Dooda Xaladda Laas-caanood iyo Xalkeeda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 262

  • @sawdayusuf4150
    @sawdayusuf4150 ปีที่แล้ว +10

    Fom garxajis gul ssc

    • @amiina-tb4dm
      @amiina-tb4dm ปีที่แล้ว

      Sewda Yusuf, anaga ayaa Garxejis ah oo ma ogolin in S/Land la kala gooyo!!!!!! Ha lawada hadalo oo haleys dhegeysto. Ha laga wada shaqeeyo sidii loo wada noolan lahaa oo waxa loo qaybsan lahaa

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว +2

    This girl had been brainwashed by Muse Biixi.

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah Tabarakallah
    Cabdi Rashid adoo kale Somali Allah ha u badiyo
    Caadifad baa na rogtey

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว +1

    Abdirashiid mohamed Bahir Ilaaheey kheeyr haku siiyo

  • @monagoth
    @monagoth ปีที่แล้ว +17

    Wannabe academics: non of you have given any academic analysis of what has happened in lasanod.

    • @cuddifrom6
      @cuddifrom6 ปีที่แล้ว

      Forget about academics even their logic don’t make sense

    • @fdama
      @fdama ปีที่แล้ว

      Non such thing as academics in Somaliland

  • @apdirahmansuldaan8020
    @apdirahmansuldaan8020 ปีที่แล้ว +10

    😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣somalia waa mid dhulmahante xaqbuu uleeyahey from hargaysa 😂😂😂😂

    • @abduge1237
      @abduge1237 ปีที่แล้ว

      Hoyadaa siilkeeda dhulmahante ah

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme ปีที่แล้ว

      ​@Mahad Dugsiiye qabiil dawlad sheegtay oo aan cidna aqoonsan.

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 ปีที่แล้ว

      @Mahad Dugsiiye farmajo waa libaax Lakin

  • @abduge1237
    @abduge1237 ปีที่แล้ว +2

    Xalka laascaanood waa in ciidamadda laga saaraa oo lagayaa OG ka dibna wada hadal lalagalaa Garaadadda. Very simple

    • @amiina-tb4dm
      @amiina-tb4dm ปีที่แล้ว

      Oo marka walaalow ma waxaad dooneys in aad Huwanta argagaxisada, Putland iyo maleeshiyaadka keentid ilaa OOG??? Caqligu ha shaqeeyo!!!!. Inagu filan iminka inta Laascanood buuxisey

    • @hogwarts3112
      @hogwarts3112 ปีที่แล้ว +1

      ​@@amiina-tb4dm ssc dhulbahante iyo warsengali iyo faqishini iyo madhibaan ayaa leh

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq haka bexeen dulka dhulbahante

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    dabagaab uxira somaliland sidii their barasaabkooda from england

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 ปีที่แล้ว +5

    Muslimiin ayaan nahay
    Dhiigeena Allah baa xaraatimeeyey
    Kuma banaysankarno
    Sinaba
    Dhulka Allah baa leh
    Cid walbana meel ayuu ku beerey nabad ha lagu wada noolaado

