Yasmin tiina channel
Yasmin tiina channel
  • 1 414
  • 7 243 720

วีดีโอ

VALOG QURUX BADAN IYO DAL XIIS KII AFRICA
มุมมอง 807 ชั่วโมงที่ผ่านมา
VALOG QURUX BADAN IYO DAL XIIS KII AFRICA
AJ FAMILY BIIN KU ISKA JARAY LIBAAX MEEL FADHI YA BAAY FARAH LAGALEEN UGBAAD ARAG SAN OO AF KA FURA
มุมมอง 7K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
AJ FAMILY BIIN KU ISKA JARAY LIBAAX MEEL FADHI YA BAAY FARAH LAGALEEN UGBAAD ARAG SAN OO AF KA FURA
QALANJO SOMALI WAXAA LAGAU HAAYS TO WAA SIDEE
มุมมอง 1.4K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
QALANJO SOMALI WAXAA LAGAU HAAYS TO WAA SIDEE
CERI GAABO NIN LEH BAA KA TALIN MA TANAA KU XIGTAY
มุมมอง 45012 ชั่วโมงที่ผ่านมา
CERI GAABO NIN LEH BAA KA TALIN MA TANAA KU XIGTAY
DHULBAHANTE ABAAL KII MAJEER TEEN SIDAAN MIYUU KA DHIGAY
มุมมอง 5K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DHULBAHANTE ABAAL KII MAJEER TEEN SIDAAN MIYUU KA DHIGAY
DALXIIS KII KAMPALA IYO VALOG QURUX BADAN MESHAAN BOQANAY WAXAAY AHAYD
มุมมอง 73816 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DALXIIS KII KAMPALA IYO VALOG QURUX BADAN MESHAAN BOQANAY WAXAAY AHAYD
CERIGABO WIIL GALBEED SALKIIS KA YIMID MIYAA IIGU HANJABAY WALLE GOBLAN IYO GURYO MADH BAA KU XIGA
มุมมอง 3.6K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
CERIGABO WIIL GALBEED SALKIIS KA YIMID MIYAA IIGU HANJABAY WALLE GOBLAN IYO GURYO MADH BAA KU XIGA
GABADHU XARASH BAAY U HAYSA QAYS QEYSAR WAXAAY SIDAAN UGU CEBEY SANAYSO WAXAA JIRA
มุมมอง 1.8K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
GABADHU XARASH BAAY U HAYSA QAYS QEYSAR WAXAAY SIDAAN UGU CEBEY SANAYSO WAXAA JIRA
NAAG GAROOB AH YAAN LA GUURSAN RAGOOW
มุมมอง 671วันที่ผ่านมา
NAAG GAROOB AH YAAN LA GUURSAN RAGOOW
Xayaad Qurux Qofka Kuu Gala Abaal Lama Ilaawo Idiris Bebe Sorry
มุมมอง 2Kวันที่ผ่านมา
Xayaad Qurux Qofka Kuu Gala Abaal Lama Ilaawo Idiris Bebe Sorry
BARBAR BARBAR WAAN GAAL SUBXAAN KOW WAXAA LAGU ARKAY
มุมมอง 441วันที่ผ่านมา
BARBAR BARBAR WAAN GAAL SUBXAAN KOW WAXAA LAGU ARKAY
AJ FAMILY KII SA DHABTA AHI WAA KU WAAN CUDUR MJ LADHAHO BAA DAD KII KU DHACAY
มุมมอง 3K14 วันที่ผ่านมา
AJ FAMILY KII SA DHABTA AHI WAA KU WAAN CUDUR MJ LADHAHO BAA DAD KII KU DHACAY
CERIGABO HAL KII SOOL BAAY KU SOCOTAA HA DAAN KHALAD KA DADKA LAGA DAAYAN
มุมมอง 9K14 วันที่ผ่านมา
