Weriyahii BBC-da ee C/raxman Xaaji Cadaw, intu weriyenimadi iska laabay ayuu caafimadka ka shaqeeyaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @bisharmohamed5967
    @bisharmohamed5967 วันที่ผ่านมา +8

    Walalkey Dr. Abdirahman Hajji Adow guuleyso ayaan ku leeyahay

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha Allah aad baa loogu baahnaa horumarkaas

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn วันที่ผ่านมา +1

    Walalke waxan fikrada ku dardan laha inuu kuso kordhigiyo qof dadka u masaajeya si natural ahaan arkin kaan wa hool lo bahan yahay 👍👍👍

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 วันที่ผ่านมา +4

    👋 Weriye C/Salaan &C/Raxmaan Xaaji Cadow.

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic วันที่ผ่านมา +2

    Craxmaan Xaaji Caddaw BBCda Qaybta Nairobi ayaan kubartay nin aad ucod wanaagsan oo sifiican wax usoo gudbiya ayuu ahaa
    Fikrad fiican ayaad Soo kordhisay Thanks #From Hargeis#

  • @ZakiDucaqabewaalid
    @ZakiDucaqabewaalid วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah wariye sare ayuu ahaa clraxman xaji

  • @sugaalahmed3268
    @sugaalahmed3268 วันที่ผ่านมา +4

    C/Salaan Hareeri wariyaha somalida ugu wanag san ✅️

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤ mahadsanid jaale

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 วันที่ผ่านมา +2

    Masha alaah hareeri iyo cadow

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish วันที่ผ่านมา +2

    Aad iyo aad Hal abuurku waa Muhiim ❤❤❤

  • @FarhanOsman-w1t
    @FarhanOsman-w1t วันที่ผ่านมา +1

    M .a C/raxmaan xji cadow horey usoco bro

  • @yusufhashi5579
    @yusufhashi5579 วันที่ผ่านมา +1

    wllkey Mr abdirahmaan Adow guuleyso

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga dhaqatar ayaa I sheegaye idhahadaye gado goorta I xanuuni jirtaye waan soo gataye masha Allah dhabarka qoorta markaye I xanuuna xanuun baabiye ma cuno waqtigii hore xanuun baabiye u cunijiraye uk 🇬🇧 London jooga war Gata xanuun baabiyu ma ficina kalayahaga u ma wanaagsan walaalyaal jimicisiga badasada please

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Curin cusub Masha allh

  • @YusufYusuf-n1o
    @YusufYusuf-n1o 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mansha laah waan u baahnaa qalabkaa ,

  • @maahirmuuse
    @maahirmuuse วันที่ผ่านมา +3

    Hareeeri🎉

  • @Ahmedyaasiin-e4q
    @Ahmedyaasiin-e4q วันที่ผ่านมา +3

    Hareeri

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 วันที่ผ่านมา +4

    Haaye haaye

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 วันที่ผ่านมา

    Hore u soco sxzp

  • @AbdirahmanAdanNune
    @AbdirahmanAdanNune วันที่ผ่านมา +2

    Hareeri Shaqa wacan

  • @BileSalax
    @BileSalax วันที่ผ่านมา +5

    Hareri meelkasta kamarad buu wax kaga cunayaa lejan wallhi

  • @loulaomar4210
    @loulaomar4210 วันที่ผ่านมา +1

    Machallah

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Allaah

  • @salahdinadan3476
    @salahdinadan3476 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashalah

  • @Aidarus-Abdullahi
    @Aidarus-Abdullahi 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xagee ayay Jigjiga kaga taalaa waan u baahanahay ee

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q วันที่ผ่านมา +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @bardacad
    @bardacad วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 วันที่ผ่านมา +1

    Woow

  • @KaydeKayde
    @KaydeKayde วันที่ผ่านมา

    Haaye haaye haaye ❤

  • @Ahmedyaasiin-e4q
    @Ahmedyaasiin-e4q วันที่ผ่านมา +2

    Asc

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamed-nour-nv5dx
    @Mohamed-nour-nv5dx วันที่ผ่านมา

    Walal waxad Soo sheegtaa addresska meesha iyo telephonka meesha was mahadsan tihin

  • @irshad_373
    @irshad_373 วันที่ผ่านมา

    Waa shaqo fiican tolow xamar malaga helaa

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd วันที่ผ่านมา

    Xageekutsslaa jigjiga kaxagee

  • @HodanHassan-t6n
    @HodanHassan-t6n วันที่ผ่านมา

    Asch

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 วันที่ผ่านมา

    Ileen waaba maaskiin dowlada itopiya gunaysi kii ugu xuumaa liitaane uf qofkay gumastaan ayaa dhintay xitaa maraysul wasaare ayaa idaacad soofarageliye

  • @CumarMuxyadiin
    @CumarMuxyadiin 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadow markan oo kale ayaa laguu baahanyahay oo Ethiopia waa ololeysaa Cid war sax ah Naga siisana ma heyno

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 วันที่ผ่านมา

    Mxaa Jaahilnimo soo maali haysa physio therapy waa wax school loo aado; it’s not that easy qof meel iska furto kaliya ma ahan!!

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi วันที่ผ่านมา +2

    Wariye isu badalay dr sheeko soomaaliya

    • @HeersareMedia
      @HeersareMedia วันที่ผ่านมา +4

      Weriyenimadu qofka u ma diido in uu xirfad kale barto; qof weriye ah haddii uu dadaalo waxa uu doono anyuu noqon karaa. Sheeko Soomaali maaha ee waa halabuurnimo iyo karti.

    • @LuulAli-jn9mk
      @LuulAli-jn9mk วันที่ผ่านมา

      Abtigey wya waa runtii

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 วันที่ผ่านมา

      ​@@LuulAli-jn9mkmiyaa

  • @HodanHassan-t6n
    @HodanHassan-t6n วันที่ผ่านมา

    Xaga Kuala ji.ku wakal notelman

  • @HodanHassan-t6n
    @HodanHassan-t6n วันที่ผ่านมา

    Asc