musalsalka MURUG IYO MARXALAD Xalqadii 8 Aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 152

  • @xalixusen2229
    @xalixusen2229 4 ปีที่แล้ว +8

    Filimaka Salman iyo sami qayb wayn ayey ka qaateen inta igu raacsan like dhac👍👍👍👍👍

  • @abdiqanifarah4694
    @abdiqanifarah4694 4 ปีที่แล้ว +34

    Barnaamijka Astaan Qaraaxo dadka laga xanaajinaayo qofkii jecel oo xiiseeyo like dhac ku sii

  • @safiyadollarofficial3321
    @safiyadollarofficial3321 4 ปีที่แล้ว +45

    ALLH DARTII LIKE IGU SAARA WLLHAY QALI

  • @Arimaha-Jaceylka
    @Arimaha-Jaceylka 4 ปีที่แล้ว +52

    Somali maxamed hada comentigeyga aragtid illah dartiis ha ila dhaafin subacribe like intaba illah hakaa badbaadiyo.covid-19.

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 ปีที่แล้ว

      Jaceyl Channel filimkan waxaa lasameeyay barigii mompasa bisha ramadan lasugayeen ma istiri

    • @hamdiyasinofficial8466
      @hamdiyasinofficial8466 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saaray ee adigu subscriber isaar channel wllo

    • @Arimaha-Jaceylka
      @Arimaha-Jaceylka 4 ปีที่แล้ว

      @@hamdiyasinofficial8466 waan kuu sarey isoo booqo

    • @mohamedisackaliofficial8403
      @mohamedisackaliofficial8403 4 ปีที่แล้ว

      @@rahmamohamed5636 xiligaas casri iyo dadbadan kale lama socon

  • @libanabdiweli3366
    @libanabdiweli3366 4 ปีที่แล้ว +4

    Isma dhaanto is one of my favourite somali channels in TH-cam, all somi people keep going

  • @canjelozomali6123
    @canjelozomali6123 4 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan Mubarak

  • @ladanmaxamed1381
    @ladanmaxamed1381 4 ปีที่แล้ว +9

    Reer lacag jecel ine yihin inta aragtay maryan io oday shaarib like dhac kusii😂😂

  • @hoododagan2597
    @hoododagan2597 4 ปีที่แล้ว +7

    Salmaan boqor kabo wawayn iyo mijo baasto astaqfurulaaah😂😂😂😂👌

  • @ismailjamal8230
    @ismailjamal8230 4 ปีที่แล้ว

    This movie is interesting with Salman ,casri and samir 💯💥❤️

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 4 ปีที่แล้ว +1

    Horaa loo yidhi jacayl insho male, Casri jacaylkan kooraysan uu Salmaan kor saaray waa jacayl indho la’, sidaan qabo Kaafi ayey ku dambaynaysaa lkn soo daasho oo xaqiiqda soo ogaato, big bro isna waa ku gulaysanya Fooxiso lkn waxaan filaya dan yar ee lacagta u waalatey in meel cidla ah ku dhacdo, Salmaan iyo saaxibkiina inkaarta Casri aya ku dhacaysa, adeer baby isaguna macawiista ha dhigo ileen gabadh ka yar buu aroosaya waar musalsalku waa shidan yahay thanks isma dhaanto

  • @fardawsamohamed7083
    @fardawsamohamed7083 4 ปีที่แล้ว

    kafi Abdi Fray nice Abowe❤❤❤
    jilonlaaga ka helaa

  • @sadaampoulka5827
    @sadaampoulka5827 4 ปีที่แล้ว +8

    Inta ila aragty mrka big baro la dilaye gbdha soo socotey in ay cararty 😅😅😅 like 👍

  • @codshini7249
    @codshini7249 4 ปีที่แล้ว +6

    please walshay casri is astur si quruxbadan baa u labisan kartaa adoo asturan.Aad baan uga helay jiliinkaaga.

  • @khareencaanshaq456
    @khareencaanshaq456 4 ปีที่แล้ว +2

    Www musalsal aan caadi heen 💘I love you ismadhaanto

  • @MK-ub1ut
    @MK-ub1ut 4 ปีที่แล้ว +39

    Casri inta xaqiiqada oganayso inta sugi kari la sidayda is muujiya😉

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 4 ปีที่แล้ว

    Nice move bahda isma dhaanto hore u socda

  • @abdirahmanabdullebarre589
    @abdirahmanabdullebarre589 4 ปีที่แล้ว

    ramadaan Mubarak

  • @abdikadarozil4377
    @abdikadarozil4377 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow keep going

