XASUUS || SHUKAANSIGII ( 99 KA ) NIMCA HEYBE OO CUMAR IYO LUUJIYA SOO QABATAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • XASUUS || SHUKAANSIGII ( 99 KA ) NIMCA HEYBE OO CUMAR IYO LUUJIYA SOO QABATAY #qoordheere #wadraaweys #nimcaheybe
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 424

  • @sabrina-zr2qc
    @sabrina-zr2qc 3 ปีที่แล้ว +18

    😭😭best time wlh 🤎waqtigaan waqti aan ku doorto imaso marin inkastoo an gadaal kaso gaaray, ayadoo nabad lagu jirin aan dharkaas la xiran jiray, kunka shilin iyo shanta boqol somali qiime laheed gold time.

    • @darishore814
      @darishore814 3 ปีที่แล้ว

      Maxa line line ku nasiibso badan lagugu shukaansaday xasuus

  • @somalinimoigabadan8168
    @somalinimoigabadan8168 3 ปีที่แล้ว +39

    Dad waa dadki hore Old is gold Omar Osmaan maye waa Legend waan jeclaan laaheen hadii uu kaqeyb galaye laahaye barnaamijkaaga Nimco 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @wacdiiyoqisooyin552
    @wacdiiyoqisooyin552 3 ปีที่แล้ว +13

    Walahi cumar cusman iyo lujiyo codadkoodi waa uxiisay nimco adigana abaayo Allah nagama kaa qaado codkaaga dahabiga eh waa xasuus aan naga goeynin runti waqti loobaahnaa ayaad nookala kiciseen thank you a lot walalaheey alfaghi.

  • @aminahassanmsufi3281
    @aminahassanmsufi3281 3 ปีที่แล้ว +37

    Cumar Cismaan iyo luujiyo dadkii hore wlhi ❤️❤️

  • @ayaanayancadey2737
    @ayaanayancadey2737 3 ปีที่แล้ว +12

    Ooow so sweet wlhi Nolol waa tii hore Maasha Allah hadalkoda saaid u macan waye I like it 👌 😄 😊 😘 💖

  • @naimoabdirahman8249
    @naimoabdirahman8249 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah waa xiligan dhashay 1999

  • @nuradinbishar7002
    @nuradinbishar7002 3 ปีที่แล้ว +13

    Wayo wayo xasuus ah keep it up Nimco heybe tageero buuxdo 💯👌👍

  • @maazimkiintoofficial4504
    @maazimkiintoofficial4504 3 ปีที่แล้ว +37

    Omar waa Top wlahiLegend
    Sharukhan Amira khan
    Waxaba wuu ka Qalisanyahy
    Runtii
    Viva Qordheere Luujiyo omar

    • @maidaadam2701
      @maidaadam2701 3 ปีที่แล้ว +1

      Sharukhan Amir Khan Fuad Alfaghi Uhadli jire

    • @maazimkiintoofficial4504
      @maazimkiintoofficial4504 3 ปีที่แล้ว

      @@maidaadam2701
      Fu aad waa father of the Love
      Waa Legend

    • @mateulahoz9396
      @mateulahoz9396 3 ปีที่แล้ว +1

      Fuaad waxakaqatarsan Omar Osaman maye walhi wana laga cod macanyahy wana laga aqonbadanyhy

    • @maazimkiintoofficial4504
      @maazimkiintoofficial4504 3 ปีที่แล้ว

      @@mateulahoz9396
      Labaduba waa Legend

    • @mateulahoz9396
      @mateulahoz9396 3 ปีที่แล้ว

      @@maazimkiintoofficial4504 haaaa lkin wa Ronaldo iyo messi lkin somakala lacibsana

  • @tuleeelaminkey1593
    @tuleeelaminkey1593 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Omar Osman maye waxaan Soo xasuste coodkiisi filimki Nasiib aaha Govinda iyo Mamta kolkarni

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 3 ปีที่แล้ว +39

    Cumar ismaan maye inaa noo soo qabato isku day nimcooooy please 🙏

  • @sadiiqabdirahman1905
    @sadiiqabdirahman1905 3 ปีที่แล้ว +1

    Old is gold 🥇 Omar Osman maye Miss luujiyo sln gobonimo nimco adigan sln safareed 🤙🤙🤙🤙🙏

