Deg Deg Shirqool lagu dilay Sarkaal Sare Xisbullah & Ciidanki Israil O Lagu ugaarsanayo Qasa Daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ค. 2024
  • Deg Deg Sarkaal Sare Xisbullah O Shirqool lagu dilay| Ciidanki Israil O Qasa Lagu ugaarsanayo
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 87

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  23 วันที่ผ่านมา +34

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 23 วันที่ผ่านมา +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hanatzaki7984
      @hanatzaki7984 23 วันที่ผ่านมา +4

      Sheikh waan ku salamay ee meshii online shaqathaa awaay

  • @user-uu4jl8dx1h
    @user-uu4jl8dx1h 23 วันที่ผ่านมา +3

    Asc falastiin alaah ha u gargaaro, yahuuda I yo maraykan alaah ha burburiyo ,sabra yaa ahlu falastiin inshaa alaah waa guulaysanaysiin

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 23 วันที่ผ่านมา +1

    Cadawga gumeystaha ilaahow jibi ilaahow gacnahooda qaqabo ilaahow indho la aankurid ilaahow dagaalka cabdi iyo argagax qalbigooda kutuur Alaahuma Amiiin

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 23 วันที่ผ่านมา +2

    illaahay umadisa haaw sakhiro umadiisa falastiin guusha illaahoow sii

  • @ibnumarwan1118
    @ibnumarwan1118 23 วันที่ผ่านมา +3

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay isbiruu yaa ahlul khasa

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 23 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين المجاهدين في غزة وكن لهم عونا ونصيرا ومعينا يا الله

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 23 วันที่ผ่านมา +3

    Allah jabiyo yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 23 วันที่ผ่านมา +4

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sheikh mahamed Dulmi Diid wacaleiku wasalam hamas gull gobonimo

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha ugargaaro Palestinian iyo Muslimka oo dhan. Allah Hanaga dhigo Muslims ku dhaqmo dhinteen Muslim ka Allah ha jebiyo Yuhuud iyo wixii taageeray

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 23 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 23 วันที่ผ่านมา

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.

  • @jabriilabshir5015
    @jabriilabshir5015 23 วันที่ผ่านมา +1

    Away course aad bilawi laheed❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 23 วันที่ผ่านมา

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @YoungBoss-7.2023
    @YoungBoss-7.2023 23 วันที่ผ่านมา +3

    Allah haguuleeyo walaalaheen reer falastiin

    • @ZeinabIdle
      @ZeinabIdle 23 วันที่ผ่านมา

      Amnn

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 23 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw rabiyow ugargaar falistiin

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 23 วันที่ผ่านมา

    Wadamadii muslinka ahaa ayaa ka seexday falastin markaa allaah ayaa ugaliyey kuwii xasuuqaayey gaza caruurtay ladheen ❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @user-fd1hf3ol7i
    @user-fd1hf3ol7i 23 วันที่ผ่านมา +1

    وإن تتولو يستبدل قوما غيركم ثم لا يكونوا أمثالكم dunida islaamka iyo carab we u gargaari waayeen ilaahey qoom kaluu usoo aaari doonaa

  • @user-zs1ms3gc6j
    @user-zs1ms3gc6j 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu Akbar

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 23 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow u gargaar walaalaheen falastiin

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 23 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 23 วันที่ผ่านมา

    Asc wll waa sidii mahamahadii somalida 1dhagax maku ugarsatay 2shinbir wcs wll mashaallah

  • @ZaynabMaxamed-ou1nj
    @ZaynabMaxamed-ou1nj 23 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah 🇵🇸

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 23 วันที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 23 วันที่ผ่านมา

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 23 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi waa kawaan lihii qasa wasiirka arimaha dibada ee maraykanka wuxuuna ka arkay madaxda carabta markuu tago wadamada carabta suu ulahadlo bahdil yaa ayagoo taagan buu dhahaa dagaalka qasa waa wadeynaa

