak หลายเดือนก่อน +2

    Maantad ugu wangsan tahay from somaliland🎉

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan sheekh waa qabiili qabiilka aaminsan wax dan ah oo uu Somalia 🇸🇴❤ uhayo umada somaaliyeed ❤majirto dadka somaaliyeedoow midooba oo hurdada ka kaca fadlan

  • @ahmedm-ol4tj
    @ahmedm-ol4tj หลายเดือนก่อน +2

    Qurbe qabur

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv หลายเดือนก่อน +4

    Thank you so much

    • @madingakok
      @madingakok หลายเดือนก่อน

      Carfon!

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 หลายเดือนก่อน +2

    We ku fican shacabka muqdisho wanaag wax kuma laha Ken dhibey jecelyihiin

  • @ibrahimabdalle2088
    @ibrahimabdalle2088 หลายเดือนก่อน +4

    Soo badi ninkaa xasan mucaarad lambar koow baa ku ahay

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 หลายเดือนก่อน +3

    Waajibka somalida ayaa sidaas in loogalo ah inagu maxaan qabiil uga ilbixi la,nahay

  • @mohamedbillow8828
    @mohamedbillow8828 หลายเดือนก่อน +2

    Hassan iyo banan joga buqaya tona somalia meel san umawadan.midkasta in kursiga lasiya oo tacbada lee raba 😢

  • @mardhaachennel450
    @mardhaachennel450 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiyow kaca, waxa ka danbayn donta Darodow kaca.

  • @cirmarmedia713
    @cirmarmedia713 หลายเดือนก่อน +3

    Kan allaha naga qabto cuqubo allaha ku ridee

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt หลายเดือนก่อน +1

    Formaajo waa mareexan! Maxaa idinka raa’cay reer Mogadishu?

  • @gureeygureey7058
    @gureeygureey7058 หลายเดือนก่อน +5

    Walee aaqiro waraajiri dona
    Adunyo iyo aqiro kala badan

  • @AxmedSaalax-c9j
    @AxmedSaalax-c9j หลายเดือนก่อน +1

    Editing ka waan kaa haayaa m.a sxp hampalyo marwalbo sidaan noogusoo Editing garee.

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii หลายเดือนก่อน +1

    🥺🥺 .. .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaasada ha laga ilaaliyo elidka reer puntland. Waxay ka shaqeeyaan dansa Ethopia.
    Qofkii warkayga been mooda ha fiiriyo dhalinyarada reer Puntland.
    1 dhalinyaradii reer puntlan 80% Muqdhisho bay nolol u doonteen, booskii ay ka soo bexeen waxaa galay Oromo.

  • @زوزوالجميل-ل2ق
    @زوزوالجميل-ل2ق หลายเดือนก่อน

    Xasan cid rabty may jirin e waxu kuso baxey lacag emaaradka bixiyeen teda kale waxi bulshada somaliyed sida ugu galaayo wa
    Comment gi lo qori jirey o mar walbo u hor yimaado bulshada hortooda lagu dhihi jiray wana nin mayel adeg o waliba hahli qabiil xambaarsan e alha umada dhaafiyo waxu ka tagey ma jiro e dalka iyo dadka wa u iibinaya inta dhiman

  • @saedking
    @saedking หลายเดือนก่อน

    💯💯👍👍👍

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 หลายเดือนก่อน

    Madexweyne farmajo nollow wadani Somaliyed nollow wall ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GorgorBadiye-sh7if
    @GorgorBadiye-sh7if หลายเดือนก่อน

    Waa soo dhacay

  • @AyaanleCisman
    @AyaanleCisman หลายเดือนก่อน +1

    Waaa ruun midas

  • @engineercavani5870
    @engineercavani5870 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb athiga dowlda ays kasoxirjidaa 😢😢😢

    • @kingmohaa5256
      @kingmohaa5256 หลายเดือนก่อน

      Runta miyaa dide😂

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip หลายเดือนก่อน

      Hakaa dhargo dheh gurguurte yaah kkkk maahoo

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 หลายเดือนก่อน

    Aad oo weyn brother

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk horta argagaxiso ayaa kuceebowday 😂😂. Sxbkaa fahad yaasiin iyo farmaajo weydii Argagaxisada. 2017 ilaa 2022dii Dekeda muqdisho wxaa kafurnaa xafiiska canshuurta shabaabka

    • @O.mrpromo
      @O.mrpromo หลายเดือนก่อน

      Dadka comments so qoray oo dhan kaliga aya tageeraya xasan sheikh , war qabyalada yeynan kula tagin, xili qabyalada la isku tageera waa Laga gudbay.