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla abaaayo waa ku jeclahay Saan ugu farxay adigooo qof wat ah in aan ku arko Insha allah somali hadaan imaaado wa ku soo raadinaaaa qof waxaa tahay expirens u leh jiliiinka waqtigii somaliya ay xaaladiii xumayd ku jirrtay ayaad na madadaaalin jirtay waxaan aad ugu xiisay adiga iyo jeeeri iyo allaha u naxariisto Mohamed Dooli thank you abaayo

  • @basheabdi415
    @basheabdi415 3 ปีที่แล้ว +8

    Inoo soo kordhi barnaamijkan xasuusaha thank you Nimco ❤

  • @sulaimanfaisal8220
    @sulaimanfaisal8220 3 ปีที่แล้ว +4

    Old is gold mama nimco allah ku xafido ❤️✨🙏🏻😇

  • @xasanlove5019
    @xasanlove5019 3 ปีที่แล้ว +1

    Nosobadi Walahi wankuhestaa Xasuatan cml

  • @warerkaxaajiqiilmawaaye
    @warerkaxaajiqiilmawaaye 3 ปีที่แล้ว +2

    legendary al ustaad nimca waan ku salaamey salaan ka dib walaalo filimaantani waxaay noqdeen instinct micanaha weey suuleen lamaba helaayo meel kastoo aad ka raadiso waxaa fiicneed library, keeyd ama archive laga helo in loo sameeyo bulshada aniga oo kale waxaan antique collector yacni waxyaabaha suuleen ama aan laheli karin ayaan aruuriyaa si aan taariikhi iyo wax dhaxal gal inoogu noqdaan. ow! and i subscribed

  • @cabdicaziiz7639
    @cabdicaziiz7639 3 ปีที่แล้ว +2

    Wixii hore wax dhaamo
    La waayay nimco hyabe asxaapta iga dambaysa like ii saara wllayl

  • @calicabdi3543
    @calicabdi3543 3 ปีที่แล้ว +6

    Nimco nolosheyda wa marki igu horeysay an comment baxsho wayo tagero ayan Ku ahay wa Ku faraxsanahay yes yes I think wad arki donta qoralkeyga hormar ayan Ku rajeyna walashey

  • @yasmincueta2826
    @yasmincueta2826 3 ปีที่แล้ว +2

    Old is gold dad waa dadkii hore only iPhone 12 pro max lee ka maqan😁🙌🔥🥰🥰🥰

  • @abdiphatahmohamed5260
    @abdiphatahmohamed5260 3 ปีที่แล้ว +8

    I can't measure my happiness my Edo Nimco
    ♥♥

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 3 ปีที่แล้ว +3

    Cod macana msha allh dadkas ax hindi so xasusty🥰😍🤩

  • @koshinhassan9120
    @koshinhassan9120 3 ปีที่แล้ว +4

    Walhi xasuus hore barasamadkii iyo qurux

  • @xasanxidig2937
    @xasanxidig2937 3 ปีที่แล้ว +5

    ايام زمان. كل شيء حلوة❤

  • @sultantube5361
    @sultantube5361 3 ปีที่แล้ว +4

    Nimco haybe old LEGEND ina tahey dadkaan ma oga wlhi✊

  • @cjmaslah8683
    @cjmaslah8683 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco yaraantaydii ilaa hada fan ayaan u ahay alfaghi studio one love

  • @socdalsheikhabdi269
    @socdalsheikhabdi269 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco Heybe waan iska jeclahay illaahey amarkiis
    Allaha ku xafido wll

  • @dura5424
    @dura5424 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow qoordhere iyoina awes qamiis adaidin xiseya marawalbo nimcoy macanto marwaliba sidan inoxasusi waxakalo ino kenta filimki diyaano waxajilayay dooli allahaunaxariisto iyoqamar ormila

  • @haboonhasan5069
    @haboonhasan5069 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi waa xasuus qosol badan❤❤

