😭😭Ax naagtisa wubahdiley 5ilmo aye udhashay hadana naag labaad uradinaya ayado maqleyso ukuqabtey😭💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 179

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne 13 วันที่ผ่านมา +10

    Duqdaan aydadaba filtar baa u saaran asagana waa duq foolxun oo ilkihii beelay oo gabadh uu dhali karo rabo inuu saqiirsuujiyo yahuu😂xishoodkii wuu dhamaaday😂😂😂

  • @nrm8566
    @nrm8566 5 วันที่ผ่านมา +4

    I don't think you love her at all , that's bahdil ki ugu waynaa on arko AstaqfuruAllah 😢💔

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 20 วันที่ผ่านมา +15

    Naa waxan eri waskha ah ee qalbi Jabka ku ridaya gabadha .

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา

      Waa caan raadis Waxaan ma runbaa mooda waa filin ilkihiisa ebar ah so xashiishka iyo xamriga u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8r 19 วันที่ผ่านมา +13

    Waa noca ladhaho dulaystee nacas

  • @ifrahali7354
    @ifrahali7354 7 วันที่ผ่านมา +6

    Lacagta ad ku rabto mid labaad ilkahaaga ku hagaaji

  • @samiiroahmed4957
    @samiiroahmed4957 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waa bahdilaad waxa naag kalana wax tari maayo 😢

  • @Qma986
    @Qma986 18 วันที่ผ่านมา +8

    Nin nagtiisa bahdilayo nagta raaceesa ma dhimantahay

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 20 วันที่ผ่านมา +16

    Naa waxan eri waskha caruurtiisii iyo jooydood ayuu ka xishoon waayey ee ta kale siduu odhanaya

  • @fartunomar5957
    @fartunomar5957 9 วันที่ผ่านมา +3

    He needs only dental work 😂 not second wife 😂😂😂

  • @sahrajelleali414
    @sahrajelleali414 12 วันที่ผ่านมา +5

    Kan gabadha owqabo yaakakaxeeya ayeykataagantaha believe me 😢😢😢😂😂

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

      Walaahi Qof famey adiga kajira

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 20 วันที่ผ่านมา +12

    Ta yeelaysa ma wax baa u dhiman waskha ah caloosha iyo qalbiga ka dilaya caruutiisa hooyadii waskha

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 8 วันที่ผ่านมา +2

    O gawadha ayada ilmo ma rabto miya la radinayo gabdhaha uso korayo ma fahansano miya ninkan sidu yahy iyo sidu u hadlayo subxanallah

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 20 วันที่ผ่านมา +14

    Midh ma ogola csloosha ayey ka ooyeyss beenale haday carooto caruurtay u baqaysa.naa waxan ha dhagaysan ee eri

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 8 วันที่ผ่านมา

      Rikaato ayu ku heysto iltahay ilmahada u baqaysa ilathy😢

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา

      Waa caan raadis Waxaan ma runbaa mooda waa filin ilkihiisa ebark ah so xashiishka iyo xamriga u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 20 วันที่ผ่านมา +32

    Libaax waxkama ogide yaakuyiraahda ilkaha soosamayso inaad hal qabtona ma aaminsani cidlaad fadhidaa.

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 15 วันที่ผ่านมา +3

      😂😂😂 hadal aan dhihi rabay ayaad dhahday ilkahii ayaa kadhacay suu balwad iskugu waday naagta rabtaa xageey jogtaa

    • @chailatecookies7341
      @chailatecookies7341 9 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 6 วันที่ผ่านมา +1

      Kkkkk

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 6 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkk​@@fadumonuur7264

    • @iqrayasin6904
      @iqrayasin6904 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Parking uu fasaxa ku nasto ayuu rabaa

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 วันที่ผ่านมา

    Waa nin guri ku xidhaan war horta ilkahaa soo sameeyso agka duleelu dhigaya nagtisa heerka soo gadhsiisay marka abaalkeedu ma wuxuu noqday in lala arooso😢

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xy 11 วันที่ผ่านมา +2

    Naya naciimay caRuurta hakula hadlin luqadkale luqaduda udaa haqaldine ada qalada ukadlaye

  • @deekahassan1841
    @deekahassan1841 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In aa gursato oo labeysato dhib maleh lkn waxan naag naag loma furo