  • @mohame9528
    @mohame9528 4 ปีที่แล้ว +2

    Sami salman ayay dhahen dheh labo nin o wada shidan🤣🤣🤣✅keep going all team isma dhanto✅

  • @mrkeepgoingofficiall9407
    @mrkeepgoingofficiall9407 4 ปีที่แล้ว +32

    SUBSCRIBE KAAFI CABDI OFFICIALL❤👋

    • @faisalfahman6795
      @faisalfahman6795 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa lagugu fahmey waxpa laguma saaraYo😜😜

    • @cawayskaxamseyare
      @cawayskaxamseyare 4 ปีที่แล้ว

      Kaafi adna dawarsi miyaad bilawday sxb sadaqada isma dhaanto ayaan siinay allaa kariim

    • @fadumoquruxofficial6710
      @fadumoquruxofficial6710 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/lEDDWQYUZr0/w-d-xo.html fadlan asaxabta alle dartiis subscribe igu soo saara

    • @hamdiyasinofficial8466
      @hamdiyasinofficial8466 4 ปีที่แล้ว

      @@fadumoquruxofficial6710 waan ku saaray abaayo ee adiguna isaar

  • @diineeyyare2008
    @diineeyyare2008 4 ปีที่แล้ว +1

    M.allah cawaa wad nooso dhaqsaaateen maa daaarenkeena kawaaraanten

  • @awohmaxamudcabdi1426
    @awohmaxamudcabdi1426 4 ปีที่แล้ว +14

    CAWA INTA SUGYSAY LIKE IGU QABO

  • @hassangoley5500
    @hassangoley5500 4 ปีที่แล้ว +3

    Isma dhaanto family keep going ayaa idin lee yahay🥰🥰🥰

  • @osmanmohamed1228
    @osmanmohamed1228 4 ปีที่แล้ว +1

    Sami iyo Salman boqor iyo caasri baa shidayan muslsalkan oyo kafi abdi

    • @maryanalixuseen8283
      @maryanalixuseen8283 4 ปีที่แล้ว

      Haa walahi maarahty fooxiso iyo bigbaro iyò salmaan iyo saami iyo casri

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 4 ปีที่แล้ว +2

    Casri❤

  • @manalcadey6407
    @manalcadey6407 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh filimkn san ujeclhy thanks ismadhaanto asxbta commentska anfur wngsn walalayaaaal

  • @shuaibmire
    @shuaibmire 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @sumayoosman6946
    @sumayoosman6946 4 ปีที่แล้ว +7

    Nimanyahow Samir io sad jaceyl maad noso galisan

  • @ismishxabib9830
    @ismishxabib9830 4 ปีที่แล้ว

    Salman is the funniest man👨

  • @ruqiyoxussen1882
    @ruqiyoxussen1882 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh tiim isma dhaanto waan idin wada taageeraa lkn waxaan aaad u jeclahay Asri Wan kahelay siday wax ujisho

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk baby uu ku dhahay wax maa darentay kulaha Salman is so funny Walahi

  • @foosiyoaxmed2006
    @foosiyoaxmed2006 4 ปีที่แล้ว +2

    wwwww wan ku tashta hormar wacan ismadhanto

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 4 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhanto kep going sida wacn aad hosha uwadaan

  • @samiira.yusufsamiira7984
    @samiira.yusufsamiira7984 4 ปีที่แล้ว

    Salman boqor waan ku tagera iyo sam

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 4 ปีที่แล้ว +2

    thanks you alla isma dhaanto
    films macn wye

  • @yuuqanciye6915
    @yuuqanciye6915 4 ปีที่แล้ว

    Hhh manta big bro oo laqabtay maxa kala qasaday 🤣🤣🤣😜😜😜 kee going by isma dhanto idin ku fana 💞💝👍

  • @bashirleader2246
    @bashirleader2246 4 ปีที่แล้ว

    Masha

  • @chahmadadan9758
    @chahmadadan9758 4 ปีที่แล้ว

    Isma dhaamto keep going ban idin leeyhy ❤️❤️Film ku caadi maha Mansha allah lkn casri codka noole quruxeey

  • @ahmedgaabowjoodax7509
    @ahmedgaabowjoodax7509 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa iksoo horeeyay inta iladaawatay like saar

  • @sabarinali2204
    @sabarinali2204 4 ปีที่แล้ว

    Boqortooyo hormar wcn wlhi inabo cdi mathn ismadhanto family nolosha idinma ciisho

  • @munaxasan7944
    @munaxasan7944 4 ปีที่แล้ว +1

    Salman caadi ma ahan jinigi kuwatay nin moo ahaa mise naag wll ley wad iska baxee sacado kadibaa nasoo boqanee kulahaaa ar saami iyo salmaanaa