    • @SOMCLIP
      @SOMCLIP หลายเดือนก่อน

      Ma adiga feker kaagu qaadan halaa haduuna tiisa ka hadlin
      Intiina is bahaysate hal comments oo xaqa ayaa idinka xanaajiya Gafuurduub media ​@@O.mrpromo

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz หลายเดือนก่อน

    Xasan shacabkiina waa barakicayay qabuurihiina maydkii buu kala soo baxay shacabkii noola iyo kuwii dhintayba waa dhibateyay dastuurkii dalkana waa utashaday ilaahay dadka iyo dalka haka bad baadiyo xasan

  • @MahmoudAbdillahi
    @MahmoudAbdillahi หลายเดือนก่อน +2

    Waryaa Farah abdulkader waan kuu fiirsaday ee munaafiq baa tahay Hassan sheikh waa madahwayne marka uu waktigisa dhamaystoo woo tagii ee maxaad uga hadli wayday wihii kaa dhacay barlamaankaa ee laguu feedhay askari sitaa tutahaa qarankaa maxaad uga hadli wayday danta ummada somaaliyeed ee ah in oo isbadal kaa dhaco oo lawada yeesho ah dorasho qof iyo cod ah ee ay hortaagan yihiin oday gaboobay ee madoobe iyo sacaa fadhia garoowe

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f หลายเดือนก่อน

      Culusoow Qabiil baad ku difaaceeysaaye adiga yuusan ku iibsan ee naftaada ka ilaasho Daarood waxba yeeli maayee! From Jubaland

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 หลายเดือนก่อน

      Doorasho qof iyo cod ah cidina ma diidana lkn xasan waddada uu umarayo Ayan sax ahyn dastuurki heshiska lagu ahana isaga malinba inta xaladda uuku jiro ka hor imanaysa iska baddala ,
      Askariga tutaha xidhan e xildhibanku feedhka ku dhuftayna Cid raalli ka ah ma jirto lkn adiga iyo dadka askariga aadka uga hadla ma is waydiiseen askariga baarlamaanka dhexdiisa maxa dhigay addunka o dhan bay ka dhacda baarlamaan kala aragti duwan ,kuwo isku buuqaya iyo kuwo kuraasta isla dhacayaba e

    • @MahmoudAbdillahi
      @MahmoudAbdillahi หลายเดือนก่อน

      @Madaxey-r2f wahaan kuu sheegi runta lagama weecdoo waad uu jeeday cidankii odaygaan gabobay ee umadii idiinka reebay ee daraawishta ahaa in ay isoo soo dhibayaan dfs nolosha aad kuu noshahay ilaah uun baa oog daarod iyo hawiye waa wadaa somali somalina waa hal lakinse labadaan oday daroodnimo waxba umaa hayaan ee jeebkooga unbay uu fadhiyaan mana ogola iin ay somali heer gaadho

    • @MahmoudAbdillahi
      @MahmoudAbdillahi หลายเดือนก่อน

      @cabdishukridiiriye8857 xildhibaan xasaanadleh in oo fedhoo askari amniga sugayaa iyadaa oo lawada og yahay in aqlabiyadii uguu badnayd ay uu codaysay gudiga doorashada dee waa la garqaata lakinsee ciyaal suuqiin laga dhigay xildhibaano sida firinbii kolkii farmajo bay uu martay maantaa wuxuu gaadhay in oo fedhoo askari amniga sugayaa oo uu soo kalahay dalkiisa iyo dadkiisa oo uu
      Shaqeeyo bal arag dalalka dariska kula ah sidaa ay barlamaanadoodo uu shaqeeyaan iyo xadaarada kaa jirtaa sida Djibouti ethiopia oo ay maantaa arrintaa badaa ay na dhextaalo wll inaan iskaa indho tirno maha Hassan sheikh waa madahwayne imikaa waqtigisaa marka uu dhamaado wuu isaa soo sharixii hadii uu gulaysto dee waa uu kuu noqon hadii laga gulaystana dee waa muwaadin umamdaa kamid ah ee umadaan yaa uu maqan mise sidan baad doonaysaa in 4,5 lagu jiro oo ninbaa ninkaa uu kaa jeeb roonyahay uu xildhibaanka kuu iibsado oo markaa uu xilka qabtanaa dee waa boobi doona marka waa intaas oo kali ah masiirka umada in laga shaqeeyo baan oo baahanahay