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 20 วันที่ผ่านมา +6

    Af Dalool waskh ah oo beenale ah

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 2 วันที่ผ่านมา +1

    Naa qofku afka muu iska sameeyo lacagta uu naag ku raadinayo 😂😂😂😂😂astagfirullah

  • @user-qn7rt9no7x
    @user-qn7rt9no7x 13 วันที่ผ่านมา +2

    Asc hadii ay run tahay gabadha namaqashii waaba yaabe

  • @nuuraqosolwanaag9476
    @nuuraqosolwanaag9476 20 วันที่ผ่านมา +17

    Balayo caruurta ma korsato uf nin Somali wa wax dhinty 😢

    • @khayr_jecel
      @khayr_jecel 17 วันที่ผ่านมา

      😅😅😅😅😅 waa beenaale 4 xaas wuxuu ku dhaqan rabo muu ilkaha ku hagaajisto faan badanaa.

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา

      Waa caan raadis Waxaan ma runbaa mooda waa filin ilkihiisa ebark ah so xashiishka iyo xamriga u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    alla naciimaay kugu xiintay ma waxa fariida ninka xaskii nolosha la qyabstay 5 jeer u foolatay u jaqsiisay u daashay manta ka kibraya ka guursanya waa doqon doqon dhalay maaha farid guurka somalidana mustaqbaal malaha badankoodu marku ku daliyo ka dhaqaaqyaa ufa caleek aabal maba lahaa

  • @sundusfarahabdullahi3687
    @sundusfarahabdullahi3687 4 วันที่ผ่านมา

    Qaas qaas yahow rida sh gbadha ku rabtaa inte jogtan frakhan laxdanse bahida hysa mxe ahyd

  • @user-gr3es1fe4m
    @user-gr3es1fe4m 4 วันที่ผ่านมา

    Bal day siduu u hadlaya naciimo gabdhaha ha bahdilin af doqoshka

  • @KaafiyoCabdi-ds8xq
    @KaafiyoCabdi-ds8xq 5 วันที่ผ่านมา

    Waa beentiis dumarkuu rabaa inuubahdilo

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 วันที่ผ่านมา

    Gabar oo ku ciyaaro ayuu rabaa oo ilkiisa masaarka oo ku suro yaab

  • @faizaislaw4976
    @faizaislaw4976 วันที่ผ่านมา

    Qasiiis qasiiis dhalay af ur badan iskuma jedyo 20 jir seku yeelee dhamaad yahow

  • @fariyaosmanali9220
    @fariyaosmanali9220 16 วันที่ผ่านมา +4

    I salute you lion🦁🦁🦁 Masha Allah 👏💪💥💥💥

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 วันที่ผ่านมา

    war gabdhow iska hubiya nimanka iyo gabdhaha is baara xaga cfmaadka waliba dhaqtar fcn oo laaluush la siin

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman 3 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha dowlada iney kuu biishaa rabtaa waan diidnay

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    25 ilaa 30 aad bay kaaga yar yihiin caruur buuqeeda ma rabo gabadha yar oo caruur dhalaya muxuu ka rabaa muu mid asaga ku faca raafsada

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman 3 วันที่ผ่านมา

    Waan kaa diidnay ilmaha yurub aa kuheynee. Adigana xamar ayaa kusoo baashaalee xishoo yaa huu

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r 6 วันที่ผ่านมา

    Niiiimamka Somaliyed waaakuuwaan ceyb caleyk

  • @NafisoAxmed-yo3tr
    @NafisoAxmed-yo3tr 5 วันที่ผ่านมา

    Marky ku klaa kacadana nag baa donesaah😮

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา

    Waa caan raadis Waxaan ma runbaa moodin waa filin ilkihiisa ebar ah so xashiish iyo xamri u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @nrm8566
    @nrm8566 5 วันที่ผ่านมา

    Unbelievable 😮 SubhanaAllah

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 20 วันที่ผ่านมา +7

    Indho-adayg ,bah-Dillkaas ,bal eega Acuudubillahi

    • @zeinabumu.hamza.1233
      @zeinabumu.hamza.1233 10 วันที่ผ่านมา

      Naag in la guursado bahdili ah cajiib

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@zeinabumu.hamza.1233minyaraha matahy ninken miyu kula fcnyhy nagtisa bahdilayo qalbiga kajibaya

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา

      Waa caan raadis Waxaan ma runbaa mooda waa filin ilkihiisa ebark ah so xashiishka iyo xamriga u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 20 วันที่ผ่านมา +7

    Afka ilko gasho dhaha dayacan intaa naag labaad u raadinayso

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา

      Waa caan raadis Waxaan ma runbaa mooda waa filin ilkihiisa ebark ah so xashiishka iyo xamriga u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 9 วันที่ผ่านมา +1

