AWALEH ADEN | Fankiisa, Familkiisa & Waxa U Xiga Go'aankiisaan Kadib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

ความคิดเห็น • 709

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr 21 วันที่ผ่านมา +153

    Hossow waxan hore kaaga hayay wll social media wixi kaa gala waa sidu kaaga galay cawalana waxan ka haya markastood is qarisid waad taagnaanaysa respect legends🙏💯

    • @AZONA___
      @AZONA___ 18 วันที่ผ่านมา +2

      Rageedi🤴✌️

    • @CabdirasaqxasanYusufcukur
      @CabdirasaqxasanYusufcukur 16 วันที่ผ่านมา +1

      Daramada wa maxay micnahedu iga so jawabo wllo

    • @Bareh607
      @Bareh607 7 วันที่ผ่านมา

      Suashu waa mataagnaankarta 20 sano ado calankagu dhicin ayan kahayna Awale, rag badan aya fanka si joogi kari wayay

  • @sumayomohamed8621
    @sumayomohamed8621 21 วันที่ผ่านมา +136

    Go'aankii ugu wanaagsanaa ayaad qaadatay anakana wn kugu taageereynaa the legend cawaale aadan daahiye Allah ku sharfo our goat 🐐 ❤

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 21 วันที่ผ่านมา +145

    Ilahay waxa uga rasato ku siyo noqo mid daci aha Ilahay ha ku barakayo Amiin Hambalyo

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 21 วันที่ผ่านมา +49

    The legend Cawale adan diheeye Alla yacizak nolosha allah ku quruxiyo waqtigada inta badan wadna siisay Go aan wacan ba gaartay Nin somalinimada ku weyn tahay ba tahay Guuleyso 🙏🏻💯🇸🇴🇩🇯

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 20 วันที่ผ่านมา +24

    Cawaale aadan inbadan waad nasoo mada daalisay anogo caruura iyo anoo waynba Alle waxan kaaga baryayaa bedel khayr qaba inuu kuugu bedelo wax kastood samyn doonto sida uugu quruxda basan rabbi hakaaga dhigo waan kuugu taagerayna respect 🙏 ❤

  • @Wanaas1977
    @Wanaas1977 21 วันที่ผ่านมา +56

    Go'aan ka wanaagsan majiro kan aad qaadatay awaalow❤❤

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 21 วันที่ผ่านมา +22

    Awale Adan Waa Gobonimadii Oo Qof Ah Waa Nin Fankiisa Hibo U Lahaa Akhlaaqbadnaa Ninkii Yaqaanbaa yaqaan alle Haku sharfo wllkayow

  • @user-sh4kf7un2j
    @user-sh4kf7un2j 20 วันที่ผ่านมา +11

    Awaale aadan wlhi waxa qaadatay go aan fiican waxaa ku rajaynayaa nolo qurxoon fan quruxdii cawaale waa nagala tagtay nolow wlky cawle big Respect ❤

  • @SaadMed-vn7xs
    @SaadMed-vn7xs 19 วันที่ผ่านมา +14

    Awaleh Aden .👏 Ont sait bien que t'es l'Meilleur Chanteur de Somalie en ce moment 🎉

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 18 วันที่ผ่านมา

      Masha allah wonderfully brilliantly very principled man wish you the best in all your doings in the future,

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts 21 วันที่ผ่านมา +35

    Awaale hintuu fanka kujiray wax wal oo lagu dhoho aamus naan ayuu kudhaafay waana sirta guusha. sharafna ukusoo xidhay hambalyo awaale allaha kuxiftiyo adiga iyo familkaga🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @mohamedmostapha4414
    @mohamedmostapha4414 20 วันที่ผ่านมา +9

    Fan sharaf iyo qiimihiisiba waad soo qaadatay cawaale aadan ❤ mar walba taageero ayaanu kuu nahay kuuna ahaan doonnaa.
    Hosow pro waad ku mahadsantahay sida quruxda badan ee aad barnaamijkam isugu hawshay, su’aal Nagu wada taagnayd ayaad jawaabteedi oo waliba faahfaahsan aad noo soo gudbisay. Mahadsanid 💯 😊

