Iskilaaji ft Amran Dagan | labahow wadnahyga | Albumka Hirarka Jacaylka #2 Music Video 2025

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2025
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:6128015665
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2024
    MIDHAHA:Cumar fareey
    LAXANKA :iskilaaji
    MUSIC : mustafe karaama
    CAMERA: Ahmed Kaarshe
    Edited : cabdiqanitusmo
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: QANCIYE
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusm...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

ความคิดเห็น • 466

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms  หลายเดือนก่อน +334

    Wiil
    Badankayga intaan badh ka soo jaro
    Sida buug magacaaga ku soo qoro
    Dabadeed ubax baar cas kusoo daro
    Ma gudoomi haddaan bilan soo diro
    ...
    Gabadh
    Hadyaddaada intaan ka bogtoon furo
    Oon warkaagiyo baaqana kaa guro
    Oon ku baanto intaan waligay jiro
    Bal ka waran haddii aan nafta kuu huro
    ..
    Wiil
    Waa bartaan ku wadoo ilayn maba jiro
    Qof sidaada intuu i buseel tiro
    Heedhe aan anna beerka usoo saro
    Oon billaahi dareen uga soo dhuro
    ..
    Gabadh
    Bustaankii kalgacaylka intaan baro
    Kaaga oodo dhexdeeda bartaa xero
    Haddii aan midho baby ka soo guro
    Dartaa saw burqan maysid jacayl tiro
    ..
    Kooras wiil
    Maba tihid abidkay qof intaan duro
    Isagoo i bilaayana aan luro
    Bogga caashaq intaan uga soo raro
    Adigaa ah midaan u bogeen taro
    Kooras gabadh
    Boqor baad tay samaan badan loo qiro
    La bahoow wadnahayga midkaan faro
    Oon bilaahi jacayl leh macaan qaro
    Boqol jeer adigaa mudan ee garo

    • @HaniYuusuf-y5g
      @HaniYuusuf-y5g หลายเดือนก่อน

      Jah ❤❤

    • @OsmanIbraahim
      @OsmanIbraahim หลายเดือนก่อน +3

      Waa iga gadan heestaan waana in dhoqso 1malyan lagaarsiiyo

    • @MaxamedCazka
      @MaxamedCazka หลายเดือนก่อน +1

      Wof caleyk😂❤

    • @GuledOmarOmar
      @GuledOmarOmar หลายเดือนก่อน

      Ayyyyy Tani waa Heeso badan Erayadii IyO laxankii 2025 iyo laba fanaan oo Halkeedii dhigay 🔥🔥

    • @nimcoalimohamed9428
      @nimcoalimohamed9428 หลายเดือนก่อน

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 หลายเดือนก่อน +345

    Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 หลายเดือนก่อน +24

    War qofti horey u socotay mar haday iskalaaji hees lasoo qaaday qofta codba ku dhamaaday walle 🎉❤

  • @HusseinAli-rd7ki
    @HusseinAli-rd7ki 24 วันที่ผ่านมา +31

    18 bisha koobaad 2025 ayaan ku daawanayaa waddanka shiinaha oo aam arday ka ahay, insha allah sannadkan ayaan qalinkabin doonaa, qpfkii iga dambeeya hasoo duceeyo.

    • @fatxiya8881
      @fatxiya8881 17 วันที่ผ่านมา

      Nolol warto abowe

    • @aqoonyahan9358
      @aqoonyahan9358 5 วันที่ผ่านมา

      M.allah hussen shiinaha gobolkee ka joogta aniga laftaydu shinaha waxbarasho ujooga

  • @SaidAlii-h6k
    @SaidAlii-h6k หลายเดือนก่อน +18

    يمني مر من هنا تحياتي اخواني الصومال 🇸🇴 مبدعين

    • @Myway3801
      @Myway3801 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran

  • @mazcudamare7890
    @mazcudamare7890 หลายเดือนก่อน +17

    Utaad farray waxuu samyey tariikhta markii uhoraysay heesl labada dhinacba ka qaafiyadaysay❤awoow waad awood sheegtay🥰

  • @FAAD21
    @FAAD21 หลายเดือนก่อน +36

    Waa bartaan kuwado
    Ileyn mabajiro
    Qof sidaada
    Intuu ibuseyl tiro
    Heedhe anna
    Aan beerka uso saro
    Oo bilaahi dareen
    Uguso dhuro❤

  • @Abdikani0225
    @Abdikani0225 หลายเดือนก่อน +42

    Nin weyn mudiirka fanka al ustade cabdicasiis iskalaaji

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp หลายเดือนก่อน +1

      Aad io aad

    • @DhaadaneBuuni-b2s
      @DhaadaneBuuni-b2s 4 วันที่ผ่านมา +1

      Agaasimaha dheh. erayga (mudiir) ku ma jiro af soomaaliga.
      Fara-xumeynta ha laga daayo Af soomaaliga.
      Kolley dad dhoohan ayaan la hadlaaya.

    • @Abdikani0225
      @Abdikani0225 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hye walaal mashkuuran . ​@@DhaadaneBuuni-b2s

  • @HanadGudcur-e1r
    @HanadGudcur-e1r 25 วันที่ผ่านมา +6

    Cabdi casis iskalaji the one and only great Artist's of Somalia 🇸🇴 keep going you and Amran Dagan🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lacasojigjigaawi4209
    @lacasojigjigaawi4209 15 วันที่ผ่านมา +3

    Sanadkan haboon nuura gabadha ka wayn baa shidatay. Amran dagan keep going 🤍 goat iskilaaji ba hadad lasoo heestay baarka sare gaadhay tabliiqa fanka weeye

  • @MedOmar-z4b
    @MedOmar-z4b หลายเดือนก่อน +13

    Ooof Hees iyo badh Amran degan 2025 ayada iska leh haloo daayo ❤

  • @Cabdikariin-10
    @Cabdikariin-10 หลายเดือนก่อน +39

    Somaliyeey ninkan fanka lock haloogu xidho 🐐❤

    • @NimcoCiwali
      @NimcoCiwali 5 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤

  • @saabiriinbashiir6969
    @saabiriinbashiir6969 19 วันที่ผ่านมา +5

    Fanka iskaLaaJi Uga Hara niO Fanki8 dhanpO AsaGuu uXiran yhy Wlhi ❤

  • @zakiabdirahman9788
    @zakiabdirahman9788 10 วันที่ผ่านมา +11

    Heesaha waxaa macan quraanka alla yaa igu raaacsana ❤🙌

    • @abuujr8532
      @abuujr8532 6 วันที่ผ่านมา

      likes raadi baa tahay walal
      quranka ale halkaan oo kale laguma sheego wllo
      caqli isku yeel brother

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim หลายเดือนก่อน +13

    Iskalaaji iyo 2025 sanad cusub iyo hees cusub
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codadka 100%
    Ciyaarta 100%
    Goobta 100%
    1malyan halagu tuuro dhoqso
    Iyadoo 10malyan gaartay waa la arkaa

  • @cabdiqanicusmaancumar1519
    @cabdiqanicusmaancumar1519 หลายเดือนก่อน +5

    Aniguna waad moye
    Waligey intaa jiro
    Waxa igu Walahi aah
    Inaa ku wanag falo❤my marwo🎉❤hees mcn🥰💞

  • @Xaji_Lacag
    @Xaji_Lacag 9 วันที่ผ่านมา +2

    Walaal, il iyo cawri-ba la'aaw🤲
    Sidaa ugu faan midankaaga quruxda badan, fanka si wad oo astur naanta ku da'daal.