    Niinkani waa abe dhalan 😂😂😂

  • @user-bj4qo4yh8c
    @user-bj4qo4yh8c 14 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaana Allah ya rabbi nin xun 🤭

  • @ifrahahmad8948
    @ifrahahmad8948 วันที่ผ่านมา

    Ok nin naagtisa qalbiga ilaline yaa rabo siibo yurub jogto

  • @sammie1163
    @sammie1163 20 วันที่ผ่านมา +5

    Eey baad tahay naag raadis iska daaye caruurta gaalada ka ilaasho wasaq faarax mijo baasto yaahuu foolxumo badane

  • @user-vd8tm3wi2k
    @user-vd8tm3wi2k 6 วันที่ผ่านมา

    Kan waa nacas raaliyo helay Akh

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

    Nin daacdaacsanaayo 😢waa dharganahahay iyo waxbaa raadinaya

  • @maryankuluc2023
    @maryankuluc2023 17 วันที่ผ่านมา +2

    lacag baan haystaa kulahaa muu ilkaha iska hagaajiyo doqonkaan miskiinta bahdilaya😡

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา +1

      Hhhhhh Waa caan raadis Waxaan ma runbaa mooda waa filin ilkihiisa ebark ah so xashiishka iyo xamriga u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 20 วันที่ผ่านมา +4

    Ilahay amarkiis dalxiiska marabaan miya carurta iyo ilmaha maxa dhacay walalo wa raga may ilaahay kacabsadaan

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา

      Waa caan raadis Waxaan ma runbaa mooda waa filin ilkihiisa ebark ah so xashiishka iyo xamriga u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

    Naag majeerteen. Maxay kujecelyihin raga sariirdoonka ninyahow daaroodka naagahooda cabdhadey saa ukalahayaan aqas

  • @user-gr3es1fe4m
    @user-gr3es1fe4m 4 วันที่ผ่านมา

    Maxima hakudagdagin ninka

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 วันที่ผ่านมา

    🌹❤️🌹👏👏👏👏🙌🙌🙌🙌🙌✅✅✅Maasha allaah

  • @safioali808
    @safioali808 7 วันที่ผ่านมา

    Abaayo biri meel aan ciyaal joogin ku laha hadana 20 jir wax ma dhaleeso miyaa muu goy raba cudu bilah.

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r 6 วันที่ผ่านมา

    Afkaga kunadfsoow lacagta nagahaaa kuraaadsaaneysow

  • @nrm8566
    @nrm8566 5 วันที่ผ่านมา

    Come on Naema abayo haka walin qofkan he's not a legend not even close.😂

  • @abdifatahofficialschannel4619
    @abdifatahofficialschannel4619 20 วันที่ผ่านมา +5

    20jir wey dhalee nasasho ma aha ee markey dhasho ayuu rawa inuu ka tago

  • @HappyQuetzalBird-dw7wc
    @HappyQuetzalBird-dw7wc 8 วันที่ผ่านมา

    Oohada naagtaan Mayar 😢😅kkkkkk cagu niin somaali ah uf dhe😊

  • @user-uf3uu5lr7d
    @user-uf3uu5lr7d 7 วันที่ผ่านมา

    Doqon doqon waaye kani

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 13 วันที่ผ่านมา

    Sheeko nin faanay nin maaha igatag xaqiiqda allaah og

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g 8 วันที่ผ่านมา

    NINKAN WAA WAA DURAN YAHAY

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan gabaryar ee bikradeeda ku ciyaaro Kani gabar uu saqajaankadhigo hadhowna iskafuro boodoonaya haday uswaasho afkiisa ayuu kacadeenaya wallebak wax qarin gabdhi saa kugasho wax waynbaa kaqaldan

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g 8 วันที่ผ่านมา

    HADAAD JECESHAHAY. NAAG. LAMA ADAN GURSATEEN

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

    Xaaskiisa lama arkin been naviimo xaaskiisa lama arkin. Wuu uyeerey cidi ma arkin

  • @farxiyaa.5282
    @farxiyaa.5282 3 วันที่ผ่านมา

    Adi ma dhihinoo ilaa 20 tan jir... Af jajab 😂😂😂

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 6 วันที่ผ่านมา

    Gumayste ma jirto gabadh ogol o ninked ku faraxasan in uu guursado gabadh kale lakin gabadhu way khasbzn tahay

