Waayojoog : Halgamaa Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe Maqosle, qaybtii 4aad iyo Ka dhicistii jeelka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Taxanaha Barnaamijka #waayojoog qaybtii 4aad sidii ay jeelka uga dheceen
    mujaahid cabdiraxmaan daahir caynaashe IYO Saaxiibadiii
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 142

  • @yasmin8196
    @yasmin8196 2 ปีที่แล้ว +19

    Alle haw naxaristo,Aabahay dahir juba nine, sidii u dadka ugu naxarisanjiray isna alle hawgu naxaristo .aaaamin

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 2 ปีที่แล้ว +8

    ASC AUN MOHAMED CIISE JAAMAC INA CIISE JAMJAM SNM AYUU GALAY WUXUU KU GEERIYOOTAY UK WAA NINKA UU CABDIRAXMAAN MAGACIISA GARAN WAAYEY INSHA ALLAH THANKS

  • @badridaahir8103
    @badridaahir8103 2 ปีที่แล้ว +6

    Esbatoore cabdilaahi aflow iyo laba alufle maxamuud labadaa nin ee reer boorama abaal wayn ayay ugaleen halganaa Cabdiraxmaan ALLAH ka sakow noloshiisa ayay badbaadiyeen

  • @jiifdiidjiifdiid9736
    @jiifdiidjiifdiid9736 2 ปีที่แล้ว +7

    Wariyaha waan ku hambalyey nayaa

  • @mowledciise1271
    @mowledciise1271 2 ปีที่แล้ว +10

    Wariyaha taarikhada duubayan waxaa ka muqata inuu muj.yahay zxb aniga oon ku garanay hadan aad u dhagaysa baramujka mucjisada ah ee waayo joog aad iyo aad ayn ku zalamayaa mujhid

  • @yuusufcabdi501
    @yuusufcabdi501 2 ปีที่แล้ว +12

    Wakhti badan ayaan sugayey mahadsanid

  • @MohamedHassan-sr4ww
    @MohamedHassan-sr4ww 2 ปีที่แล้ว +10

    Waa sheeko aad u xiiso badan. Waxaan u soo jeedin lahaa mujaahidka inuu buug ka qoro qisadan iyo waayihii halgankisaba. Fadlan iga gaadhsiiya fariintaa.

    • @ahaiban1
      @ahaiban1 2 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Hassan Abdillahi
      Waan ku salaamayaa, intii aanan qoraalkaaga akhriyin ayaan tilifoon kula hadlay Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe (maqosle) oo aan ku idhi buug ķu qoray iyada iyo sheeko ka qabsaday doorashadii golaha xeer dejinta somaliland 31-05-2021 oo uu ka qayb galay. Waan kaa gaadgsiin fariintaa haddii EEBBE SWT IDMO.

    • @MohamedHassan-sr4ww
      @MohamedHassan-sr4ww 2 ปีที่แล้ว

      @@ahaiban1 Mahadsanid wll

    • @Hmm-malek
      @Hmm-malek ปีที่แล้ว

      Boook baa laga qoray lagusoo bandhigay Hargaisa caawa

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 ปีที่แล้ว +6

    Lugtaba inaad eegto may ahayn c raxmaan ta kale inaad laagaha iyo meel baydhsan gashaabay ahayd dhibta waxa kuu sii geystay lugtan aad eegtay, ta kale khatar kale ayaad gashay, inay ku toogtaan,halls baad ugu jirtey, rajoba kuuma oolin dil baad ku xukunayd halkaa rajo aad ku fadhiisataa kuumay oolin,(Alxamdulilah)Allah se ku badbaadi

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 2 ปีที่แล้ว +6

    Aad ayuu mahadsanyahay muj-ku iyo wariyahuba 5 aad na waan dawan doonaa insha Allah.

