KA FIIRSO INTAADAN QALBI JABIN - QISO ᴴᴰ┇Ayub Axmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
    SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
    -----------------------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    / ayub.axmed
    www.tiktok.com...
    #AYUBAXMED #QISO2021

ความคิดเห็น • 146

  • @ayuubaxmedmedia
    @ayuubaxmedmedia  3 ปีที่แล้ว +106

    Isma waafaqsana hadalka iyo videoga waana qalad yar oo dhacay markaan edit garaynayey asxaabta ka raali noqda intaas yar.!!!

    • @አህመድካሚል
      @አህመድካሚል 3 ปีที่แล้ว +3

      Dhib malaha muhimadu wa,inan fahan a ujeedada HaDalka

    • @sahrohusendhiblawe6232
      @sahrohusendhiblawe6232 3 ปีที่แล้ว +2

      Mashaaa allaah
      Wllkeey waaa hada sax ah
      Allaah ku xafido
      Allaah ku xafido

    • @sahrohusendhiblawe6232
      @sahrohusendhiblawe6232 3 ปีที่แล้ว +3

      Mashaaa allaah jasaakallaahu qeeyran
      Allaah ku barakeeeyo

    • @abdi3349
      @abdi3349 3 ปีที่แล้ว +2

      Meel aan kala soo xiriri walal isheg ado rali ah

    • @daariqali4108
      @daariqali4108 3 ปีที่แล้ว +2

      walaaloy talan kaga bahanay🙏

  • @najmoayaan4828
    @najmoayaan4828 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah walal qaliya jasakalaahu qeer

  • @drshiismohamed465
    @drshiismohamed465 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa jeclaa dunida u jeclaa waa aaminsanaa walibo zaaid 💔😭 balse wuu idayacay anigo jecel ayu iga tagay 😭 InshaAllahAlla waa illabi doonaa mar aan dheereyn.

    • @aadanabdirizaik3405
      @aadanabdirizaik3405 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxkastaa way dhamanayaa Drs inshaa allh haw bixin

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay Ustaad Allah ku sharfo Aduun iyo Akhiro.🤲🙏💯✅

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 3 ปีที่แล้ว +3

    Subax wgsan hno illaahay haku xafido wn ku jeclahay illaahay haku jeclaado oo haku guuleeyo from Hargeisa cadeey

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 3 ปีที่แล้ว

    Mashaaa allaah Mashaaa allaah Mashaaa allaah Mashaaa allaah Mashaaa allaah Mashaaa allaah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Keeping abwe qli 💯💯💯✅🥺 insh allah ku dalaaalin

  • @jawahirclahi749
    @jawahirclahi749 3 ปีที่แล้ว +7

    Ku faraxsanhy qofkiii kopad fiirsadey noqdey😇

  • @sadamhaaji110
    @sadamhaaji110 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkani waa nin khatara sifiican ayuu umatali karaaa qalbiyada bini aadamka
    Waxaa kujirta maskax fayow horay usoco masuul

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 3 ปีที่แล้ว +4

    وَعَلَيْكُمْ السَّلاَمُ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ‎ 💛🌺

  • @farxiyoaxmedcali1460
    @farxiyoaxmedcali1460 2 ปีที่แล้ว

    xaqiiqo run badanaa

  • @canabmahamedmahdi3871
    @canabmahamedmahdi3871 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alllllah ustaad.aaadbad umahdsanthy

  • @hamdaawl890
    @hamdaawl890 3 ปีที่แล้ว +8

    Guulauso wllky qali sidad horumarkayga uga shaqaynaydo malinkan kugu soobiiray waxan aha qof aaad uniyadjabsan nolosha dhan qol iskaga sooxidhay hada lkn Alxmdualllha isbadel fiican ayaan kaa faa iday جزاك الله خيرا

  • @sasabmohamed933
    @sasabmohamed933 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @ikranmohomed9933
    @ikranmohomed9933 3 ปีที่แล้ว +1

    Love you dear brother ♥️
    Ilaahay haku xifdiyo Allaahuma amiin yaa rabi 🤲

  • @muhubom4515
    @muhubom4515 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad Sanid Macalin waxaan Ahay qofakii ugu horesay

  • @eekaadanofficial989
    @eekaadanofficial989 3 ปีที่แล้ว

    Been mahaa walalkey shukran sida nolawadag tee aniga marka xanaqo waxaeclahay inaamusa amr ilahey