  • @se1059
    @se1059 17 วันที่ผ่านมา +6

    Cawaale aadan waa fanaan aad u cod maacan oo aan daageero markuu heesaayo ninaad u fudud buu u eeg yahay laakiin marka la waraysanaayo aad buu u degen yahay waa legend 👍👍👍

  • @AyanOmar-d8d
    @AyanOmar-d8d 20 วันที่ผ่านมา +10

    Wwwwww machallah respect Awale Aden good 👍 continue 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 21 วันที่ผ่านมา +10

    Cawaale Aadan Cawaale casri waa loo xiisi doonaa fankaagii dahabiga ahaa😢❤ Alle haku hanuuniyo Nasiib wacan ayaan kuu rajaynayaa 🙂❤

  • @AmiinkaAhmed
    @AmiinkaAhmed 20 วันที่ผ่านมา +11

    Goat awaleh AdeN the real King🇩🇯

  • @Hanad_54
    @Hanad_54 21 วันที่ผ่านมา +11

    Goatka fankaa cawaale marbaa haduu kaa fadhistaay fankaa no more interes somali music 🎵👂🎧big respect caskaa

  • @abdikhaliqabas6329
    @abdikhaliqabas6329 21 วันที่ผ่านมา +14

    Illaahay qulluubtaada haka masaxo fannaan aan taageero ilaa 2007 ilaa iminka wax ka wanagsana allah hakuugu bedelo.

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 20 วันที่ผ่านมา +11

    Awaale waa fanaan qiimo badan ummada somaaliyedna u dhaxeeya , sidookle calankeena 1:09 🇸🇴 ku magacyahay We love you so much 🤍

  • @hawalula7436
    @hawalula7436 18 วันที่ผ่านมา +5

    Alx ilaahayow soo hanuuni umadaada imankana quluubtooda ku sug🤲

  • @AbdallaAbshir-y8c
    @AbdallaAbshir-y8c 20 วันที่ผ่านมา +9

    Awale adan bowe waa ku ku hambalyeynaaya ilaahay meel ka khayr badan iyo nolol quruxbadan insha allah

  • @CabdirahmanYare-s8x
    @CabdirahmanYare-s8x 21 วันที่ผ่านมา +18

    Wlhi awaale adan wlhi wuu iga qosliyay runtii Horaw Usoco 🥰❤❤❤🤝🙏✊🇸🇴

  • @MunaAli-be9qk
    @MunaAli-be9qk 21 วันที่ผ่านมา +15

    Wa runti awale aden he was mysterious that why he success was constant

  • @IlyasHaroun-x8b
    @IlyasHaroun-x8b 21 วันที่ผ่านมา +8

    Awaleh Aden wlhi wn tageraa lkn manta waxan ka daremey inuu awlaadisii uu u xisey masha allah sxb allaha ku dayo farxada la qado ubadkaga❤

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 21 วันที่ผ่านมา +9

    Awaale aadan fanaan an mucaarad lahayn waan kugu taagersanahy go'aanka qaadatay weligayna hadal xun kama an sheegin hadana wan ku wataa good luck our hero

  • @Wazirka99
    @Wazirka99 20 วันที่ผ่านมา +12

    Awale Aden one my favorite Somali music men sxb kheir ka Allaha kugu hanuniye InshaAllah Allah dambigeena hadaafo aniga xita aad ban heesa haagu u dageysan jire ❤

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 21 วันที่ผ่านมา +12

    Tan iyo maalintaan hees dhegaystay,waa fannaankaan ugu taageeri jirey.
    Inbadan ayaad codkaada,laxankaaga iyo masrixiyadaada cajiibka ah nagu madadaalinaysay,imikiyo weligaaba guuleysaan kuleennahay awliyo.

