Deg Deg Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo Hadlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2018
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA
  • เพลง

ความคิดเห็น • 76

  • @suudaani1
    @suudaani1 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah waa nin dhalinyaro ah oo hadana aqoonyahan ah ee Rabi xilka haku asturo oo ha u fudaydiyo.

  • @ifraahhassan5872
    @ifraahhassan5872 5 ปีที่แล้ว

    mnsha allaaah madxweynaha

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 5 ปีที่แล้ว +15

    Reer Somaliland aad bay ku soo dhaweynayaan Mustafe Cagjarow, si fiican oo sharaf leh baad u hadashay, wajigaaga ayey ku muuqata in aad tahay qof u diyaara isbedel dhab ah. waxa aanu ku leenahay Alle swt ha ku gargaaro oo ha ku garab galo. Guul Somali galbeed, .

    • @cabdiqanigurey301
      @cabdiqanigurey301 5 ปีที่แล้ว +2

      Waad ku qasban tahay inaad soo dhawayso

    • @ayaanxariir8398
      @ayaanxariir8398 5 ปีที่แล้ว +1

      +Cabdiqani Gurey kkkkkkkk muxu aha maa dabqoodhi miss jadhwade muse xamaal mafahmine

    • @malabsida8735
      @malabsida8735 5 ปีที่แล้ว +1

      Oo yaa tihiin markaad soo dhaweeyneeysaan. Ma Madaxda Aduunka ayaa tihiin😁😁😁😁😁?? Yaasa idiinka sugaaya soo dhoween.

    • @sudawaabqurux423
      @sudawaabqurux423 5 ปีที่แล้ว +1

      Cabdiqani Gurey waa runtaa waan ku qasbanahay in aan soo dhaweeyo, waayo Mustafe waa da'yar waxgarad ah oo qurux badan. reer Somalilandna dadka caqli fiican wey soo dhaweeyan, maangaabyadana laad bay dabada ka galiyaan sidii Afweyne barre. la soco dadku wey noo kala soocanyihiin.

    • @ayaanxariir8398
      @ayaanxariir8398 5 ปีที่แล้ว

      +Nolasha waa qurux. kkkkkkkk nayhe dabqoodhiga maa Marx wayna kkkkkkkk akhas sharaf tayda ka way in waxan ee duul qadh munadyeey kkkk

  • @sandheremaxamud7432
    @sandheremaxamud7432 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allh wlhy waa madaxwayne jira

  • @xiinfiniin5271
    @xiinfiniin5271 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Waa qof dhaqan leg ayuu u egyahay Alle ha u fufudeeyo xilka loo edmaday

  • @rahmamahamut6372
    @rahmamahamut6372 5 ปีที่แล้ว

    mid khyr qaba ale ha ka dhigo

  • @alihm472
    @alihm472 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah si wanaagsan ayuu uhadlay. Guulban ku rajaynaya madaxwayne cagjar.

  • @xamseabdisamed2444
    @xamseabdisamed2444 5 ปีที่แล้ว

    alle hakugu asturo xilka noqo midkawanaagsan kiihore

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah!

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 5 ปีที่แล้ว

    👏👏👏 Waa Gobtii Ogaadeen oo fircoonkoodii ka adkaaday ilaah fadligii, cadawgii oromada u nacamlaynayey ee lahaa laaya Ogaadeenkana ka guulaystay 👍 Halkaas ka sii wada HOGAAMINTA
    aad Hiddaha u leedihiin taas oo aad u hurteen ruuxdiina iyo noloshiina 💪🦁🇸🇴

  • @arbacaalsomali8488
    @arbacaalsomali8488 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akber wlhi ninkaan waa nin wadani ah waxaan Ku hamiweynhy inuu ka gogo ikaro

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 5 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH

  • @SoccersmileTV
    @SoccersmileTV 5 ปีที่แล้ว +5

    Adeerkaaga wariyaha ah lasoco magaca DDSI waa labedelay Ethiopian yahy

  • @hamzeabdillahi490
    @hamzeabdillahi490 5 ปีที่แล้ว

    masha allh mANTAN XOOR AHAY MANTAY JIGJIGA XOOROWDAY MANTAY DAD KA KU NOOL XOROBEEN MASHA ALLH ILLAHA NAGAQADAY KARBASHKI AY MAHADA LEH