CERIGABO HAL KII SOOL BAAY KU SOCOTAA HA DAAN KHALAD KA DADKA LAGA DAAYAN
AJ FAMILY MAXAAY TAHAY SABAB TA UU U INKIRAYO
มุมมอง 1.2K21 วันที่ผ่านมา
AJ FAMILY MAXAAY TAHAY SABAB TA UU U INKIRAYO
DR ISIM WAX KHAAYR QABAA LAGA FA IDAY
มุมมอง 31721 วันที่ผ่านมา
DR ISIM WAX KHAAYR QABAA LAGA FA IDAY
DEEQ AFRO HEES TII HORGALA DEEN DAAQ TAGAY
มุมมอง 29K21 วันที่ผ่านมา
DEEQ AFRO HEES TII HORGALA DEEN DAAQ TAGAY
SHIIKH BADBADO IGA GADHSIYAA FARINTAN CODSINA WUU KU HOOS JIRAYE U FIIRSO
มุมมอง 16K28 วันที่ผ่านมา
SHIIKH BADBADO IGA GADHSIYAA FARINTAN CODSINA WUU KU HOOS JIRAYE U FIIRSO
VALOG IYO MESHAAN KU NOLAY MALMIHII NA SOO DHAFAY MEEL QURUX BADAN IYO AFRICA
มุมมอง 40528 วันที่ผ่านมา
VALOG IYO MESHAAN KU NOLAY MALMIHII NA SOO DHAFAY MEEL QURUX BADAN IYO AFRICA
TARTIIB HA U SOCO E OROD KU GAADH MUQAL KA DHEX DIUSAAD KA HELAY SAA HAL KAAD UGU HAGAGAY SO
มุมมอง 602หลายเดือนก่อน
TARTIIB HA U SOCO E OROD KU GAADH MUQAL KA DHEX DIUSAAD KA HELAY SAA HAL KAAD UGU HAGAGAY SO
NIMCO HAPPY IYO ISTAR KURLUBAX OO NIN ISKU QABSADAY NADIRA NAYRUS OO U GARQADAY BAL
มุมมอง 883หลายเดือนก่อน
NIMCO HAPPY IYO ISTAR KURLUBAX OO NIN ISKU QABSADAY NADIRA NAYRUS OO U GARQADAY BAL
RAYAAN BAJAJ WAXAY DHIB KU JIRTO NIN KEDA KA DANBEYA
มุมมอง 1.2Kหลายเดือนก่อน
RAYAAN BAJAJ WAXAY DHIB KU JIRTO NIN KEDA KA DANBEYA
FAYSAL CALI WARABE WEJI MALEH BAL CAR QOSOL KA CESHO REER SOMALILAND WABA XARABE DORASHADII IYO
มุมมอง 7Kหลายเดือนก่อน
FAYSAL CALI WARABE WEJI MALEH BAL CAR QOSOL KA CESHO REER SOMALILAND WABA XARABE DORASHADII IYO
A ANSHAX IYO OMAR BARBAR MIYABA SIDAAN DUMARKA U BAHDILAYA WEGER
มุมมอง 371หลายเดือนก่อน
A ANSHAX IYO OMAR BARBAR MIYABA SIDAAN DUMARKA U BAHDILAYA WEGER
SHADIYA SHARAF MAXAA LAGA RABAA
มุมมอง 392หลายเดือนก่อน
SHADIYA SHARAF MAXAA LAGA RABAA
ADKATAY OO FOGATAY BARBAR IYO ANSHAX DHIIQAY XINIYAHA KULA JIRAAN
มุมมอง 981หลายเดือนก่อน
ADKATAY OO FOGATAY BARBAR IYO ANSHAX DHIIQAY XINIYAHA KULA JIRAAN
DHALA SHADII GABDHAY DA IYO BASHAL KII DUBAI
มุมมอง 1Kหลายเดือนก่อน
DHALA SHADII GABDHAY DA IYO BASHAL KII DUBAI
HOTEL KA AAN DUBAI KA DEGNAY ILA ARKA
มุมมอง 929หลายเดือนก่อน
HOTEL KA AAN DUBAI KA DEGNAY ILA ARKA
VALOG KAMPALA IYO WAX YALIHII AAN SOO ARKAY
มุมมอง 4462 หลายเดือนก่อน
VALOG KAMPALA IYO WAX YALIHII AAN SOO ARKAY
Kampala Maxaa kusoo Arkay?
มุมมอง 7422 หลายเดือนก่อน
Kampala Maxaa kusoo Arkay?