  • @ciiltirahaween4580
    @ciiltirahaween4580 หลายเดือนก่อน +5

    hees tii uhoreysay ee soo baxda 2025
    what amazing❤

  • @farhiafarta6500
    @farhiafarta6500 หลายเดือนก่อน +14

    Inta 10 jeer ka badan ila daawatay❤

  • @mawaahmed4730
    @mawaahmed4730 หลายเดือนก่อน +8

    Maba tihid abidkey qof intaan duro
    Isagoo ibalaayana aan luro
    Boga caashaq intaan uga soo raro
    Adigaa ah midaan u bogeen taro❤

  • @AyanFarah-r7g
    @AyanFarah-r7g 23 วันที่ผ่านมา +4

    Iskalaaji heesihiisa wan iska jeclahay wlhi😢

  • @MaariyaAxmed-i1p
    @MaariyaAxmed-i1p หลายเดือนก่อน +4

    Godka fanka waxan hees way dhaafatay lock bu ku xidhay walhi❤

  • @AbdislanMahdiawale
    @AbdislanMahdiawale 19 วันที่ผ่านมา +4

    Fanka dhanba waaa iska laaji ❤🎉

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 หลายเดือนก่อน +7

    2025 hesti uu horeysi on firsado

  • @Faliseyyyy
    @Faliseyyyy 12 วันที่ผ่านมา +1

    BaL kawaran hadii aan nafta kuu huro What a song 🙈🤎

  • @maxamedbeesti
    @maxamedbeesti 21 วันที่ผ่านมา +5

    Asc commentiga waxaan rabaa inaan dib u akhristo Insha Allah mar aan heer gaaray hadii cimrigu igu simo Insha Allah mar uun Africa waanka tagi Insha Allah ii wada dhaha wallayaal

  • @aishaadem9179
    @aishaadem9179 หลายเดือนก่อน +4

    Labaxow wadnahayga sifiican uqor

  • @ugbadgahayr214
    @ugbadgahayr214 หลายเดือนก่อน +4

    tani waa heesti sandka 2025❤🎉

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 หลายเดือนก่อน +6

    Hees iyo badh 😊iskalaaji iyo dagan 🎉🔥

  • @AliCade-k7d
    @AliCade-k7d 24 วันที่ผ่านมา +4

    Waxan hees ley miyaa hees wey dhaaftey❤😢

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 หลายเดือนก่อน +8

    Habboon Nuura, walaasheed iyo sanad cusub.

    • @daud_8122mohamed
      @daud_8122mohamed หลายเดือนก่อน

      Ma haboon walaasheed baa?

    • @Kaltoumharbi
      @Kaltoumharbi หลายเดือนก่อน

      ​@@daud_8122mohamed haa wll

    • @horseedmedia5456
      @horseedmedia5456 หลายเดือนก่อน

      @daud_8122mohamed haa waa da'dii ka weyneyd.

  • @sabirinsabirin6192
    @sabirinsabirin6192 25 วันที่ผ่านมา +3

    Bal kawrn haddi aan nafta ku huro tan Hees lama oran karo😮❤

  • @mumtazzulup442
    @mumtazzulup442 หลายเดือนก่อน +4

    Waa bartan ku wado inayl maba jiro qof sidada intuu I buseel tiro hedhe ana beerka uso saro oo bilahi daren ugu so dhuro ❤️A❤️7/1/2025

  • @Xariir77
    @Xariir77 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome Hargaysa wll. Iskalaaji.haka shakiyina best fanan❤

  • @HanaDegan-z2t
    @HanaDegan-z2t 27 วันที่ผ่านมา +31

    Heestan waxay soo baxday anagoo islaynay jacylkagii
    Habeen xasuus igu leh 16/1/2025
    Hadaad iga danbayso like 👍 isii❤

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 หลายเดือนก่อน +3

    Ahmed Cumar farey Abwaan + laxamayste keep up pro 👍

  • @calijidaw4097
    @calijidaw4097 หลายเดือนก่อน +2

    Iskalaaji nooc kasta wuu udhigaa the real goat (iskalaaji)