  • @amaadin12
    @amaadin12 5 ปีที่แล้ว +2

    allaha kula garab galo madaxweyne aamiin

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 5 ปีที่แล้ว

    Xilka loodhiibey allah haku asturo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @apdinuur6830
    @apdinuur6830 5 ปีที่แล้ว

    Hctv wixii warbixin dherada ani iga la soo xidhiidha

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar7854 5 ปีที่แล้ว

    Mashalh

  • @asmajamal2175
    @asmajamal2175 5 ปีที่แล้ว

    mid kheyr qaba alle ha ka dhigo oo noo badala ina iley oo somali kalbeed u badaley boqor tooyadii qadaafi oo kale waka maanta alan baqo ku jiri

  • @suheylabihi7411
    @suheylabihi7411 5 ปีที่แล้ว

    Geesi geesi dhalay guleyso ader mcn 💪ilayn gobtii la yaqaanay ba tahay e 😍

  • @ismahaanadem841
    @ismahaanadem841 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu fududeyo xil culus ayaa laku igmaday
    Madaxwayne
    DDSI horumar wacan ayan idin rajaynayaa walaladayo

  • @omernajib8491
    @omernajib8491 5 ปีที่แล้ว

    Walalkay allah ha kugu asturo xilka

    • @mustafemohamed1620
      @mustafemohamed1620 5 ปีที่แล้ว

      Allah ha kugu asturo xilka culus ee laguu igmaday

  • @suldaankagarxajis3006
    @suldaankagarxajis3006 5 ปีที่แล้ว +1

    Abti qali soo dhawow mustafe maxamud Omar dubad ❤️

  • @bassammohamed482
    @bassammohamed482 5 ปีที่แล้ว

    dhulkeena soomaaliyeed alah haka dulqaado gumaysiga viva soomaliya
    big salan Hargeisa

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 ปีที่แล้ว

    guulayso mudane. halala shaqeeyo hogaaminta cusub.

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha la garab galo. hawl culusbaa runtii utaala

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 5 ปีที่แล้ว

    Waryaa maahan DDSI NO MORE Somali state

  • @cabdiqanimaxamed8373
    @cabdiqanimaxamed8373 5 ปีที่แล้ว

    Khayr baan urajaynay madxa weynaha cusub

  • @Idiris-Mohamoud-Abdi
    @Idiris-Mohamoud-Abdi 5 ปีที่แล้ว

    Walalkii Cabdi Iley baa khaarajiyay waliba isaga owgii baa loo diley. Isaga haduu nabad iyo cafis keeno wuxuu noqon karaa Nelson Mandella oo kale.

  • @rashiidsaleban8019
    @rashiidsaleban8019 5 ปีที่แล้ว

    Waa loo wada joogi donaa isbadlkuu la yimaado insha Allah
    Good work 💼 president of DDSI ✋

  • @HornHelp
    @HornHelp 5 ปีที่แล้ว +1

    "gumaystuhu nagu wareejiyay dowladda hadda aan ka tirsannahay" - Big B**lls (2xininyood).

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 5 ปีที่แล้ว

    madaxwayne hadaladaadu way iqanciyeen Allaha kuugu guuleeyo

    • @user-qu2pe6fe2v
      @user-qu2pe6fe2v 5 ปีที่แล้ว

      Waryaa anas ma xalaalka ayaad joogtaa wali

  • @akramali5570
    @akramali5570 5 ปีที่แล้ว

    Lipaax horusoco

  • @Mohamed23197
    @Mohamed23197 5 ปีที่แล้ว

    Uffff horn cable calanka cusub ayey kamarsan yihin adeer dulmiga aad kuhaysaa somalida maalin ayaad dareemidontaan. Maalin meel ayaa laxoteynaa Inshallah you will be next.