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks suhayb Sajid 👏👑

  • @rooneygeedi1551
    @rooneygeedi1551 3 ปีที่แล้ว +5

    Wallkey Ayuub mahadsanid 🙏 wehelka jikada ayaa tahay waan kufaa iida waanadaado jazakallah kheyr wall ❤️❤️

  • @amiiracabdilahi3733
    @amiiracabdilahi3733 3 ปีที่แล้ว +1

    mnsha alla dhirigeliye tahay allah haku sharfo wll qli

  • @ruweydamaxamed2310
    @ruweydamaxamed2310 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wllkey hadl xigmdysn shukrn

  • @maankamaanka2500
    @maankamaanka2500 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh wll qali ilahay haku xafido

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 3 ปีที่แล้ว

    Waaaa hadal sax ah wllkeey
    Allaah ku xafido
    Allaah ku xafido

    • @hikimcadde
      @hikimcadde 2 ปีที่แล้ว

      M.a Wllky Qali

  • @khalidcamoud9950
    @khalidcamoud9950 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayub ahmed mahadsanid inaad dadka bulshada somaliyeed dheerigaliso , una sheegto xaqiiqoyin dhaba oo qofku ku marayn karo noloshiisa iyo mustbalkiisa . Talo badan inaan wadaagno ayan jecelahay hadad xidhidhi karayno walal

  • @khadijahussein5955
    @khadijahussein5955 3 ปีที่แล้ว

    Caaqil soomaaliyeed ilaahay ha ku xifdiyo

  • @daariqali4108
    @daariqali4108 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro qali 👍 walaaloy talan kaga bahanay 🙏

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 3 ปีที่แล้ว

    Wll suhayb Run ahaantii Waxad noo soo gudbiso marka hore waa ku mahadsantahy sidoo kale ilahay Hku ziyaadiyo Caqligada Iyo Qalbigada Wanagsan. 🙌🙌💯💯

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 3 ปีที่แล้ว

    Mr ayuub mahadsanid

  • @nashaadmaxamuud4338
    @nashaadmaxamuud4338 3 ปีที่แล้ว +1

    macalinka Nolosha Mahadsanid👏♥️

  • @mutaassahardiid1780
    @mutaassahardiid1780 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah wllo ayuub axmed wll an ku xudhanahay fidiyawyadiisa kana faa,iday wax bdn wll alle ha ku barakeeyo

  • @nagaadbilan8066
    @nagaadbilan8066 ปีที่แล้ว

    Legend 🙌

  • @jawahirclahi749
    @jawahirclahi749 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnxs pro waa sax in shaydanka la naaro carada dhamantena shaydan ayaa hogaamiyo

  • @hanadsaiid5639
    @hanadsaiid5639 3 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsnid wll ayuub🙏💯

  • @kowsarabdi2570
    @kowsarabdi2570 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh Mahadsanid wllo hori usoco

  • @jawahirclahi749
    @jawahirclahi749 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo adun io aakhiro

  • @maxamedwershe5696
    @maxamedwershe5696 3 ปีที่แล้ว

    Masha al laah hori usocu❤

  • @dalmartimayare4685
    @dalmartimayare4685 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallahnwlle ayuub xaqiiqdi waxan ka faiday xikmado badan ilahay haku sharfo o hka dhigo ku wa gulaysta malinkan har jirin harka ilahaj moye horayna uso co guul iyo gobanimo

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 ปีที่แล้ว +4

    Great job. God bless you.

    • @nazracali6407
      @nazracali6407 3 ปีที่แล้ว +1

      God bless you two my brother!

    • @zerpwron8696
      @zerpwron8696 3 ปีที่แล้ว +1

      Amen🙏❤

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 3 ปีที่แล้ว

    Mashaaa allaah Mashaaa allaah

  • @maryamaff89
    @maryamaff89 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustadiii.

