"inta Qof Soomali ahi nool yahay itoobiyaan qaadan maayaan Badd ay Soomali leedahay"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • "inta Qof Soomali ahi nool yahay itoobiyaan qaadan maayaan Badd ay Soomali leedahay"
    Doodda Toddobaadka ee Universal Tv

ความคิดเห็น • 353

  • @Saydika101
    @Saydika101 10 หลายเดือนก่อน +18

    SOMALIYEEY QABYAALADA ISKA DAAYA EE DHULKIINA IYO BADIINA DIFAACDA INSHA'ALAAH 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤

  • @Ziraad
    @Ziraad 9 หลายเดือนก่อน +15

    1:38:15 wn ka xumhy wali inad isu muqatan😭
    Anigu reer xamar mahi lkn illhy ba runta ingu jecele wa Geesiyin reer xamarku🇸🇴 wayo 2mar ayuu shisheye intu so weraray isku dayey inu qabsado ee ay iska difaaceen iygo wlibana kala dadsn 1993 and 2006/7 🔥🦁🦁🦁🦁
    Marka Ragganimdu wa inad wllka wx u qirta❤️

    • @mokaafi6195
      @mokaafi6195 8 หลายเดือนก่อน +1

      Somalida hadey sidado kale wanaga usigu qiri laheyd fiicnan laheyda mahadsanid wll👏🏾

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 10 หลายเดือนก่อน +14

    This was great debate, thank you universal TV and everyone who’s speaking up on this issue. Keep it up.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 10 หลายเดือนก่อน

      100% you are right, very intelleigent guest too.

  • @sunnibarre33
    @sunnibarre33 10 หลายเดือนก่อน +22

    Dooodu wa dood sax lkn dadka hadlaaya o dhan wa dad qalbi feecan Ethiopia sida kaliya o looga hortagi karo waa in aan midowno o dowlad Somaliyeed dhisano waayo Somaliland hadi ey ugu badato 3 milyan population Halka ree koofureedku yihiin at least 15 milyan marka walalaheen re Somaliland fikirkiina bedela idinkama maarano idinkuna sidoo kale ayaa tihiin

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 10 หลายเดือนก่อน +1

      hhhh 15 million baad la cararaysaa, 150 million ayaa lamarayaa.

    • @abdikanimohamed9447
      @abdikanimohamed9447 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@NewsFusion24marka anaga 150 ka million maxa naga galy

    • @CawilIsaaq-z5y
      @CawilIsaaq-z5y 10 หลายเดือนก่อน

      Intaas aad Sheegtay waa daawada saxda ah ee umadeena Somaliyeed waana xaqiiqada jirta marka dariiqaa saxda ah Allah ha nagu duwo

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 10 หลายเดือนก่อน

      Talo aan Midnimo aheeyn mahaysaa?
      Midnimo dhaceysa ma jirto.

    • @CawilIsaaq-z5y
      @CawilIsaaq-z5y 10 หลายเดือนก่อน

      @@halimamumin3643 dee hadaba isu diyaari gumeysiga Somali galbeed lagu caayo ee Xabashi baa idiin heysata ah ileen qabaa'il baa tihiin isku heysta anaa ku xukumi iyo ima xukumi kartid maantana Isaaq badhkii xitaa dooni maayaan in ay hal jufo xukunto Iska daa qabiilada kale ee Dhulka idiin la leh. Maxaa xiligaan ku soo beegay in Cabeey Axmad yiraahdo Saylac baan xoog ku qabsan bacdamaa uu dhacay dagaalka Dhulbahante iyo Isaaq?

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 11 หลายเดือนก่อน +26

    Soomaaliya hadal waxaan aheyn ma hayaan. Wax u Dhisan malaha hub wax u noqon kara maheystaan ma mideysna, Dhaqaalahoodu waa sagxadda, waa toban isneceb OO is dilaya OO kala googo aya wey cadahay in meel cidla ah laga qaadanayo iyadoon xoogba u baahan haddaan wax la Iska badalin OO caqligu shaqeyn waayo caqli mar horaaba la fadhiisiyay OO marqaan laga dhigay. Soomaalaay is daba qabo,

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 11 หลายเดือนก่อน +2

      Wllo maxa hub cidan xita ma hystan O inta Haye ayaga is dhamyan qabil ba iska dhamyan

    • @hanalander
      @hanalander 11 หลายเดือนก่อน +3

      REPUBLIC OF SOMALILAND ayaa zaylac leh iyo UMADA SOMALILAND. BEENTA JOOJI somalia-italia yadu amison ha iska xorayso oo REPUBLIC OF SOMALILAND FARAHA HAKA QAADO. MUNAAFAQ

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 10 หลายเดือนก่อน +1

      Alle hamideeyo quluubtooda soomaali kharna hakumideeyo

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waayahee hadaan saa uxunahay oo uliidano maxaa naga ag sameynee? maad gadaal dhaladka nagafiican raadsato. AlxamduLilah Alihii SW Soomaali iidoortay?

