SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 18✨

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 18 WAA QAYB CUSUB.
    =========================================
    I make reaction and inspirational videos every week.
    Connect with me on social media:
    Instagram: / ayub.axmed
    Snapchat: ayubaxmed1
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    My gear:
    Nikon DSLR camera.
    Software:
    Sony Vegas Pro 19
    Sony vegas pro 13
    After effects CC
    Adobe Premier Rush
    Background sound:
    Videohive.com

ความคิดเห็น • 170

  • @cabdullahihuseen4262
    @cabdullahihuseen4262 2 ปีที่แล้ว +22

    Walal Aduunyo iyo aakhiro ilaahey haku cizeeyo wax badan aya kaa faa idey ❤️👍

    • @hapsahussein6437
      @hapsahussein6437 2 ปีที่แล้ว +3

      Sido kle runtii allah ha xifdiyo ayuub runtii wax bdn ayn ka faidey

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 2 ปีที่แล้ว +5

    Ma sha Allah
    Salah is always 🔥 being prioritized in kheyr iyo kheyr
    Alhamdulillah

    • @yacingoss9974
      @yacingoss9974 2 ปีที่แล้ว

      Mashaa alaah waa sheeko cibro qaadasho mudan mahad sanid zxp

  • @hapsahussein6437
    @hapsahussein6437 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah
    Jazakhyr khyr wll qali
    Runtii wax bdn ayn ka faidey your life story
    Runtii xanuun ayn daremayey qalbiga blse marka dhagyste story life ayn qofka jeclaa iska dhaafey runtii
    Allah hku barakeyo wll qali caruurta allah hku barakeyo wll qali

    • @raxmoabdilaahi7133
      @raxmoabdilaahi7133 ปีที่แล้ว

      ayuub ilaahy hakudaayo wlle nafteeyda wax weeyn bàa kabadashy dhiri galintaada waan jec lahy

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 ปีที่แล้ว +15

    Intaan sheekada lasocday caawan qosly♥️😅😥oo farxy

  • @simangurey8416
    @simangurey8416 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko aad u qiimo badan wlhi waa sheko macan halkaas nogasii wad ustaad illahay haku dhawro waxa tahay my favorite Yutupar wlhi

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 ปีที่แล้ว +10

    Oh my allaha kal iyo lab aan u qoslay marka aan daawaday video gan saakay anigoo xanaaqsan ayaan daawaday kal iyo laab ayuu iiga qosliyay shaatiga qashinka halagu tuuro 😂😅😂 aadka dhacaday

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 2 ปีที่แล้ว +7

    Wanku salamay wllkey adiga Io rerkaga alaha idin xafido wanku xiiranahay janalkaga lkn waxan oga qiso hore adigo ino bilawday gabadhi darta lodilijiray janalkaga waxbadan ayanka faiday horay usoco wllkey

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalin aan wax badan ka bartay jazaaka Allah macalin Ayuub

  • @kaltuunxasan5722
    @kaltuunxasan5722 2 ปีที่แล้ว +5

    illaahay haku xiftiyo ayuub axmed waxbadan ayaan ka FAA iiday balankeenu waa janada

  • @user-et2ng1qb2m
    @user-et2ng1qb2m 2 ปีที่แล้ว +5

    Yay, so excited! Bismillah, time to settle in.
    Edit: brilliant as usual Mashaa Allah.

  • @Yaasalaam1
    @Yaasalaam1 2 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂 waligaa mala ilmeysay film jeceyl Amba qiyaano ah😂😂😂 aniga qisadaan waan la ilmeeyey Cajiib😂😂😂

  • @zamuuyarta2623
    @zamuuyarta2623 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah wil hoyo wanagsan sokorisay Gabar salada ilaliso aragti deer ayad ledahy wankuuqiray mnsha Allah janatul firdows Alaha KuUkaso

  • @mariammustaqem2940
    @mariammustaqem2940 2 ปีที่แล้ว +15

    Plz qeybta kle lasoo dhaqso😂😂 I cant wait

    • @Yaasalaam1
      @Yaasalaam1 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 waligaa mala ilmeysay film jeceyl Amba qiyaano ah😂😂😂 aniga qisadaan waan la ilmeeyey Cajiib😂😂😂