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 5 ปีที่แล้ว

    inkastuu qurbo joog ahaa hadana wuxuu u eegyahey qof dadkiisa ku simi kara khibradu ka soo bartey wadamada hore ugu marey siyaasada...goolka looo socdaana waa nabad horumar cadalad iyo sinaan in ay shacabku helaan. oo aaney cidna cid ka sareyn... waana goool adeg lakin allah hakula garab galo... amiin...

  • @nadirasaed6506
    @nadirasaed6506 5 ปีที่แล้ว

    Soomaalidu ma jihaad bay ku jiran markasta waaban yaabe allahu akbar

  • @Abdirizak436
    @Abdirizak436 5 ปีที่แล้ว

    Alha Xilka Ku atsuro

  • @ibrahimkrama1711
    @ibrahimkrama1711 5 ปีที่แล้ว

    Isaqu sidu somaliland u xasiliyu
    Ohadeniyana u xasilinaya
    Somaliana haku daydano nin isaqa ha u dhibtan

  • @juxaa12jeeble25
    @juxaa12jeeble25 5 ปีที่แล้ว +3

    Assalamu Calaykum.
    Madaxweyne kasta oo xataa siyaasda ethiopia u fuliya xabsi uun buu ku dambayn.
    Madaxaweyne koley meeshani joogi mayside dadkaaga iyo diintaada u gargaar inta yar ee aad joogtid.
    (1) Waa inaad shaqda ka joojisid ninkii madax ah ee khamriga cabaya, waayo nin wareersani waxba oo maalin walba wax la imanaya waxba ma xukumi karo.
    (2) Dadku diintooda xor ha u noqdaan oo ayaan la odhan ninkii diintiisa ku dhaqma waa argagixiso ama waa xag jir.
    (3) Dadka waa in aan lagu xidhi karin fikradiisa haduu wax ka sheego madaxda.
    (4) Jabhada ONLF waa in aydaan ka hor iman waayo waa tii idin difaaci lahayd marka xaaladu xumaato.
    (5) Talabaadii dawlada federalku xooga ku qabsatay kililka Somalida waxay ahayd talaabo sharciga lagu jabiyay iayagana masuulka ahaa wixii ka dhacay halkaas waayo inataas ka hor dhibaato kama jirin madaxweynahana si sharci ah ayaa loo bedeli karayay.
    (6) ka faa,iidaysta isbedelkani,oo sumadii Soomaalinimo soo ceshada haday tahay calan iyo astaamo kaleba.
    (7) Hadii aanay somaalidu xisbiga ethiopiaya xukuma aanay ku jirin,waxba kama aha Ethiopia ,markaa waa inaad miiska saartaan arintani oo aad qolka wax lagu go,aami aad gashaan.
    ( 8) Waa in si deg deg ah loo joojiyo ku tumashada xuquuqda bani aadamka, tusaale dadka huteelada jiifa ayaa inta saqda dhexe qolka loogu galo toosh indhaha lagaga qabto oo huradada laga kiciyo isgoon waxba dhimin, arintaas waxaa samayn jiray qabaleeyada jigjiga.
    (9) Batroolkiina ayaan xabashidu idinka dhicin ee ka midooba.
    (10) Somalida waxa lagu sameeyaa qaybi oo xukun, midooba oo xoogiina,caqligiina iyo codkiina mideeya.
    (11) Calanku waa inuu muujiyo inaad Somaali tihiin.

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 5 ปีที่แล้ว

    Waa ninkii ugu macquulsanaa ee abid soo mara Degaanka Soomaalida xabashida fadlan halagu dabafaylo kalsooni 100% haloo muujiyo si aanay dawladda Federal ku hawlihiisa usoo faragelin. Oo hala taageero uma baahnin Cabdi iley danbe.