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f หลายเดือนก่อน

      @@MahmoudAbdillahi Axmed Madoobe waa Hoggaamiye maamul Goboleed uu wax dhinkiisu ku kooban yahay meelo Jubaland kamid ah, laakiin ka waran Culusoowga Madaxweyne qaran sheeganaya ee Dumarkii xitaa Carab u dhoofiyey ee Qabuuraha faaganaya ee Qabiiliga ah?!
      Igaargeeyga Farxaanow, Odowaayow, Aniga la hadli maa Fahad iyo Xijaar oo igu Qabiil maahan!!!! Hal Booli ah nirig Xalaal ah ma dhasho! Culusoow waa un Culusoow in aan taageerana ha iga sugin! Jubaland guul!

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 หลายเดือนก่อน +1

    Midh rajo ah Hasan sheikh kama sugayo qaranka iyo umada somalied.
    Ma aqaan meel u diyaarsadey

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 หลายเดือนก่อน

    Ree muqdisho waxay kagaleen farmaajo soo maanta kama soo bixin cajiib.

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤👎

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 หลายเดือนก่อน

    Ilaxow ummadan xassan Sheikh kaqabo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    xasan waxa keliya wuu qabtay inu argagixisada snm ee dadka kudili jirtay xamar uu kanadiifiyay oo habarti iyo oadayaashi udurban tumayay cagta mariyay war intas wax weyne oo xasan qabtay

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 หลายเดือนก่อน

    Waa hubaal sheeko hadalka ciilqabaha ah u eg
    Ninbaa waxa uu yiri waxaan soo duminayaa cirka kii kale ayaa yiri halkaad ka gashaan ka galayaa
    Dowlad nimadii haduu hayn nin daarood ah waa naadada xumaanta yaad u sheegi doontaa
    Midda kale hadii aadan madax ka aheyn ALLAW WAXBA DHOWRAN MEYNEE DHAGAX SOO DAADI
    WARKAAS WUU DHAMAADAY ISKA CABAADA CIILKA AAD KU JIRTAAN WAAD LA DHIMANEYSAAN

  • @mohamedfarole2438
    @mohamedfarole2438 หลายเดือนก่อน +1

    Fahad miyaa kuusoo mayrshay
    Waxaas baqtigaa faaraxoow

  • @MaxameddeeqAhmed-x7k
    @MaxameddeeqAhmed-x7k หลายเดือนก่อน

    Fast comment 😂😢😮😅

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm หลายเดือนก่อน +2

    Inangumeed inangumeed dhalay oo xaaraana tin iyo cidhib xaaran xasan gurguurte bilaa iimaan

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade หลายเดือนก่อน

    MADAXWEYNE UMAQALMO WAA NIN AAD ULIITA SHACABKA SOMALIYED DHIBATADU UGEYSTEY MAILAWINDONAN

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 หลายเดือนก่อน

    XASAN QABUURO. FAAGE

  • @AbdiwasaIsmail-j8p
    @AbdiwasaIsmail-j8p หลายเดือนก่อน

    Facebook gagi xgee ka baxay awow

  • @hassansabriye3738
    @hassansabriye3738 หลายเดือนก่อน +1

    XASAN WA DOWLAD YAQAN LAKIN WAXA HOR YAALA UMAD AN AQOON DOWLAD NIMADA ADIGA HAD LAYO AYA KA MID AH DHULKA DOWLADA WALA GADAA WAXA WAX LOGA QABANAA DHISMAHA CIDAANKA XOOGA CID LAGA BARYAAYO MALEH DHULKA DANTA GUUD WA IN DOWLADA KU MUNAFACADAA INTEY AY KU NOLAAN LAHEYN DAD AN WAX IXSAAN AH KAA HEYNIN KULIRANA KA QATAAN DHUL AYSAN LAHEYN DOWLDA AYAA GARAB TAGANAHAY HADAA NAHAY REER MUQDISHO ❤