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 ปีที่แล้ว +7

    Abdirashid nin deganCilmi Diina ah Yaqaan guuleyso

  • @kawtherataash945
    @kawtherataash945 ปีที่แล้ว +1

    1: Haddii la leeyahay reer laascaanood maxey cabashadooda ah;
    ●Garsoorka
    ●Sad-qaybsiga
    ●Dhaqaalaha Somaliland
    Uga doodi laheyn xal kalena u eegi lahaayeen aan xabbad aheyn; bal illaahey ban idinku dhaarshee Prof Cali Khaliif AHUN intee buu hargeisa fadhiyey oo ku qaylinayey war somaliland la wada leeyahay war somaliland la wada leeyahay intu xalku dhawyahay!!
    Bal yaa ka hoos qaadey oo heshiiskii silaanyo la galey dib u eegay iyadoo la ignore gareeyo ma ahane.
    2: waxey dhaheen garaadadu maxey shacabkooda barakac io dagaal ugu talinayaan, wr bal illahey ban idinku dhaarshee ma ummad dhan oo dil ku xukuman bad aragteen ogeyna cid dishey habeen kasta guri ba la agoomoobayey oo hooya ka goblameysay, 150 qof bay marayaan 15ka sanno eey Somaliland laascaanood haysatey dadka la dilay cid disheyna aan la aqoon!
    Bal inaan malin cad wada dhimano io inaanu sidii midba habeen inta la so gaadhayo aan sugno kee baa no roon!?
    3: Anagu Isaaq isma hayno waxa aanu is haynaa wa Somaliland; war bal miad aragteen idinku Ummad dhan oo dawladiii dawlada isku sheegaysayna xabbad io hoobiye ku xasuuqeyso shacabkii Hargeisa io Burco deganaanana jeesjees io dabaal degg ka bixi la'yihiiin!!!
    War miyaydan diir naxa laheyn ma halkaad dawlada qaladkeeda u sheegi lahaydeen bad ugu sacabtumeysan inay maatada xasuuqdo shaqa fiicana ay qabatoo halka ka sii wado!!!
    Wa ta kalee intaa waxaanu tvyada ka daawanaa dad la leeyahay waa reer hargeisa io burco oo shacabkii laascaanood e dhiiigoodu qubanayey la leeyahay gaajaa haysee raashin io lacag siiya io qaar kalloo leh dhulka ka guura!!!
    Anu caqliyadan beesha dhexe ma fahmin Aqoonyahay io culimo toona xata dhalinyaradii!!!

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 ปีที่แล้ว +3

    Daydream laascano qabiil qabiil maxakumo

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว +1

    Qaarkood waxeey u hadlayaan in Isaaq uu leeyaha Dhulbahante. Isaaqow sidaad uga baxdeen Somalia beey dhulbahante uga baxay Somaliland.

    • @hogwarts3112
      @hogwarts3112 ปีที่แล้ว +1

      Dadkaani isaaqa xaqiiqda wey dhibtaa

  • @ifrahfarhan
    @ifrahfarhan ปีที่แล้ว +2

    Wariyaha maxa ka qaldan😂

  • @farhaanmahamed9519
    @farhaanmahamed9519 ปีที่แล้ว +1

    laascanood somalind dib uma maamuli donto taas niyada galiya

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว +1

    laascaano qofna kama baryaan dhulkooda.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +2

    Jizaakumu Allah kheyr jamiican. Allaahu Akbar Takbiir. Abdirashid ❤

  • @diinishamzadiin103
    @diinishamzadiin103 ปีที่แล้ว +1

    Caruur cananuug ba ka shekenya laascanood kaalayo imo fadhadhaq looma baahnee

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 ปีที่แล้ว +2

    Thank you Cabdi Rashid

  • @abdulhajihussein9078
    @abdulhajihussein9078 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaalkii ABAARSO oo adeerkoo muuse la ooyaya laascaanood talo idiin kama baahna caruurtiina khaniisnimada lagu baro utaliya

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, both Mr. qoryooleey and Mr Abdirashid are great experts.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    faramaajo maba ahan somali president

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    waan kuduuli kiire naga horyimaaday soomali madaxdaya weey kudhamaan taan laascaanood qofwalba wadankiisuu xukumi

  • @monagoth
    @monagoth ปีที่แล้ว +7

    Master degree jaamacada lafoole laga qabatay 1989 ma jirto. Beenta ha la joojiya. JAAMAcada Lafoole shahaadada MASTERS DEGREE waligaad ma ayaan bixin. Macadkii SIDAM oo kaliya ayaa 1989 master bixin jiray - ilaa sadex group kaliya ayaa ka qalin jabiyay oo masters Masters qaaday. Waxaa ka mid ahaa professor Hussien Ahmed Warsmae, now in Edmonton, madaxwayne faroole iyo Udub la Aslay. Beenta jooja reer Hargaisa

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

      waa lagu rumaysa lahaa maxaad magca naastey wataa u soo qaadatey Madaxweynha raali ma ka yahey ma ogtahey waa danbi ajarkaad shaqeysto waa lagaa jaraa waa hadaad ruamsathey in akhira Xisaab taalo

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว +1

    Dulbahant Somali weeyn beey ku biirtay, hadana waxaan sugeeyna Ciise, iyo Samaroon inshallah.

  • @HassanHassan-gr7up
    @HassanHassan-gr7up ปีที่แล้ว +1

    Kuligiin mesha caqli kuama haysaane orda dadka hor leexda argagixiso haday jirto wa idinkee mesha ka cararah

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 ปีที่แล้ว

    Cawaadif bay ku waasheen. War wax cawaadif ah ma jirto. Soomaaliland ma rabno.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว +1

    jidadkii guryihii shacabka

  • @dhuxdheerdahir2736
    @dhuxdheerdahir2736 ปีที่แล้ว +11

    asc, This is actually part of the problem, you guys only look at things from your point of view. The solution is straightforward bring the SL military to OOG And give Khatumo time and the freedom to govern SSC-K. From there the two families can come to an agreement to co-exist in peace.