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      @@NuraQallib Umada somaliland ayaa iska leh zaylac Somaliland. dadku propaganda kacaanka ha joojiyaan. somalinimo xagay joogtay markii more than one million reer sheikh isaaq la xasuuqay? itoobiya waa walaalaheen oo dadkii la xasuuqay wadankooda u furay. DIYAARADIHII SOMALIA MARKAY DADKA MAATIDA AH RUSHEEYEEN WAXAY KAGA SOO HADHI JIREEN MARKAY ITOOBIYA GALAAN
      BEENTA JOOJIYA WAX SOMALINIMO LA YIRAAHDO MAJIRTO

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 11 หลายเดือนก่อน +11

    Dooda dakada zeylac in la is ku tashashado Sida dakada garacad dad baa isu tagay oo dhisay (share) we❤you 👍👍👍👍👍👍

    • @hanalander
      @hanalander 11 หลายเดือนก่อน +3

      zaylac UMADA SOMALILAND ayay khusaysaa dadka kale danahooda haku foofaan. Zaylac is in Republic of Somaliland and belongs to the people of Somaliland so why others are being so delusional

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 11 หลายเดือนก่อน +2

      Soomaaliland dadka sheegto maba yaqaanaan saylac sida dhabta ah soomaaliland waa hargaysa iyo burco iyo berbera inta kale dhulka maba taqaanaan ee iska ilow sidii 33 dii sanee u danbaysay aad u lahaydeen Ethiopia waa walaaladeen

    • @abdirahmaanomer3060
      @abdirahmaanomer3060 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ama somaliland haka taliso ama yaanay ka talin
      Muhiimadu waa in aynu dhisanao

    • @abdirahmanxuseen8199
      @abdirahmanxuseen8199 11 หลายเดือนก่อน +2

      @@fardosa1236 kkkkkkkk haday walaaladood ahaayeen ma hada ayay cadaw noqdeen waa walaaldood ee hadalka hayska daayeen

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      @@fardosa1236 ina qadadweyn waa maxay dadka sheegto! horta sida wax loo qoro soo baro adoon yahay sida xoolaha wabiga laga talaabi jiray.
      Zaylac waa SOMALILAND UMADA SOMALILAND AYAA ISKA LEH. ADIGU KU KOOBNOW FAILED SOMALIA-ITALIA OO ISKA XOREE AMISON
      ADOON DAMEER AH

  • @faizam523
    @faizam523 10 หลายเดือนก่อน +3

    Oo reerkan qaaqda wada hayaa imika markey berbera heshiiska la galayeen dawladaha shisheeye ee Ethiopia ugu horeysey sowkuwii soomalida oo dhan afka kaga boodayey ee qofkii ka hadla k lahaa dhulkayaga lagama hadli karo, anagaa ka talina Ethiopiana waa walaaladayo maanta ma ifinku cusub ee la buuqeysaan.

    • @mohamoodahmed7760
      @mohamoodahmed7760 10 หลายเดือนก่อน

      Walalo itoobiya miyaanu siinaa

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 11 หลายเดือนก่อน +5

    M.a caaqilka wllhi waa nin ilaahey diinta baray allaha ku dhowro

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 9 หลายเดือนก่อน +3

    The main reason why Ethopia have increase the volumes of its desires to grab Somalia's land is bekos she saw the division of Somalia.
    Ethopia is arch nemesis enemy of Somalia.
    But no? They can't touch an inch of it.our division is so mild & that statement is enough to join the Somali ppl.

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah we need more like xildhibaanka waa nin dhiig leh ogna wax badan

    • @sunnibarre33
      @sunnibarre33 10 หลายเดือนก่อน +2

      Wa habargidir xildhibanku qadiyada halkaas ayu ka keenay

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@sunnibarre33Xamar Mooriyan Miya Mooda Tuugta Ah Siida Cabdiraxman Cabdi Shakuur iyo Shariif Biijo 😂😂😂😂😂 Saylac mahaan Kismaayo Xisaabta kudasrso😂

  • @queenaneisashaqalle-fp4nc
    @queenaneisashaqalle-fp4nc 11 หลายเดือนก่อน +5

    اسلام عليكم ورحمه الله وبركه
    Qabyaaladu hadhacdoo sinaan iyo cadaalad

  • @kadra825
    @kadra825 10 หลายเดือนก่อน +4

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك فيكم وجزاكم الله خيركم والجزاء اللهم آمين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alaah c rashiid aad ban uga helaa doodahaga wadkumahadsa tahay

  • @siyaadhersare
    @siyaadhersare 10 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂Hadii Dad la Xusayo Khaatuma mudan in Laxuso waayo Hadeyba idinka keenen inta Soomaali Nooshahay kkkkkkkkkkkk Soomali diidow Soomaali Doon malagadhigay woooooooow❤❤❤❤❤❤

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 10 หลายเดือนก่อน +1

      Jinsi iyo qadiyad Somaali iyagoo katagay maan maqal. Kahadal mawduuca meesha yaal oo jooji maraq kula daarashada 😅.

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 9 หลายเดือนก่อน

      Ree Baadiye markii Wanaag laga hadlo xumaan kahadal Caaqyahow

    • @King-lp1my
      @King-lp1my 8 หลายเดือนก่อน

      Khaamtumo Naas dheer adeer darood anaga gumaysaney oo ay ay sanad yourb isaaq done ka lahaayeen e hawiyow adna ma miqdisho ayaad mudaaharaad ka bilowday khatumo waanu so celin daroodna sadex dal ayaa lugu gumaystaa itoba kinya iyo somaland somland hada ayeey tuuladi lascanood so celin Lkn kiisaka bada aanu cidhno kolay laascanood way wareeto ileen qof gumayste bartay ma joogi karee putland iyo tuladi garoowe ayeey lascanood la aaden 😂

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 8 หลายเดือนก่อน +4

    Maalintii aad doodan sameeyseen, ayaad baddeena Saylac difaacdeen, runtii Universal tv iyo martida kasoo qeyb gashaay.
    Allah kheyr ha idinka siiyo, dadaalkiina.
    Ballanteenu waa in aan dhulkeena iyo baddaheena wada difaacanaa soomaaliyeey, insha Allah.
    2024-01-04
    // Hooyo soomaaliyeed

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 11 หลายเดือนก่อน +4

    Asc.
    Somaliweyn meelaha eey itoobiyaanka Cafarta joogaan waa labo meelood puntland iyo Somaliland war dadkaan tarxiila sida Sucuudiga sida imaaraadka iyo turkida inta'uu wadanka joogey lacagtii ganaaxa ka'qaada ama xarig oogu'badala.
    War walaalihiin ma'aha ee waa cadowgiin.
    Itoobiya iyo kenya cadowga somaliweyn kabta'hoosteeda.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 10 หลายเดือนก่อน +1

    1:44:30 MashaAllah smart girl.