  • @hamdaabdirahman7422
    @hamdaabdirahman7422 3 ปีที่แล้ว

    Mash allh wll alle haku sharfo

  • @hawahaybe5967
    @hawahaybe5967 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wlo qali

  • @abdijibaarmohamed9762
    @abdijibaarmohamed9762 3 ปีที่แล้ว +1

    Vedio hooyo soo duub💞

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 ปีที่แล้ว

    Wll hore soco Mansho allh wax yaabo badan ayaa kaa faaiidna 🙏

  • @abdijibaarmohamed9762
    @abdijibaarmohamed9762 3 ปีที่แล้ว +1

    Blz hooyo kasoo hadal💓🖒❤

  • @qaalimaxmuud7026
    @qaalimaxmuud7026 3 ปีที่แล้ว

    Duhur wangzn ayuub

  • @amiiraabdirahomanali5710
    @amiiraabdirahomanali5710 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllky go forward ayuub wn ku jeclhy

  • @najuulajecley3010
    @najuulajecley3010 3 ปีที่แล้ว

    My teacher 🌹

  • @faceedkaroon5377
    @faceedkaroon5377 3 ปีที่แล้ว +2

    Hyh wallkey wan is xakamen Doona inshaallh

  • @sumayamaxamed6738
    @sumayamaxamed6738 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid 🌹🥀⚘ wllkeey💕💖💞

  • @eknqueen8327
    @eknqueen8327 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Wll wax thy shaqasii annee dare Alle ujclhy waxn jcln lahe inaan SiQase kula Soo xiriro Sii ade igula taliso ariin ihyseto

  • @fatxiabdi6037
    @fatxiabdi6037 3 ปีที่แล้ว +1

    mhdsanid wll

  • @ayaanyoonis314
    @ayaanyoonis314 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo allah hakuu barkeyoo

  • @KaatunMedia
    @KaatunMedia 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku Sharrfo wllky qalia

  • @saidosmanhussein2820
    @saidosmanhussein2820 3 ปีที่แล้ว

    Wadankee baad ku nooshahay Aayuub

  • @sacdiomohamed8334
    @sacdiomohamed8334 3 ปีที่แล้ว +3

    Fcnn laHyda Inda Mrhore Soo dhigtoh Video gaan🙇‍♀️🙇‍♀️🙇‍♀️💔😭😭😭mia Heartbreak

  • @abdinaair1736
    @abdinaair1736 3 ปีที่แล้ว

    Iso duceyaa wll xanunban ka bixi lahay

  • @nouserthischannelknowjustn834
    @nouserthischannelknowjustn834 3 ปีที่แล้ว +2

    Mai people one love ayub axmed keep going bro

  • @najahmohamed4359
    @najahmohamed4359 3 ปีที่แล้ว

    Walhi maalintaydaa hagaajisaa markan fiirsado vediogaga maalinlaa ah keep going pro

  • @riyadabdi9763
    @riyadabdi9763 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal inteen kalaso xiira

  • @cabdiqanicadami7827
    @cabdiqanicadami7827 2 ปีที่แล้ว

    KEEP GOING zhp qali

  • @noramose1751
    @noramose1751 3 ปีที่แล้ว

    Wan cadho badanhy lkn waan la amuuza wax kazta oo dhaca hadal igama zoo paxo izha uun ka eega🥰

  • @hodoarab6748
    @hodoarab6748 3 ปีที่แล้ว

    Shugran akhii

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 3 ปีที่แล้ว

    Wcs zxp alx nabad iyo barwaaqo zxp suhayp saajid media

  • @caishocali575
    @caishocali575 3 ปีที่แล้ว

    M.a hore usoco wll

  • @cabdicasiisxasan8858
    @cabdicasiisxasan8858 2 ปีที่แล้ว

    Waarun aamusku waa guul😏☺️

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhiirigeliye

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 3 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍جميل جداً

  • @mushtaaqcabdicasiis4314
    @mushtaaqcabdicasiis4314 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco hno

  • @jawahirclahi749
    @jawahirclahi749 3 ปีที่แล้ว

    Wll macan intee kaagala soo xariirah blz iso jawab wll

  • @editing9035
    @editing9035 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllky qli💯💯💯

  • @nimcoyibraahim9046
    @nimcoyibraahim9046 3 ปีที่แล้ว

    maanshAllh maanshAllh, Alleh caqliga iyo cumrigaba haku barakeeyo,aadbaan kaaga faidneyyyy....