    • @bilewmbile4080
      @bilewmbile4080 ปีที่แล้ว

      This is a good idea but they want to dominate no matter what happens
      They are admitting that they don’t have recognition and at the same time they want to own this piece of land based on a stupid colonial borders it’s sad and it doesn’t work

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda4066 ปีที่แล้ว

    Ninkaa koofiyada lihi wuu talin lahaa hadii la dhegaysan lahaa, in fact ninka kale laftiisu wuu taliyay

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 ปีที่แล้ว +2

    Qabiil faaiido ma keeno marnaba

    • @hanadhanad877
      @hanadhanad877 ปีที่แล้ว

      Walaahi taas baa run cad ah

  • @bilewmbile4080
    @bilewmbile4080 ปีที่แล้ว

    REER LAASCAANOOD WAA HADLEEN MAXAA LOO DHAGAYSAN WAAYAY
    ISLAAMNIMADAA KA MAQAN MAAMULKA SOOMALAND

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf ปีที่แล้ว +3

    Dadka waa wiil iyo waalid ee isaaqooow joojiya cunsurinimada dholoos idana joojiya cadiifada oo xaal qata❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme ปีที่แล้ว +2

      Waxba isuma nihine amaan hala idinku helo

    • @haldhaa804
      @haldhaa804 ปีที่แล้ว

      Suurada kuu saaran baaban ka helay. 😄😄😄😄

  • @abdirashidhersi1232
    @abdirashidhersi1232 ปีที่แล้ว

    Ninka qurba joogta ah iyo mid ardayda ah maaha, inta kale waa sakhraansanyihiin.
    Adeer Reed Sool way tashadeen.

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

    Cabdi Rashid waa nin caqli u saaxiiba
    Madaxwayne somaliyeed ayaad ku wanaagsantahay

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 ปีที่แล้ว

    Cadowga Somaliland waa HEEGO, bal eeg Madaxwaynahegii ayaa xabaalaha kadul ooyaya 30 sano kabacdi. Ninku dhib kasta uu soo maro guul ayaa ka dambaysa lakiin HEEGO iyadu dadka waxay ku aburtaa xumaan taasina hor usocod makeento

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 ปีที่แล้ว +4

    Naa reerkani faan jecelaa. Ma shalay wada dhasheen.

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 ปีที่แล้ว +1

    Muse biixi ciidanka haka saaro dhulka aya dagan yihin besha dhulbahante oo dhan ,,, ciddana ha ku kor joogo xabad joojina wan raba iyo wada hadal xagay ka shaqayisaa caqligaas ba la idinka rabaaa ?
    Haddu muse bixi ka bixi wayo dee way iska sarayaan ninki dhoof ku yimid ayay geeridu dhibayisaa ninka xoog amiinsan bal xooga wax haku helo ,,,

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme ปีที่แล้ว +1

    Qalbigayaga waa degan yahay. Mana rabno Isaaqland. Hadiise uu aqoonyahankiinu sidaa yihiin. I feel sorry for you. What a pity!!!

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว +1

    indho adakaa

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    madaxweenaha soomaliya wuu ka aamusay shacabkiiso leeh waanalayn.

  • @abdiqadirdahir2037
    @abdiqadirdahir2037 ปีที่แล้ว

    *Garaadudu Waxay Soo Dhegeen Sigma Rule* Arrinta Laascaanood, Dhinac Waliba Way Ka Adkeeyeeen! waa Hal-xiraale. Yaa igu Raacsan LiKe ii saar

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว

    Maxaad heysataan oo lagaaga mid noqonayaa reer lascanood waa somali nin somali kala jaraya waxba ku darsan mayaane hays dalilina

  • @maxamuudmaxamed2101
    @maxamuudmaxamed2101 ปีที่แล้ว +2

    Qoraga somalind walahi hadu kan yahay ana hadan rerkayg qora fatabakhla Ah ba noqon 😂😂😂

  • @1962yusuf
    @1962yusuf ปีที่แล้ว

    Ha la badiyo doodaha sidan oo kale ah, waxaanan halkan bogaadin uga dirayaa aqoonyahanka qurbaha ka yimi ee aad u adeegsanayey diinta iyo ku dhaqankeeda oo Somaliland iyo reer-sool labadaba xal u noqon kara. Asc

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 ปีที่แล้ว

    War Lascanod maaha soomaaliland ha ku khasbina adeeroyaal

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ilaahi war laascaanood soomaliland ma rabto.