ความคิดเห็น

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 7 นาทีที่ผ่านมา

    Asc Mashaallaah ssc khaatumo guul iyo gobnimo ❤

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faan wayna hoos u baroorta😢

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxay samaayn waa la iidin xasuqaye Faan wayna af qaadhmun maha lascanood

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 VIVA Dulbahaante waa lamtabtan dadka iyo Dalka dinta GUUL Jamahirta Cidanka Darawiishta SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏🦁✊❤💯😍💐👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SakariyeClqani-m9u
    @SakariyeClqani-m9u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo dhulbatantaa leh

  • @fadxiyamohamoud8614
    @fadxiyamohamoud8614 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benalat faanbadan

  • @rashidbehi9259
    @rashidbehi9259 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    What happened to your face dear, just curious? erigavo is a Isaq city no question about that.

  • @Yuusuf813
    @Yuusuf813 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Umo580
    @Umo580 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    REER MURQAN LAAN BOQOL JIR BEEN LANOOL WADAD AN OONAXARIISAN 25/ 8 / 203 HADII LASOO FAJARILAHA

  • @ilhan687
    @ilhan687 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta waa 16/12 maaxaad daaremaysaa maanta ceerigaabo bal inga waaran waan farsaanahaye bal katamaran adiguna

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAR NAAGTU WAA DHAWAC EEGA DHABANKEEDA MEEL LAGA DHUNKADO MALEH

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NAYAA MADAALKII LAASCAANOOD AY CANKA KAA MADANEYSA XABADII SOMALILAND DHIDHIIBSO AYAY KAAGELIN HJE

  • @MaxamedYusuf-h5o
    @MaxamedYusuf-h5o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaaleey inbadan ayaa nabad loogu baaqayey inamadiina Way iska diideen, Inta laqabto ayaa lasii daayaa ilayn waa dad is garanaayee Waxba way xeerin waayeen. Sida caqliga fiican ilaahay kuu geliyey walaaley runtana usheeg khaladku ciduu kayimi Waan ku salaamayaa wlshayey

  • @MaxamedYusuf-h5o
    @MaxamedYusuf-h5o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Telephone kaaga iisoo qor Caqli ayaa alle ku geliyee

  • @MaxamedYusuf-h5o
    @MaxamedYusuf-h5o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaadeer waad fiican tahaye wadanka waa lawada leeyey Meel kastaba ha ahaatee, Soomaalidu waa cawaan aan caqli iyo sida loo wada noolaado aan garanayn Dadka iminka soomaali u taliyaana badankoodu maba aha dad caadiya Dhiigyacabo, danaystayaal, qabyaalad wadayaal, cidna uma daneeyaan siday iyaga ugu hagaagayso ayey rabaan.

  • @MaxamedYusuf-h5o
    @MaxamedYusuf-h5o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi inantaas waan taageeray waayo? Waxay garanayso rag badan ayaan garanayn, Waa loo dhashaa aqoonta ilaahay ayaa bixiya garashada Iyo caqliga fiican, Mahadsanid inaadeer adigaa saxan walee

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    𝑛𝑎𝑎 𝑟𝑢𝑛 ℎ𝑎 𝑚𝑜𝑜𝑑𝑖𝑛 𝑚𝑎𝑟𝑘𝑎 𝑚𝑎 𝑖𝑠𝑎𝑎𝑞 𝑏𝑎𝑎 𝑐𝑖𝑟𝑘𝑎 𝑘𝑎𝑠𝑜 𝑑ℎ𝑎𝑐𝑎𝑦 𝑖𝑠𝑎𝑎𝑞 𝑏𝑎𝑎 𝑚𝑢ℎ𝑜𝑟𝑎𝑡𝑖 𝑙𝑒ℎ 𝑐𝑒𝑒𝑟𝑖𝑔𝑎𝑎𝑏𝑜 𝑔𝑢𝑑𝑜 𝑖𝑦𝑜 𝑑𝑎𝑏𝑎𝑑 𝑛𝑖𝑛𝑘𝑎 𝑞𝑎𝑥𝑎𝑦 𝑏𝑎𝑎 𝑚𝑎𝑟𝑡𝑖 𝑘𝑢 𝑎ℎ

  • @samirr546
    @samirr546 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida hadii ey la yidhaahdo la noolaada cunto bilaash ah baad helaysaani way ku qanci!!!! Hadii tahriib, jeel cadow, Guri iyo shaqo la'n,caruur la qaato,caruur baxdowday ,dayn lagu yeeshay,dad aan somali ahayn oo lays qabtay,dhib kale oo ku soo gaadhay arki maysid cid kuu hiilinaysa ,ama qabiil ahaan kuu caawinaysa ama xitaa ku tebaysa hadaad lunto oo lagu waayo!!!! Shaydaan nimada Qaraaba goynta Abti iyo deris la dagaalanka Xinka cayda kibirka islawaynida beenta isku dirka dulmiga cidkale eedaynta ,naxariis darada wiilasha yaryar dabka lagu gurayo odayaashuna guursanayaan ,dagaalka dhibka qaxa ka taajirida, Meel kasta oo la tago oo aan wax khayr iyo horumarin laga keenayn Dad yaable oo aan caqli ku jirin buu aduunku noo arkaa!!!!!

