Taariikh Nololeedkii Marxuum Abwaan Heelaale Aun & Tacsi Tiiraanyo Leh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2018
  • SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

ความคิดเห็น • 75

  • @ahmedhasan2837
    @ahmedhasan2837 5 ปีที่แล้ว +2

    ilahay haa uu naxaristo abwanka waxuu ahaa halgama wayn oo inbadan wakhtigisa ku bixiyay gobanimo doonka ilahay janadi fardowsa haka warabiyo habriga ilahay haa ku wasiiciyo amiin

  • @aminaosman4078
    @aminaosman4078 5 ปีที่แล้ว +4

    Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun, Ilaahay ha u naxariisto!

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag 9 หลายเดือนก่อน

    Alaha qabriga ku janeeyo abwaan heelaale ilaahow qabriga u nuuri
    Ilooohow karfanta kabadal oo qabrigiisa ka dhig beer beeraha janada ka mid ah
    Aaaaamiin aaamiin 😢😢😢😢

  • @fadumomohamed4643
    @fadumomohamed4643 5 ปีที่แล้ว +5

    Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajucuun waxaan allaah uga barinay inuu janatul fardoosa kawaraabiyo qabriga allaah u waasiciyo qabriga allaah u nuuriyo marti lajacelyahay allaah ka dhigo dambigiisa allaah dhaafo samir iyo iimaan allaha ka siiyo eheladii qaraabadii.iyo caruurtii dhamaan aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @cajebdocumentaryhistory3233
    @cajebdocumentaryhistory3233 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaaha alle haw naxariisto waxuu ahaa ninkii itoobiyaanka afka ku gumaaday

  • @alaledeek9262
    @alaledeek9262 5 ปีที่แล้ว +3

    Inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuin janatul firdows ilahay hageeyo

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 5 ปีที่แล้ว +5

    إنا لله وإنا إليه راجعون allah haunaxariisto saber iyo iiman allah hakasiiyo eheldii iyo qaraabadi ukabaxay

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha u naxariisto saaxiibkay halgame heelaale

    • @cilmijam9166
      @cilmijam9166 5 ปีที่แล้ว

      Inaa lilaahi wa ina ilayhi raajucuun

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +4

    Inaa Illaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun. Jannadul fardowsa Allaha ka waraa biyo

  • @omarabdulaziz9435
    @omarabdulaziz9435 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha unaxariisto abwaan heelaale ,janadii firdawasa ilaahay hageeyo,.aamiin aamiin aamiin

  • @yacqubabdi870
    @yacqubabdi870 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha unaxariisto anagana hanooga daba naxariisto amiin aamin

  • @abdirizakabdirizak7353
    @abdirizakabdirizak7353 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigo ah abwaan Geesood waxan halkan tacsitiranyo leh uga diraya abwan helale ilahay hawnaxariisto inlalilahi wa inalahi rajucuun Ilahay janatu fardawsa hawgu bishareyo marxuunka aamiin aamiin aamiin

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 5 ปีที่แล้ว +3

    Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajacuun ilaahow badalkiisa oo kheer ah nasii wale aadbaan utabeynaa boos weyn buu uhayay umada soomaaliyeed oo dhan

  • @maantookalemedia1454
    @maantookalemedia1454 3 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto runtii heelaale wxuu ahaa tiir adag oo ummadda boos qaali ah oogu jiray

  • @cadecaahi
    @cadecaahi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haa unaxariisto 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @deqaroyal5883
    @deqaroyal5883 5 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow unaxariiso Ahmed sh. Ali

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 5 ปีที่แล้ว +1

    Inalilahi wa inaaileyhi raajicun aad iyo aad ayaan uganaxay geerida axmed sh Cali heelsale naxariistii janada allah haku abaal mariyo halgamaa abwaankii rer Ogadeniya geeridu waa xaq hadana kala xanuun badan ilaahayow unaxariiso yaarabi ogadenia oo xor ah inuu soogaadho ayan jeclaan lahaa isaga iyo halyeeyo kale oo tirabadan oo kahoreeyayba lkn nafwaliba wakhti aanay dhaafaynin ayay leedahay allahu akbar

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +3

    Caruurta abwaaka hala dhaqaaleeyo

  • @jillabboy6899
    @jillabboy6899 ปีที่แล้ว

    Illahy haunaxariiato abwaanka amiin

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 3 หลายเดือนก่อน

    ILLAAHOOW U NAXARIISO ABWAANKA HELLAALE RABIYOOW JANNA FARDOOUSA GEEY. .....