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 20 วันที่ผ่านมา +8

    Masha allah Awale Adan Diheya aadban ugu faraxaanahay inad fanka kafadhisato alle haku wafajiyo wllo ❤❤❤ mid kamida fananinti ugu aqlaqda badna somalida👏

  • @abdiqanihalac5806
    @abdiqanihalac5806 20 วันที่ผ่านมา +5

    Maasha Allah Go'aan wnaagsan iyo waraysi qwanaagsan.
    Guulayso Awale Adan. ❤

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 20 วันที่ผ่านมา +11

    20 years of top performance, what a legend Awale Aadan👑

    • @marcobutudgb4128
      @marcobutudgb4128 20 วันที่ผ่านมา

      20 years of top performance, what a legend Awale Adan daheeyeh♥️🙏🫡

  • @BadriehBenbote-me4dr
    @BadriehBenbote-me4dr 19 วันที่ผ่านมา +6

    Macha allah awaleh aden bonne chançe incha allah frr t'es notre legend wlhi

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 21 วันที่ผ่านมา +16

    One of the best singers of the last two decades.

  • @kawtharmahmod2799
    @kawtharmahmod2799 21 วันที่ผ่านมา +10

    Go ankii ugu wanagsanaa ayd qaadatay wlhi ilahey hakula garab galo go ankadana rabi qalbigada haku adkeeyo badal kafcn oo ka khayr bdn rabbi hakugu badalo

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 20 วันที่ผ่านมา +7

    Cawale Adan Dahiye wlhi nin aad u taagero waye walibo waa nin xushmad leh goanka ad gartay allah kula garabgalo ex fanane an wada jecel nahay dhaman umada Somaliyed horay usoco walalken Awaleh ❤❤❤👏

  • @SAMDaryeel
    @SAMDaryeel 20 วันที่ผ่านมา +6

    Asc, wll Awale Aden legend fanaan somaliyed goanka ad qadatay waan kugu tix gelinaya ee horay u soco.

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 19 วันที่ผ่านมา +8

    Cawaale aadan one of the best singing best last 20 year old is gold ❤

  • @MariamHassan-pc8wl
    @MariamHassan-pc8wl 20 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah go aan uugu wanagsan ayad qadatay ruun raabi haakulagarab gaalo guul insha Allah ❤❤❤

  • @nasirmohammedcade8425
    @nasirmohammedcade8425 20 วันที่ผ่านมา +5

    Masha alaha Rabi ha ku barkeyo wall cawale mel kheyr haku rajeyna

  • @cishaaaxmed149
    @cishaaaxmed149 20 วันที่ผ่านมา +5

    Allah ku jecldo somali waku jecelyhin wlhi fankana kma bixine waka qalin jabiZy😂❤

  • @Sara_1431
    @Sara_1431 19 วันที่ผ่านมา +6

    Fanka qasatan heesaha musika kularan wa dambi hadaa kaharteyna waa qeyr❤

  • @raageomar6000
    @raageomar6000 21 วันที่ผ่านมา +47

    Cawaale oo kabadbaaday jidkii shaydaanka alahu akbar go aankii ugu sax sanaa ayuu qaatay anana waan ku tixgalinaynaa

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 21 วันที่ผ่านมา +5

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku siyo waxad jeceshahay oo ku farxdo allaahum aamiin 🎉❤guleso

  • @abukids2176
    @abukids2176 20 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allaah Baarakallaah Legendary of this Generation ❤.