  • @fathiibrahim1631
    @fathiibrahim1631 10 หลายเดือนก่อน +4

    we Forsaken Ethiopia from now on for the sake of Somalia bye bye Ethiopia my land is my Land From Djibouti to Mombasa and in between 👏👏👏

  • @xaajicige3688
    @xaajicige3688 11 หลายเดือนก่อน +4

    SHARCIYAQAAN AMIIN WAA GEESI RUNTA AAN KA GABAN EE SADEXDAA QODOB AYNU XOOJINO INSHALLAH.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 8 หลายเดือนก่อน

    Universal Tv Barnaamijyada Ethiopia halkaas kasiiwada inta dadka fahmayo ujeedada Ethiopia leedahay.

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 10 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalayaal walaalka quraanka gefay maad u saxdaan ma jirto liyafqahu qowlii oo waa yafqahu qowlii saxa alle ha idin saxee

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 10 หลายเดือนก่อน +3

    mashaaallaha hadey bada qabin ma badeeney qaadanaayiin ilahey baa anaga nagu beeray redsea iyo indian ocean kaas waa caqliga oromada

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 10 หลายเดือนก่อน

      itobiya jabuuti ha qabsato gaar ahaan dhulka canfarta ah ee u dhaxeeyo eritrea iyo jabuuti maadaama ay canfartu iyagu yihiin itiobiyaan.

  • @suldsiraaj3751
    @suldsiraaj3751 10 หลายเดือนก่อน +1

    Marnaba madhacayso in hada halmitir oo dhulsomaliyeda ayqadato itobiya waa wax aan dhacaynainin xabtuna abiye way kakhaldantay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 10 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliyey intaad degmo iyo qabiil iyo iyo tuulo ukala jaban tihiin walee Rabbi awoodiisa inaan ku madbadno mahee diin dal iyo dadba waategayaan cadowguna uu idinkala qayibsan uuna idin gumaysan donaa. Hurdada ka kaca soomaaliyey kala qaybisku waxba inoo kor dhin mayo 1 inaan ahano ayaa soomaali oo dhan dan ugu jirta kala qayib sanantenuna cadowga kala duwan farxadoda.

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 8 หลายเดือนก่อน

    You’re part of Somalia 🇸🇴 go through Somalia 🇸🇴

  • @kadra825
    @kadra825 10 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم انصر اخوننا في فلسطين امين يارب العالمين امين امين امين يارب العالمين اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Husseinsidcali19203
      @Husseinsidcali19203 10 หลายเดือนก่อน +1

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @moohaayare4411
    @moohaayare4411 10 หลายเดือนก่อน +2

    Caaqil cabdiqadir ayada qur,anka aan u yara saxno koley in uu aqoon waayey ilama ahan malaha weey ka hoos baxday
    رَبِّ اشْرَحْ لِي صَدْرِي وَيَسِّرْ لِي أَمْرِي وَاحْلُلْ عُقْدَةً مِنْ لِسَانِي
    يَفْقَهُوا قَوْلِي
    Not liyafqahuu shukran
    Tran

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 หลายเดือนก่อน +2

    Itoobiya Badeena Hakasikato plz💯Damac Damac Ma’qaane .

  • @muuminharbi4940
    @muuminharbi4940 10 หลายเดือนก่อน +2

    Shukri cabdi siciid walhi waa xaqiiqo cidi kama hadal xasuuqii Garbo ciise

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 11 หลายเดือนก่อน +3

    Itoobiyaan indha ku aragteen badeen ha idinka soo dhacaan dheh….. anagii baaba ka baahan badeena oo aan ka taajirin wali ileen qiimaheeda ma naqaanee yaab badanaa waxaan nahay dadka ugu taajirsan Africa oo dhan hadane ugu faqiirsan amaba ugu macluusha badan africa WALLEE ma goin kheeyraadka Iyo nimcooyinka ALLAAH nasiiyay laakiin waxaan ogaan doonaa markuu ALLAAH naga qaado

  • @abdirahmaanomer3060
    @abdirahmaanomer3060 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ugaaska hadalkiisaa I maray

  • @buraale134
    @buraale134 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dawlada khaatumo wa inay difaacda deeganada awdal state iyo guud ahan somalia

    • @hanalander
      @hanalander 11 หลายเดือนก่อน

      munaafaq, fircoon afweyen iyo faaqash ayaanu xoog somaliland kaga xoraynay, xaarood xaaran faqash fulay.

    • @superfun1819
      @superfun1819 10 หลายเดือนก่อน

      Ooy

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 10 หลายเดือนก่อน +4

    inay soomaali jirto 🤔🤔
    Hal mid Kolkii Dulka baaxada leh ee Dawlad deegaanka la qaadanayey Awal somali may jirin miyaaah ?!?