  • @AlisSalat-yo5gd
    @AlisSalat-yo5gd หลายเดือนก่อน

    Cabdiqadirooow adiga Aya sikala u arki xasan wa saxan yahay

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y หลายเดือนก่อน +2

    Geylan, 0o sidii awr qooqan cabaadaya waa kan gaylanow saxafiga wuu xishoodaaye wax isku fal qabiil iyo qudhun waa laga gudbay
    Dal xoreeye wadadii horumarka ayuu cagta u saaray wadanka

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed หลายเดือนก่อน

    Xasan gurguurte wadanka allaha dhaafiyo

  • @MahmoudAbdillahi
    @MahmoudAbdillahi หลายเดือนก่อน +2

    Waar akhiraad tagii oo waad dhimaan runtaa see sheeg oo dadka warka beenta ah kaa daa hadii aad adigo kuu raaxaysanaysoo turkigaa oo aad lacag kaa samaynaysid warakaa beenta ah ah ee aan sal iyo raad lahayn

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 หลายเดือนก่อน +1

      Bal intuu sheegay wax beena kasoo Saar. Barakicinta maalin walba TV Yada laga soo daayo maad arkin qabuure inuu faagay Madan arkin. Dowlad xumada iyo somali is dagalsan dunidana la dagalsan Madan arkin. Filin kalaa kuu shidan. Ama dhaqtar ayaad u Bahan tahay xanuun maskixiyan ayaa ku haayo sxb ee dib isku Baar.

  • @Userq2
    @Userq2 หลายเดือนก่อน

    Asc muqdisho farmaajo ayaa u raanaa ❤❤ waayo nafsigii ayaa ka soo baxay ❤❤ shacbkaa mudisho farmaajo aya tabeena

  • @cxakiinmaxamed6328
    @cxakiinmaxamed6328 หลายเดือนก่อน +1

    Been Beenloow ayaa tahay reer muqdisho hadaanahay waxba nagama haleyn

  • @MohamedM-yz2iy
    @MohamedM-yz2iy หลายเดือนก่อน +2

    Saaka waxaagu war bixin maahan waa dagaal qaawan iyo Munaafaqa Daanweyne 😅

    • @sakariyemusejama9117
      @sakariyemusejama9117 หลายเดือนก่อน

      Runtu aaa qaraartahy 😅😅😅

    • @AhmedObliko
      @AhmedObliko หลายเดือนก่อน

      Runtu waa kharartahay

    • @MaxamuudSiciid-r9p
      @MaxamuudSiciid-r9p หลายเดือนก่อน

      Biyo laaan kuliq cuqdada ku haysa

  • @CabdiSamed-j2y
    @CabdiSamed-j2y หลายเดือนก่อน

    Wuxu u careysanyahay shacabka somaliyeed waligood meysan tageerin si la mid farmaajo u fiirso meelkasta dagaal ayuu ka aloosay dhaca fagida qabuuraha

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa keligiis talis, laakiin kuwa maagayaa usaga ma dhammaan?

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan sheekh dalka meel halis ah buu kuwadaa

    • @Deeq_official
      @Deeq_official หลายเดือนก่อน

      Maxan la shegayo run u maleysay lo tahay

    • @kingmohaa5256
      @kingmohaa5256 หลายเดือนก่อน

      @@Deeq_official waxa aan idhaheyga ku arko lee shegay saqir iyo kabir baa ujedo

  • @yaasiinismaciil4022
    @yaasiinismaciil4022 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh wa masiibo samaaliya loosoo diray ilahay umada hakaa qabto dawarsadeyahow

  • @AliNuur-g7o
    @AliNuur-g7o หลายเดือนก่อน +1

    War ninkaanu waa qof aadu xun waxeysu raacay cuqad, qabyaaalad runa maba sheego. Abihiina waa wasiir putland waana cbb ee ogaaada