  • @Slim_shady253
    @Slim_shady253 20 วันที่ผ่านมา +8

    The goat of fanka we miss you awaleh aden ❤😢

  • @user-pu1fd5nf9i
    @user-pu1fd5nf9i 20 วันที่ผ่านมา +4

    M.a go.aankik ugu quruxda badanaa buu qaatay wan kugu taageereynaa in kasto legen nag aday waxa ka qeer badn baan alle kag baryaa wll cawaale wa malin jimco ah Allah ku fududeeyo hadafadaad

  • @yahyeahmed9783
    @yahyeahmed9783 21 วันที่ผ่านมา +20

    Cawale hadunban si jecladay fankiisa marku ka shekeyay bro safarsalama illhay badal khayr qaba ha kusiyo 20 sano ayan tagero ku ahay ❤

  • @MaxamedAbdi-q1w
    @MaxamedAbdi-q1w 19 วันที่ผ่านมา +4

    The greatest of all time fanka somalia cawale adan✅️🙏

  • @HawaMed-nk5cs
    @HawaMed-nk5cs 16 วันที่ผ่านมา +2

    Machallah machallah walahiii san ugufarxey awaleh inufanka kabaxoo walalkay from canfar girl 🙏

  • @UmmuHafsa-v2u
    @UmmuHafsa-v2u 20 วันที่ผ่านมา +3

    Wax kakheyr badan allaha kugu badalo waxaad illahay tardii uga tagtay badalkeeda illahay hakusiiyo aaamiiiiiin aaaamiiinaaaamiin

  • @loulaomar4210
    @loulaomar4210 21 วันที่ผ่านมา +11

    Machallah alf mabrouk inshallah kheir

  • @Saalim_Lyrics
    @Saalim_Lyrics 21 วันที่ผ่านมา +14

    Ku mahadsanid walaal hosow.🙌❤️

  • @Sabah-o4e
    @Sabah-o4e 19 วันที่ผ่านมา +2

    Go,aan ka wanagsan qadan lahyd majirto wax wlpa oo ad rabto alaha ku fududeyo wllkey cawale adan❤🥹

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 20 วันที่ผ่านมา +4

    Outstanding,amazing,historical questionable 🎉❤
    Legend Hasow ❤🎉
    Legend Awale 🎉❤

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 20 วันที่ผ่านมา +5

    The one and only Awale Aden

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 17 วันที่ผ่านมา +2

    Inanyahay hubqaad kagan kahelay
    Inanyahay hanaan kagan ubogay
    ❤❤❤❤
    Waa hees aad u macan
    Waa hebada fanka
    Cawaale aadan ❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 20 วันที่ผ่านมา +4

    Awale Adan fanan afgaaban oo somali udhantahuu ahaa legend kuraxayso noloshada cusub ❤

  • @mariamhassan-v7k
    @mariamhassan-v7k 21 วันที่ผ่านมา +14

    Waa lagaa dareemaa in aad ka baxday wax ka khayr badan

  • @hiboAxmed-u4c
    @hiboAxmed-u4c 17 วันที่ผ่านมา +2

    maansha'allah wall cawaale adan waan kugu taageerayaa qaraarkaaga ilaahayna hammigaaga iyo yoolkaaga allah hakuu hirgeliyo

  • @Muzdiartan188
    @Muzdiartan188 20 วันที่ผ่านมา +2

    One of the most talented and respectful singer awale adan uguna codka macan and so intelligent wish you all the best and a happy life ❤
    Kamaad bixine waad ka qalin jebisay well done 🎉

  • @faysalhasanhuseendigale6527
    @faysalhasanhuseendigale6527 21 วันที่ผ่านมา +4

    The best fanan ee aan taageero 😢 Insha allh guul iyo Gobonimo kunooloow

  • @ikraaniitabea2365
    @ikraaniitabea2365 19 วันที่ผ่านมา +5

    Cawaale wa fanaaanka kaliya AAM TAGERO WAYE❤🎉

  • @farahsouhaib402
    @farahsouhaib402 14 วันที่ผ่านมา +1

    Awaleh Aden Légende of the legende fanane , star , Abwan fanane kan Ku fano xadan naxay reer djiboutien 🇩🇯