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 8 หลายเดือนก่อน

      Soomali wey jirtay laakin ingiriiskii baa baxshay iyada iyo nfd hadana inshalaah markaan xoogeysano waanu soo celin doonaa laakin hada waqtigii ma ahan

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@akabdi9732 maxaynu xoogaysan oo wax la so noqon maantaba Baddeni baynu bixinee

  • @qalinlexaaji1126
    @qalinlexaaji1126 11 หลายเดือนก่อน +3

    Fadlan ufalanqeya sisare somalind kumakobna waqoyi ee wawax soomali oo dhan khuseya kumana fila waqoyi keliya lagumana difacikaro gobolo mahadsanidn

  • @ahmedsidoyusuf2845
    @ahmedsidoyusuf2845 10 หลายเดือนก่อน

    MaSha'Allaah run ahaantii waaaa barnaamaj aaad qiime weyn,,, aaad baaan u bogaadinayaaa sida ay uga hadleen ka qeyngaleyaasha barnaamajkan Badweynta IndianOcean/RedSea.. iyo Damaca waalida eee aanan marnaba u cuntameynin UmadWeyntaSomaliyed,, ee Somalia'SomaliLand'Djibouti

  • @cumarimohamed7766
    @cumarimohamed7766 10 หลายเดือนก่อน +2

    Pls walal la midubaa Somali si an dhulkin oo difacnu

    • @ashamohamed8735
      @ashamohamed8735 10 หลายเดือนก่อน

      Maxaa loo difacaa somaliland iyadaa gooni isku taagte halaga qaato seylac😅

  • @maydal6037
    @maydal6037 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤Maashallah ❤❤❤

  • @Waloos
    @Waloos 11 หลายเดือนก่อน +3

    Abii Axmed wuxuu google gareeyey Sheik isxaaq markaasaa waxaa u soo baxday in isaguna badla'aan uu yahay meel halkaanana ay degen yihiin dad aanba Africaan ahay oo raba inay dhul Afrikaan boobaan, marka waxaan is leeyahay taas aa xilagaan ku kaliftay inuu yiraahdo waxaan deked ka rabaa bada cas, saylac oo dhisme uga baahana ma rabee wuxuu u hanqal taagaa in uu xoog ku qabsado laba dekedood oo diyaarka ah Berbera iyo boosaaso, wuu ogyahay dad meeshaas degan inayna soomaaliwayn ay rabin oo ay ayagu isa qoqobeen, iskana difaaci karin.

    • @kadra825
      @kadra825 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saidmohamoud8995
    @saidmohamoud8995 10 หลายเดือนก่อน +1

    shame on Universal Tv. meesha hadaad keentay siyaasigii ciise iyo caaqil koodiiba maxaa diiday nimankii meeshaa laga hadlayo u badnaa inaad markay ugu yartahay hal qof ka keento.

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 11 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkaa xiiran wuxuu dhahay yaynaan sheeganin magacyadii gumeysigu inagu qaybiyay.
    Waa arin aad u fiican laakiin hadana wuxuu leeyahay waa howd waa dhul soomaaliland!!!

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน +1

      ina somalia-italia! maxaad doonaysaa in taariikhda been laga sheego. ZAYLAC WAA REPUBLIC OF SOMALILAND. HAWD WAA REPUBLIC OF SOMALILAND
      SOMALIA-ITALIA KU EE KOW ADOON BAAD TAHAY.

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 10 หลายเดือนก่อน

      @@hanalander
      Furaha somaliland ii sheeg haddii aad dal tahay?????
      Kan +252 furaha soomaaliya

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      @@geeljire1658 furaha waxa ka horeeya ma tahay dal madax banaan, ama warqado sharci ah haysta? jawaabtu waa maya. somalia-italia MAAHA WADAN
      Markaa adigu waxaaad ii sheegtaa goorma ayay somalia-italia wadan noqotay, imisa wadan ayaa aqoonsaday, goorma ayaa borderska la xadiyay, SHOW ME THE PROOF!
      reer somalia-italia waa AFKA NOOL ITAAL BARANBARO
      MUNAAFAQ! BAL CAR IIGA JAWAAB SU'AALAHA AAN KU WAYDIIYAY
      somalia-italia MAAHA WAX JIRA WAA PROJECT UN AYAY MEESHA KU HAYSO

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน +1

      Kolayba la yaab ma lihid oo waxaad u muuqataa cawaantii UMADA SOMALILAND AFKA SOMALIGA BARTAY oo waxaad tidhi DHAHAY! taasina waxay ku tusaysaa in UMADA SOMALILAND aqli iyo fikirba u tahay reer somalia-italia.
      Takale magaca SOMALILAND wuxuu gumaysi bixiyay maaha waligeedba waxa la odhan jiray ardul somal markii english loo badalay ayuu noqday Somaliland!
      takale magaca somalia waxa idiin bixiya nin talyaani ah oo 1892, waana magaca maanta aad ku faan taan, waa ayaan daro in sida xoolaha dadkiina loo kala iibsan jiray, magiciinana GUMAYSI IDIIN BIXIYAY EE WALI KU FAANTAAN.
      adoon ileen waligeedba waa adoon

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      @@mouhyadinabdifatah1695kacaan orphans! kolayba kula yaabi maayo oo waxaad tahay xoolihii talyaanigu wabiga kaga talaabi jiray, marna sida xoolaha saylada adhiga uga iibin jiray, maantana amison ayaa ku gumaysata. markaa qof la gumaysto maxaa lagala hadli, hortaa isa soo xoree.
      UMADA SOMALILAND markii horena lama gamaysan maantana amison ma ilaaliso wadankooda REPUBLIC OF SOMALILAND yaga ayaa ilaa shada, taasina waa waxay reer SOMALIA-ITALIA AKA ILMA AMISON ka xun yihiin.
      MUNAAFAQ.QADADWEYN

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 10 หลายเดือนก่อน +1

    Lumbar one waqoojiga soomaalia ayagaaba soomaali ka go aya ku wuu ethopia heysatit ayaa laga samray,cidka hadleysana ma jirto,Marka walaalaha waqooyi horta soomaaliya la soomidooba plz fadlan nagu soo biira si aan u raadino inta maqan soomaalida maqn lakiin Haddii aan Kala maqnhy Walee sida looga samray, soomaali galbeed ayaa looga samrayaa, oo waxa ay u socdaa saylac,iyo ka shish walaaaal aan tooosno waa hurudnaa.