  • @shabeelowgym6750
    @shabeelowgym6750 3 ปีที่แล้ว +5

    Msha Allah horay usoco nimco haybe wanku wataa♥️👌

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +11

    Nimca heybe maxey film imacanusay o malab igu dartay cod ayaku dhan 😍🌹🙏

  • @maxamedxuseen241
    @maxamedxuseen241 3 ปีที่แล้ว +9

    Tageraha nicmo heybe
    One love

  • @naimaali1947
    @naimaali1947 3 ปีที่แล้ว +11

    Wlh xasuus aa I galisay xiligaan shukaansi barad ayaa ahaaa 😂😂😂😂 waqti wakii hore thank you abaayo nacimo wa naso mada daaliseen❤️❤️❤️❤️❤️

    • @omarsafariofficial5219
      @omarsafariofficial5219 3 ปีที่แล้ว +1

      I saar an ku saara wlsheyda mcn 2k gaari rabaha

    • @mohamedwardi2724
      @mohamedwardi2724 3 ปีที่แล้ว +1

      99 hadad shukansi bilawday adunka maxad nogu cariirinee wllaaley

    • @bisharowarsame7858
      @bisharowarsame7858 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedwardi2724 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedwardi2724 nolol uma bahna miya qofku hadu wayn ado yab

    • @darishore814
      @darishore814 3 ปีที่แล้ว

      Wey yar thy Wali gabadha hadee kaa soo hor baxdo inaa dhareerka kaa daato umaleynaa

  • @HanadEmran2024
    @HanadEmran2024 3 ปีที่แล้ว +2

    Luujiyo Codkeda wxn kuso xasusana filimki TITANIC

  • @mohafishaal4190
    @mohafishaal4190 3 ปีที่แล้ว +1

    Nolosha wagaan aad uwanaagsaneed runtii wax laasoo celi karo mahan anigoo yar fiirsan jiray waayo waayo full respect Nimco heybe ,❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯🙏🙏🙏

  • @IFSANREELS
    @IFSANREELS ปีที่แล้ว

    Nimcooy 😅 old is gold xasuusa i galisay❤

  • @sumayobile1059
    @sumayobile1059 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllky ila dhashty qor dheere ina edo🥰🥰🥰ku jacelhy

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 3 ปีที่แล้ว +11

    Qoor dheere iyo cumar cusman maye wa laiskugu talaga lay wlhi mar weliba iska dawa xisbiga allah iga saro raxo allah igu dilo af somali wala xaray cumar ninkas wa wata wlhi🤣😁

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 ปีที่แล้ว +3

    Wax soxasustay shalemo baldeqe e xamarjadiid

  • @ibrahimofficialqaraaxo579
    @ibrahimofficialqaraaxo579 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn xada Waad cayi sheey

  • @ahmth167
    @ahmth167 3 ปีที่แล้ว +1

    Maad soo dharatay maanta inad biyo cabtid

  • @zowdaxasan9983
    @zowdaxasan9983 3 ปีที่แล้ว +1

    Noo soo badi wll mcnto

  • @atoorebaadiyo6345
    @atoorebaadiyo6345 3 ปีที่แล้ว +1

    Walh labadan cod waan jeclaa gabdhaha waxan ugu jeclaa ninmco heybe iyo luujiyo xasuus walh

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 3 ปีที่แล้ว +2

    nimco eedo mcn dad badn xasuusu kilisay wlhi

  • @sadamfarah7325
    @sadamfarah7325 3 ปีที่แล้ว +8

    Nostalgia ❤️❤️❤️

  • @siyamaxamed8540
    @siyamaxamed8540 ปีที่แล้ว

    Alla codkiisa inta wax codeeso asan ugu jeclaa iyo luujiyo❤️waayo waayo😫

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiiiiib wlhi❤️💓❤️💓❤️💓❤️

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa la i soo dhawaynaayaaye.

  • @hamzeborhan2855
    @hamzeborhan2855 3 ปีที่แล้ว +2

    Legendkan inteen magaciisa raadinayay govinda ku xasuustaa wlhi wax kle iga dheh cumar

  • @osmanadan4966
    @osmanadan4966 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasus 1997 wooooow muqdisho. I.miss.that time

  • @princehabiib8756
    @princehabiib8756 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimco wakujeclahay abayo macaan ilahey cimrigaga haku dheereeyo waligaa nolol sare kunoolow