  • @samuelkilla8365
    @samuelkilla8365 ปีที่แล้ว

    1- qaldka 1aad waxuu ahaa bacdama ay garaadadu jigjiga ku shireen sansaan nabadeedna aanay kulankooda laascaano ka muuqan oo ay intaanay gobolka soo gelinba kacdoon ku dhawaaqayeen in dadka la socday stabta hubki iyo calamadba laga dhigo intaan magaalada lagu soo dayn.
    2- haatana qaladka labaad waxuu noqon doona haddii ciidanka qaranka sida ay garaadado rabaan oog loo raro marka la fiiriyo heerka ay xaaladu hadda taagantahay oo ah in kooxo hubaysan oo aan magalada katirsanaan jirini oo aan hugaan guud lahayn dano guudna lahayn laakiin isku bahaystay inay qayb ka mid ah dalka awood ciidan ku goostaan.
    3- jaaniska keliya ee ay danta ku tilmaaman qodbka (2) ay ku gaadhi karaan oo ciidanka oo booska baneeya kadibna ay u daba maraan. Taasina waa dabin loo dhigaayo.
    4- qaladka 1aad waxaa keenay in dawladu halkii ay dastuurka dawlada ku dhaqmi lahayd sidii odaydhaqameed xishoonaya udhaqantay kadibna ay gacanteeda isku gawracday maanta ay laba daran mid dooro xaalku joogo ama inay magaalada badbaadiso ama inay magaalada lagu dagaalamo oo khasaaro lixaadlihi ka shadho
    5- garaadada taladu kama go`do maxa yeelay waxaa dabada ka wadaa gacmo sadexaad haddii cid lala xaajoonayo waa in kuwa lala xaajoodo
    6- waa in bulshada maskaxiyan la dhiso, shaqa abuur dhalinyarada loo sameeyo
    7- waan kaba yaasha dhaqaale ee gobolada bari la hormariyo oo aan lagu halayeen xildibaan goboladaasi kasoo baxay laakiin misaanid la siman gobolada kale loo qondeeyo sida siistamka dawladaha caalmka kale ay ku dhaqmaan.
    ugu danbeen cadaalad darada Gobolada bari kacdoon ayuu dhalin kara. waxaa ka muuqda fayac fara badan waxay maalin kasta dawaadan mashaariic ay dawladu ka furaysu maroodi jeex, saaxil iyo awdal. Sanaag nin qurbajoog aha ayaa beeyo ka ganacsanjiray oo umad dhan ku hoosnoolayid oo xata cusbataal ceergaabo ka dhisay laakiin caqabado ay dawladu hordhigtay ayuu ganacsigiisi dalal dalka kale ula wareegay mid kalena sool ayuu jeeda kasoo dejinjiray isna dawlada caqabadeysay maanta waa loo jeeda tuutu xidhanyahay.

  • @Ukaalay
    @Ukaalay ปีที่แล้ว

    Meeshaan tol baa ku sheekaystay.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    garaadada wey idunkudaaleen waa isdhalnee daaya meeqey lahaayeen isbitaalka laascaano baad duqeyseen.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    210 laascaano shacab somaliland 2000 askari ladilay.

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 ปีที่แล้ว +1

    Idoorkaan maxaa ka qaldan dhul ay laheyn bey 24/7 ka hadlayaan Idoorow dulmiga iska daaya oo dhulkiina ku ekaada.

    • @samuelkilla8365
      @samuelkilla8365 ปีที่แล้ว

      laascaanood waa somaliland waadna ku gawracantahay. Somaliland waa qaybti ugu horaysay ee xornimadeeda qaadatay lagana ictiraafay jimciyada qurumaha ka dhexeysa intaan konfur iyo jabuuti la ictraafin. Dhulkuna intaas uun buu ah 1 taako kuma kordhin iskamana dhimin. Haddii aad taa dafirsantahay ayuu shiikh bashiir iyo sayid xasanku la dagaalamayeen bilwgi qarnigi 19aad. Ayu sayidku ugu gabyey "coomadoyaal duulayay naga dulkeeneene dhulki iyo cirki baa isqbsaday cadhadhaqdoodi ah" intaanu jaanta rugin oo dabayshan.