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somali waa inay ismuujisaa istaraatiyad udiyaarsataa sidii layskaga dhicinlaahaa damaca cadawtinimo ee itobiya

  • @axmedcandisalam4091
    @axmedcandisalam4091 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ani waxaan ubaa hanahay card ka

  • @abdulfattah568
    @abdulfattah568 8 หลายเดือนก่อน

    Maanta in badan Oo dadkaan kamid ah Waxa ey leeyihiin Waa naga kireesanayan Ictiraafna Waa heleynaa Muusana Waa Saxanyahay .

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 10 หลายเดือนก่อน +2

    Oromada dalka joogta sidee laga yeelayaa ?

  • @MaxamedAxmedniriig
    @MaxamedAxmedniriig 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed.cabdi.cabdilahi
    .Nirig

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 10 หลายเดือนก่อน +1

    Somali yaney bada kasoo degin amxaarana waa walalalaheen. Manhajka snm ka bilowdo kuna dhamado ee ingriis dabada ka riixayo joojiya cadow ayad isu dhiibteen

  • @SOMALIUNIONTV
    @SOMALIUNIONTV 7 หลายเดือนก่อน +1

    ASC walalayal ururka ( SCCU) Somali corporation council union waxa wada arin Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan arkaa dad qiyaali ku jiro oo iska sheekeeysanayo

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 11 หลายเดือนก่อน +3

    Walaalo kol horaa dhulka lagaa dagay hadana damac weeyn ayaa galay, somali intaad ka carareeysay ee ka xaabxaabi.

  • @hamsehassan2389
    @hamsehassan2389 10 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland waxay tiri wiilka muqdisho ku dhashay waxa noga dhow midka adis ababa ku dhashay marka hala waso dhamantod.

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 10 หลายเดือนก่อน +1

    Oo idoor ma somaali baa was su.aal?

    • @FaysalMuuse-m7r
      @FaysalMuuse-m7r 10 หลายเดือนก่อน

      oromada was laga saarayaa somaliya gani ahaan joogimaysaan somaliland oromooy ku noqda dalkiinii

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 11 หลายเดือนก่อน +2

    Badda Soomaliland baa leh . Itoobiya dadka reer miyiga ayayey ka baqan jirtay oo imika markii aan soo dhawaynay ayey nagu kibirtay ,
    Axmaaro xaar wayn waan garanaynaa.

    • @FatushFatush-ml7gz
      @FatushFatush-ml7gz 11 หลายเดือนก่อน +4

      Markaad walaalkaa coleesatay oo cadow ka dhigatay in saas laguu galo maxaa ku diiday 😂😂😂😂

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@FatushFatush-ml7gz
      Daaroodka weydii su'aashaas?
      Ayaa colaada bilaabey?
      Inta darood Somali ku jiro, Somaliland midnimo waa ka xaaraan.

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 9 หลายเดือนก่อน

      @@halimamumin3643 war daaroodka sirtooda maadan fahmin , somalia irirsamaale laandheere hawiye baa kataliyee tariinka midnimada hadaad soo kortaan daarood saameyntooda somalia baa dhulka galeysaa markaa ayago dantooda waa in aad sidiina gooni u ahaataan hawiye iyo dirta koofur ladagtaa awood qeybsi siman ulawadaagaan lkn maalintaad somalinimada kusoo biirtaan daarood waa kudaayey by by waye, nagusoo biira hadaba majeerteyn berya culus idinkaa utalinayeeeeee

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 10 หลายเดือนก่อน +1

    Saddexda madaxweynaba ;
    1. Xasan sheeekh, Argagixiso ayuu la dagalama oo taas ayuu ku mar marsoonayaa
    2. I. Cumar Geele, Waa digtaytar oo ma rabo inu dadka isku baraarujiyo
    3. Muuse Biixina, Dad ma hor iman karoo wixii joogacade ka dhacay ayuu ka meeraysanayaa.
    Markaa Dalku waa habartaa ha ku tabato

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 10 หลายเดือนก่อน +1

    Oromo waa Dir soo ahayn kuwii kalahaa Hargaysa, maxaa is badalay.
    Dirtu ha israacdo.
    Anigoo ah walaalkaq Soomaqli ah, oo Ethiopia isku taagay ,karaankayga, ayaad gardaduub iigu dhiibteen Ethiopia.
    Ilaahaybaa Soomaali u maqan, waayo maanta Soomaaliland caddow ayaad ii aragtaan , Ethiopiankana wqxaad u aragtaan walaalo.
    Alaa gaallib.

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 11 หลายเดือนก่อน +8

    Walala yaalo Somaliayay wadanka hadaydaan dhisanen oo hesaneen maad u ogalaataan dadka dhisanayo 😂

    • @abdiaziz.r6763
      @abdiaziz.r6763 11 หลายเดือนก่อน +3

      somalidu wa dhul beerato kwrn hdii ay Ethiopia ku dhahn dhul an beerno na siiya maka yelayn caqliga gaaban dumarka wanku oga wana sbbta xukun lgu diiday🙋🏻‍♂️

    • @umunishaad5959
      @umunishaad5959 10 หลายเดือนก่อน

      @@abdiaziz.r6763naga amus adiga naftda wa xur lakin dalkena beec ma ahn caruurteyda wey yaryihiin dhaman waxan ugu shegey itobiya ii dhagarteda ii badena iney rabto hadan dhinto sidas damcan iney udhintan dhulkoda shekaa mesha ku heysaa wlhi

  • @cabdiqaniosman9515
    @cabdiqaniosman9515 10 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland waa inay sacadadiin gayso ciidan xoogan doonyaha ilaalada qoryaha ugu tiirada dheer
    2.difaaca xeebaha waa inay gayso xeebta sacada diin saylac buloxaar iyo baraha muhiimka ah
    3.xuduudaha goboladaa waa in ilaalo iyo ciidan lug
    Si hadii laydin soo weeraro somaliyi Idiin soogaadho dhexdeena iska tuura

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waar somaliyey laba wado miduun qaata inaydun ethiopian noqono gumaysigeeda aqbalno.
    Ama aynu somalino doono oo aynu midnimo somaliyeed doono.
    Warkale meesha mayaalo.
    Wax somaliland layidhahdo
    Wax puntland layidhaahdo
    Ma shaqaynayso.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 10 หลายเดือนก่อน

      @waayeelcumaroow
      Somaliland wexey dooraneysaa in ay Ethiopia ku biiraan oo gumeysigiisa ka mid noqdaan.
      Somalia dambe oo lagu biireyo ma jirto. Never again.