  • @mowledciise1271
    @mowledciise1271 2 ปีที่แล้ว +7

    Inaalilaahi wa Inaalilaahi rajicuun ilmaa in qabatay masiibada muj.uu u soo maray halgankii dalakan lo soo maray...zubxaab laah..

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaballaah allaw idin naxariisto aamin aamin

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 ปีที่แล้ว +9

    Maryo dhiigleh ayaa lagu furtay iyo mayd lagaw racay jamhuuriyada barakaysan
    Rabi snm intii dhimatay janatul fardawsa hageeyo inta nool na cimri dheer iyo caafimaad hasiiyo
    Dalkana aan wada ilaashano bari ilaa galbeed cunfiga iyo qabyaladana iska daaya sinaan iyo walaal nimo aan kuwada
    Joogno 👍

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 2 ปีที่แล้ว +9

    Allow SOOMAALI
    Dhextooda nabad ka yeel
    Roob iyo barwaaqo sii

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 ปีที่แล้ว +12

    Mujaahid faarax dheere alle ha u naxariiste wuxu badey faqashta wax badan waxa u dhibrey isaga o diley 71nin o faqash ah

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว +2

      Faarax dheere baciide ayuu ahaa soow maaha ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo mujaahidka

    • @ahmedjama2421
      @ahmedjama2421 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdirahmansheekh5525
      Asc
      Walal waxuu ahaa reer yonis loogo
      Xaaji indha dheer is xigeen
      Lkn waxa biciide ahaa
      Dr jeelka mandheera mujaahiinta
      Daawaynayey ee LA yirahdo
      Mujaahid caydiid DIIRIYE oo nool
      Iyo ninkii LA oron jiray siciid birjeex oo ku dhintay isaga iyo mujaahid biixi xasan ee bixin tii claahi askar
      Iyo abdirahman ciid oo noolhada
      Ciidankii LA baxay claahi askar
      Waxa ku jiray 2 mujaahid oo biciide ah

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedjama2421 ragaa qiima badan ee dalka usoo halgamay ilaahay janooyinkiisa haku casuumo aamin

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedjama2421
      Maalintay jeelka ka daateen waxaan ahaa 19 jir waxaan joogay burco waxaan dhagaysanayey BBC warkaa farxada leh ayaan maqalay waa damaashaadnay maalinkii xigay ayaan berbera imi warkii oo dhan ayaan berbera ugu imi laakiin qabiilka faarax ayaa maalintaa laygu sheegay biciide laakiin waad i saxday geesi buu ahaa atoore ah oo raanboo ah ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo mujaahid faarax dheere iyo 15 nin ee la baxsaday iyo 16 lasoo qabtay wixii dhintay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo inta noola ilaahay ha xafido mahadsanid wll

    • @abdiqanisuleiman9241
      @abdiqanisuleiman9241 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmansheekh5525 asc csww wll maygu caawin karta inaad ila wadaagto taariikhda Faarax dheere SIIGO CIR

  • @fahadcixakin5274
    @fahadcixakin5274 2 ปีที่แล้ว +1

    saaxiib waad saaxiib waad saxsanayde qaladka ugu wayn ee aad samaysay wuxuu ahaa adiggoo dil ahaa oo rejaedaadu toogasho ahayd oo jeelkii ka dhaxay oo ale kugu guuleeyay inaad boodo adiga oo aan xabadi kugu dhicin oo waliba ka fogaaday cadawgii may ahayn in aad waad jabantahaye iska fadhi halkan wadada badhtan keeda halaguugu yimaado qalad wayn bay ahayd

  • @abdiqanisuleyman3338
    @abdiqanisuleyman3338 2 ปีที่แล้ว +3

    Mshllh waa Qisa cajiiba waa la yar raagy uun tvgu Qeyba klle lso yra dhakhsada aad bd umhdsantihiin

  • @yuusufcabdi501
    @yuusufcabdi501 2 ปีที่แล้ว +5

    Qaybta xigta sxp hore uso dub

  • @hassan-a-mohamed7202
    @hassan-a-mohamed7202 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkad illiwday alla haw na xariistee waa mujaahid maxamed ciise london ayuu ku dhintay dhamaantood mujaahidiinta inta dhimatay ràbi haw naxariisto inta noolna illaahay waxan uga bar ya yaa caafimaad iyo nolol wanaagaan

    • @malyunwarsame6906
      @malyunwarsame6906 2 หลายเดือนก่อน

      Mujahideen waa dadka jidka Allah ku dhinta.

    • @aidaruskhalif6473
      @aidaruskhalif6473 21 วันที่ผ่านมา

      Ina ciise Jamjam. Alle ha u naxariisto

  • @feisalhersi8360
    @feisalhersi8360 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Dadka aad waraysanasaaan qabiilda ha magacaabina dheha hadii kale qabyaaladii uun baad sii xoojinaysaan

    • @omardhaanto4021
      @omardhaanto4021 ปีที่แล้ว

      haka xumaan wanaaga reer boorame sameeyeen waa la sheegayaa magacooda iyo nasabkooda
      waayo gobanimo ayay sameeyen halka kuwa kale dadka xasuuqayen
      ee cadaawad umada noo galiyeen

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 2 ปีที่แล้ว +5

    waxaan soo ieedin lahaa in mujaahidku buug ka qoro sheekooyinkan buugaana loo bixiyo is biimaynta Maalmihii Qadhaahda

  • @abaadiribraahimmaxamed7096
    @abaadiribraahimmaxamed7096 2 ปีที่แล้ว +3

    Ina shaarubo caanteen waañ ku salaamay waa abadir ibrahim mohamed waxba maad sameyne somalibaad kala goyseen aniga iyo adigoo meeĺ ku wada dhashaybaad kala kaxeyseen maantana waxbayahay ma heysaan qabiil hargeysa xukumo mooyee is qari halyeey ma tihd tuugo badhcadaad ahaydeen adiga diig iyo ina cadami tuug qabiil qaaday baad ahydeen

    • @mukhtaarsheekhcabdi8790
      @mukhtaarsheekhcabdi8790 2 ปีที่แล้ว

      Waar abaadir dankaliba ninka waxa ku hadlaya dhaqan somaliyeed malihi

    • @1cnmg1
      @1cnmg1 2 ปีที่แล้ว

      Waar dankaliyow halkaad joogta kuugu imanaya dhaqan xumida aad wado sheegi way nootay

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว

      Sidaad u hadlayso ayaa qiimahaga sheegtay😂😂😂😂

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hoyada somalidedii was bede bede dhalay anagaa kala jaray somali.isuna imanmayso adiguna halkaa kubakhti

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Faqash way dhimatay soona noqonmayso sidaa ayaa abada ah

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 2 ปีที่แล้ว +6

    Soo badiya mujahidiinta waraysigooda

  • @HELLO7546
    @HELLO7546 2 ปีที่แล้ว +29

    Faarax dheere ( Siigo - Cir) ilahay how naxariistee geesi casharo badan u dhigay faqashtii
    ayuu ahaa, Faarax dheere waxa adeer u ahaa Xaaji Indho-deero wuxuuna
    ku dhintay dagaalkii lagu hoobtay ee bariga burco 100 tikniko
    ah ayey faqashtu ku soo qaaday weerarkii ugu xumaa abid intii Snm dagaalka ku jirtay
    30 Cisho oo xidhiidh ah ayuu socday, saraakiil iyo ciidamo badan oo xaq udirirkii Snm ah
    ayaa ku leeday oo Mj Faarax dheere ku jiray dhamaantood ilahay haw naxariisto, midhihii ay
    ka tageen ayaan haysanaa nabad iyo hor u mar,
    Guul Somaliland.