    • @mariammustaqem2940
      @mariammustaqem2940 2 ปีที่แล้ว

      @@Yaasalaam1 😂😂 qalbi jilcanidaa ani wan isku celiyey

  • @iqroali6519
    @iqroali6519 2 ปีที่แล้ว +14

    Shekadada way dheraaatey lkn waa ku heysanaa☺

  • @amiiraahmed5253
    @amiiraahmed5253 2 ปีที่แล้ว +8

    San filaayo ayuubow gbdhaan hada waa mustaqbalkaaga🥰

  • @fatimaxasan5157
    @fatimaxasan5157 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran wll ayuub meel xiiso leh bay ku dhaamatey qaybta19 lasoo dhakhso wllo

  • @قناةالحديثالشريف-ج4و
    @قناةالحديثالشريف-ج4و 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh haben walba mesha ugu macaan nagaga dhamaysa ayuub wax badan musasalada wad sodawatay wll yaxffidukallaah

  • @rahmajamaosmanruuxi8329
    @rahmajamaosmanruuxi8329 2 ปีที่แล้ว +8

    Ninka kaliya ee TH-cam ka igu haayo ✌🏿❤😘

  • @najmaahmed8934
    @najmaahmed8934 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah mashalah tabrka raxmana ala ayuub 😍 waxada tahay saana u jeedo wiila akhalaqa lehe mashalah mashalah tabrka raxmana iyo maskaxa iyo garada amaanta kobada ilhay Baya u sugnatay mida xigtana hooyo MCN mashalah mashalah ale haka barkeyo ustada ayuub 😍😍😍😍😍😍💌💌💌

  • @rodaomar2916
    @rodaomar2916 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah aqli badanow meel ficaan ayad nagu istajisay see you again

  • @ayaanhaji2874
    @ayaanhaji2874 2 ปีที่แล้ว +37

    Ayuubow Anigu Gabadhaas Waxan U Saadaaliyey In Ay Noqotay Xaaskaaga Markaan Ka Eegay Sheekadaas Meelo Badan😁❣

    • @Kaafimedia1
      @Kaafimedia1 2 ปีที่แล้ว +7

      Ani xitaa wllhi waaka shakiyay🤣🤣

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad sheekadaada taxanaha ah gabadhii ugu wanaagsanayd waaye sida ay kuula tacaamulaysay

  • @munamohamed5989
    @munamohamed5989 2 ปีที่แล้ว +8

    Nolosha wax badan ayad ka baratay masha allah sheeko badan kà dib wad guulaysatay mar hadad aabo noqotay masha allah alle hàkuu siyaadiyo aamiin

    • @rahimaali5762
      @rahimaali5762 2 ปีที่แล้ว

      Ha Ka laaban go aankaaga aad qaadatay wl

  • @shugriabdirahmaan997
    @shugriabdirahmaan997 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlhaa ilhy haa ku xiftyo dhiri galiye tahya angu cashro badan ka barataye ilhy haa ku xiftyo adunka iyo aqriiba

  • @landakitchen9628
    @landakitchen9628 2 ปีที่แล้ว +2

    😀😀😃taaswaarun sadaxdaanbo leeskuma aamino ayub walaal waakutaageeraa waankulasocdaa marwalbo Keep going

  • @muxsincrasaaq8582
    @muxsincrasaaq8582 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wan Ku fataxznhy inuu ayuub america tagy haplaha yar ciilka iga haya dartoood

  • @fartunabdiwahab8893
    @fartunabdiwahab8893 2 ปีที่แล้ว +1

    Good by we miss you welcome back in Sha Allah

  • @iqroxuseen2810
    @iqroxuseen2810 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah wll allaha ku barakeyo

  • @fartunmohamed5187
    @fartunmohamed5187 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayy way igu socotay sheekada meel qatar igu go'day laso dhaqso qeebta kle🥰🤩

  • @sumeya7887
    @sumeya7887 11 หลายเดือนก่อน +1

    i can t wait part 19

  • @kiinmahammed5867
    @kiinmahammed5867 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allh ayub walaal wad mahadsantahay

  • @somalilegend7588
    @somalilegend7588 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaybta kale sooboobsii sxbw😘😍😘😘😍 sheekadadu way nagusocotaaye😉😉😉

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayuubiow maxaa saaa inoogu gashay meel xun ayaan inooga jartay ciil weeynaa bal la soo dhaqso kheyr Allaha ku siiyee

