Ruwaayadii Qiyaano Dumar Part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Ruwaayadii Qiyaano Dumar Part 2

ความคิดเห็น • 114

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube 3 ปีที่แล้ว +14

    Meesha ninkaa Diidan ayaa wax Talent leh ku jira.😃

  • @Faadildumdum9
    @Faadildumdum9 3 ปีที่แล้ว +35

    😂😂😂 wllhi talanti ledahy ader diidan

  • @abdirahmanmohamud1744
    @abdirahmanmohamud1744 3 ปีที่แล้ว +9

    Wax waalan shabeeleda dhexe iyo tan hoose, waa iga qoslisey wlhi. Good job bro. Saaxiibkeey BR, waan salaamayaa.

  • @suwaysfarah5317
    @suwaysfarah5317 3 ปีที่แล้ว +4

    Anigu labadan madax ee madaxaaga ka hooseeya ayaan oder garaystay kulahaa garacow afxumada mesha kalataga akh

  • @zakariabaffo6773
    @zakariabaffo6773 2 ปีที่แล้ว +2

    wlhi ninkaan majaajiliiste waa dhaafay
    @adeer diidaan horey usoco❤️

  • @darwiishman..10
    @darwiishman..10 3 ปีที่แล้ว +12

    Talanti ledahay diidan absolutely 💯
    Keep going

  • @barrygolden2953
    @barrygolden2953 3 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkk diidan walaahi
    Waa funny aad ayuu iiga
    Qosliyey keep going sxb
    😆😆😆🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hoodoeprahim2683
    @hoodoeprahim2683 3 ปีที่แล้ว +12

    Diidan wa nin waynoo fadare ah ma anuun ba la yaaba tolow ninkan

  • @Jama3131
    @Jama3131 2 ปีที่แล้ว +2

    Diidan Wallahi waa qabiir ninkan kabtiisa lama gashan karo.

  • @cabdilahicali9810
    @cabdilahicali9810 3 ปีที่แล้ว +11

    Loxoox aan mustaqbalka kaga ciyaaro kulahaa😂😂😂

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 3 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂ninkan Walahi waa funny wuu naga soo daahay

  • @abdiqadarmahamed9101
    @abdiqadarmahamed9101 3 ปีที่แล้ว +8

    🤣🤣 sadaqtu dheh kulaha diidan kabtada wa kab weyn🤣🤣

  • @enganasmowlittmaxamed4942
    @enganasmowlittmaxamed4942 3 ปีที่แล้ว +7

    Walhi very much talanti keep going bro

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 3 ปีที่แล้ว +2

    Diidan I'm your fan in kenya

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 3 ปีที่แล้ว +3

    Sumata xabad loxooxo aan mustaqbalkeeda ku ciyaro iikeen diidan 😁😁

  • @abdullahimohammed4775
    @abdullahimohammed4775 2 ปีที่แล้ว +2

    Shabeelaha dhexe hadee cunto sidee shabeelaha hoose kutagi only legends can understand that 😂😂

  • @abdirahmanbulshaawi1
    @abdirahmanbulshaawi1 3 ปีที่แล้ว +3

    Labadaan madax ku la haaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @anhaarchannel7837
    @anhaarchannel7837 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa fani lkn xoogaa akhlaaq dara kujirta filim kan

    • @Aminaadan720
      @Aminaadan720 3 ปีที่แล้ว

      Deeq darajo fik radiisa xumaa nin wayn ooo jiifle hadal haya

  • @maxamedfaarax4935
    @maxamedfaarax4935 3 ปีที่แล้ว +8

    Kkkk ilkacase ku dhacay kkkk wlh waa funny

  • @ahmedhanad4100
    @ahmedhanad4100 3 ปีที่แล้ว +7

    Diidan is funny boy wlhy😅😅😅😅😅

  • @abdiwahabmahamad3065
    @abdiwahabmahamad3065 3 ปีที่แล้ว +8

    Gabadha yar wey ficantahay mararka qar wey qoslesa jilinkana waxa laraba si dhab inad ujisho

  • @abdirahmanabdalla7511
    @abdirahmanabdalla7511 3 ปีที่แล้ว +7

    Aan jalaajuleyno kulahaaa 😂😂😂😂😂😂😂😍

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 3 ปีที่แล้ว +8

    Diidan is the best talented man in Minnesota

  • @falxad2
    @falxad2 2 ปีที่แล้ว +1

    legend djubiti guy.
    pr usha waa dhiibay asagagaa qiray laacib soo shaqeeyay love repect Pr.
    Ha Noolaato.