    • @nuunuukidscaruurta2547
      @nuunuukidscaruurta2547 2 ปีที่แล้ว

      ninkii allah garadsiiyaa wuu garan kii kalena allah h fahansiiyo. الحمد لله سبحان الله

    • @munauragte428
      @munauragte428 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah haw naxariisto dhamaantood

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 2 ปีที่แล้ว +2

      Wallo ma dagaalki dabaday ku dhinteen walow aan caruur aha beriga waxaan xasuusta siigo cir in hooyaday iyo habar yarahay aad uga qiireys naayeen . Dhalin yarada hada joogta waxaan leeyahay nabadana haysataan hadyad laguma helin sharafta wadankiina ilaaliya inta konfur ku yaacaysaan iyo somali waa wallo waar carabiba waa wallo waana kala qadiyad marka qadiyadiina ilaashada

    • @HELLO7546
      @HELLO7546 2 ปีที่แล้ว +3

      Wll ilahay haw naxaristo Siigo-Cir iyo Mujaahidiintii ku nafweydey dagaalkii xaq u diriirka ahaa, Siigo-Cir wuxuu dhintay 1989 ma hubo taariikhda laakiin markii Burco laga baxay ka dib ayuu ku dhintay hawda Burco,

    • @mustafeyousuf2842
      @mustafeyousuf2842 2 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @murjinofficialstudio8688
    @murjinofficialstudio8688 2 ปีที่แล้ว +6

    In badan baan sugaynay waad mahadsan tihiin asxaabta

  • @abdiqanisuleiman9241
    @abdiqanisuleiman9241 5 หลายเดือนก่อน

    Allah how naxariisto mujaahir faarax gaas diiriye oo kumagac dheera SIIGO CIR wuxu ahaa sarkal ka tirsanaa snm taariikhbadan ku lahaa halgankii dalka lagu xoreeyey

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +10

    ASC mujahid cabdiraxman Thanks alot waa sheeko cajiiba oo xiisabadan aad iyo aad waad ku mahad santay mujahid😠

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 2 ปีที่แล้ว +4

    barnaamijyadani waxay aad ugu haboonaayeen in la duubo waqtigii uu mujaahid cabdiraxmaan daahir caynaanshe u sharaxnaa golaha wakiilada s/land ee hada la doortay. aad ayaan ugu xumahay in aanu ku soobixin doorashadaa.waxaan qabaa hadii sidan imiki loo yaqaano waxa ku filaan lahaa doorashadiisa inta daawatay barnaamijkan oo kali ah.

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah weli ma daawan qaybtan 4aad
    lakin aad baan qalbiga uga farxay markaan arkay qaybtii 4aad
    Please inoo badiya Barnaamijka Waayo joog qaybtiisa ka hadasha Mujaahidiintii Xaq u dirika ahaa ee SNM
    Si aynu uga faa'iidaysanno dadka ka sii nool Mujaahidiintii SNM mahadsanidin

  • @cumarcabdalah9376
    @cumarcabdalah9376 2 ปีที่แล้ว +4

    warausiga sifiican uga qaad mujahidka yaasofaqayhubka beerta laguaasay

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 2 ปีที่แล้ว +4

    Inanta u axmed langdhe reer nimada u bahdilay ayaa ka xun wlhy bilahy tolahay 1980 ilaa 1990kii nag baho idoora ama garxjisa sida loma galin waa ino 13th November inahlshalh

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 2 ปีที่แล้ว +1

      Faqash bad tahay reer somaliland iska dhigayaa

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 2 ปีที่แล้ว +3

    Wadanka in Taariikh kale loo sameeyo wa mahiim
    Sababa jira owgood
    Tusaale Ani maanta dhan hadaan kasheekeeyo
    Xukunkii Abdi ileey iyo dhibkii uu
    Dadka ugaystay
    Waxay lamacno tahay
    Qomiyada Somalida Ethiopia
    Wax taariiqa maleh
    Wa fikirkayga un
    Cidna uduri maayo