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adba sowdiga sheegta maxaad ula yaabi angaa leh ayaad tidhaahdaan waa maxay afka aad ku hadlaysaa waa lawada leeyahay dee laascaanoodna waa la wada leeyahay gabadhani waa faan miidhan

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxbaa baalaheega yaacay runa baa ku dhacday dhulbahante kii ugu danbeeyaay ee Qoriluhud iyo kan Ceergaabo ilahayoow warlaaan baa col hoday baan maqli jiray Hassan sheikh oo laba Gobol iyo badh u diray ayaa la weediyaa dhamacdaa galiyay kuwii ui jubaland u dirayna was aragtay sida loo galay yaab aduunyo

  • @Khadramaxamuud-m3y
    @Khadramaxamuud-m3y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo hadii lawadayeesho sheekhisxaaq goblanweeyee isgudhaaranee waa midkeen dhalasha waynaada

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo harti baa leh

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DABku ku gurayaa ilayn WAA CAWAANE kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul iyo Gobonimo SSC.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilbaan kaagajirin hooyooyin ayaa caawa ooyaya

  • @AdenismaelIgal
    @AdenismaelIgal 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caawa ceerigaabo naag laqabo mooyee qof hartiya majoogo 😢😢

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 marhoraansheegay dhulbahante faanka lagumagaadho hada kulahaa waaditaqaan soomaali dhan waasidaa anaa waxdia anaa dadka xuna soomaali waxahalkaadhigtay habar qurbaa laydhsanaysa

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bisinka habarhuruda legdini wax uga fudud, eddo in aad riyooto in aad seexataa ka hiraysa.

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habartii canjeex canjeex ma soo laabatay 60 jir baad tahaye cibaadayso. Tusbax qaado ayeeyo

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Warcade i maanad arag 80 jir dhamac iska galay iyo Kala photo jimcihii waxuu lahaa idoor baan soo qabanayaa

  • @ilhan687
    @ilhan687 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maaya cirka kama soo dhiciine naago baaynaaga guursadeen markaasbay naagu faaxeen naago baa noo kletade

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaasmin ceerigaabo ma aha laascanod fiqi fuliye ayaad soo joogta 70kilo ayaad u jirta maxaa ka gaadhay 25 ogos waxa ka danbeysay 16 desanbar waad fanaysa walahi adiga iyo aderka iyo garadkaguba waa beeeeeen

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SIILKA HOOYADAAU SHEEG

  • @ilhan687
    @ilhan687 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somalland kanaaxow naafta waa,

  • @ilhan687
    @ilhan687 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa waxaa iga yaabiye waxaa uu hiirgashaye ssc baydadka ka dhaadhìceyen markaasba loo jawaabiin markaa waxaay sheeganayaan meeshii ay ku fekeeran oo dhaan waayo isaaq miidhiyaha kama hadlii yaqaana markaa waa loo seeto dheereye .

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Midbuu beenku sheegay Waxuuyiri nimangaraneen Oolaheen

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hartiyoow idinkaa laydinka arkay 34 sano ayaad gacanta u galiseen baadi ninka helaa markay ku raagto inay leedahay ayay ismoodaa dee marhore ayay ahayd inaad dhakiina xidhataan oo Iidoorkii Ingiriisku buuraha kasoo dejiyey ayaa magaaladiinii idinku haysta!

  • @حليمةأحمد-ه7ت
    @حليمةأحمد-ه7ت 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magaalada waa la wada degaa laa kiin dad baa leh

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Karkareey adna mahadlaysaa

  • @hm1c586
    @hm1c586 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Edoy Musalsalkii Majiloysaa mise Runeey katahay Wallhi waxaan Umaleynaa Inaad jileyaid Horta Gabadhadii Ma ugurisay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA RUNTAA 🫡🙏👏🙌💖🌺🌹🌹🌺🌺🌹💓💓💙💗💐💐🎉💗💓💓🥀CEERIGAABO🎉HARTI💗🌺🫡🌺🌹💐❣️🎊🎊🎊AYAA IIDOORR LADEGA! SUUQA🎉SAREEIYO SUUQA HOOSE🎉AUEY MAGALADU🎉U KALA QAYBSAN TAHAY!!

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa dega sadex harti ah, iyo ogaadeen ah

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c วันที่ผ่านมา

    Akah dheh islaankii😂😂😂

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 วันที่ผ่านมา

    Alaa aaqiro la aantaan bal arka inaalilaahi wainaa ileyhi rajucuun ilaahoow nasoo hadeey dhamaanteen

  • @aminamustafa6877
    @aminamustafa6877 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkk waliba KAKAKAKSKAKA IHIIIII ADEU KU TAAL GUULEYSO MY BEAUTIFUL SIS I LOVE YOUUU

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 2 วันที่ผ่านมา

    Horta canka maxaa kaaga dhacay

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 2 วันที่ผ่านมา

    GARXAJIS GALA MADAXTOOYADA ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 2 วันที่ผ่านมา

    SOOMAALI WAA SOOMAALI HA NOOLAATO ❤❤❤

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 2 วันที่ผ่านมา

    Yasmin wa Qof xayiya Waxayna ka hadasha Runta walahi dhiigu biyo ma Aha❤❤❤🎉🎉🎉

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 2 วันที่ผ่านมา

    AJ masha Allah guuuul iyo gobanimo Allah maxay dhiben