  • @yabalcompany2345
    @yabalcompany2345 ปีที่แล้ว

    Iyakii uunbaa is waraysanaya 45:42

  • @hogwarts3112
    @hogwarts3112 ปีที่แล้ว +1

    Bye bye 👋 sool

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaalka iidoor warkooda igadaaye labada nin aqoon ta ay sheeganayaan midna waa run waa aqoon yahan midna waa nin xitaa aan waligii school gelin oo aad modo inuu hada baadiye ka yimid omg waliba ka koofiyada wata weeye ka bilaa aqoontaa

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

      Maya malaha school Wuu tagay
      Lakiin 1991 ilaa 2023
      Kumuu bixin hargaysa
      Iyo meesha qaranku madax maray

    • @darwishka5669
      @darwishka5669 ปีที่แล้ว

      @@nasragulled2811 nasra shugran walalla xitaa Dugsi hoose muusoomarin

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 ปีที่แล้ว +1

    44:04 waa naag madhan siyaasi baan bartaa iyo wuxuu ina kaahin yiri ayeey dadka la soo hor fariisaneysaa 😂
    Idoorku waligeey dad Ka indho adag

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

    Cabdi rashiidow
    Waxaan kaa codsanayaa
    Inaad tababaro u furtid dhalinyarada
    Somaliyeed oo dhan
    Aragtidaada iska dhaaf Somali ee muslimiinta ta ayaa u baahan

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 ปีที่แล้ว

    Horta dadka yidhaa Somaliland ayaa la citiraafay 1960 miyay waalan yihiin, yaa citiraafay, yuu ahaa madaxwaynaheedu, mee calankeedii, mee gudoomiyihii Barlmaanku iyo barlmankiib

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    dadkaan isaaq weey iga qosliyaan deegaankee leedahiin laascaanood lax isku shubantaa maqli jiray.

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว

    Dhulbahante masiirkisa isagaa leh adigoo qabiil ah noo dowladen meysaan idinka isku dowladeya iyo wixii idin ogol lascanood oo aad madafiic fuleynimaa ku garacdeen ha suguna waa calaacal timo kasoo baxeen

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    isbitaalkii masjidyidii shacabka dhistay

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    somaliland waxay dhistay dumisay korontadii biyihii.

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj ปีที่แล้ว

    Dhulbahante iyo awdal waa xor ayagaa iska leh aayahoodi in ay ka tashadaan mida kale hargesia iyo burco ayaga laftirkoodi waxeey ka tirsan yihiin dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba caasimada ummada soomaaliyed waa muqdisho weeye waxaana madaxweyne u ah hassan sheeq ee iidooroow rawaayada beeynta ah ee 32 sano ka toosa ee shacabka soomaaliyed ee ku nool gowalada waqooyiga ee soomaali inshallaha tacaalaa

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 ปีที่แล้ว

    Xududaha ingiriska ma idinka leh dhulka mise ingiriska dhulka idin siyay ? Ma tabanayan reer lascanood ee idinma rabno na dhaafa ayay leyihin idinkuna xabad iyo madfac ayad rabtan in ad ku qabsatan reer lascanood wa xor meshay raban ayay ku darsan karaan puntland ama iyaga smayisanaya maaamul

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว

    War kan shaalka guduudan wata ma Musa Biixi wiilkiisi miyaa. War hargeeysa ha ka hadling immow Lascaano oo ka dagaalan.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    china baa sheegtay in 2000 askari somaliland laga dilay.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    waxii kaaraacayna waaba maanta dee

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    isku dad manihin isku diin manihin isku dowladna manihin reer laascaanood saas bey idin oran

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

    Ninka koofiyada sitaa
    Warkiisa uma bogin!!!!!
    Yaa igu raacsan

  • @flimbychuckz6947
    @flimbychuckz6947 ปีที่แล้ว

    Somaliland inta qabyaalad qadhbuun badan lagu maamulaayo ma jirayso beetuna dadka isku haynmayso

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว

    Gabadho waa Isaaq isla weeyn.

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    ilmihii baaba saas uboats hadli isaaq xaaq weey uboats leeyihiin laascaano kuye

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    somaliland baa ismooday uma baahnin ssc

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa noo taliya garadadayada

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว +2

    dhulka ssc laascaano kaliya maaha .

