5 Apps oo Cumrada ii fududeeyey | Saudi Arabia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

ความคิดเห็น • 50

  • @cawkemedia433
    @cawkemedia433 6 หลายเดือนก่อน +9

    Sixid sxb saddexda ku aasan Waa Nabi maxamed scw Cumar iyo Abubakar Maahan cismaan

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +4

      Sax weeye , Hilmaam hadal kuma jiro thanks

  • @Deeqfaarax1
    @Deeqfaarax1 6 หลายเดือนก่อน +5

    KU SALI NABI MAXMED CSW

  • @yaqubburhan7858
    @yaqubburhan7858 6 หลายเดือนก่อน +4

    Muuqaalkan aniga aad buu muhiim iigu ahaa Jannagale, aad baad ugu Mahadsantahay sidaad noola soo wadaagtay xogtan.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน +1

      Ada mudan wll

  • @Shamuure.......12601
    @Shamuure.......12601 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hakaa aqbalo ustad❤

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ugu horeeyay

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jasaa kumu allahu kheyr jasaa brother

  • @AADiini
    @AADiini 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaallaah jasaakallaah kheyr wll

  • @zahramohamud5641
    @zahramohamud5641 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks brother 💕

  • @HEALTHHUB435
    @HEALTHHUB435 6 หลายเดือนก่อน

    Gellow zxp video editor kaaga mad igu so xidhi

  • @husseinmohamoudabdi1010
    @husseinmohamoudabdi1010 2 วันที่ผ่านมา

    wll ad ayad u mahadasntahay waxan jeclahay sanadkan inan so cimreysto iso duceya in alle i wafajiyo i fudeydiyo acmasha iyo tagista ila kulmiyo Rasulka scw Ruyo iyo Sojed

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @mubarikabdi5132
    @mubarikabdi5132 11 วันที่ผ่านมา

    Huleelada aad sheegtay magacyadoodi caadi umaan fahmin maad isoo qori kartaa Mahadsanid ❤

  • @egalhashi007
    @egalhashi007 6 หลายเดือนก่อน

    Aar zxp gelle bashir aad bad umahadsanthy dhiuragalintaada
    Waxaan rabaa zxp inaad wixii aad ka ogtahay aad nooga sheegto
    Waxa layiraahtlo
    #remotask

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb mahadsanid waxaad iisoo sheegtaa hotelada jaban ee xaramka iyo madiina magacyadooda

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @abdullahiali9564
    @abdullahiali9564 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb
    Lacagta youtube ama bloggs laga helo diintu maxay kaqabta waa
    Ogahay sheikh natihif lkn ada howshan kujira

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 4 หลายเดือนก่อน

    Sharciyada yaryar ee yurub malagu cimreysan karaa brother hadii Haa eey tahay visa online maa lagu qaadanaa mase please jawaab

  • @user-pz8hp7mc7j
    @user-pz8hp7mc7j 6 หลายเดือนก่อน +3

    Macalin anaga somalia joogna maa noo sheegto waxa nagu baxaya Europe ma joogne

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      SOMALIA 1000 ILAA 1300 WALIBA 2 WEEK OO SAUDI JOOGTID .

    • @colaadkambaniwaberigroup6778
      @colaadkambaniwaberigroup6778 6 หลายเดือนก่อน

      Sxb crypto ka waresan raba Side lgu hela

  • @BishaaroMaxamuufDiiriye
    @BishaaroMaxamuufDiiriye 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb geelow Tradebot video kasoo same adoo mahadsan

  • @najiibhappy6130
    @najiibhappy6130 6 หลายเดือนก่อน

    Ustd Ka soo hadal Appka TradeBot ee la maalgashto somali badan ayaa dhahaayo waa run adigaa kugu kalsoonnahay soo tijaabi video inooga soo sameey adigoo mahadsan ustd

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 5 หลายเดือนก่อน +1

    Tradebot kasoo hadal zhp

  • @fadumosaciid6925
    @fadumosaciid6925 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaada tradepot kasoo hadal

  • @ismailyunis5138
    @ismailyunis5138 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow anagga noo fudadey

  • @abdikhafur1055
    @abdikhafur1055 6 หลายเดือนก่อน

    Walal wan kusalamay walal meel an kaala so xariran raba pls

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 6 หลายเดือนก่อน

    Maxa bishan cumrada luugu badnaa 🤔 iiga jawaba please 🙏

  • @Dawanlyrics
    @Dawanlyrics 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp tradepotkaso hadal

  • @colaadkambaniwaberigroup6778
    @colaadkambaniwaberigroup6778 6 หลายเดือนก่อน

    Gele bro whatsapkga se ku heli karaa

  • @qacshegamer3498
    @qacshegamer3498 5 หลายเดือนก่อน

    Shp kaso hadal crypto coins feature leh 2024

  • @MohamedDahir-of9lk
    @MohamedDahir-of9lk 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp side internet lacag uga samayn karaa anoo soomaliya jooga

    • @mindhup
      @mindhup 5 หลายเดือนก่อน

      Xirfad baro

  • @AbdullahiNoor1
    @AbdullahiNoor1 6 หลายเดือนก่อน

    Geelle bashir sxb mcn lacag ayaa la iga dhacay wlhi oo $500 gaaraysa anigoo stripe payment raadinaaya please ma igu caawin kartaa stripe inaan helo wlhi sxb waan udhaawacanhy qof ayaa sidaas ii galay adiga stripe ma ii heli kartaa waan kaa iibsanaayaa
    Intee ayaanna kaagala soo xariiraa sxb

  • @axmaamab163
    @axmaamab163 6 หลายเดือนก่อน

    Salaada aad tukatay ma taqaanid hada😂😂😂😂maqrib iyo salad cisho waxa ay ahayd ma aqaano kulahaa .....lacagtada bum💣😂 Hawada laga soo celiya acmaashad😂😂😂😂😂😂😂

  • @lagendbashiir2175
    @lagendbashiir2175 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustd cusman maaha ee waa abuu bakar

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 หลายเดือนก่อน

      Sax weeye , afka iga cadey thanks

  • @user-wv4ju2iu8y
    @user-wv4ju2iu8y 5 หลายเดือนก่อน

    jow kow now dadka tuugada anba jaaajuussin hada waxay bilaaben isgu sawir haramka sio aaamino ee iska ilaaaliya walahi dadka sheega in ay aaden haramka anba video iskaso duuba iyako haramka joogta wa jaaajuusin anba tuugo sida geele ee iska ilaaaliya jow kow now hadana bow

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey