Maalmihii Adkaa Iyo Hawlgalkii Jebinta Kaydkii Hubka Ciidamada Somalia Ee Snm Gacanta Ku Dhigtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 8

  • @kayseyaare
    @kayseyaare 5 หลายเดือนก่อน

    ❤guuuuuuul❤

  • @fe8445
    @fe8445 ปีที่แล้ว +2

    Taariiq mugdi ah baad ka sheekeynaysaa. Maxaa laga dhaxlay? Dad ehel ah in la kala saar saaro ooy dad taagdaran noqdaan.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +2

      Tariikh Mugdi ah waxey u tahey Afweyene iyo kuwii taageersaan 21 sanno hadaan illahey afwyene somali ku imtaxaami laheyn somali qaxooti ma naoqteen afweyene culumo illahey buu diley kibir ku diley illaheyna somali buu ciqaabey why maalinti culamda la diley cidna ma mudaahardin why afweyene ciidna xoogan buu hasytey lakiin somali waxey aheyd iney mudaaradan illahey talo saartaan waay guleysan laahaayeen

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariiso Cilmi Maxamed Maxamuud Qoolaab, halgamaa aad uqiima badan ayuu ahaa, Dacarbudhuq Bridge ayuu ku dhintay isaga iyo Toban mujaahid oo kale, kiiskaas conspiracy ama shirqool ayuu u eekaa laakiin nasiib darro wax Baadhitaan ah laguma usamaynin....!!!!!!.

  • @NasircabdiNasirtimo-d3z
    @NasircabdiNasirtimo-d3z ปีที่แล้ว

    War cadawow ma hadad tostay

  • @farhioelmi3180
    @farhioelmi3180 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 5 หลายเดือนก่อน

    nin xanuunsan oo dagaal ka sheekaayn walee xisaab ayaa kuu taala adiga iyo kuwa kale