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว +3

    SNM my dhiigayga

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 7 หลายเดือนก่อน

    Nin dan gaara leh inuu nabadaa iyo qarimadaa iyo nimcadaa Allah inasiiyay inuu dadka dheel dheel iga galaaftaa Allah ayaan uhirgalinayn inshallah

  • @maxamedibraahim5638
    @maxamedibraahim5638 2 ปีที่แล้ว +3

    Wakhtibadan Baan sugayeey waanan sugi karilaa fadlan qaybaha Kalena sii dhakhsa noogu sii daaya

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 ปีที่แล้ว +4

    Naanaysta askariga waxaa la odhan jirey guulwade

    • @abdilaahijaamac6644
      @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว

      Walahi shaw waad daawataa arimaha snm aadbaan ku salamayaa xaaji

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +4

    halgankii xalaasha ahaa SNM

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 2 ปีที่แล้ว +4

    Faarax dheere oo ku magac dheere Siigo cir wuxu geesi original wuxu aha reer caynabo
    Nin reer yoonis

    • @xigmamaxamed1839
      @xigmamaxamed1839 ปีที่แล้ว

      Tolow roor yoonis yuu ka ahaa😢

    • @hasannour7562
      @hasannour7562 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@xigmamaxamed1839 looge ayuu ahaa wuxuu ahaa nin dheer oo commandos ah oo boqol nin la dagaalami jiray oo pkm waxaan ahayn qaadan jiray

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +1

    Way is waydaarteen Xalqaduhu

  • @1cnmg1
    @1cnmg1 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid ibnu mujaahid c.raxmaan daahir caynaashe

  • @dhagaxoqoti1472
    @dhagaxoqoti1472 4 วันที่ผ่านมา

    dal yaqaanku waa maxamed ciise ale hz u naxariisto London ayuu ku. dgintay muuse cabdaale ayuu ahaa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 ปีที่แล้ว +4

    Saalax liif taliyihii mandheera dhulbahante ayuu ahaa

    • @abdilaahijaamac6644
      @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว

      Kaw adigana ha lagu waraysto cusmaanaw

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 2 ปีที่แล้ว

      Nejis nejis dhalay ayuu ahaa saalaxliif askariga qoriga laga qaadey wuxuu ahaa nin aad u miskiina oo aan aad u foojignayn halkaas mooyaane meel kale gaadhka kama qaban jirin markii dambe waxaa loo bedelay xabsiga jawhar

  • @Xo01w
    @Xo01w 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheekadiisu xiiso guarantee Bay I galahad mana arag waxasi uuka sheekeeyay lakin inan la joogay uunbaan is moodayaa markan arko inuu soo galaxy waraysigisu waan farxaa waa qof dagan oo siduu u hadlayo daga kuwo kale waan dhagaystay lakin isaga waa xasuus aan moodayba inan kula jiray hawsha

  • @MuhAliH-b1t
    @MuhAliH-b1t หลายเดือนก่อน

    Subxanahalllh

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dadyarta aan reer somaliland dhibta losomaray dalka waxba ka ogeen inay aad ubartaan tariikhdooda aadbaa loogubaahanyay

  • @mustafeyousuf2842
    @mustafeyousuf2842 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa sheekada dhabta aheyd e mandheera ka dhacdey e an wali laga sheekey mujahid faarax siigaar cir Ahn

  • @cawilyeey2468
    @cawilyeey2468 ปีที่แล้ว

    Bro art imitiates life.

  • @mohamoudabdi2524
    @mohamoudabdi2524 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa sheeko aad xiiso leh
    Laakiin hala qoro oo Buug halaga dhigo...