  • @amalabdi9344
    @amalabdi9344 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugrsn wll ayub axmed

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 3 ปีที่แล้ว +2

    Tnks

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 ปีที่แล้ว +1

    Rutii waxaan ubadan nahay dad caradooda koontarooli karin qof laleeyahay aqoon buu leeyahay waa qof wax bartay maalin tuuxanaaqo afkiisa ey madow baa lug galshay waxaan layaabay oon fahmi waayay qofka aan aqoonlaheyn hacaytamo aqoonyaanow aqoontaadii mexey tartay

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Allaahaaa. Ah. Ku. Xafidiyo

  • @nimoabdullahi7164
    @nimoabdullahi7164 3 ปีที่แล้ว

    Asm wallo shugran 😘

  • @faadumoifka431
    @faadumoifka431 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wll

  • @aaminaali1282
    @aaminaali1282 3 ปีที่แล้ว

    Cadhadu waxay burburin kartaa
    Qorshayaal fara badan oo nolosha
    Ka mid ah

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Jzkh

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 3 ปีที่แล้ว

    Illahow dul qaad nasii been tadana ma ahow is ka celi baa lagu gu waano nayaa

  • @nafiisaahmed7169
    @nafiisaahmed7169 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wbrtu aaaameen

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 3 ปีที่แล้ว

    Wngsan😙😍

  • @saalixxudiin805
    @saalixxudiin805 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi been ma sheegin

  • @khadraabdi4094
    @khadraabdi4094 3 ปีที่แล้ว

    ♥♥♥♥♥😍😍😍😍♥♥♥♥

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh alla maxaan aragnay fiicanaa markaad wax kala reeban kartid mararka qaar waxaa jira meel aan ubaah neyn inaad jawaab kabixiso

  • @Amshayy1234
    @Amshayy1234 3 ปีที่แล้ว

    🙏

  • @happygirl3251
    @happygirl3251 3 ปีที่แล้ว

    💯👌👌

  • @ifraahosmaan4842
    @ifraahosmaan4842 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga wan cadho badanahay markastana ilahow Samirka iisiyaadi ban ku ducaystaa
    Kaliya Markan cadhoodo wan sexdaa
    Hadal kulul ayan kujawaba lkn ma dhawaco qofka mana caayo. Mahadsanid waxan ragaynaya inaan cadhadayda control incha Allah

    • @feysalabdirahaman929
      @feysalabdirahaman929 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadal kulul aya ku jawaba mana dhacawo Hadal kulul de wa un dhawac soma ahan ilen hadal qawow kuma aad orane

    • @ifraahosmaan4842
      @ifraahosmaan4842 3 ปีที่แล้ว +1

      Sidaa maha wll erayo dhawac kukeena qofka ma idhahdo kaliya.anigu hadalka doqonimada leh ma qaato qof ka xadkiisan usheega anigana ma ihi qof hadaladu ka dhacdhacaan

  • @claahiyare9127
    @claahiyare9127 3 ปีที่แล้ว

    Sxb suheyb talo ayaan karabaa ee waths.app Nabar iga soo qabo

  • @aliabuukar2612
    @aliabuukar2612 3 ปีที่แล้ว +5

    Xoogeyga hadd iga codsto sikin kma lawalweyo Wnku siin Lkn qalbigega hdd iga codsto se mgarnyo mudada eey igu qaadneso inn kusiiyo
    Sorry 😐

  • @hassangure8540
    @hassangure8540 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤👍

  • @mustafemms1153
    @mustafemms1153 3 ปีที่แล้ว

    Ka soo hadal dv lottery maryakan

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 3 ปีที่แล้ว

    Will an jeclaa on cadhadisa an xajisan kareyn sidu mar kaston isku dhacno ii cayayay ban qalbiga kaa dhintay on qof dambe u aminii kareynin mar kastoon xasustaana wan ilmeya wlhi

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 3 ปีที่แล้ว

    Wa xaqiq dad badan ya hadalkoda kontaroli karin hadhawna qowmameynayo

  • @mustafemms1153
    @mustafemms1153 3 ปีที่แล้ว

    Soo galo

  • @faraxdagan7507
    @faraxdagan7507 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll wadanki hoyan jiga lkn 7:36ayanku dawanaya habeenwanagsan 💪💪

  • @amrinetaali5205
    @amrinetaali5205 3 ปีที่แล้ว

    💪💪💪🙏💪🙏🤲🤲🤲👍👍👍

  • @kingchalataawi6895
    @kingchalataawi6895 3 ปีที่แล้ว

    Asc azxaapta waan id8n salaamay waxaan ahay youtuber cusub marka ha la isoo dhaweeyo please wllo 1k qudha igaadsiiya