  • @omarabdulaziz9435
    @omarabdulaziz9435 5 ปีที่แล้ว +1

    Ascwrb af-hadlaba aamus nin ordaba aayar socay,waa aduun ,waligayma Akrin abwaanka geeridiisana aad ayaan ooga naxay,ilaahay ha unaxariisto.aamiin aamiin.uduceeya.

  • @axmadnuurmaqadin423
    @axmadnuurmaqadin423 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay. haunaxariisto

  • @shaniabukar9075
    @shaniabukar9075 5 ปีที่แล้ว +2

    ALLAAH ha unaxariisto

  • @zahraadan8384
    @zahraadan8384 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilhay haw naxariisto amiiiin amiiiiin

  • @ismaaciilmaxamuud679
    @ismaaciilmaxamuud679 4 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto janatul fardaesa hakawaraabiyo

  • @Kiilaani
    @Kiilaani 5 ปีที่แล้ว +4

    انا لله وانا اليه راجعون
    Alaha u naxariisto
    Kitaabkiisa midigta alaha ka siiyo
    اللهم اسكنه دار خير ا من داره

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah haunaxariisto qabrigana hau waasiciyo😢😭

  • @cosobyuusuf2979
    @cosobyuusuf2979 5 ปีที่แล้ว +2

    Rabi ha unaxariisto Abwaanka marti Allah agtiisa laga jecel yahay Eebe weyne haka dhigo.

  • @safiyahussein108
    @safiyahussein108 5 ปีที่แล้ว +1

    INALILAHI. WAA. INA ILAHI RAJUCUN. ILAHAY. HA. U. NAXARIISOTO. MARTI. LAJECEL. YAHAY. ILAH. HAKADHIGO. YAA. RABI AMIIIIIIIIIN. AMIIIIIIIIIIN

  • @abdiwelimohamedali4598
    @abdiwelimohamedali4598 5 ปีที่แล้ว +1

    Rabi naxariis waasac ah hasiiyo iyo intii mislimiin ah

  • @mukarammedia432
    @mukarammedia432 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan helale wlhi aad baan u jclaa alle ha u naxriisto

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 5 ปีที่แล้ว

    Inna lilaahi wa Inna ileyhi raajicuun Allah u naxariisto Abwaan Adeer Ahmed Sheikh Ali Heelaale India baa noogula keenay bishii hore ilaa 3 doctor baa la geeyay kadibna xaalkiisa caafimad aad baa looga deyriyay kadibna wuxuu doortay dalkiisii in loo celiyo Allah u naxariisto saaka buu tii xaqa aheyd la kulmay Allah u naxariisto

  • @abdinasiryusuf9896
    @abdinasiryusuf9896 5 ปีที่แล้ว +2

    Inalilah wa inna ilayhirajicun Ilahow unaxaroso

  • @hannacadey5195
    @hannacadey5195 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaalayal samir iyo iimaan abwanka reer Ogadenia kuluNafsin daaiQatan mood?

  • @ictimaadindhooyictimaadind5004
    @ictimaadindhooyictimaadind5004 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah naxariistii jano xisaab la aan ha geeyo waaa abwaaan wadaninimada ku dheereed

  • @ruweydahruweydah8048
    @ruweydahruweydah8048 5 ปีที่แล้ว +1

    inaa lilaahi wainaalilaah rajucuun ilaahoow unaxariisto jana fardowso ka waraabi

  • @saidmahamed725
    @saidmahamed725 5 ปีที่แล้ว +2

    ilahayha unaxariito

  • @mohamedyussuf4308
    @mohamedyussuf4308 5 ปีที่แล้ว +3

    inaa liilaahi waa ina lilaahi rajicuun abwanka ilahey janatul fardowsa haa ka warabiiyo qabrigisana ilahy ha uu wasiiciyo. samiir iyo iiman rabii ha ka siiyo ehelki iyo shacabki uu ka baxeey.

  • @asadcidhifsade3758
    @asadcidhifsade3758 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto janatul fardowso Alle how ha uga dhigo Aamin Aamin

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha abwaanka ha unaxariisto samir iyo iimaan

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 5 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey haunaxariisti abwaankan qaaliga oo hadeer aan Ka bartay waxyaalo badan igamaqnaa soomaali fiicnaa umaleenmaayo in aan maqlo afsoomaali ka fiican ilaaheey ha u naxariisto .