    • @Gla277
      @Gla277 หลายเดือนก่อน

      adaa qabyaalad diin la an iyo jaahilnimo ku haysaa dameere dowlad mayaqaan

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h หลายเดือนก่อน

    Waa abaalkooda

  • @osmanabdullahi8785
    @osmanabdullahi8785 หลายเดือนก่อน

    Xasan ma dharge xasan xaraash iyo qabuur xasan qaxar xasan bara kac xasan qabyo😢

  • @SakiHashi
    @SakiHashi หลายเดือนก่อน +2

    Shacabka somalida waa xoolo aan aqoon kuwa uroon siyaaga munafaqa ah sida xassna yaqaan qaabkuu u isticmaalahaa

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 หลายเดือนก่อน +1

    MAXAAD ULAYAABAYSAA SOWMAAHAYN MOORYAANTII 1991 ILAA HADDANA WAA ISAGII OO WAATUULAHAA QABYO NINKEEDAA DHAMMSYSTIRA SHAQADA UU HADDA HAYO AYAA KADHINNAYD WAA DAMIIRLAAWE AAN XISHOON XASAN DHIIQO

  • @mubashirismail1134
    @mubashirismail1134 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk adi uun baaba ninkan yaqana

  • @Atoosh55
    @Atoosh55 หลายเดือนก่อน +1

    Afayeen ku hadlay afka majeerteeniya iyo qaraar iyo ilinta waligiin waxay idiin ahaan jirtay baroor markaa maqashaan dalkii awood ayuu yeeshay walwal iyo isdhexyaac ayaa ku dhaca.
    Alla ka baq oo aqlaaqyeelo nin 50jir ah ayaa tahay

  • @Ruki-t1d
    @Ruki-t1d หลายเดือนก่อน +1

    Qabyaalada aya kaa cabadinaya reer muqdishu waay ku fahsan yahiin kaab3

    • @najiibabdi5846
      @najiibabdi5846 หลายเดือนก่อน

      Xaqa allah haku tuso qalyaalad aadan addun iyo aakhiro waxba kuhelay allah hakaa duwo mid reer muqdisho iyo somali oo idil kufaraxsan yihiin uma jeednee mid sida aad sheegtay lagu faraxsan yahay allah hanoo keeno

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 หลายเดือนก่อน

      Ninkan muqdisho waxba kama yalaane hadday xasan sheikh rer muqdisho ku faraxsan yihiin iyagay u taallaa

  • @SubanNunow
    @SubanNunow หลายเดือนก่อน

    Xassan sheeq wuxu nuqdi hasha feel cunta

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 หลายเดือนก่อน

    Waa dambi uu Ka galay shacabka muqdisho

  • @Aden-Chemistry-54_
    @Aden-Chemistry-54_ หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Xasan Sheekh Maxamud nidaamka ha ilaaliyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +1

    wadanku reysal wasaare maleh wa sababta dulmiga xasan xadh kaha u goostay oo keligi talis unoqday

  • @YuusufCabdiqani-cd4cq
    @YuusufCabdiqani-cd4cq หลายเดือนก่อน

    Xasan nayntinki naytinwn buu kugulaystey inuu dadka kuceliyo

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa hader ka cabadaya xasan waa kiwii Daba socday alle abaalku ficanaa

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 หลายเดือนก่อน +4

    Gurgurte wadanki fowda ayuu kadhigey

  • @abdirashiid-bv8rp
    @abdirashiid-bv8rp หลายเดือนก่อน

    Hassan umada allh haka qabto.
    Runtii Hassan waa musiibo Somalida loosoo diray.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh maamul goboledyadu waxay is kuraacen in lasoo qabto oo puntland waxay amartay in laso xidho oo maxkamad punttlaand laso taago

  • @AhmedAhmed-lv3xc
    @AhmedAhmed-lv3xc หลายเดือนก่อน

    Xassan dhiiqo dembiyada uu ka galay shacabka iyo dhaca hantida Dowladda wain lagu maxkamadeeya oo lagu ciqaaba.