  • @issackborow2784
    @issackborow2784 3 ปีที่แล้ว +1

    I like it

  • @hassanadde1727
    @hassanadde1727 3 ปีที่แล้ว +8

    Mamadeda qaliga mama nimco heybe❤️

  • @alteso10
    @alteso10 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimkan codkiisa wa midka jacaylka nagubri jiray manoolyahay masha allah

  • @omarmohamed4806
    @omarmohamed4806 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii dad aya waxay uhaystaan in dadkaan kaliya yihiin jila iyo tarjumaan laakiin waxay dadka soo maa weeliyeen xili waqti adag wadanka soo maray oo ay dhalinyaro badan oo balwad iyo qori qaadan lahaa ay maaweeliyeen runtii mahad celintiina wax aan halkaan kusoo koobi karno maahan🙏🙏🙏🙏

  • @maalikigeneral675
    @maalikigeneral675 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco hora usoco abayo

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk horta qoor dheere xagee ka dhacay wow waxass ayaa jacayl la dhahaa

  • @calafmediagroup2021
    @calafmediagroup2021 3 ปีที่แล้ว

    Hambaliyo nimco qalbi waanebcommentigii ugu horeyay channelkaga kaso bixiyo

  • @maxamuudmataan4377
    @maxamuudmataan4377 3 ปีที่แล้ว +4

    Nimca iyo luujiyo.....
    Kaalay iska arag......masha allah

  • @xasansiidi1169
    @xasansiidi1169 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah
    Xasuus waaye

  • @gullamaajo1510
    @gullamaajo1510 3 ปีที่แล้ว +2

    Omar osman maye legend ninkas nin cod kara ayuu ahaa nimco haybe

  • @osmanosfilms
    @osmanosfilms 3 ปีที่แล้ว +1

    NIMCO haboo ma adigaa wooww

  • @Million-yp2td
    @Million-yp2td 3 ปีที่แล้ว +1

    Hehehhe funny 😄 funny 😄 funny 😄 enough

  • @arabrayo9376
    @arabrayo9376 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwww dad waa dadkii hore hadalna waa Kay idhaahdeen

  • @ayaanmaxamadnuur9637
    @ayaanmaxamadnuur9637 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤habo hore usoco guuul 👍👍👍

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 ปีที่แล้ว +2

    Woooow walahi waa ka hellau

  • @adigadartaa9827
    @adigadartaa9827 2 ปีที่แล้ว

    Runti waqtigan waxa laga yaba ina aad uyaraa lkn hadana waxa modapa ina jogay melahan okale dadka wax turjumo o izugu jira qeybo kala duwan wlhi dhamantina aad ban idin jeclahey illahay aya heybad idiin siyey codod midpa mid ka macanyahey masha allah

  • @wlalahaqalbigachannel3311
    @wlalahaqalbigachannel3311 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi cumar wanba iska jeclHy iyo lojiyo ano xMila o fol ihayso kulaha🤣🤣🤣🤣🤣👌👌👌ninkas wa libaax wlhi cumR cisman maya nolaaw intey nololi jirto❤❤❤💯💯💯❤❤❤

  • @fanwaafankiihoreamabaricis3963
    @fanwaafankiihoreamabaricis3963 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkķkkkk qosolka aduunka💘🇸🇴💯🥀

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 3 ปีที่แล้ว

    Omar Osama maye wa xidigii studio alfaghi walhi

  • @appazhassan8503
    @appazhassan8503 2 ปีที่แล้ว

    Legends hore atarisho Nimco haybe

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 ปีที่แล้ว +2

    ruwaajadihii hore way fiicnaayeen

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl 3 ปีที่แล้ว +1

    Aakhiro soo xasuuso markaas

  • @axmedmaxed1279
    @axmedmaxed1279 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaya waayo wlh waa xasuus

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah.