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 9 หลายเดือนก่อน

      @@halimamumin3643 oromo ka ahow danaha somalia 🇸🇴 mardhaw waa la idin raafayaa oromo urbadan

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u mahadnaqayaa qof kasta oo caawa ka qayb qaatay dooddan oo si isku wada mid ah isugu raacay in laga dheeraado oo laga feejignaado oo aan la aaminin Abiya iyo Abbessenia, caddeeyey ujeedadadiisa guunka ah, marka laga reebo inan yar oo yidhi "Dawlad baynu leenahay ee maxaa Parliament ka meesha soo geliyey, waa mid aan waxba baran, miyaanu oggayn in sharciga ay dejiyaan oo heshiis kasta oo waddanku soo galo la horkeeno oo ay diidi karaan"

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalha alhaalla abi waa nin fiican adeer waxan kaa codsanaeyna inaad qadato seylac iyo waxaad rabitd wayo waxad waxan arka somali iskukenka somalida adonsi ina noqono aye kujirta.

  • @Nimanada
    @Nimanada 8 หลายเดือนก่อน

    50milyan oo Oromo ayaa kusoosocda Somaliland oo Dir lagadhigay 😢

  • @saidmohamoud8995
    @saidmohamoud8995 10 หลายเดือนก่อน +1

    somaliland waa sadex reerood xoogeedu waa duriyada, harti iyo nimankaa samarooon. ee saylac ilaa gabiley dega. xagaad wax u wadaan idinku ciise deegaan wuu ku yahay meesha laakiin samaroon baa uga badan waa khalad sidan aad dooda u dhigteen.

  • @sm.5191
    @sm.5191 8 หลายเดือนก่อน

    ❤🇸🇴♥️Hanoolato❤

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 8 หลายเดือนก่อน

    This is 2 months ago

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dood aad u qiima badan oo u baahan in lagu baraarugo arinka u yiri abby axmaar

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      faqash fircoon adigu ka fakar failed somalia-italia iyo sidii aad amison iska xorayn lahayn.
      Zaylac waa Republic of Somaliland waa wadankale iyo dadkale oo waxba lagaa waydiin maayo.

    • @umunishaad5959
      @umunishaad5959 10 หลายเดือนก่อน

      @@hanalanderwad arki dontaa hada waxa degen walaladen aykaa lleh cid dhib u arko malhn lakin malintii galo imado ayaa runta imaan donta somaalillanda bada somaaliya in laqato mey ogolaneysaa doqonimada iska daa

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      @@umunishaad5959 kalayba waxaad u eeg tahay dadkii reer somalia-italia ee afsomaliga laga habaaray, waxaad qortayna laguma fahmin. takale Zaylac waa REPUBLIC OF SOMALILAND waxaana iska leh UMADA SOMALILAND.
      UMADA SOMALILAND badbaad sheegaysaaye hadii somalia-italia la qaato DAN IYO MURAADTOONA KAMA LEH. markaa beenta iyo munaafaqnimada jooji oo iska xoree amisonta gaalada ah ee 33yrs kuutalinaysay ee 25,000 ee caruurta ah idinka dhashay. Somaliland waa wadankale iyo dadkale ee arimihiina ku mashquula

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 8 หลายเดือนก่อน

    2 month ago waye wakhtigisa saxda ahna waa 1 1 2024

  • @abdiosman2676
    @abdiosman2676 10 หลายเดือนก่อน +1

    Somali 🇸🇴 haisracadwo

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 8 หลายเดือนก่อน

    Su'aasha aan doonayey in toos looga jawaabo waxay ahayd" IN LAGA KIREEYO ITOOBIYA BADDEENA 20KM MA SAX BAA MISE WAA KHALA, MA FAA'IIDA INNOOGU JIRTO (ICTIRAAF) MISE KHASAARAHA AY KEENNI KARTO BAA KA BADAN
    Su'aasha Labaad, Itoobiya hadday ina ictiraafto maxay soo kordhin kartaa? halkee Itoobiya dunida ka joogtaa maanta?

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shukri waa gabar caqli badan. Waxaan doodaan ka sugaye in qof uun uu ku dhiirado soomaali hans kaashato oo ha midowdo. Laakiin arinkaa inuu taboo ka yahay soomaaliland ayaad moodaa!

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน +3

    Reer hargeysa waxay yiraahdaan Ethiopia waa walalo heen ayagoo somali kacararaya

    • @jejesdfsd
      @jejesdfsd 11 หลายเดือนก่อน +2

      Haa faqash iya gaa naga xiga markii Afwayne diyaaradaa nagu rusheeyay itoobiyaa na soodhaway say

    • @hanalander
      @hanalander 11 หลายเดือนก่อน +1

      UMADA SOMALILAND ITOOBIYA AYAY KA JECEL YIHIIN MUNAAFAQIINTA SOMALIA-ITALIA OO DADKOODA XASUUQDAY. ITOOBIYA QOF DADKA SOMALILAND KAMAY DILIN, LAAKIN CADOWGA SOMALIA-ITALIA WAXAY XASUUQEEN MILIONS OF PEOPLE UMADA SOMALILAND

    • @superfun1819
      @superfun1819 10 หลายเดือนก่อน

      By darood
      Good Luck
      Tigre wà aljabarti

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      @@jejesdfsd waa runtaa, takale intay somalia-italia ka dishay dadka umada somaliland itoobiya kamay dilin. DADKAN REER SOMALIA-ITALIA WAA WADA MUNAAFAQ

  • @Sahal.moktar9308
    @Sahal.moktar9308 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan dood maaha ! Doodu waa inay u dhaxaysaa dad Aaminsan different perspectives ama afkaar Kala duwan.

