musral waa dadalay lakin isaga iyo midka qoraal soo gudbiyeyba waxa ay qaldeen dhowr eray oo aan siday ahayd loo sheegin tusaale walawaynta weydiiseen e walaweyn ka waydisee mida kalena waa mida uu leeyahay qofba nin waayahiisa war loo tumaa sidaa ma ahee (INTA WAAYAHIISAA WALO LOO TUMAA ) WALO WAA CIYAAR DHAQAMEED marka ninba xiligiisa ayaa loo heesaa oo kale weeye ee ma aha war loo tumaa
Wax baa ka khaldan heesta I hope inaad saxdid ama fanaaniin banaadiri ayaa MN jooga aad weydisid for example Wad loo filaa wali nool Waalli geel wardheer jiraad walaweyn ka weydiseene is wareysta adiyo waalidkaa Yacni waali darteed geel aan dhulkanba joogin baad magaalada walaweyn la dhaho ka raadineysaan waaye Ninba waayahiisaa waallo loo tumaa yacni cayaarta waalo ka dhaho loo tumaa remember heesta waa reer xamar dagaal iyo waran kuma heesaan Also warkaan waraan ku sugaa not ka sugaa Hodan qeybteeda waa sax kulli Waa xasuus wanaagsan riwaayadan live ayaan ku fiirsadsy 1987 waxaa la dhahaa Kibirkii beertaa kafan saaray jaceylka Original singer s Baasharax iyo Siteey qosol wanaag
Reer waqooyi ya heeso banaadiri u dhibay😂😂😂 nin ba waayihisa waalo lo tuma waye✅ not waran❎ waran la tumayo xage lagu arkay😅 waalo waa ciyaar dhaqameed koofurta laga ciyaaro
Waaa hees mcn banaadiri laxanka Sasu ku wacanyahy
Wareerka waqtigaa keeny xaqiq😢
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Laxanku waa baandiri
musral waa dadalay lakin isaga iyo midka qoraal soo gudbiyeyba waxa ay qaldeen dhowr eray oo aan siday ahayd loo sheegin tusaale walawaynta weydiiseen e walaweyn ka waydisee mida kalena waa mida uu leeyahay qofba nin waayahiisa war loo tumaa sidaa ma ahee (INTA WAAYAHIISAA WALO LOO TUMAA ) WALO WAA CIYAAR DHAQAMEED marka ninba xiligiisa ayaa loo heesaa oo kale weeye ee ma aha war loo tumaa
Wax baa ka khaldan heesta I hope inaad saxdid ama fanaaniin banaadiri ayaa MN jooga aad weydisid for example
Wad loo filaa wali nool
Waalli geel wardheer jiraad walaweyn ka weydiseene is wareysta adiyo waalidkaa
Yacni waali darteed geel aan dhulkanba joogin baad magaalada walaweyn la dhaho ka raadineysaan waaye
Ninba waayahiisaa waallo loo tumaa yacni cayaarta waalo ka dhaho loo tumaa remember heesta waa reer xamar dagaal iyo waran kuma heesaan
Also warkaan waraan ku sugaa not ka sugaa Hodan qeybteeda waa sax kulli
Waa xasuus wanaagsan riwaayadan live ayaan ku fiirsadsy 1987 waxaa la dhahaa Kibirkii beertaa kafan saaray jaceylka
Original singer s Baasharax iyo Siteey qosol wanaag
Reer waqooyi ya heeso banaadiri u dhibay😂😂😂 nin ba waayihisa waalo lo tuma waye✅ not waran❎ waran la tumayo xage lagu arkay😅 waalo waa ciyaar dhaqameed koofurta laga ciyaaro