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 หลายเดือนก่อน

    Danbigaasi waxaa la waydiiyaa Baarlamaankan jooga oo ah kii ugu liitay abid.

  • @abdikastuumo3959
    @abdikastuumo3959 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan waa majeerteen hada banaankoo is kenay hawiye iyo isaaq dislike waa xagaaga

    • @MaxamuudSiciid-r9p
      @MaxamuudSiciid-r9p หลายเดือนก่อน +1

      Qabiil lagama hadlin ee ma wax beenaa ku aragaty mise qabuuraha awawgaa in laqufaa diyaar utahay

  • @Deeq_official
    @Deeq_official หลายเดือนก่อน +1

    Haku waso Hasan shiiq
    Doofaar war xume

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 หลายเดือนก่อน +1

    Waa siday tahay

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh หลายเดือนก่อน

    Qofki qabiilku tageera Wlhi aqiradiisa halis ayee ku jirtaa allaha na dhaafiyo Xasan munafaq

  • @baylood.germany
    @baylood.germany หลายเดือนก่อน

    Farmaajo cuqubadii laga galay maantay joogta shacabku way jeclaayen in yaroo qabiil ku tagersanayd xasan qoslaaye maahe lkn awood uma aysan lahayn ay ku bad baadiyaan hadii ay maanta doorashada somalia ahaan lahayd qof iyo cod waa hubaal inay soo ceshan lahaayen madaxwyne farmaajo

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 หลายเดือนก่อน +1

    Tarikhada Somalia Wa MW Ugu Xuma abid so mara Dalk

  • @badriahmed2999
    @badriahmed2999 หลายเดือนก่อน

    Maxa magaca madx gadhsiyay Qurbaha Kuna Xusay ilaa qubuuraha kulahaaa

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 หลายเดือนก่อน

    Harry maguire isagaa dhibaata isugu filan😂😂😂

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 หลายเดือนก่อน

    Gurgurte waxan la yaabahay marku xukunka ka tago o u is dhaho mucaarad kale noqo,wuxu shacabka somaliyed laso hor istaagi doono.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 หลายเดือนก่อน

    xassan sh waa falufiye dumiye bililiqo qabri boob dhul boob lacag boob rooboow adan madobe VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO VILA ALSHABAB ROOBOW CALI DHEERE KARATAY WAJIIS BASHIR SALAD 😂😂😂😂

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 หลายเดือนก่อน

    Xasen xollo was hawiye hawiye waa tukgas foshaxun waa nacladas foshaxun kujihada nacladas tukgas xasen xollo xayaewankas hawiye 😅😅😅😅😅😅

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    wa nabsigi farmaajo laga galay ee ilaahay haloo towbad keeno oo farmaajo hala xaal mariyo dee wa xaqiiqo wa calamadaha cadaabka

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa mashruuc shisheeye oo soomaalya lagu burburinhayo cadaw isaga kawayn soomaliya malaha

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    meeshi oday waayo araga laga sugayay waxu noqday oday ciil iyo cuqdad qabyaalad qaban xasan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    dowlada federaalka waxa soo dhistay puntland ee wainay xasan soo qabta weliba sharci bay uhaysata wayo iyada soomali dowlad udhistay iyadana tuugta kaqaban karta

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka farmaajo tuuray xasan doortay miyaa dal ka naxaya.

  • @somalilandigabadan7588
    @somalilandigabadan7588 หลายเดือนก่อน

    MARKA AAD SHAKHSI TOOG AH KUDORATO QABIIL IYO KAFIIRSASHO LAAN AH WAXA KUGU DHACDA TAN XASAN MUNAAFIQ SAMAYNAAYO

  • @ust.abdallaharab3170
    @ust.abdallaharab3170 หลายเดือนก่อน

    Dadki shalay qabiilka ula saftay iyaga ayey seeftisu madaxa ka jarta
    Ka xaxaabiya dheh

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน

    Wale xasan bahahin qaburo qufte maskinta dhaca ado baxsad ah ayan u jeda somaliyey hal meel halga sowadajesto

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 หลายเดือนก่อน

    Wale odaga waa fhaarsanaa waxu dhafay male qurbaha ilaa qaburaha