  • @user-xg6jf8iz8d
    @user-xg6jf8iz8d 23 วันที่ผ่านมา

    Hadda ka hor ayaan ku fikiri jiray alla may wax badan Hal marwadashiishaan

  • @hassanKenedid
    @hassanKenedid 23 วันที่ผ่านมา

    Allahou yaramoux martyrs

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 23 วันที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 23 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 23 วันที่ผ่านมา

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @ZakariyeAbdihamiid
    @ZakariyeAbdihamiid 23 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏

  • @LacibLacibsaid
    @LacibLacibsaid 23 วันที่ผ่านมา

    Falastiin wey guleysan doontaa insha allah ❤❤

  • @caliwiil5090
    @caliwiil5090 23 วันที่ผ่านมา

    Ma aragno videoyawga aad soo dhigayso Saani ugu beeg shaashada

  • @Rizeahmed
    @Rizeahmed 23 วันที่ผ่านมา

    Saaxibu almuhim

  • @MusabShariif
    @MusabShariif 23 วันที่ผ่านมา

    Asc shaikh waana kusalaamay waxaan ku weydiyay video 📹 aad dhaheysay waxaan ugu hadli doona xirfadaha online ka ee lacagaha laga sameeyo ❤ ee noo soo daa alle haku barakeeyo

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 23 วันที่ผ่านมา

    Legama horeeyo

  • @user-oh5vw6ud6c
    @user-oh5vw6ud6c 23 วันที่ผ่านมา

    SCW sheikh maxaa kudhacay program Shaqada waxaad tiri this week u will show

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 23 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @XUSNIGEMAR
    @XUSNIGEMAR 23 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 23 วันที่ผ่านมา

    Cajiib

  • @doog880
    @doog880 23 วันที่ผ่านมา

    Illahow xaqa u hiili

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 23 วันที่ผ่านมา

    Dirkooda nool waa bani aadam dulmiga qaawan oo lugu xasuuqayo shacabka masaakinta ah ee aan hubaysnayn oo dawladoodu garab ku siinayso cida xasuuqaysa

  • @kaysemaxamuud-gj1cm
    @kaysemaxamuud-gj1cm 23 วันที่ผ่านมา

    dulmi diidoow warkaagu maxuma laakiin maxaad taariikha uga reebtaa warkaaga

  • @hassanKenedid
    @hassanKenedid 23 วันที่ผ่านมา

    Allahou yaramoux palestiniens

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 23 วันที่ผ่านมา

    Khiikhow koorsadii meeyey

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g 23 วันที่ผ่านมา

    Wale kuwan easy ayey nag uga dhiigen

  • @kaliaabdi6651
    @kaliaabdi6651 23 วันที่ผ่านมา

    👏👏👏👏👏👏👏🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴

  • @ibnumarwan1118
    @ibnumarwan1118 23 วันที่ผ่านมา

    ❤ Wcs Wrx Wbr ❤ Sheikhanaa ❤

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 23 วันที่ผ่านมา

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAZA'AQ.

  • @mustafasaid1580
    @mustafasaid1580 23 วันที่ผ่านมา

    sheikh xayasiiska badan naga yaree fadlan youtube u nacnaye

  • @Badricabdi-jv1dm
    @Badricabdi-jv1dm 23 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedsh.xassen4211
    @maxamedsh.xassen4211 23 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @kaliaabdi6651
    @kaliaabdi6651 23 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @menhee7408
    @menhee7408 23 วันที่ผ่านมา

    Gaal banaanbax sameeyay macnomaleh

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 23 วันที่ผ่านมา

    wlhi abaal koodii ayaa helay musiibo alle idinku rid

  • @mustafemaxamed1475
    @mustafemaxamed1475 23 วันที่ผ่านมา

    ❤5

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 18 วันที่ผ่านมา

    Dadka ay qaatan dil kaliya maahee xubnahooday la baxaan ilaa maqaarka way kaydsadaan.. waa bank ga kaydka human organs ka aduunka wadankoodu waliba maqaarka ama skin ka .

  • @khalidsha3bani
    @khalidsha3bani 23 วันที่ผ่านมา

    Sheikh kan sniper ka watay oo wx shiishay 1 dhagax 2 shimbir ku dil wye ma ahan 2 shiishyahan ee wa 1 xabad ka dhexbaxday wye hada u fiirsatid 2daba wa isku aadanyhin.