  • @abdulahiabdiazizabdiaziz842
    @abdulahiabdiazizabdiaziz842 4 ปีที่แล้ว +1

    Intaa big bro kuhesato like saar

  • @falismohamedmohamudfaalis8164
    @falismohamedmohamudfaalis8164 4 ปีที่แล้ว +1

    Cwo Mel shiidaaan maryaaa samii iyo salaman boqor dhiiba badaan😃😃😃😃

  • @zeytushmapesh8455
    @zeytushmapesh8455 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep.going salman

  • @relax-ph6is
    @relax-ph6is 4 ปีที่แล้ว +1

    Salman boqor sxp waanku aaminsanahy Lkn jiliinkaga waxa ku hoos jiro

  • @faadumosaciid5349
    @faadumosaciid5349 4 ปีที่แล้ว +3

    waw waxan ahy qofkii kuwaad odawAda

  • @rayanali8402
    @rayanali8402 4 ปีที่แล้ว +5

    Filmku yaraa 21 minute waxay manoo soo badisaan walalaha sharafta leh

  • @sowdamaxamed1752
    @sowdamaxamed1752 4 ปีที่แล้ว +1

    Yeessssss

  • @ibrahimosman1344
    @ibrahimosman1344 4 ปีที่แล้ว

    Salmaan boqor wa ninka keliya een wato keep going bro 👍😂😂

  • @muscutupdirashiid4718
    @muscutupdirashiid4718 4 ปีที่แล้ว +2

    Salman poQor iyo saami keep protners

  • @raxmoquulo1680
    @raxmoquulo1680 4 ปีที่แล้ว +1

    keep going isma dhaanto

  • @mariacayuuni8815
    @mariacayuuni8815 4 ปีที่แล้ว

    Casri marku kaafi ku dhahy miyaa isqabtaan wxy tidhi xidhiidh uun nga dhaxeeYa lkn sowtay maalin sariirta wada joogee uu laha video inga duupayaa si aan igu soo xasuusno mrkynu waynaano filmka wxpa ka khaldane iska soo saxa🤗

  • @mahircade3099
    @mahircade3099 4 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhanto keep going ❣

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 4 ปีที่แล้ว +1

    malayga horeeya

  • @xaawokiinofficial1327
    @xaawokiinofficial1327 4 ปีที่แล้ว

    Asc Magacaygu waa xaawo Walaalayal Shaxarinimo waa dhameyseen

  • @khalifa4452
    @khalifa4452 4 ปีที่แล้ว

    Big bro laandheere nin weny

  • @liiwardoon4413
    @liiwardoon4413 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim ismadhanto

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 ปีที่แล้ว +1

    waaw hormar wanaagsan team ismadhaanto adinkana isooboqda vidoskeeyga thnks

  • @اميرالعالم-ث1ص
    @اميرالعالم-ث1ص 4 ปีที่แล้ว +1

    adeer bby aan aragnay waxas camal le managu soconaa yaanoo hhhhh

  • @mahadmacalin8479
    @mahadmacalin8479 4 ปีที่แล้ว +1

    musalsalku caadi maahan

  • @abdinasirkassim6460
    @abdinasirkassim6460 4 ปีที่แล้ว

    Naagtaaan buuran ayaa ku dheeshay riwaaayada

  • @ayaanibraahim4897
    @ayaanibraahim4897 4 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhaanto wd mhdsnthy sida aad no frxd galisaan alle haidin xfdo

  • @Super-ze6cl
    @Super-ze6cl 4 ปีที่แล้ว +1

    Salman iyo Sami ogu shidan filmkan

  • @hayfficial8858
    @hayfficial8858 4 ปีที่แล้ว

    Waidinxisay bahda isma danto ❤❤

  • @mustafeadenahmed4720
    @mustafeadenahmed4720 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Team isma dhaanto
    Rabadaan kariim
    Worow socoda sxbyl

  • @najuubbe8811
    @najuubbe8811 4 ปีที่แล้ว

    ♥️🙏

  • @abdirahman.xaaney
    @abdirahman.xaaney 4 ปีที่แล้ว +3

    Cawa meel shidan uu mara 🤣🥰

  • @xaliso
    @xaliso 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw

  • @xafsamaxamedxuseenofficial2690
    @xafsamaxamedxuseenofficial2690 4 ปีที่แล้ว

    Waa ku wataa wlee

  • @fardawsakhalif4264
    @fardawsakhalif4264 4 ปีที่แล้ว

    Isma dhanto wan idinkaa dalacay waadan hadan idin solaabtay akhwan ramadan kariim

