RUNTA RABI BAA IGU JECEL E WIXII DHACAY 1988 IYO WIXII DHACAY 2013 WAA LABO DULMI OO LAMA ILAWAN AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 21 วันที่ผ่านมา +3

    Yaasmiin Sidaa weeye soomaalinimo naga badan wixii xanuunsan iga Allah ha caafiyo

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 21 วันที่ผ่านมา +1

    Xaqiiq baad ku hadashey 1988 dulmi xun baa dhacey oon cidina wanaag kaga fal celin. Kii Laascanod ka dhacey na dulmi foolxun ayuu ahaa . Somali xaqa Allah ha garansiyo

  • @sofar-l9j
    @sofar-l9j 20 วันที่ผ่านมา

    wllo allaah dhaawacyada wajigaga ka muuqda allaah ha ku bogsiiyo

  • @ZuZuDahabo
    @ZuZuDahabo 20 วันที่ผ่านมา

    100%

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 20 วันที่ผ่านมา

    Haye gulubi dheer Maxaa kaa galay
    Hargeyesa Naayaa Orod buulole
    Ka Sheekee iyo meeshii laascaanood
    Tuulooyinka dhulbahante Naago
    Dhaadheer oo dhoyla baa tihiine

  • @pxtals
    @pxtals 21 วันที่ผ่านมา

    Reer shiikh isxaar maxawayaan ba ayagu 1 sano dhan Madfac wiilashoda kugaracayeen. Lascanood Oygarabka kusiinayeen. Musane wuurabay in isaaq kibirka lagagubo Dhulkaga analeh maxaytahay

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 21 วันที่ผ่านมา

    What do u know

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 20 วันที่ผ่านมา

    Yaab kulaha hadi lakala jaro waqoyi iyo konfur wa ok marka dhulbante iyo warsangali iyo somalida kale maxad u racisay yaab

  • @pxtals
    @pxtals 21 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse bilaash u edaynaysa isaaq ayagarabay dagaalka siiba habarjeclo. Muusow ciidankafasax

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 21 วันที่ผ่านมา +1

    Naagtaan macaqlibadna. Kuteh Isaaq Dagaalkii Laascaanood iskumawada raacsaneeyn Iyo Dalka Hakala go,o. Dhulbahante Waa Dad Bilaa Qadiyad ah.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 20 วันที่ผ่านมา

      Dagaalka Sool Isaaq lama dagaalmin isaaq haduu la dagalamo dagaalaka ma istaageen dawaaduna way u tudhi dadkeeda

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 13 วันที่ผ่านมา

      @@abdullahiomarali5241 Markii Cagta La Idin Saarray Oo Dhulbahante Tolkii Usoo Hiiliyay Baad Cabaadweeyneey Kumeereeysataan Qarankii Yaraa Waala Taagay Iyo Iskuma Raacsaneen. Dir Waqooyi Oo Dhan Baad Wadateen 8 Habrood Ee Horboodeeyse. Dee Ma idinkaa Ah Dad Usameeysan Inneey Ragg Kahortagaan Oo Iskaceshaan.

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 21 วันที่ผ่านมา

    adiga iyo soomali badan oo gobol walba iyo tuulo walba ka yimi soodinka dafaha caalam ka jooga maaha