  • @abdimoh
    @abdimoh 23 วันที่ผ่านมา +2

    Maba tihid abidkay qof intaan duro
    Isagoo i bilaayana aan luro❤

  • @xamzamaxamed2575
    @xamzamaxamed2575 หลายเดือนก่อน +1

    Iskalaaji baoqorka fanka waleh laxan aan is dhimin ayuu kor u sidaaa
    Ereyada inawa caadi am,aha
    Abwaan cumar fareey
    Maskaxdiisa wee fadhidaaa🎉🎉 2025/1/4

  • @nasrichannelofficial2198
    @nasrichannelofficial2198 หลายเดือนก่อน +6

    2025 1) /12
    C.Iskalaji & amran dagan
    Hees jaceyl Intan luroo
    1M like wa malin xasus le iga dambeyow I duce❤

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 13 วันที่ผ่านมา

    Beautiful song labiska mooyee inanta cod baa ku dhacay

  • @HamdaDeek
    @HamdaDeek 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2021 2022 sandada igu aadka bu aha markan heestan dhagsto xanuun aan dhayay bu qoolfta ka qadaya alahayow xanuunkan maray diib haygu calian😭😭😭😭🐪

  • @MuhidinAden-u4f
    @MuhidinAden-u4f 22 วันที่ผ่านมา +1

    Hees waye dhafta 🎉definitely this is ❤more than song 🎵

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 13 วันที่ผ่านมา

    Iskalaaji , gabdho badan buu fanka kusoo daraya legend boqorka codka isnt easy.

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 24 วันที่ผ่านมา +4

    What a song 🎶 iskalaaji 🫡

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 หลายเดือนก่อน +4

    What a song 2️⃣ my favorite singer ❤✨

  • @Jookar1
    @Jookar1 หลายเดือนก่อน +2

    Ader iskalaaji malin dhawayd garowe ban ku arkayay iinoolow adeero noloshu kuma xumayso❤

  • @AbdifatahMohamed-x4f
    @AbdifatahMohamed-x4f 8 วันที่ผ่านมา

    War wxn hees wy dhaaftay amzing💯

  • @mumtasaadam2342
    @mumtasaadam2342 16 วันที่ผ่านมา

    Waa bartan ku wadee ileem mbb jiro qof sidadad intuu I burseeltiro a kanni Hussein ❤😢😮

  • @AlexanderKadir-s3c
    @AlexanderKadir-s3c 15 วันที่ผ่านมา

    One of the best artist/compositer 🎉 Iskalaji Legend 👑

  • @Dagaay-e8u
    @Dagaay-e8u 22 วันที่ผ่านมา

    Erayadii abwaan jeex maroodi wuu iska gaday erayadaan waxaa lasa meeyay 2015❤❤❤❤❤❤

  • @abdurahman-motors
    @abdurahman-motors 8 วันที่ผ่านมา +2

    25 my best song ❤

  • @YahyeMohamed-ro6rd
    @YahyeMohamed-ro6rd หลายเดือนก่อน +1

    Al-Fanaane iskalaaji Best Song 2025 Weeye Hestaan ✊🔥❤

  • @NimcoYaasiin-u8x
    @NimcoYaasiin-u8x 22 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤❤ my nolosheyda ❤❤❤❤

  • @IdilDaahir-f4e
    @IdilDaahir-f4e 14 วันที่ผ่านมา +2

    Ani waan ......... dartaadee😜😜😜

    • @horseedmedia5456
      @horseedmedia5456 12 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂
      Waxaasi hees maaha way ku degdegtay

  • @Cumar-cv6pi
    @Cumar-cv6pi หลายเดือนก่อน +5

    Inta igadambeeso waan idin salaame dhamaantiin

  • @KhadraCabdinaasir-r4h
    @KhadraCabdinaasir-r4h 22 วันที่ผ่านมา

    Oo kubaanto intaan waligay jiro pal kawaran aan Nafta kuuHuro😢❤

  • @MubashirAhmed-z5t
    @MubashirAhmed-z5t หลายเดือนก่อน +1

    Woof Woof Way hees dhaftay. 🤯🔥

  • @KhaderMohamud-i1r
    @KhaderMohamud-i1r 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wuu Darren Hadlay Abwaanka WlHi. heestan Sanado padan Waa laysku Guursan Doona WabilaHi towfiq