  • @AbdisalanHadaara
    @AbdisalanHadaara 21 วันที่ผ่านมา +11

    Legend always take a time

  • @user-lx3gc7uv2t
    @user-lx3gc7uv2t 20 วันที่ผ่านมา +5

    East and West cawaale is the best an artist

  • @Améliore-u3q
    @Améliore-u3q 21 วันที่ผ่านมา +92

    Awaleh Aden ❤❤❤

  • @AbdifatahAfrika
    @AbdifatahAfrika 20 วันที่ผ่านมา +3

    The greatest of all the time Somali singer Awale aadan❤

  • @foziyohajimohud9047
    @foziyohajimohud9047 20 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah illah ha kula garab galo go’aan kaaga riziq xalal ah illah haku siiyo 🎉❤

  • @zakidalmar9221
    @zakidalmar9221 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waligay ilaabi maayo cawaale aadan waa fanaanka kaliya ee fahmay sirta soomaali lagu dhex joogo waligii uma liicin xumaan kaste oo lagu sameeyey
    Sanad kaste oo cusub hees cusub oo leeyahay ayaan sugi jiray balse mardanbe ma arki doono alle haku hanuuniyo wllo oo hakuu danbi dhaafo

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 วันที่ผ่านมา +1

    Legend awale mnshalaah idamka alle nolol wanaagsan wll ku noolow

  • @sidra857
    @sidra857 19 วันที่ผ่านมา +6

    Waad qalanjabisay fankii sharaftiisa waad la tagtay cawale adan Nolal wacn ban ku rajaynaya insha alh

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 12 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤Machaallah jir oo joog Awale Aden Allaha ku xiftiyo oo xafido Allaha ku la qabto fanka aad ka baxdeyna tobada Allaha Ina wafajiyo Aminnn

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 21 วันที่ผ่านมา +7

    Goat ka fanka awale adan diheeye 🐐

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 21 วันที่ผ่านมา +6

    Good luck, brother wish you the best in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻

  • @ShaakirJoniur
    @ShaakirJoniur 4 วันที่ผ่านมา +1

    One of my favorite singer legend awale adan happy retirement ❤👏👏

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 20 วันที่ผ่านมา +6

    Cawaale iyo guled simba waa labada nin ee meel ay ka hadlayaan iyo ciday u jawaabayaan midna aanan arag .
    Good lacky pro you are a hero.

    • @ismaip1
      @ismaip1 9 วันที่ผ่านมา

      Ismacil danan ku dar isago wali meel.ka hadlaya ama cid ay is haystaan man arag

  • @cabdi..shakur
    @cabdi..shakur 16 วันที่ผ่านมา +1

    Awale legendary ilahay qayr haga dhigo go.aan saxan qadatay ilahay hakugu naxriisto ❤

  • @mohamedmatheyhassanow1648
    @mohamedmatheyhassanow1648 19 วันที่ผ่านมา +2

    The goat of fanka we miss you Cawale Adaan
    One of the best singers of this century

  • @apdiaziizileeye4739
    @apdiaziizileeye4739 21 วันที่ผ่านมา +5

    Big legend cawaale alh go.aanka wanaagsan ee d qaadaty hakugu garab galo

  • @abdikaderadem4278
    @abdikaderadem4278 16 วันที่ผ่านมา +1

    Awale Aden marka laga imaado hobladdii waaberi, waa fanaanka ugu tayadda wanaagsan fanaaniinta dambe. Mar goaan wanaagsan ayuu qaataye xagga siyaasadda iyo bulshadda haw shaqeeyo.