  • @badboyforever8894
    @badboyforever8894 3 ปีที่แล้ว

    Intee ka heli karnaa wll isoo jawaab filmkaan please

  • @sabriyeaweys1464
    @sabriyeaweys1464 ปีที่แล้ว

    Xidigaha Alfaghi Stars dad wa dad kii hore luujiyo io Qamar shiiq nimco haybe Sdkle io Baba Ajakis Caduqadir jeyri Qoor salax dhere Cumar cusman Fuad Qoodhan www What a time all love you Stars Alfaghi

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 3 ปีที่แล้ว +1

    Qoordheere film midiisa wan jeclaan jiri runtii

  • @mohyare5827
    @mohyare5827 3 ปีที่แล้ว

    Xisbiga allaha isaaro oo raaxo allaha igu dilo dhaartaaz caadi mahn

  • @ruksana578
    @ruksana578 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimco gabadhan luujiyo manoshahy codkeeda mashalh wlh macan codkeeda

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 ปีที่แล้ว +1

      Xagardheer bay jogtaa san maqlayay

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdifitahabtidoon oh xagardherba wlhi mudo bdan kunola lkn hada hadn joga wan radin laha

  • @aronmooy3939
    @aronmooy3939 3 ปีที่แล้ว +2

    nimco ahmed heybe ❤️
    waan ku aminsanahy ❤️
    waxaan codsnaa in aad no shegto hesahii hindiga ee af somaliga ahaa ee seefti sajan xagee laga helaa

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 3 ปีที่แล้ว +1

    wlh waxa maqli jiiray atoraha somaliya waa qordheere xage ayow ku dambeyey qordheere😂😂😂😂

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaa bufimadaas baan xasuusta 1996 ,1997 xiliyadaas anagoo ilmayaryar ah baan kuciyaarijirnay

  • @abtiataaka9768
    @abtiataaka9768 3 ปีที่แล้ว +1

    Qor dhere walokala kiciyay cumar legend 🙌 hore wan ku salamay lujiyo naag misan leh

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 3 ปีที่แล้ว +1

    Filimka jeclaa qordheer

  • @Nani-abdalla
    @Nani-abdalla 3 ปีที่แล้ว +2

    filmkan magaciisa ubahnaa nimco plz👏🏻❤️

  • @abdirahmanhassan999
    @abdirahmanhassan999 3 ปีที่แล้ว

    ninkas mar un live maad ino so galiso wll waa codsi

  • @fartuunsuusana5662
    @fartuunsuusana5662 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar ninka cod maca masha alah

  • @dalxureeyesingh
    @dalxureeyesingh 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah Nimco luujiyo meel ku sheeg ayadoo Kenya jogta igu dambese

  • @rahmamohamed1340
    @rahmamohamed1340 3 ปีที่แล้ว +12

    Xasuus Dad waa dadkii hore salaan niimca heybe luujiyo cabdiqadir qordhere cumar osman maye qadra aweeys waxa idinka soo salaamy London anoo saan ah from shibis

    • @amriitacumar6588
      @amriitacumar6588 3 ปีที่แล้ว

      Omar igu salaan hee hada london jogto hhhh

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว +1

    Yay ka shidantahay.

  • @Abdulswamad
    @Abdulswamad 3 ปีที่แล้ว +4

    Ani nimanyohow naag hadey saas itataban waban kacsan lahaa wa mxay qofta ninka isku rugeyso wan tagan lahaa anigu runti 😂🤣😂

  • @faizamohamed1110
    @faizamohamed1110 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂🤣🤣😂🤣😂😂😂 been badana qosol wllhi ur ayan yeshay kulaha 😂😂

  • @umuhamza978
    @umuhamza978 3 ปีที่แล้ว +1

    1996 anaa dhashay ,markaas waanba yaraa

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sister

  • @daahiryuusufabuukar644
    @daahiryuusufabuukar644 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha waxa u turjumayo NIMCO ADI MIYAA?
    axsan sowt

  • @shantageedchannel
    @shantageedchannel 3 ปีที่แล้ว +1

    Luujiyo cimri dheer u rjeyna hde noshahy

  • @farhanaliahmed8654
    @farhanaliahmed8654 3 ปีที่แล้ว +1

    wayo wayo walle

  • @abdirahmanmankey2253
    @abdirahmanmankey2253 3 ปีที่แล้ว +1

    cumar wlhi wajeclhy alle haxafife

  • @qadrokeyf4341
    @qadrokeyf4341 3 ปีที่แล้ว +1

    M.allaah waxaanasooxasuusisaywaayohore

  • @mankacadde4702
    @mankacadde4702 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga filim aan daawado waxaan ugu jeclhy actorka inu matalaayo ciraaq abdi elmi ana fuad shikhey gabdhahana nimco haybe