  • @saeedmuse2150
    @saeedmuse2150 ปีที่แล้ว

    War dadkan waa xayawaan caqli siyaasiga ay sheegayan ma sidan ayaa u muuqda

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    aduunkana wuu arkay somaliland

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    you think that but it chenge

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 ปีที่แล้ว

    Dadkaas cilmaaniyiinta kubaaqaya iyo gaalnimada baa wax lawaydiinayaa caqliga ale idinka qaad

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    siam fiican buu sameeyay madaxweenaha dad cuqdad somalia kaqaba masii shideen shiib kadheh kuli

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi2046 ปีที่แล้ว

    Indoor English caqley aan ahan ma Hayman. Hadeer Harti iyo daarood oo mj hogaaminayaan food saara.

  • @sagalabdulahi7967
    @sagalabdulahi7967 ปีที่แล้ว

    Waxan la yaabanahay goortay somaliland run isu sheegi ,,, dad fadhiyoo riyoonaya weeye

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

    Dee dal nin waliba rabo in dantiisa ka dhex arko maxaad ugu daalaysaan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah. Abdirashid, well done 👏

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 ปีที่แล้ว

    Xalkiina wuxuu ku jiraa inaad ingriiska weydiisataan dhul kana dhulbahante ayaa iska leh aan kala badbaadno dhiigiina marabno

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    dhulbahantuuba u ogoleen somaliland

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 ปีที่แล้ว +1

    Cabdirashid abu xamse mashaa allah aqoon madaxweyne soomaali weyne insha allah

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 ปีที่แล้ว

    Wax lala yaabo aqoonta aqoonta kuwoodi laha ma sidas aayay tahay aqoontoodu , wa cajiib3 xiisbi iyo warbaahintii somaliland oo dhan waxay isku raceen in la weraroo laascanood ama la duqeeyo
    Ilaa hadda warbahin ka hadashay lascanood ama si dhexdhexaad ah uga hadashay ma jirtoo , marka siday isku raci siday isku aminii , kuwoodi xilalka hayay xta ssc lascanood , u joogay hargayisa marki ay dadkoodi la dareen noqdeen ayay xukumadda somaliland eedayisay , idinka fogeyay lascanood ficil ayadna galiseen in ad qabiil tihin aya cadatay , marna Ad aragagixiso ku sheegtan marna ad tidhahdaan aaayahooda kama tashan karan marna ad tidhahdan wa somaliland bal isqAbad siyaaa

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    halkii laascaano laga dilo halt burco in laga dilo beyond aheyd reer laascaano waa daraawiish waa reer magaal .

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    we seen artellry on somaliland lets ask taiwan or somaliland where it came from

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 ปีที่แล้ว

    Hada ma waxay maraysaa laascaanood iyadoo khaatumo ah baanu ogolaanaynaa. Walee fariidaad is moodeen. Waryaa iga aamusiya umadan. Aqoonyahanoow xaal qaado

  • @ahmedismail5546
    @ahmedismail5546 ปีที่แล้ว

    cajiib bal waaxaad ciyaalkan ka dhaadiciseenn eeg Farmajo baa ciidan no so tababaranay.

  • @cabdirisaaqaxmed8691
    @cabdirisaaqaxmed8691 ปีที่แล้ว

    Aqli iyo aqoon midna ma jiro
    Jahli aradaa lagu arooray
    Aragtidiibaa wada asqawday
    Dulmi ururaybaa lagu abaaday

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    garaadadaan dililaheen miyaad leedihiin isaaq

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    saterlite china tv

  • @abdirisaqdarman4597
    @abdirisaqdarman4597 ปีที่แล้ว

    War dad aqoon yahamiina noo keen dad caqligooda iyo aqontoodiiba noqotay caadifad uun lama yidhaahdo aqoon yahamiin waa aqoon gaabyo

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 ปีที่แล้ว

    Meeshaan aqoon yahan magaciisa waa lagu kufsadey. Booyaasada daaroodka ah xitaa waxay ku halaayaan Kuma hadli karto way ka xishootaa.

  • @cabdirisaaqaxmed8691
    @cabdirisaaqaxmed8691 ปีที่แล้ว

    Aqli iyo aqoon midna ma jiro
    Aayo jahlibaa lagu arooray
    Aragtidiibaa wada asqawday
    Dulmi ururaybaa lagu abaaday

  • @Hanok1175
    @Hanok1175 ปีที่แล้ว

    beri baa dowlad loo ogolaan ssc