  • @caliyalhoo
    @caliyalhoo 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto abwaanka nin codkar ah buu ahaa janada hoygiisa haka yeelo

  • @whome4851
    @whome4851 5 ปีที่แล้ว +1

    انالله وانااليه راجعون، Sakararaadkii dhaafye Allow suaasha udhibyareee

  • @omarabdulaziz9435
    @omarabdulaziz9435 5 ปีที่แล้ว +2

    Warasi hore oo laga qaaday ayaa jira ,gaalada ayuu necbaa ilaaay janadii ha geeyo

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 5 ปีที่แล้ว

    illaahey haunaxaristo Samir iyo imaan sadeq ala hakasiyo asagana naxaristi jano hasiyo aamiii aamiiiin aamiiiiin

  • @mowliidshabeel4306
    @mowliidshabeel4306 5 ปีที่แล้ว

    Alllh u naxariisto abwank jano fardowso allh ka waraabiyo

  • @abdiahmed5776
    @abdiahmed5776 5 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto qoyskiiisa ,iyo axsaabtiisana samir iyo iimaam ha ka siiyo

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว

    Allyarxama janada alla ha geeyo

  • @zeinabhassan7753
    @zeinabhassan7753 5 ปีที่แล้ว

    Inalilaahi. Wa. Ina. Ileehi. Raajicuun. Waxan. Allaah. Uga. Baryi. In. Uu. Janatul. Fardowsa. Ka. Waraabiyo. Iheladi. Uu. Ka. Tagayna. Sabir. Iyo. Imaan. Ka. Siiyo. Amiiiiin

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka ilaahay waxaan ugua baryayaa in ilaahay janatul fardawsa geeyo ahalkiisii iyo qaraabadii iyo tolkii iyo soomaali oo dhanba samir alha inaga wada siiyo aaamiin

  • @maxamaddayib677
    @maxamaddayib677 5 ปีที่แล้ว

    Allaaaah ha unaxariiisto

  • @sucadahmed4180
    @sucadahmed4180 5 ปีที่แล้ว

    ALLLAHY WAY Naxariisto

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahow unaxqriiso abwaanka aaamin

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay hau naxariisto aaamiiin aaamiiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdikerimahmed9221
    @abdikerimahmed9221 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaxususta ilaahay haa unaxaristee anoo yar maalin uu duqeyda intuu meel isugu yeedhay isagoo jabhad ah uu gobay qaaday .Halbeyd ayaan kaxusustaa oo anoo kuray ah odayashii ay soo xafideen(war dooogsada gaal ninkii dilaa doogsaday akhiro ) ilaahay haa naxaristo

  • @ihearttakis396
    @ihearttakis396 5 ปีที่แล้ว

    Allah u naxariisto allahi wan kaqaracmay allaha unaxariisto

  • @nadifaessa7590
    @nadifaessa7590 5 ปีที่แล้ว

    Allaah hanaxariisto

  • @shabanguleed7050
    @shabanguleed7050 5 ปีที่แล้ว

    Innallillahi wa inaa illayhi rajicuun
    Allaha unaxariisto

  • @SacdiyoWarsameSacdiyo
    @SacdiyoWarsameSacdiyo 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @safiay9530
    @safiay9530 5 ปีที่แล้ว

    Allah u naxariito

  • @ahmedsheikh8336
    @ahmedsheikh8336 5 ปีที่แล้ว

    Alla yaraxma

  • @cabdiyare1995
    @cabdiyare1995 5 ปีที่แล้ว

    Inalillahi wa ina illahi rajacun
    Kulunafsan daiqatul mowd
    Alla yaa raxma

  • @abdinasiryusuf9896
    @abdinasiryusuf9896 5 ปีที่แล้ว

    Ina lilah wa inna

  • @xffwagabayxigmaadeeed2515
    @xffwagabayxigmaadeeed2515 5 ปีที่แล้ว

    رحمه الله شاعر

  • @dhubaneali9883
    @dhubaneali9883 5 ปีที่แล้ว

    Aamiin aaaaamiiiin

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 5 ปีที่แล้ว

    انا لله وانا اليه راجعون كل نفس ذائقة الموت

  • @ihearttakis396
    @ihearttakis396 5 ปีที่แล้ว

    Alla beerka inalilahi wainalilahi rajacuun

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 5 ปีที่แล้ว

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @ayanshale5271
    @ayanshale5271 5 ปีที่แล้ว

    .

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 4 ปีที่แล้ว

    Janatul fardowsa allaah. Haka waraabiyo