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว +3

    Walahi waa qiso cajiib ah lkn Intaad ahydeen noo maydaan shegin

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 ปีที่แล้ว

    Masha allah adeero abdirahman illahay haku xifdiyo adeero buug qor waayo waxaad tahay qof xasuus wanaagsan hadana degen

  • @abdiadan1306
    @abdiadan1306 2 ปีที่แล้ว +1

    Radio qolomadtahy

  • @abaadiribraahimmaxamed7096
    @abaadiribraahimmaxamed7096 2 ปีที่แล้ว +3

    Qabyaaladaa mujaahidiin idinka dhigtay al xaasi cabdow xamar ìska kaalay shaqo aan kaaga raadinee waxba ma tihid hada wareysi madoobaad taariikhda kuu gdlay waxbarashadiina meel cidlaad kaga tagteen adìga iyo ciila miltariga ahayd siiorow ebar baad maanta taagan tihiin

    • @mubarikabdi6588
      @mubarikabdi6588 ปีที่แล้ว

      Adeer aqoon la'aan baad kaa hadlinayseee iska aamus

    • @amaranas8859
      @amaranas8859 4 หลายเดือนก่อน

      Nadal nadal dhalay

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH 2 ปีที่แล้ว +2

    CBA

  • @abaadiribraahimmaxamed7096
    @abaadiribraahimmaxamed7096 2 ปีที่แล้ว +2

    Dawladiinii hsl qabiil bey noqotay maxaad faaideen qabiil dawlad ma noqdee faysal faruq ìyo musa shani baa ìsku heystee

  • @aadancismaanyuusuf8230
    @aadancismaanyuusuf8230 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan salamay sxb kay Muj C/raxmaan ibadan waxan ku idiot buug laga qoro ayaa loo bahanyahay sheekadada

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 ปีที่แล้ว +1

    sheekooyin kuwan ka liita ayey reer galbeedku filmaan ka matalaan

  • @muktargiireh4160
    @muktargiireh4160 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad ba umahdsntihiin dhamatiiinba lkn mujahidinti way dhamaanyn wakhtigodi wa gabaabsi madaamo wakhti badan laga joogay waxn idin faraynaa inad inta ka nool raadisan warysi sidan oo kale ah ka reebtan si dhaxal uga tagaan

  • @abaadiribraahimmaxamed7096
    @abaadiribraahimmaxamed7096 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma qosle aabihii shaarube caynteen baa la odhan jiray ma qosle xiligii ingriisķiibay u baxday

    • @suhaybcabdixuseen9748
      @suhaybcabdixuseen9748 2 ปีที่แล้ว +1

      Waryaa abaadir dankali anagu maanu jogin horta barigaa magacan aad shegaysaana majiro ee maytida afka ka jeedi dhaqankaa kugu yare dankaliyaw, mardanbana yan lagaa maqlin hdii kalle waxkalaad isku arki ninyahaw.

    • @amiindahir9479
      @amiindahir9479 2 ปีที่แล้ว

      Kumaad tahay adigu? AHUN Dahir Caynanshe naaneys aan ahayn Maqosle muu lahayn ee ma hooyadaa ayaa warkaa qaldan ku siisay adiga?

    • @amiindahir9479
      @amiindahir9479 2 ปีที่แล้ว

      @@suhaybcabdixuseen9748 , Abaadirkaa warkiisa oo dhan ii soo gudbi walaal.

  • @hassanyusuf4494
    @hassanyusuf4494 ปีที่แล้ว

    Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo raggii naftooda u huray xorriyadda iyo badbaadada Somaliland, inta noolla ilaahay caafimaad iyo cimri dherer ha ku nooleeyo

  • @mustafecabdi550
    @mustafecabdi550 2 ปีที่แล้ว +1

    Mee qaybìii kale 😋

  • @khathardirow12
    @khathardirow12 2 ปีที่แล้ว +2

    Faarax dheere waa siigo cir

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 ปีที่แล้ว

    Mujaah binu Mujaah cabdraxmaan daahir Caynaanshe alle hku barakeeyo

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 2 ปีที่แล้ว +3

    Waar aadan ciyow sawmaha odaygan kujira police somaliland

  • @nimoyousufomer430
    @nimoyousufomer430 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad u mahadsanyahy sxb

  • @cumarcabdalah9376
    @cumarcabdalah9376 2 ปีที่แล้ว +3

    nogajawaab arinkaa

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +2

    reer koonfurku waa wuxuush nin maxbuus ah oo caayay ayay ka ficil qaadanayaan!