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 หลายเดือนก่อน +10

    Inti qoralkaga aragta sanad wcn 2025❤🎉

  • @Samirpadana
    @Samirpadana 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤waaa waxaan heeees waydhaftay wlhy😢❤

    • @AbdirahimAbdullahi-s8t
      @AbdirahimAbdullahi-s8t 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sabtiyheeeesudaftey😂😂😂manohegkartaa

  • @ZeinabAbdi-r5v
    @ZeinabAbdi-r5v หลายเดือนก่อน +2

    Wof wof iskalaji 🎉❤fav fanan❤

  • @ZamzamMaxamuudAli
    @ZamzamMaxamuudAli 24 วันที่ผ่านมา +1

    Tan hees way dhaaftay walle ❤😂

  • @walaalsoomaali4599
    @walaalsoomaali4599 หลายเดือนก่อน

    Heestaan Wax badan sugaayay Runti❤
    hees waa dhaaftay tan🕺🏿👌

  • @cabdiraxmaniskoor8479
    @cabdiraxmaniskoor8479 16 วันที่ผ่านมา +1

    26/01/2025 ❤amino abdiqadir heestan ayada i bartay haduu calaf xariif yahay ha igu daro ayada❤️

  • @c.casiismaxamed9676
    @c.casiismaxamed9676 28 วันที่ผ่านมา +1

    Midhahaa olal ah wlhi♥️🔥👌🏻

  • @AbwaandiiC
    @AbwaandiiC หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha Sanadka ugu Haysta fanka❤🎉

  • @cabdiraxmaangoray3929
    @cabdiraxmaangoray3929 17 วันที่ผ่านมา +3

    Iskalaaji 🎉

  • @suusaanfaarax8862
    @suusaanfaarax8862 หลายเดือนก่อน +5

    Heesaha iskalaaji io Dhar dhaqistu isku Mcaanaa😂❤

  • @AxmedBashe-ib9zo
    @AxmedBashe-ib9zo หลายเดือนก่อน +4

    Fanan mucjiso ah hore u soco iskalaaji

    • @Faysura
      @Faysura หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamcarapo4466
    @zamzamcarapo4466 หลายเดือนก่อน +2

    Boqor baa tahay samaan bdn loo qiro dhabaha wadnaheyga midkaan faro oo bilahaa jeceyl mcn qaro boqol jeer adigaa mudane garo🥹💕🌷

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 25 วันที่ผ่านมา +1

    Heestaa midhaheeda qiimaha badan waxaa iska leh nin reer Hargeysa ah misaydu reer koonfuroow nagu leedihiin Soomaalidiid ma nihine Soomaalinimadu ha quwaysato soomaali meelay joogaana Alle bogooda burcad haysku mariyo ❤️
    From Togdheer

  • @AhlaamFaysal
    @AhlaamFaysal หลายเดือนก่อน

    Maba tihid abidkay qof intaan duro
    Isago ibilaayana aan luro
    Boga caashaq intaan uga so raro
    Adiga ah midkaan ubogee garo❤🎉

  • @mudasiryare6506
    @mudasiryare6506 29 วันที่ผ่านมา +2

    Miisaanka culus abwaan cumar faray

  • @FaadumoCiise-j7g
    @FaadumoCiise-j7g 20 วันที่ผ่านมา

    Badankaygii heestii aad bay umacaanty iskilaaji amran dagan

  • @ahmeddeeq2558
    @ahmeddeeq2558 หลายเดือนก่อน +2

    Heesaha Macan EreYada iYo Laxanka idiLaY 😅😂❤

  • @ayaanmahamoud1209
    @ayaanmahamoud1209 หลายเดือนก่อน +1

    Isku cod eega laba gabdhod e walalaha ahi

  • @HaniMacoowshariifi
    @HaniMacoowshariifi 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hees daren wadato waye❤