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed daauud ayaan doodiisa raacsanahay

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 10 หลายเดือนก่อน

    Waa.hadaad.soomaali.ka.go.daan

  • @iliasismail6827
    @iliasismail6827 8 หลายเดือนก่อน

    Yaa daawanaya ka dib heshiiskii muuse biixi iyo Abiy ahmed

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 11 หลายเดือนก่อน +1

    taarikhda way khaldayan ethoipia kula wareegtay ogaden ,, 1897 ayay la wareegtay
    oromada canfarta iyo isku mar ayay la wareegtay,,
    dadkan doodaya marnaba kaamay hadal sharciga xududaha africa iyo aduunka
    ethoipia xoog iyo xeelad midna kuma qaadan karto saylac,,

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 11 หลายเดือนก่อน +2

    maantoo dhan waxaan soo qorayay hadan gaadhay kas leh beelahda darafyada ayaa jilbaha qabsanaya wa inta inta loo socoday waraya maxaan u qbasanaya jilbaha iyaga ha i qabsadan jilbaha saludte ii iyadan iyago denbi naga galay afwyane naga racay banau ku nidhi xalay dhalay xuman ka noqo cafinay soo fadhiista
    waxay donayan ee maqan waa meshaba laa wareego wayo intay wasiir soo mareen madax noqden ku xigen noqden parliment fadhiyeen wasirika gashandhiga iyo kii cafimadaka kii beeraha kii biyaa howlaha guud kii arimaha daebaa isheg mid aanay soo marin ma anagay na cunayan waxa ka maqan iisheeg labadan tuulo kibray war anaga haa walin walan jilbo loo qbasnayn kuqabsaa wa duli duli dhalay cirka u baxa dhagaxayo naara soo daaca maxaa naga galay waxa anay wayeyn aanu wayayna waxay iyaga dhicisyo ah hal tuulo mdiba meel ula ordaya waa cirka samada u baxa idin baryi maynee markan kuleeyahay isaaq bay umadan neceb tahay ma been bad moodaysan isaaqi wauxu ka baqo garnmayne wakas leh aanu lugaha qabsano ma dhulkoodan lugaha u qabsana ma dantooda ayaanu lugaha u qabsana dadkasi kale aya dunida ka buuxa

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya waxa kaliya oo aan ka wada hadli karnaa waa in ay soo celiso dhulka soomaali galbeed ee maanta loo yaqaano DDS.

  • @noolowchannel6827
    @noolowchannel6827 10 หลายเดือนก่อน

    Universal haddan cadalad tihiin waraysta samaroon

  • @FaysalMuuse-m7r
    @FaysalMuuse-m7r 10 หลายเดือนก่อน +1

    oromada ha laga saaro waddanka

  • @nuurreabdikarin3971
    @nuurreabdikarin3971 10 หลายเดือนก่อน +1

    Soo taa shalay lahaydeen ethopianku waa walaalaheen ha idinka saarto

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 10 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia xaq beey uleedahay badda. Who are you we also speak Somali and we are Ethiopians

  • @barniabdi9614
    @barniabdi9614 11 หลายเดือนก่อน

    Meeshan Isaaq iyo ciise ayaa tariikh aan jirin isla horfadhiya bill xishood ,hadaan samaroon nahay ladabdiinan reer isaaq iyo ciise waxaad samaynkaraysan samayseen iskugaaya dhadhjiya kolba oo taarikhdaya sheegta oo xiligiinii wuu dhamaaday taa ku biyo caba waligiinba halkan taarikh an jirin ka sheekeeya, Ciisuhu dhulkii daqsinta ahaa ee wallalnimo u ku iman jiraybu baa leeyahay anaa leh, hadan wuxuu tagayaha saylac anaa leh ,miyey ilaaween saylac iska in Dijibouti dhul samaroon tahay oo france siisku uu iyaga soo dajiyey waa ree mii aan waxba la socon bay ahayn markaa France baa inii hilisya xadiid inii samaysay Dijibouti ini siiyey hadana maanta saylac baad leedahay ana leh xishooda hadii labadinan reer xumaan ta idin haysa iyo samroon nacaybka waa laynila dhamaynaya,sacaa laga billabo somali waxba nagama galin ,Somalinmada samaroon dhib bay ku haysaa,waxba kuma qabno angaa siinaynaa Saylac Abii ku xumayn angaa iska leh sidan doono ayaan ka yeelaynaaa eee howlihiina iyo dhulkiina ha ini deeqo sheeko ayaad haysane a piece of Shit.