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- 20 วันที่ผ่านมา +1

    Awaalow inta Kufahmysa waa inta Aqliga usaasibka ah 😮 Respekt voll bro 👊

  • @sara-mn7sj
    @sara-mn7sj 9 วันที่ผ่านมา +1

    Cawaale Aden, waa fanaan caqli badan ilbaxnimona ku darsaday, nooloow walaalkay

  • @mahadmama3487
    @mahadmama3487 21 วันที่ผ่านมา +16

    Awale aadan one of the best❤

  • @axmedac_075
    @axmedac_075 20 วันที่ผ่านมา +7

    legend ka fanaaniinta soomaaliyeed kun iyo kow jeer hambaliyo allaha ku sharfo xaqiiq nin magaca fanaan u qalma ayad ahyd xili walba taageero ayaan kuu nahay AWALE ADAN

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 20 วันที่ผ่านมา +1

    Two legends Hasow pro iyo Ex Alfanan Awale 🥰
    Masha Allah go'aan ficanad qadatay Awale Aden keep going wll🥰🥰

  • @mohasaxaafofficial5713
    @mohasaxaafofficial5713 18 วันที่ผ่านมา +2

    Qofka aanku daydo favourite ii ah the one an only legend awale adan

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 21 วันที่ผ่านมา +7

    My fv somali singer ❤

  • @noormohamedabdi8344
    @noormohamedabdi8344 20 วันที่ผ่านมา +1

    Legend weyn 20 years of shining nin walba ma sameyn karo❤

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 21 วันที่ผ่านมา +7

    Hosow pro keep going coming soon 400k subscriber insha allah ❤❤❤

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 21 วันที่ผ่านมา +15

    Awale adan Boqortooyo allaha ku sharafo ,si wanagsan ayaad samaysay mudane

  • @aisha665
    @aisha665 21 วันที่ผ่านมา +10

    MY FAVORITE AWALE ADAN GUUL

  • @khaliilsaleban5213
    @khaliilsaleban5213 6 วันที่ผ่านมา

    Cawale adan wll madama an kamid ahay tagerayashadi fanka wax ku leyahay goaan fincanbad qadatay illahayna garabkaga ha galo ee hore u soco wll

  • @aminaahmed4481
    @aminaahmed4481 15 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah nolosha inta danbe cibaado iyo towbad ubedel maadama wakhti quruxsan aad so qaadatay heesaha Alle haka hanuunsho

  • @NafimoussaDeeman
    @NafimoussaDeeman 21 วันที่ผ่านมา +13

    Star de rere Djibouti awalhe Aden nolow sxb

  • @user-un8mc2fv2l
    @user-un8mc2fv2l 9 วันที่ผ่านมา +1

    Macha allah Awaleh le seul chanteur ke je préférerais ❤

  • @sadiiqcali1427
    @sadiiqcali1427 20 วันที่ผ่านมา +1

    Awale Aden Deheeye legend always take a time ❤❤❤❤ keep going bro

  • @user-cn5vl5ko1y
    @user-cn5vl5ko1y 21 วันที่ผ่านมา +3

    AWALE waa fanaan aad iyo aad u ween 🎉🎉🎉🎉 kept going

  • @HassanAbdirahman-bn8rw
    @HassanAbdirahman-bn8rw 8 วันที่ผ่านมา +1

    Awaleh Aden the legend somalie

  • @hopekid_breezy
    @hopekid_breezy 16 วันที่ผ่านมา +1

    Awale adan living legend ❤🙏

  • @MawliWees-vs8mf
    @MawliWees-vs8mf 18 วันที่ผ่านมา +3

    Wan ka hayna awale horta wax fican ayd Samaysay koley balse dad bdn ayaabe heesihiiba dhagaysigogii darta udayy

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 20 วันที่ผ่านมา +1

    Legend Cawaale adan good luck ❤ guulayso hore u soco

  • @delpalp
    @delpalp 18 วันที่ผ่านมา +2

    My top 5
    𝗖𝗨𝗠𝗔𝗥 𝗗𝗛𝗨𝗨𝗟𝗘
    𝗡𝗜𝗠𝗖𝗔𝗔𝗡 𝗛𝗜𝗟𝗔𝗔𝗖
    𝗔𝗪𝗔𝗟𝗘 𝗔𝗗𝗔𝗡
    𝗖𝗔𝗕𝗗𝗜 𝗛𝗔𝗡𝗜
    𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 𝗔𝗛𝗠𝗘𝗗