  • @drsrayaanxuseen5802
    @drsrayaanxuseen5802 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw sheko qurux bdan igu kaka go aday wlhia😂😂🤣

  • @Muhiim.show857
    @Muhiim.show857 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa iga qosliday wllhi ayuub allah haku barakeeyo

  • @hapsahussein6437
    @hapsahussein6437 2 ปีที่แล้ว +1

    😅😀😃😄😃😃😃🤣🤣 gabdha ayaa ka fikireyse noh 😀😃😂😅😃😃miskiin way dhacdaa sidaas 😀😃😃😃jecel ayaa ku hayey iyo dareyn 😀😃😀

  • @zuaad6184
    @zuaad6184 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekoyinkgan mala awalka ah waan ka cajiisy

  • @ijabomaxamed7913
    @ijabomaxamed7913 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk talow xirirkaga xakuu ku dhaman doonaa 19

  • @ubahmaow2080
    @ubahmaow2080 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ilahey ha kubarkey

  • @ibraahimcrashiid7623
    @ibraahimcrashiid7623 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub waxbadan ayaa kaabartey laakiise dhib badan aniga soomarey ayaan kuilaawey Qisada

  • @somalilegend7588
    @somalilegend7588 2 ปีที่แล้ว +1

    Ar qosolkiibaa iga dhamaaday😂😆😂😅🤣😂😅😂😀😆😂😆😂😅😂

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Badh go a nagadaa dee way nagu socotaa sheekadu

  • @naemamuuse432
    @naemamuuse432 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw in bdan bn sugayeey

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 2 ปีที่แล้ว +2

    Thankz Ayub🥰🥰

  • @cawocumar7193
    @cawocumar7193 2 ปีที่แล้ว

    Sheekada qurxin badan kadib wadhamaaty waa isku yaacdeen kkk

  • @omdslacey
    @omdslacey 2 ปีที่แล้ว

    Honest is the best ayuub.

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa sugi la'ahy part 19😂😂😋

  • @maryanali7725
    @maryanali7725 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi shekda intan m.a😂🥰

  • @hjra.943
    @hjra.943 2 ปีที่แล้ว

    Ayuuuba maxaa meshaan ugu jarty wllhy ceel ceel ugu dishey sidee musalsalkii baan u dawaada

  • @Shuaib_abdullahi_official
    @Shuaib_abdullahi_official 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa jirro qof kula joogo qurbaha oo ku in kiraayo, Soomaalida qaasatan Maxaa sababay middaas⁉️🥺

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 2 ปีที่แล้ว +3

    Shabel naagod waxid😅🤣😂kaftan le

  • @ahmedrays2516
    @ahmedrays2516 2 ปีที่แล้ว +2

    always ready 😛

  • @hoodoaadan1043
    @hoodoaadan1043 2 ปีที่แล้ว +1

    Mzhallaa alle haxido

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 2 ปีที่แล้ว +2

    Haaaaaaaaa walaahi waa runtaa thanks 👍

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 2 ปีที่แล้ว +2

    20:15😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walhi daacad ban uqosley

  • @ramlaibrahim4261
    @ramlaibrahim4261 2 ปีที่แล้ว

    Mclin ayub wlhi waan qoslay bacaday qashinka dhar umaliyneysi

  • @ahmednasirabdi1805
    @ahmednasirabdi1805 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Al ustaad

  • @raniyajama9630
    @raniyajama9630 2 ปีที่แล้ว

    Mel fican iyado maraysad nagu jirtay Ayuubow

  • @fardowsaisxaaq3726
    @fardowsaisxaaq3726 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 wlhi fani baa tahay ayubow

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalkeyg alle ha ku xafido

  • @ugbadabdirahman3837
    @ugbadabdirahman3837 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaah qeyr ustaad

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว +1

    15,16,17,18 cawa isla dawaday

  • @eekaadanofficial989
    @eekaadanofficial989 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllh qeybta kale 🙏🙏💜💜🤣🙏🙏

  • @umuyasinyazan6241
    @umuyasinyazan6241 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko cajiib ah gabadhas Waa xaaskisa ayee ilatahy hada

  • @osmanjamaosmanmaankey3435
    @osmanjamaosmanmaankey3435 2 ปีที่แล้ว +14

    Yow leangen Always legend 🙌 ❤ 👏

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk ayuub waba qosol miidhan
    Meel xiisoleh ayey kudhamaaty

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk ayub wadka naagaha baad ahayd yaa nnaago xiriir la sameeyey?

