ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

gabagii mqandeeq iyo abwaan heellaale kabogasho wacan hana naga halmaamin rukiashada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2021
  • daa wade hanaga halmaamin in aad rukumati chanaleka caadle media gambaleelkana aad furato si aad u noqotid qofka ugu horeeya oo arka waxyaaba aan soo gelino siina shareey adigoo mahadsan waxa ey nagu dhoori gelineysaa in aan barnaamishyada aan soo gelino sii hormarino

ความคิดเห็น • 28

  • @maxamedmuqtaar3236
    @maxamedmuqtaar3236 2 หลายเดือนก่อน

    Gabaygan waa adeerkay axmaed sh cali heelaale

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 3 หลายเดือนก่อน

    Codkaani waa heelaali gabaygana waxbuu kusiii daray dhoodaan halgankaas muuna galin gaalka sifiican umuuna caayin laakiin heelaale waa uu jihaaday rabi naxariistii jano ha siiyo,ee

  • @maxamedmuqtaar3236
    @maxamedmuqtaar3236 2 หลายเดือนก่อน

    Waa gabayga aan oogu jeclay heelaale gabayadiisa alaha unaxariistee 30 mudo laga jooogo ayuu qaaday asagoo dhax jooga ogaadeeniya gaar ahaan gari go an habhad hubaysan buu ahaa

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 3 หลายเดือนก่อน

    Shoodaan waxaa lagu tilmaamaa kii ugu fiicnaa eee gabya ama suugaanta ka hadlay
    Lkn isagu wuxuu dhahay gabay waxaa aniga waxaa iga badiyey heelaale,,,,,,
    Aniguna gabyo lkn labadaa abwaan oo kle soomaali kumaan arkin xitaaaa sayidkiiii alle ha u maxariisto from hawiye HG

  • @user-yt6zj7ih3u
    @user-yt6zj7ih3u 11 หลายเดือนก่อน

    Allah ha o naxariisto

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 3 หลายเดือนก่อน

    Allow unxriso inti shihiiday aaamin aaamin yaarabi

  • @Adandubo703Adandubo
    @Adandubo703Adandubo 4 หลายเดือนก่อน

    Allah yaa rahma dhamantood

  • @maxamedmuqtaar3236
    @maxamedmuqtaar3236 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow kuu naxariiso abwaan heelaale

  • @abdullahiaden5655
    @abdullahiaden5655 10 หลายเดือนก่อน

    Waa abwaan helaale

  • @mayo3607
    @mayo3607 ปีที่แล้ว

    Dhoodaan ma aha waa Heelaale
    Allaha u wada naxariisto labadooduba

  • @jimaalebachirassan89
    @jimaalebachirassan89 ปีที่แล้ว

    Dhoodaan Waa abwankii qarniga allaha unaxariistee abwaan gaadhayi majiro intay isku wakhti ahaayeen

  • @omarkhaliif7176
    @omarkhaliif7176 ปีที่แล้ว +1

    Inkastoo ay dhodan iyo heelaale mid yahiin oo walaalo aha hadana soomaalidu aad bay utaqaan dhoodaan ee kaladaaya sugaanta huuno

  • @Hassanshidow
    @Hassanshidow 10 หลายเดือนก่อน

    Abwan dhoodan

  • @user-nb8zw3fv7w
    @user-nb8zw3fv7w 5 หลายเดือนก่อน

    Gabayga qofka hadeer ku luuqeynaayo waa Abwaan helaale laakiin gabaygaan hashii maandeeq waxaa iska lahaa dhoodaan

  • @user-fj2dl8cl5i
    @user-fj2dl8cl5i ปีที่แล้ว

    Alle ha kuu naxariisto😢😢❤

  • @user-cz4uo6eb3h
    @user-cz4uo6eb3h ปีที่แล้ว

    Eesh calaa suudaan wadani

  • @user-cz4uo6eb3h
    @user-cz4uo6eb3h ปีที่แล้ว

    Cod iyo baraarujin halis ah

  • @user-jh3ol8hh1f
    @user-jh3ol8hh1f 7 หลายเดือนก่อน

    Gabayga waxa iskalahaa abwaan heelaale sawarkana waxa iskaleh abwaan dhoodaan marka adigoon kalaba garanayn abwaanada bulshada waxadan garanayn ha usogudbin sxp

    • @caadlemedia
      @caadlemedia  6 หลายเดือนก่อน

      Adeer smnilka ayaa naga khaldanay ee waan ognahay raalli naqo

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 3 หลายเดือนก่อน

    Codkaaan waxaa leh allah u naxariisto abwaan heelaale lkn gabayga waxaa leh abwaan dhoodaan

    • @maxamedmuqtaar3236
      @maxamedmuqtaar3236 2 หลายเดือนก่อน

      Been baad ilaahy usheektay ma gabay dhoodaan buu heelaale qaadaa

    • @maxamedmuqtaar3236
      @maxamedmuqtaar3236 2 หลายเดือนก่อน

      Adeet gabaygan iska sax waxbeena dadka loolamayimaado anaga way noosin ihiin laakiin wax runa ku hadal

  • @ibnucabdi2479
    @ibnucabdi2479 ปีที่แล้ว +1

    Waxaada garanaynin lamagalo gabaygana dhoodan malaha waa abwaan heelaale alhn

    • @caadlemedia
      @caadlemedia  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid waa isku jireen khalad iditinka kadhacay waaye

    • @maxamedmuqtaar3236
      @maxamedmuqtaar3236 2 หลายเดือนก่อน

      Wali ba waxuu qaaday 1994 markii jabhadu gari go an ay kabax day dad aan taariikhdaba aqoon oo meela baas ka yimid baa anaga waxaan jirin nooga sheekayn maanta

  • @maxamedjaamac6198
    @maxamedjaamac6198 ปีที่แล้ว

    Hal dhaba ma ahee" waa dalanimo kaga hadalayaayaaye" ee hashu waa hal qabsi"

  • @mohammedalijama7770
    @mohammedalijama7770 ปีที่แล้ว

    Lyrics please

  • @user-yt6zj7ih3u
    @user-yt6zj7ih3u 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha o naxariisto