Xog ku saabsan Deegaan lagu dhayi jiray dhaawacyada SNM.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 8

  • @TusmoG27
    @TusmoG27 2 ปีที่แล้ว +1

    Run badanaa waa tariikh sax ah,Illaahay caqliga hakuu barakeeyo uuba kuu barakeyee.

  • @dsf9824
    @dsf9824 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah.cabdi jibaar harow soco

  • @museali8972
    @museali8972 2 ปีที่แล้ว +3

    WALAAHI WAA RUNTII WAXAAN GOOB JOOG KA AHAA MARKII DHAAWACA AY GEED DEEBLE KUSOO WEERARTEY DIYAARADU

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 ปีที่แล้ว

    Alalylehh baga kan yar ee wariyaha ahi waadadka ay kaqaldanatahyyyy saxaafada iyo wadaniyada oo wadaniyada mayaqaaannnnn inaya jaaaaahilnimo katahahyna waaa suuro galllll

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujhid illahay hay hakukarameyo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +4

    Wariye wareysanyaa mujaahidka waa wariyaashaa aan ku dhaliilo in uu yahey dhalinyarada wadanak loo xoreeyey hadan radiyaa xumaanta dhexdeena maanta waxuu arkey tariikhadi oo nool wariye bal arinta ninkan ka waramo illaahey ja kugu anfaco walaahi waxa jirey ciidan la yidhaa dabar gooynta isaaq oo nacas ogaaden looo dhiibey

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan kamid ahaa dhaawaca ladhigay halkaa

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 2 ปีที่แล้ว

    Diintaa kugu yare mujaahidku maaha wax qolo iska jeclaato intuu walaalkii ama seedigii walaashii qabay dilo mujaahid waa dagaalada gaalka iyo islaamka ka dhexeeya ee diinta loogu hiilinayo