  • @user-gr3es1fe4m
    @user-gr3es1fe4m 4 วันที่ผ่านมา

    Maxima hakudagdagin ninkaas

    • @user-gr3es1fe4m
      @user-gr3es1fe4m 4 วันที่ผ่านมา

      Naciima haku dagdaga ninkaas

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 8 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha muxu waxa ogu dhiwaya

  • @Mommazen
    @Mommazen 6 วันที่ผ่านมา

    Benaale nin leh xaskeyga waa jeclahay hadan shan ilmo ii heysaa hadan buuq ma rabo waxaan rabaa guri aan ilmo joogin soo ma dhaleyso mida yar ileen tii horeba ilmo😂 ma wadanine 😂😂😂😂😂

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 8 วันที่ผ่านมา

    Nin😂walba ooduli ah xalimo soxarayso hadhowna ooya acudubilah

  • @rodahabdiraman8623
    @rodahabdiraman8623 18 วันที่ผ่านมา

    Why baad ilko u gashan wayday???

  • @soomaalidoon8981
    @soomaalidoon8981 17 วันที่ผ่านมา +8

    Ninkaan deris ayaan nahay arinkaan dhibaato weyn ayaa ka raacday gartiisa ayaa la galay.

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v 17 วันที่ผ่านมา +1

      Meshan ku yaabay aan fadhiya!. Yaabka adunka😢!. Leylo haday kan sii agjoogto waba hoogtay!.

    • @adarsheikh-ali9290
      @adarsheikh-ali9290 15 วันที่ผ่านมา +1

      Waligood ayay ragg aan jirin iska dhigaan

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂 kani gandhaha horeba sifiican inuusan udhaqan waamuuqata wuxuu. Noosheegaya nin runta sheegayo oo dumarka nagaba badan baa guursanaya kuye😂😂

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂 kani gandhaha horeba sifiican inuusan udhaqan waamuuqata wuxuu. Noosheegaya nin runta sheegayo oo dumarka nagaba badan baa guursanaya kuye😂😂

  • @bilana289
    @bilana289 วันที่ผ่านมา

    Maalin ima dhibin kulaha haday ku dhibi lahayd oo basbaas ku marin lahayd sidaa umaad hadasheen
    Nacas dacay weyn

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 21 วันที่ผ่านมา +6

    Labada bilood maxaad maxaad faakayshanka ugu kaxayn wayday

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkan inuu wax fiican sameenayo buumooda

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂iyada fasaxday she is tried for him

  • @malinabdi2315
    @malinabdi2315 4 วันที่ผ่านมา

    Gabadha ow dulminaa oo 2 bilood bes lagu qaadanaa oo hadane 20 ka hooseyso ma aragto?😢 tan kale miyaad ogtahay in uu iyada gumeysto eysan hadli karin ileen saxaabadii ayaa maseyri jirtee naag aan maseyreyn ma jirtee. Doofaar inta uu iyada nasiin lahaa ow iyada waqti siin lahaa ow ilmaha uga cararaa hadhowna magaciisa si fudud ku sitaa😡

  • @user-gr3es1fe4m
    @user-gr3es1fe4m 4 วันที่ผ่านมา

    Inkaari kugu dhacday waa naag uu bahdilay af duqush

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g 8 วันที่ผ่านมา

    NAAG. AAD. TAGTAY UNBA. KAA YEELI NAAG KALE. GURSO

  • @fathiamarie8228
    @fathiamarie8228 9 วันที่ผ่านมา

    Nagtaa uu naceey

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 9 วันที่ผ่านมา

    Ilkaha biro iska geli is deji gabadhaan fudaydkiisa wax ka nasiyo ayey u bahan tahay ayaan u malayna 5caruur gabar ha5sato oo wadanka joogin ninkeda way u bahan tahay nimco u daaya ninkeda

  • @user-ub3fd6cn1d
    @user-ub3fd6cn1d 16 วันที่ผ่านมา +3

    Raliya Wax ladhaho ma jirto ila ragu waxay u yaqanaand raliyo doqon . Wir in U sidaas Igu odhanayn ani ilahow gabadhaas qalbiga U qaboji

