Wllo Horta Shukran lkn heesaha wa dambi mrka wxkle ku badal ycnii dadka ku dheh filimada English ka barta lkn hees hees waaba dambiyeee Anoo wx baro isdhahayo kwrn hdaan dambi shaqesto soo dhibato ma aha mrka Heees kubarta English ha dhihin
Dadka Qaar Way Ka Yabaysah War Gabadhu Inaga Ayey Rabta Inan Luqata Barano Marka Hadad 🎶 Musice Diidantihin U Sheeka Inay ka Rabto Capcut Aya Lagaga Qada Musice oo Codka O Kaliya Aya La So Rabta marka How to Remove Musice In Capcut Hadad Ku Qoorto Wa.Arkaysah Kaliya Codka Aya Ku so Hadhay
Aad u qurux badn tahey inantu waxab iskama badlin Zhp talo ahan hadii qof aad istidhadid uu is badley su’alaha ma qurux badn laga yaba in qofka ka nixiso ha weydin ama mel public haku weydin zhp commentgan hadi aad ka tiri kartid ka tir inanta waxa lagyab iyadon waxab ku dhicin in is moodsiiso mahasanid zhp
Dadkaan soo qorooyo heesaha danbi waaye inta markee kabaxaana tiktok galaayo Yaab waaye Walahi
inaa hees dhagaysto oo aa ogahay inee danbi tahay waxay dhantaa ano xalalaysto
Heesaha waa danbi Subhanallah
Waarun walaahi cid waliba dhageysatid adigan qeyb ayaad kaleedahay bal qiyaas hadii aydaawato 1m imisaad helikarey damb
😂😂@@abdiwaliIbraahim
You are the best teacher thank you ❤
Waad mahadsanty macalin waanu ku wadanaa casharadaadana waan u bogay runtii
You are best teacher trust me I watching video more more thanks for God bless you
Mahadsanid macalin kuwa soomaaliga manoo turjumi kartaa adoo mahadsan
The besr chennall I see for my life keep going my techar🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wll mcn thanks millons 😢❤
Heesaha ayshegte magac yadoda mabaso qoron
You are the best teacher of English ever I see❤🎉
Maashaa alaah guuleyso walaashay my teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤the ❤❤❤❤❤
Thank you hees no good waa❤❤❤❤
Blow my mind maskada Ayaa Iga gatay
Thank you so much our teacher
Waku wata wlhi 😊
Blow my mind
Caqli ka fooq
By the way ,like the way explain. Le us take more.
Thank you sister lovely video God bless you have a great day🙏🏻
You blow my mind wan dhafuul ayaa ladhahaa
Mahadsanid walasha magacaga mad noshegtid
Wad ku mahadsanid walaal ino soo badi
wllshey iga weyn iinlow
☺
Maclin ino so badi plz
جزاك الله خير الجزاء ❤
Maclin mahadsanid
Blow my mind waxa waaye waxaan ima gelin kartid ama igama dha dhicin kartid
M.a our teacher
Jazakalaahu qeyr
❤🎉❤ guulso aby
Thank you my dear sister
Please sister nosoo badi❤❤❤❤
Midibka casaanka ah ama gaduudka ah lama arki karo si fiican ee midab kale noogu badal sida jaalaha cml oo la arki karo ama midab kale.
Thanks my dear sister
👍👍
Thanks
thanks teacher
Welcome
blew my mind waxaa la micnha eh madaxayga ka wayn yahay arintaan
Can you Blow my mind___waxaa laga wadaa..maskaxdayda ma a fuufi kartaa waaye ❤
wawo
Your Lessons are more Confortible my Sister
Indha sarcaad
First comment 😊
Nosoo badi
I'm new student
Wllo Horta Shukran lkn heesaha wa dambi mrka wxkle ku badal ycnii dadka ku dheh filimada English ka barta lkn hees hees waaba dambiyeee Anoo wx baro isdhahayo kwrn hdaan dambi shaqesto soo dhibato ma aha mrka Heees kubarta English ha dhihin
Oo mafilimka danbi ahy. Marlka
❤❤❤❤
Mise misaal I like when you used that word😂
Houdini :indhasarcaad
illusionist = Male/indho sarcaadle Female/indho sarcaadley
Dadka Qaar Way Ka Yabaysah War Gabadhu Inaga Ayey Rabta Inan Luqata Barano Marka Hadad 🎶 Musice Diidantihin U Sheeka Inay ka Rabto
Capcut Aya Lagaga Qada Musice oo Codka O Kaliya Aya La So Rabta marka How to Remove Musice In Capcut Hadad Ku Qoorto Wa.Arkaysah Kaliya Codka Aya Ku so Hadhay
Ma bufis Ayaa igalisay
macalin horta magacaa aadban kaaga faaidnaa casharada ee
teacher first tell us your name we really more benifit for you and proud.
Wow
Qalbiyeey casharka yaree pleas ilaa 5 daqiiqo kadhig si loo fahmo loogu celceliyo
Ta centraL ceee soo macnee😂😂
Asc,wll, haqal, damin,mxa,adiga,mawaltahai,uuf,he's hesgal, senyeleyna,markihore,subscribed, yankusiyai,lkn,waxan,anshax,xumadanagada,like, wankusiya,lkn, waxannagada,qof, ilahai,kaxishonaya,hadatahai,luqad,cadiahnomacne,lkn, mardambe,hesgl,hanomacneynin,
Aniga wanb ka cajisay barashda English
l am. student you gari
Ani heesaha English Ku baxo dhageysta
Thank my teacher 🫡
Vare. Leke. Afsoomaali. Sicadhaaf jacal. Badan. 2. Bereteng. Sidoodookale. Wanu. Noqonkanaa. Ama. Lamico. Aayaanu. Noqonkarnaa
how do i say in english (waxa ay igu edeeynee hala weydiiyo)
what there she blame to me let to be her asked
abaayo quruxley aa ahaan jartay maxaa kugu dhacay maxanuu satay😢
Aad u qurux badn tahey inantu waxab iskama badlin Zhp talo ahan hadii qof aad istidhadid uu is badley su’alaha ma qurux badn laga yaba in qofka ka nixiso ha weydin ama mel public haku weydin zhp commentgan hadi aad ka tiri kartid ka tir inanta waxa lagyab iyadon waxab ku dhicin in is moodsiiso mahasanid zhp
@@guleidsalah3511sax waye wax wanagsan ma ahan suaalahas ooklale
You are good person 👍@guleidsalah3511
Afar arabiga dhax wadid dhaf erey walba afa somali gisaa radii
N
Grammar kusoodir
Sister stop listening of the songs and music because it's not good
Please try to other items talk😮
Indha sarcaad