  • @hanimohamed4474
    @hanimohamed4474 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂Ader diidan wan kuwataa

  • @calicabdi358
    @calicabdi358 3 ปีที่แล้ว +5

    Nosoo badiya plz

  • @abdiadann8593
    @abdiadann8593 3 ปีที่แล้ว +2

    Kulahaa xabad laxooxa oon mustaqbalkeda kuciyaro ii keen hhhhh

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +2

    Sariirta prank ku sameyno🤣🤣🤣🤣🤣i love thi guy

  • @nastehosaleban7497
    @nastehosaleban7497 3 ปีที่แล้ว +7

    Ader diidan film kaba ninkan udawanyo

  • @sudaysifarabadan6409
    @sudaysifarabadan6409 3 ปีที่แล้ว +2

    Xabad loxooxa oon mustaqbalka kaga ciyaaro 😂😂😂

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa talent really ninkan🤣👋🏽

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    habeenki ayuunbay
    fara dheerayd

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 3 ปีที่แล้ว +12

    Seve account ayaa kala baxay xabada laxooxda 🤣🤣🤣🤣

    • @Ukhti_miim2
      @Ukhti_miim2 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkk qarafaadhug kulahaa diidan wlhi waa qosal

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 ปีที่แล้ว +6

    NINKU HEES MACANA
    KULAHAA SI KHALDAN
    AYAAN U QAADAY
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mareegtaxogaha376
    @mareegtaxogaha376 3 ปีที่แล้ว +14

    Heeso bilaa music ah halkan kala socda sxbyl.

  • @gidassadig6933
    @gidassadig6933 3 ปีที่แล้ว +6

    I am first very good film I like so much

  • @calawebihi3633
    @calawebihi3633 3 ปีที่แล้ว +7

    Hoori oo socda❤❤❤♦️

  • @mohamedilyaz3696
    @mohamedilyaz3696 3 ปีที่แล้ว +7

    Diiidan legend😂

  • @hoodidji
    @hoodidji 3 ปีที่แล้ว +4

    Habenka bonne année o kaliya
    Miskine 😂😂
    Edit: bonne année waa new year somaliyey

  • @mohamedfarah6238
    @mohamedfarah6238 3 ปีที่แล้ว +6

    Number one ☝️

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 3 ปีที่แล้ว +5

    I'm The First One ☝️

  • @abdinaasirali6000
    @abdinaasirali6000 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilka case aa yaaab haku maqlo ilka case

  • @ahmedaden4429
    @ahmedaden4429 2 ปีที่แล้ว +1

    diidan buurtii sheikh cali buu wali fuushanyhay

  • @jamamahdi2530
    @jamamahdi2530 3 ปีที่แล้ว +6

    Cawa i kala kici Kulaha 😂😂😂😂😂ciyalka xafada

  • @ahmedwarsame1607
    @ahmedwarsame1607 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkk Alla maxay Somali xigmad guur tay Riwayadey xal qado. 👆👆👆👆👆

  • @saidismail6007
    @saidismail6007 3 ปีที่แล้ว +13

    Xikmad kuma hadlayside carruurta hanaga baadiyeen

    • @Sahruuja1
      @Sahruuja1 3 ปีที่แล้ว +1

      Marka horeba adiga
      Xagan maxaa ku keenay
      Ka dhamaw Diidan xoolaad tahay
      Adigu xikmada la imow
      Dadka iscaynaayo taasi u sheeg

    • @fardowsomustaf9576
      @fardowsomustaf9576 3 ปีที่แล้ว

      Beentada maha wlhi wa saqaan weynaday fasahad buu wada

    • @hoodoeprahim2683
      @hoodoeprahim2683 3 ปีที่แล้ว +2

      Doqonkan fadaraha ah dadka ku qoslaan la yaaba caruuraha dhagaha haka wasakhayn yaa yidhaa

    • @Sahruuja1
      @Sahruuja1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hoodoeprahim2683 naa ma ilka casaa kugu dhacay waadin xanaaqee

  • @maxamedadan489gmailcom3
    @maxamedadan489gmailcom3 3 ปีที่แล้ว +3

    diidan madax sare qosliyaa weyn walahi

  • @abdifahmohamedkadiye9347
    @abdifahmohamedkadiye9347 9 หลายเดือนก่อน +1

    Diidan iyo gabadha yara buuran uu qabo tolow ma Surre-dir ba calanka gacanta ugu jiro. Qofki commentigeyga arkow plz ii so jwb.

  • @sagalhassan4313
    @sagalhassan4313 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilkacase😂😂😂ku dhcy kulha

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 3 ปีที่แล้ว +2

    Riwaayadaan waxaa ku ceshceshtaa markasto

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 3 ปีที่แล้ว +4

    Shabellaha dhaexe hadi eey ka cunto shabellaha hose maxan ku tagayaa

  • @zaacid1
    @zaacid1 3 ปีที่แล้ว +1

    inu ilkacase ku dhacay kulhaa

  • @xasanxigmoxasanxigmo-wj1md
    @xasanxigmoxasanxigmo-wj1md 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkk Adaan dartaa uqawanahoo kulahaa hhhhhh

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 3 ปีที่แล้ว +1

    Diidan is so funny

  • @ashirosman
    @ashirosman 3 ปีที่แล้ว +4

    Filimadan waa wada anshax xumo

  • @abdirahman2325
    @abdirahman2325 3 ปีที่แล้ว +1

    Xabad laxooxoon mustaqbalkeeda ku ciyaaro iikeen 😂

  • @kalideprahm6549
    @kalideprahm6549 3 ปีที่แล้ว +2

    Number 1️⃣✊🏻

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 3 ปีที่แล้ว +12

    What is this level of wording? Please adhere to a kind of respect in speech. Are there not social and family stories that talk about the problems of society.. As for what happens between spouses, they are not shown in front of screens because we are a Muslim society and we do not resemble non-Muslims

  • @adoontiialle3331
    @adoontiialle3331 3 ปีที่แล้ว +2

    Akh kan hadalka jilicdasan akhlaqmaleh kuwa lamatalaya kadaran 🤭

  • @farxaangermany2332
    @farxaangermany2332 2 ปีที่แล้ว +1

    Inuu Yarku na duubo anagoo Prank Samaysnayna Hadhowna Reaction naga sameeyo 🤣🤣🤣

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 3 ปีที่แล้ว +1

    Iken biyo aanu is ku luxo

  • @filsanmohamed7702
    @filsanmohamed7702 3 ปีที่แล้ว +1

    KuMaba arage😭😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-mf3jt3yi9k
    @user-mf3jt3yi9k 8 หลายเดือนก่อน

    Diidan waa qosolkii oo qof ah

  • @koshinbashir879
    @koshinbashir879 3 ปีที่แล้ว +2

    💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 3 ปีที่แล้ว

    Really..

  • @zakariyedalmar7763
    @zakariyedalmar7763 3 ปีที่แล้ว +2

    First 🤣

  • @sahalmuse87
    @sahalmuse87 3 ปีที่แล้ว +6

    Waar hadaal murti leeh ku hadaal. Waa ruwaayad zero aah

  • @abdirahmanhassan997
    @abdirahmanhassan997 3 ปีที่แล้ว +1

    Adaan dartaa u qawanohoo kulahaa

  • @ahmedabdurahman7067
    @ahmedabdurahman7067 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilka case ku dhacay maxaa looga jeeda

    • @noorjimale684
      @noorjimale684 3 ปีที่แล้ว

      Ilkacase ===caadada dumarka 😄

  • @user-sr1vw3ny7i
    @user-sr1vw3ny7i 7 หลายเดือนก่อน

    MAXAAD UGA JEEDA SHABEELADA HOOSE 😮😮😂😂

  • @barwakoh1767
    @barwakoh1767 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhuli wayo Kuwan sarirta ayey ogaso arurtay

  • @zamzammohamed8725
    @zamzammohamed8725 3 ปีที่แล้ว +1

    2number

  • @farxiyocumar7748
    @farxiyocumar7748 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh didan caadi ma ahan wlh

  • @saidbey268
    @saidbey268 2 ปีที่แล้ว

    Checking account
    Iyo saving account
    Kkkkk

  • @hunterstrawberry9392
    @hunterstrawberry9392 3 ปีที่แล้ว +2

    18+ due to language

  • @mohammedaydarus4086
    @mohammedaydarus4086 3 ปีที่แล้ว +2

    diidan

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 3 ปีที่แล้ว +2

    Runtii

  • @mariammuse4153
    @mariammuse4153 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fadxiaxmed17
    @fadxiaxmed17 3 ปีที่แล้ว

    Sariirtu Reaction ha inaga bixoso

  • @mohaclfataaxcali5407
    @mohaclfataaxcali5407 3 ปีที่แล้ว

    Diidan legend

  • @ifrahibrahim5788
    @ifrahibrahim5788 2 ปีที่แล้ว

    ilka cade aa ku dhacay maxaa laga wadaa loloolo

  • @cabdifataxfataax5571
    @cabdifataxfataax5571 2 ปีที่แล้ว

    3

  • @axmedabwanka9316
    @axmedabwanka9316 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣😂🤣😂🤣😂

  • @user-ls5ed6hw7s
    @user-ls5ed6hw7s 2 ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @shaakirsiciid9250
    @shaakirsiciid9250 3 ปีที่แล้ว

    Mr diidan balaayo

  • @ubaxabdijamac8403
    @ubaxabdijamac8403 2 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @usaamejose6788
    @usaamejose6788 2 ปีที่แล้ว

    Diidan lagend

  • @Barka0706
    @Barka0706 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂

  • @ayaanlemahdi5477
    @ayaanlemahdi5477 3 ปีที่แล้ว

    War inantaa adeer diidan la jilaysa ku dakhramee iga gaadhsiya

  • @faaraxcaydiid109
    @faaraxcaydiid109 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh ilka case hhhhhh

  • @mscawo1431
    @mscawo1431 3 ปีที่แล้ว

    Diidane Xarabad

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 3 ปีที่แล้ว

    Shebele dhexe 🤣

  • @sharifo38378
    @sharifo38378 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @xamdikaraama4266
    @xamdikaraama4266 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @medaminofficial5233
    @medaminofficial5233 3 ปีที่แล้ว

    ala bisada

  • @somaaliinsouthafrika2721
    @somaaliinsouthafrika2721 3 ปีที่แล้ว

    Wax kale waayo

  • @faaisabdi3226
    @faaisabdi3226 3 ปีที่แล้ว

    kkkkk

  • @nasteexomahamed4266
    @nasteexomahamed4266 3 ปีที่แล้ว

    Sandki nus sac le kuogal yahay kulaha