  • @mukhtaarhussein5336
    @mukhtaarhussein5336 5 ปีที่แล้ว

    Dadka is leh isbadalba dhacay ader itoobiya idin talisa arinkinu waa nabar buka o dusha wax laga saar saaraayo

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 5 ปีที่แล้ว

    dadki dhagar qabayasha aha waa in sharciga la horkena xabsiyada la dhiga waa maxay dadki dadka dhibateyay ayan la dhibatayn waxasi ma afba bal wuxu kuu hadlayo ninkani eega war ilen darod waa darod ila koda wadadka sheganaya waligod xaqa ma tagderan bal dad tacdiyo geeystay ayu kuu leyahay ayan la dhibatayn waxasina waa dad daroda oo qabilkisa darted ayu sidu uu leyahay war anagu dadka dawlad deganka somalida ethiopia waxan ugu baqayna haka yelina in dadki tacdiya geystay ee dhagar qabayshu ay ayar iska jogan iyagon sharciga la horkenin

  • @axmedxuseen2178
    @axmedxuseen2178 5 ปีที่แล้ว

    Dadka waxa deeqa cadaalad iyo sinaan ee ku dhaq madaxweyne hana noqon sidii kuwii hore inaad shacabkaaga col ka dhigato gumaystahana u gargaarto Alle na ha kula garab galo.

  • @alawnacafi2195
    @alawnacafi2195 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk war laxorawyee maaashaa allhhh

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 5 ปีที่แล้ว

    Xoogaa nin fiicanbaatahay m.weyne lkin qoladaa koonfurta ee qadaadka waaweynle uun inaga ilaali

  • @mulaaxocabdiqani7717
    @mulaaxocabdiqani7717 5 ปีที่แล้ว

    Acuudu billh madaxwayne badanaa DDSI waa kii sadexaad ee la leeyay madaxwynha cusub😂

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 5 ปีที่แล้ว

    darodku maga ilahay wayku dhawaqeen lakin qalbigoda kuma jiro hadu jiro mabay xasuqeen dadka iyago khamis xidhan oo kitab qurana gacanta kuu haysta ayey hantida umada boban kuwan imika magaca ilahay kuu dhawaqaya waa isla kuwi shalay taliski dhig yacabka aha la shaqaynayay ee raliga kaga aha wuxu sameynayay

    • @sahromohamed5668
      @sahromohamed5668 5 ปีที่แล้ว

      Alla dad buka badana allaah haku abuuray kabaq meel waliba war iyo dhaliil haka goobine allahu akbar miyaad hadana dadkii ku weeraraysa tedakale umad dhan haisku qaban nocado kaloo qalbiga ka gubtay ayaa dunidaan kunoole daarod allaah ayaa sharfay cidina ka qaadi mayso sharaftaas ee naxdin udhimo iyo qabiil iyo xiqdi xun oo kuyu aasan asaga ayaaba shaki iiga jiraa saad wajibaadka eebbe ugudato waayo umado dhanba maad jaa ifaysateen hadad macaanka diinta taqaane

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 5 ปีที่แล้ว +1

    umada soomaliyed adero uadeeg hanaoqon nacas oromada ku adegato

  • @mocharles5641
    @mocharles5641 5 ปีที่แล้ว

    Waa nin daacad ah sida ka muuqata wajigiisa. Nolol arxan daro ah oo ku sababi karta inuu dadka sj xun oo cadawnimo leh u maamulo ma soo marin ninkani.

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 5 ปีที่แล้ว

    ninkani hadu dadki dhagar qabaysha aha ee tacdiya geeystay mudo 10 sano ah waxba ka surto galimayan siyasadisa dadki tacdiya iyo xasuqa lo geystaynay aqbali mayan wanay ka horiman donan mamulkisa

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 5 ปีที่แล้ว

    muxuu cadaalad idiin sameeyaa sow idinkan qabiilkiisa durba wada

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 5 ปีที่แล้ว

    Waaa qoloma kani

    • @yuusufjama
      @yuusufjama 5 ปีที่แล้ว

      isku qolaydun tihiin lol

    • @abdulnj801
      @abdulnj801 5 ปีที่แล้ว

      Ogaadeen

  • @puntlanderboy5333
    @puntlanderboy5333 5 ปีที่แล้ว

    Soomaali ka sakow, Yuu yahay?
    In lays haybsado ceeb ma aha oo qabiilka laysku garto.

    • @mwajeer
      @mwajeer 5 ปีที่แล้ว

      Awaare ka raadi