  • @redtigernajax457
    @redtigernajax457 4 ปีที่แล้ว

    Salman Wan ku wata sxb

  • @hazoosaasofficial914
    @hazoosaasofficial914 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh big bro feer iyo jilib ayaa lagala daalay

  • @maxamedcabdilaahi6286
    @maxamedcabdilaahi6286 4 ปีที่แล้ว +2

    aderki ayan bbe kubadalanee nadaya lagu lahaa hhhhhhh

  • @zidalisharif201
    @zidalisharif201 4 ปีที่แล้ว

    isma dhanto xageysinta naga yareya pls

  • @ramlaxasan7601
    @ramlaxasan7601 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramlo

  • @guledmuseabdi6232
    @guledmuseabdi6232 4 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaayadan waxay ka turjumaysaa nin walbow walaashaa u ilaalinayso gabdhaha kalena u ilaaliya

  • @saciidaabdulaahi8523
    @saciidaabdulaahi8523 4 ปีที่แล้ว

    Samir iyo sad jacyl mee qaybti 24aad ilma adeeerayaalow

  • @abdiqanifarah4694
    @abdiqanifarah4694 4 ปีที่แล้ว +2

    Group ismadhaanto aad baan idiin jeclahay

  • @fardawsaaadan1891
    @fardawsaaadan1891 4 ปีที่แล้ว

    Jiiii

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan cayn yaa ila arkay inu tagna gaadhiga agtiisa muraayada ayuu ka muuqda😁😁😁😁

  • @daganinagrat3321
    @daganinagrat3321 4 ปีที่แล้ว

    Gabdxa musaslka qeeb kaax fadlan jirkoda iyo timahaa haasturaan qamaro dader hahirtaan misee biin hakuhiran wayoo qamarka haiskhgajiyaan

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli1127 4 ปีที่แล้ว +1

    Ana kow ah yaa igu hysta

  • @abdiwaliofficial8764
    @abdiwaliofficial8764 4 ปีที่แล้ว +1

    Duqa gabadhiisa asaaba kadaran lacagta umuqata🤣🤣🤣

  • @sihaammustafa3842
    @sihaammustafa3842 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa iskumashquuliyo aaba laAaayee maadaamo guryaha laisku xabsiyay
    Salaam sere ismadhaanto

  • @Zhiineyare
    @Zhiineyare 4 ปีที่แล้ว

    Asc Ismadhaanto Waxaan idinka Codsanaa musalsalka Aad Daqiiqada Aad Kordhisaan Waa Uu Bilowday Horaa Ka dhamaanaa Vedeo yada Ismadhaanto Cml ja dhiga

  • @fardowsahaji9333
    @fardowsahaji9333 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ila arkay in salmaan saami fanaanaduu xernaa xeranyahy😅

  • @abdisalan7159
    @abdisalan7159 4 ปีที่แล้ว

    Anla kaftamee abwanka horay muu cab u ahaa hajiray hhhhhh

  • @fatimaabdi574
    @fatimaabdi574 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk♥️♥️👌

  • @amiirzaki0985
    @amiirzaki0985 4 ปีที่แล้ว +1

    War cabtoy ya jeclane jere,Salamn boqor iyo Sami gacan ba Nitage

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 4 ปีที่แล้ว

    waad yarayseen cawa timeka

  • @maxamedcabdilaahi6286
    @maxamedcabdilaahi6286 4 ปีที่แล้ว +1

    abwanku cadi ma ahan wlhi hhhhh

  • @siciidomaxamed437
    @siciidomaxamed437 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhh adeer baybe

  • @abdirahmanabdullebarre589
    @abdirahmanabdullebarre589 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo macanto seiitahay

  • @qamarahmed327
    @qamarahmed327 4 ปีที่แล้ว

    Ader bby aaa😂😂😂

  • @cabdiraxamaanmaxamed529
    @cabdiraxamaanmaxamed529 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh wlhi feerka salmaan boqor ika kadan wlhi

  • @sumayanuur7305
    @sumayanuur7305 4 ปีที่แล้ว

    Uf! War gabdhaha noocaano kale ah wey ku fiican tahay wax walboo lagu sameeyo! Filimkaba wey i nacsiisay

  • @inaabdi3205
    @inaabdi3205 4 ปีที่แล้ว

    Aar salman boto badnaa

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 ปีที่แล้ว

    hhhhhh lbadn qaska badan filinka hlga qabto umda dhan waka walayan kwrn sami iyo salman

  • @nawaalmohamed6637
    @nawaalmohamed6637 4 ปีที่แล้ว +1

    War big bro saas dhan yaan loo dilin Fooxiso in saas looga dilo ma rabtee hhhhhhhh

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 3 ปีที่แล้ว

    Casri iyo naagi lee u daawda😂😂💔