  • @fahima6186
    @fahima6186 23 วันที่ผ่านมา

    Yaa Allah pls sheikh hana tusin Palestinian ka marka lsxasuuqayo ama gaari eey ku gubayaan😭😭Wallahi it gets me 😭😭😭

    • @Ifraax31
      @Ifraax31 23 วันที่ผ่านมา +1

      HabeN dhoweyd aan arkay laba shahiid oola tooganayay inbadan caadigaygii waan kusoo noqon waayay
      Quluubteenna aadbay u dhibaysaa in aynu aragno walalaheen dulmi lagu xasuuqayo😭💔

  • @AxnedCabdi
    @AxnedCabdi 23 วันที่ผ่านมา

    Shiiq safarka uk oodhan below

  • @CabdirisaaqSalaadcali-jy4sf
    @CabdirisaaqSalaadcali-jy4sf 23 วันที่ผ่านมา

    Sxb falastiin meeqa dowlad ayaa aqoonsaty hada meeqo ayaasa laga rabaa inee aqoonsadaan si ee dowkad onaqdaan

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 23 วันที่ผ่านมา

    guul xamaas muqawinda falastiin Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🤲🤲

  • @CumarDheere-hz1xd
    @CumarDheere-hz1xd 23 วันที่ผ่านมา

    Wuxuu sefareyo fatisa

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 23 วันที่ผ่านมา

    Dulmi diid kuwa wariyaasha ah uu dhaaf waraarka laga yaaba 30 40 kun ee ku dawaday inay kugu qanacsanyn

  • @user-fd8by9zz4p
    @user-fd8by9zz4p 23 วันที่ผ่านมา

    S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 23 วันที่ผ่านมา

    Rerki ayaga ah addunka dhan ba sbaro u talay international sbaristayal hadda wexey sbaradi ku so hartay rashinka masakinta ayey sbaro u dhigten sotto scala

  • @mohameddayib8856
    @mohameddayib8856 23 วันที่ผ่านมา

    🆓🇵🇸

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 23 วันที่ผ่านมา

    Way u adkeysan waayen

  • @falisa576
    @falisa576 23 วันที่ผ่านมา

    Waxan layaabanahay sida Israel
    Ay u gaarsanayso madaxda Xisbullaah
    Ayago dalkodi jooga yaa jaajuusaya
    Wa xaqiiq inay sirdoon u joogo lubnaan
    Wana sidi lagu dhameeyey rag badan
    O xamas ah sidas o kale baabuurya
    Logu toogan jiray.Allaha u wada
    Naxariisto mujaahidinta shahiiday

  • @fartunmataan536
    @fartunmataan536 23 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh xayeeysiiska gaalada mad ka deysid vidio gaada kardashion family Waa fusuq indhaheena wax xun sheikh ayaad aheeyd Maxaad ku fali xayeeysiiska xun naga daa

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 23 วันที่ผ่านมา

    Iyagu waa gaade lkn waa xamaas badheedh a heeday

  • @MuniirMaxamed-tz8yx
    @MuniirMaxamed-tz8yx 23 วันที่ผ่านมา

    Guul plastine 🤲💪

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 23 วันที่ผ่านมา +8

    Free Palestinians

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 23 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow naga qabo faalimiinta isbahaysiga ah

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 23 วันที่ผ่านมา

    ganacsigiiii ooonleenka ahaaa aawey???

  • @kounhildjibouti
    @kounhildjibouti 23 วันที่ผ่านมา

    Rasaasta hubka DRAKNOV ee Ruushka ayaa cabbirkeedu dhan yahay 14.5mm, si uu isku mar u dilo laba askari.

  • @CabdirashiidMuxumad-mg7lm
    @CabdirashiidMuxumad-mg7lm 23 วันที่ผ่านมา

    Asc xamas sarakishA yuhudalenaysa yuhudanA sarakisha shicada mujahidindA ilnlahay hakarabkalo

  • @SakariyaDhaqane
    @SakariyaDhaqane 23 วันที่ผ่านมา

    Asc