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 2 ปีที่แล้ว

      Reer koonfur muu ahayn ninka jeelka haystay ee morgen diiday in la bedelo reer Soomaliland buu ahaa ,anigoo kureya hooyaday raaci jirey si walalkay u soo booqano waa ninka mujahidku xusay ee jeelka haystay qawlalda ka xunbaynayey bedelkana diiday, waxaan xasuusta in hooyoyinka dadkoda booqashada ugu yimi ku odhan jirey cidiyo cas oo uu ujeeday xinaha , qudhmis ma qadaafi baa idin soo biiliya.

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaa soo marey somaliland dhibaato rageedii la soo mariyey

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 2 ปีที่แล้ว +1

    Qayta 5kusoo dhakhso libaax

  • @cumarcabdalah9376
    @cumarcabdalah9376 2 ปีที่แล้ว +3

    waar waydii hubka cida tustay faqashata

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 ปีที่แล้ว

    Qasnad miya nas ah ku soco kalmad ba ka bartay. Tariq cajib ah dabcan

  • @muse-deeqwarsame917
    @muse-deeqwarsame917 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk aar adigu waa seexatee ,xagee ku maqnayd ma imikaa soo toostay, ina ma qosle

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 2 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdu waa mihiim inaad xusuusataa dadkaagana xusuusisaa….

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 ปีที่แล้ว

    Dhiig islam mujahid malu noqdaa ?tan laasacaanood kasoowaren sow mujahidiin maha

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 ปีที่แล้ว

    waxani waa prison breaak nio ee adeero sheekda noo dhamee bahalka hollywood ka smaynee

  • @abdirahmanmath7151
    @abdirahmanmath7151 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo reer boorama may nalaynayeen waa sheeko kle

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว

      Reer boorame kaliya maaha qaar isaaqa xata u shaqayn jiray dawlada oo madaxa inaga toogan jiray😂lakiin reer boorame xata kuwa dawlada u shaqeeya dad badan oo wanaag ka sheegaya arkay

    • @barkhadbest6083
      @barkhadbest6083 ปีที่แล้ว

      Iyaga ugu darnaaa, basaasin bay ahayeen

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 ปีที่แล้ว

    Been low siduu ku ogaaday in moorgan lasoo wacay haduu maxbuus ahaa

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 ปีที่แล้ว

    somalidu waxay tira oodii abkaa dhoow mal eeg ninka reer borama sidu u qarinayo inaan laa dhibatyn awgeed

  • @maxamaddeeqshiqdon2397
    @maxamaddeeqshiqdon2397 ปีที่แล้ว

    Cba salan gobeed

  • @morganghani.4969
    @morganghani.4969 2 ปีที่แล้ว +1

    Qudhmis in la qabto ayay ahayd.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Morgan Ghani
      yaa qaban lahaa ma reerkoonfur luga sandhal reer xagla baasto? walee SMN rag caqiibo leh ayay ahaayeen

    • @saleebaancali9690
      @saleebaancali9690 2 ปีที่แล้ว

      Lama qabane ku xaar
      Waxaa nool askartii eryatay oo isaaq ubadnayd Isla markaana way sii gelbiyeen taliye ku xigeenka uu sheegayaa wuxuu ahaa midgaan hadeerna waa ciidanka asluubta soomaaliland wuxuuna ahaa dhowaan taliyaha xabsiga berbera

  • @morganghani.4969
    @morganghani.4969 2 ปีที่แล้ว

    Boring

  • @1cnmg1
    @1cnmg1 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid ibnu mujaahid c.raxmaan daahir caynaashe