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 astaqfurallah wixii ku helaan layaby

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 2 ปีที่แล้ว +1

    20:18 wlhi wixii kula maqnaa wax yar ma ahayn😂😂😂😅 Markaad cirka marayso ee hadalku kugu socdo waa iska sidaa ayubow😅

  • @nimcoxuseen121
    @nimcoxuseen121 2 ปีที่แล้ว

    Can't wait Part 19

  • @Ay_an
    @Ay_an 2 ปีที่แล้ว +4

    Walal xuman adon ifahmayn anu hadan ahay xaaskaga walhi kuman ogaladen inad ka sheekayso inad xasuusta hinase igu filnan lahaydba samir ba laysku dhafay adunkan 😅

    • @que3nalmaz869
      @que3nalmaz869 2 ปีที่แล้ว +1

      😂anixita wali madan ilawin miya dhihi laha dameryhow 🤧🤪

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 ปีที่แล้ว

    Xtaa cadaanku dumar ha aaminin ay leyhin

  • @sukaynaibrahim2758
    @sukaynaibrahim2758 2 ปีที่แล้ว

    Amba bur ahaw ama buur ku tiirsanaynow waa maah maah somaaliyeed

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 2 ปีที่แล้ว

    I can't wait part 19

  • @najiibxuseen4018
    @najiibxuseen4018 ปีที่แล้ว

    2022 love

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow ilahay amarki hada ayan egayay prt 18 ka

    • @omarkalif123
      @omarkalif123 2 ปีที่แล้ว

      Abayo ma wacdiba hhhhhh

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 2 ปีที่แล้ว

    sorry dharkii 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 👍

  • @driving887
    @driving887 2 ปีที่แล้ว

    Earth is round

  • @Daw_-lad4Kk
    @Daw_-lad4Kk 2 ปีที่แล้ว +4

    Suhaybow Sheekada noloshaada way dheerte hee Dhirigalinta nafta imaka waad ka gaabisaa 🙏🏻🇸🇴❤️

  • @cokaashyare1963
    @cokaashyare1963 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub Waxman umaleynaaya iney nqoty xaskaga

  • @sahraramathan4371
    @sahraramathan4371 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan sugnaaba waa qaybta 19

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว

    Sobobsii bro

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว

    Shaatiyaashii la isku heeystay qashinka ayaa u danbeeysay iga dheh.

  • @zahranoor2291
    @zahranoor2291 2 ปีที่แล้ว

    Mash aAllah

  • @deeqoali3072
    @deeqoali3072 2 ปีที่แล้ว +1

    Xirirka walalnimo ku bulawayo wax ka macan majiraan

  • @hij3728
    @hij3728 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekada waaban ku dawakhne waa immisa gabdhood horta bal yar kala saar

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂🤭🤭 shatiyadi qashinka Hoo

  • @aishaahmed1262
    @aishaahmed1262 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh cawa funy aheyd shekada

  • @amalabukar9576
    @amalabukar9576 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi meel xiiso lehbu ku dhamaday wllow lasoo dhaqso 19

  • @kobcintagaraadka9812
    @kobcintagaraadka9812 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣 wlhi waa iga qoslisay

  • @khadraibrahin7860
    @khadraibrahin7860 2 ปีที่แล้ว

    Sidàad ku timi america kasoo hdal pro

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah 2 ปีที่แล้ว

    Runtii raganimada iyo isku filnaashaha ayaan kugu taageeraa

  • @jaamacaxmed9193
    @jaamacaxmed9193 2 ปีที่แล้ว

    Ax sana qisas

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 2 ปีที่แล้ว

    First aan ahy

  • @halimaabdikarim1598
    @halimaabdikarim1598 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @jaamacaxmed9193
    @jaamacaxmed9193 2 ปีที่แล้ว

    Oo kumay kaxaayn macalin Miya miya

  • @maxamedbarkhad9222
    @maxamedbarkhad9222 2 ปีที่แล้ว

    Legend ayuub🙌😄

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah💝💝💝