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somali waa inay oromo meel iskasaartaa waxa damaca wataa waa oromo waxitobiya lahaa majirto amxaaro dagaal ayay kulajirtaa abiye tigray waad ogtihiin adeer oromo damac xumadeeda weeyi dhulka somaliyed tuugsiga kawada soxaadha oromada hadaad damiirledihiin somalaay waxay wadaa inay dhulkasomaliyed iyo badeeda lawaregan waaqorshe oromo qorshahani sidaas ulasocda dhamantoodna dhagta kusodhufta

  • @seed3966
    @seed3966 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aac markaayd kadantahay yeey Rabbii taqaanaa war somali sow idinkii diiday ordoo nagataga fadlan😮😮😮zaylac annagaan ogalayn cid. Aan somaali ahaayn goob ineey darsato zaylac 😮

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 10 หลายเดือนก่อน

    Esrail.ma.sharcia.yey.raacdy.maxaad.ula.yaaban.tahay.abi.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 8 หลายเดือนก่อน

    War banalaka waxaa fadhiya dad wadaniyad FIICAN leh waana bogaadinayaa

  • @MultiXaaji
    @MultiXaaji 10 หลายเดือนก่อน +2

    doodan oo kale in lagu qabto ayaa fiican boorama

  • @marxabacommunitypharmacy7586
    @marxabacommunitypharmacy7586 11 หลายเดือนก่อน +1

    Inantaa mask xidhan ee leh waxan Somaliland ba si fudud lagu qabsanaya waxan leyay wad hurudda ee toos

    • @hanalander
      @hanalander 11 หลายเดือนก่อน

      waa faqash dadka hadal kaa lihi

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 10 หลายเดือนก่อน

    Dooda wa interest garenayey o Somalia Iyo Ethiopia an umalenayay o title ka video ga I qalday lakin Ethiopia Iyo Somaliland ba Seylac isku haysato. Aniga badaha kale Somalia an ku dagaalami kara hade Ethiopia huguri kaso galo inta ka horeso Ethiopia waxe sameso waxba igama galin let me mind my business. Universal TV adna title ka qaldan joji si ad views ku hesho wax walbo haso qorina.

  • @s_h4807
    @s_h4807 9 หลายเดือนก่อน

    Soomaali in hora gumeeysi u qeybiyey intii kale iyada iskala qaybisay gobolaysi calama kala duwan iyo qabiil bey ka dhamaan wayeen hadana weli qabiil bey isku dillaayaan sidaas daraaded ayaa looga fa,iideysanaya subxaanallaah illaahay soomaali xaqa ha tuso amiin.

  • @AhmedAdenJama
    @AhmedAdenJama 8 หลายเดือนก่อน

    Dooda Universal ka qaban qaabisay Hargeysa ee maanta oo aan horudhaceeda dhegaystay waa mid xiiso badan. Reer Hargeysa si fiican ayey u hadlayaan waxaana haboon Soomaali oo dhan iney garab istaagto si khatarta dhulka, badda iyo dadka soomaaliyeed meesha looga saaro.

  • @BasraAbuukar
    @BasraAbuukar 8 หลายเดือนก่อน

    Siyaasi maxad cabdi aduunka lama socdo aduunka nimaki sharciga u sameestay ayaa burbriyay wwaxa ka social ba eeg aduuka xoog baa la isuku shevanaya

  • @abdiosman2676
    @abdiosman2676 10 หลายเดือนก่อน

    Yelemano ❤

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia waa horeeyay gool kaa dhalasiy SOMALILAND waayo Oromo baa dhulkii soo buux dhaafiyay oo afkiina kula BARTAY, hadaba waa horeeya u tabaabusheesatay oo Oromada kula dagan oo dhuudhuumashow kugu soo gashay marka si laguu qabsado weey fudutahay.

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 10 หลายเดือนก่อน

    Been maaha Qof Soomaali ah intu nool yahay cid shisheeyu qabsan maayso dhul Soomaaliyeed.

  • @SafaAhmed-vm8gi
    @SafaAhmed-vm8gi 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka itoobiyankaa halaga saaro somaliyoo idil lkn qofka somaligaa halaga wuu daganaan karaa itoobiya sababtoo ah dhulkayagii somali galbeed baa itobiya ku maqan anagaana dagna

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka oo dhan isaaq miyaa meeha fadhiya

    • @hanalander
      @hanalander 11 หลายเดือนก่อน +1

      Republic of SOMALILAND WEEYAAN ISAAQ XANUUN LA YIRAAHDO AYAA KU HAYA. MUNAAFAQ

    • @superfun1819
      @superfun1819 10 หลายเดือนก่อน

      Lk

  • @maryammohamed-kp7gf
    @maryammohamed-kp7gf 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ala soomalaynijyaad idinku is ugaadhsanaysaan ayu cadaw idinka faaiideysan. Maanta waxay ahayd inay madaxdeenu ilaawan qolo qolo ay gacanta is qabsadaan, ooy Tusiyaan inaaysan wadankeena meelna qaadan karin, wala saylac, barabara iyo muqdisho aanay ku hamin karin.

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 9 หลายเดือนก่อน

      Muqdisho rag iyo dad bey ledhy axmaar tigree bal kawareyso wixii muqdisho ka raacey insha allah mardhaw xadka somalia oodhan walaa kan somaliland ciidamo somali ah baa xadkaa amaankiisa sugayaaa xeebaha seylacna maraakiib somali ah baa tagayaa

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar3854 10 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waa dad leeysku hayo oo leeysku khasbsy kala Diin , kala Aff , kala qoowmiyad ah laakin Soomaalidu waa isku Aff , isku Dhaman, isku Diin maxaa naga khaldan?

  • @lulali6059
    @lulali6059 8 หลายเดือนก่อน

    Sax , itobiyan ka waxaa la qabta damacaan israaiil yahuuda ayaa la qabta, ineey yahuuda wada leedahay ilaa Middle East ilaa Africa siiba horn Africa oo dhan oo itobiya iyo somali Kenya Mombasa kuli ilaa xeebahaan oo dhan sida ay itobiya dhaxalkaas ee yahuuda ku beertey ayey qabaan. Itoobiya soo dhaweeysateen waa yahuud aad soo dhaweeysateen, sidii Palestine ayey na rabaan ineey inoo qabsadaan