    • @asiilmahir6072
      @asiilmahir6072 8 วันที่ผ่านมา

      Raliyanimadu waa🎉aan kugumesto bes no more

  • @basroabdulahi
    @basroabdulahi 3 วันที่ผ่านมา

    Afkasa ya rabo yaaahu

  • @SagalAbdihamud
    @SagalAbdihamud 5 วันที่ผ่านมา

    Waa been tii naagtisii maha

  • @farhiyaadow2468
    @farhiyaadow2468 10 วันที่ผ่านมา

    Asc dumarka somaliyado cafiimadkiina ka fikira oo ka joka😂😂😂😂😂

  • @iloveallah344
    @iloveallah344 วันที่ผ่านมา

    Nicima this man is abusers he abused his wife mentally and emotionally so she is not feeling any thing
    Do your husband talk about a wife front of you? The answer is no
    His a selfish man 🧍‍♂️

  • @teammotivation1952
    @teammotivation1952 12 วันที่ผ่านมา

    Balayo ilko bur bursan war ilkaha hagajiso nag bele😏😏

  • @iloveallah344
    @iloveallah344 วันที่ผ่านมา

    Before you get married the second wife you need to fixed your teeth

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

    Fasaxa naag uu labashaalo buudoonaya

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 19 วันที่ผ่านมา +4

    Hakategin hadaad jeceshahay xaaskaga iyada fasaxa ukaxee haso naaatee iyaba way daashey soomaaha

  • @JuweeriyaOsman
    @JuweeriyaOsman 9 วันที่ผ่านมา

    Balaya af xunle akhas😮😮😮😮

  • @hakimaalasow9822
    @hakimaalasow9822 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anaga wax aragnay

    • @Z.Nuriii
      @Z.Nuriii 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wa ruun 😢😂

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 13 วันที่ผ่านมา

    Ɓbbbbbbbbbbbbbbbbbbb

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 20 วันที่ผ่านมา +4

    Tuug khaayin Aha weeye kani. Waskh ta dambe miyaanay dhalayen .naa waxan eri waskha ah waliba gabar yar oo mustaqabal leh ayuu rabaa in mustaqbalkeeda ku dheelo

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v 17 วันที่ผ่านมา

      Kuwa hawada uso gelayo kawaran?.

  • @adendelakhaireh539
    @adendelakhaireh539 6 วันที่ผ่านมา

    You are bot Goodyear persobe

  • @nimcosiyat1470
    @nimcosiyat1470 10 วันที่ผ่านมา

    Nagtas way nacday ninka way is dhafin rabta😂😂

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 วันที่ผ่านมา

      Waa caan raadis Waxaan ma runbaa mooda waa filin ilkihiisa ebark ah so xashiishka iyo xamriga u cabaayay aye kataaten ilkaha so hagaajiso xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 19 วันที่ผ่านมา +1

    Beenlow

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 9 วันที่ผ่านมา

    Ilkaha muu gashto😅

  • @Qaali12
    @Qaali12 20 วันที่ผ่านมา +2

    Abaal maleh Farax, wakasa afkisu ku qiray😢

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา

    19 ladajiyey iyo gabdhi Kenya ee 20 maxay ku kala duwan yihiin tui hore ilmo balse 20 yar shukansi😂😂 meeshan wax ma idinkaga baxay

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 14 วันที่ผ่านมา

    Gabadha waadhegool

  • @omilahyerug341
    @omilahyerug341 17 วันที่ผ่านมา

    Lagusii qaad

    • @saynf
      @saynf 7 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 20 วันที่ผ่านมา +1

    Asc ninyahay waxaad behdeshahay
    Naagtii ku so sabartay adoo baahan ku qaadatay ayaa naagtaas saan ugu kor hadlee .xasbunAllah wanicmalwakiil nin yahow dulimiga iska daa waayo Allah waa ku nicmeyey Allah ha siiyey naag fiican iyo shan caruur Ah waryaa fasaxa la qaado ilmaaga iyo naagtaada .waxaase kaa lita naagtii ku gursato waa istubit.please naagayahow ha qalbi jibin gabar walaashaa ah😊

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 20 วันที่ผ่านมา

      hadu awoodo wu aroosikara in ukaqariyo iyo inu ka dhamaysto waykala vxn yihiin

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@Khaalidcade01ilkaba maleh muxu awodaa?.

  • @rodahabdiraman8623
    @rodahabdiraman8623 18 วันที่ผ่านมา +1

    Cajaa ib, yaa rabi. Naagtiisaa kan dhib qabta. Iyadana caruurtuu uga tagaayaa. Fasax uu gabaryar ugu taguu rabaa. Caruurtiisa iyo naagtiisa horteeda buu saas ugu hadlaayaa. Afar naag baan dhaqankaraa iyo ilko la aan isku kay qaban wayday!! Yaahuu😮