  • @TerryAli-x8w
    @TerryAli-x8w 11 วันที่ผ่านมา +1

    What a song🙆🏿‍♂️🔥

  • @Bashal_socdo3
    @Bashal_socdo3 9 วันที่ผ่านมา

    badankeyga intaan bar kaso jaro❤🎉

  • @Swdaamhomad-jh2tw
    @Swdaamhomad-jh2tw หลายเดือนก่อน +7

    ww heees wey dhaftay 2025 ❤

  • @Abshirxuseen-c6h
    @Abshirxuseen-c6h หลายเดือนก่อน

    Abda aziiz iskalaaji waan kaa haayaa heestan waan ladhacay runtii

  • @ShukriCabdirahmaan
    @ShukriCabdirahmaan 9 วันที่ผ่านมา

    Waagi heesaha jcylka lo dhagesan jiray mala dhaafay horta😊

  • @NuurCraxmaan-h4c
    @NuurCraxmaan-h4c 7 วันที่ผ่านมา +1

    𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐈𝐙𝐤𝐚𝐥𝐚𝐣𝐢😊❤

  • @souhaibyoussoufassoweh7755
    @souhaibyoussoufassoweh7755 หลายเดือนก่อน +1

    The best sOnt in 2025 ❤🔥

  • @Anizäyy41
    @Anizäyy41 25 วันที่ผ่านมา +2

    From tiktok miya tahay ani xta😂

  • @SaapariinAxmad
    @SaapariinAxmad 11 วันที่ผ่านมา

    2025 dawanaye heestan❤

  • @arbac5789
    @arbac5789 15 วันที่ผ่านมา

    Wan ka haaya legend ✌

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 หลายเดือนก่อน +1

    Erayo culus Abwaan Cumar Faray ✍️🔥

  • @khadarali8517
    @khadarali8517 หลายเดือนก่อน +1

    King Kong ft Ahmed Jabiye pound for pound legends

  • @MaxamedClahi-im7hj
    @MaxamedClahi-im7hj 6 วันที่ผ่านมา

    I like it very much ❤

  • @AyanlehOmar-x4g
    @AyanlehOmar-x4g 22 วันที่ผ่านมา +2

    Woow mashaill

  • @AmalAbdi-b5r
    @AmalAbdi-b5r 22 วันที่ผ่านมา +1

    Waaaw goatka fanka ❤❤❤

  • @MuuseAxmed-vb7hg
    @MuuseAxmed-vb7hg หลายเดือนก่อน +1

    Apdiasiis ali ciize izkalaaji 8/1/2025 11:40 habenimo haben qaliya jawigu bilaa dhaxn normal waaye ka iga danbeyow ku zali nabiga (scw)❤

  • @BushroCabdixakiin
    @BushroCabdixakiin หลายเดือนก่อน +2

    4 /1/2025 sanad farxadisa wata ❤❤❤🎉

  • @SadaamAli-n9b
    @SadaamAli-n9b 4 วันที่ผ่านมา

    IskalaaJi the Pest wan kuwataa wllhi lPHh

  • @kingvlogs.
    @kingvlogs. หลายเดือนก่อน +2

    GOAT HADU JIRO WAA ISKALAAJI IYO ISMAIL DANAN🐐

  • @ismacilabdale7756
    @ismacilabdale7756 วันที่ผ่านมา

    Heska Djibouti aya laga qaaday

  • @knannasir8539
    @knannasir8539 หลายเดือนก่อน

    Qoftaan codkeeda wa fadhiyaa runtii from Minnesota USA

  • @juweriyomuuminismaciil8497
    @juweriyomuuminismaciil8497 23 วันที่ผ่านมา +1

    Axsan hees❤