SIXIR KII ISLII

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 224

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 7 หลายเดือนก่อน +17

    Meherkii hore jira kandambe baxaaya arrimahaan horay u dhacay
    Insha Allah Allaha reerkiina iyo caruurtiisa nabad ugu soo noqdaan

    • @liibaanqaliifqurbojoog4955
      @liibaanqaliifqurbojoog4955 7 หลายเดือนก่อน

      Waa saxiix wllo marking hore ayaa mar kasto jiro culumada waxay dhahaan hadey xitaa caruur dhalato nikaaxii hore bey ku dhasheen ilaahoow qeyrka na waafaji kulunaa muslimiin Aamiin yaa Mujiibu-dacwaad Aamiin 🙏🤲🏽🙏

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi10 7 หลายเดือนก่อน +4

    Subhanallah waa qiso xanun badan denbi dhaaf Allah howga dhigo waxan marqati ka Ahay iney Muminiin yihiin gabadha iyo wiilkaba noloshan adunka waa imtixan iyo ibtilaa Samir iyo dulqaad aan uga gudubno Allah hanasiyo dhamaan teenba teeda kale
    GABADHA MUSLIMADA HADII NINKA UUKA SAFRO MUDO 2 SANO HADEYSAN WAX MASRUUF IYO MARASHO AMA WAR IYO WACAAL
    LAGA HELIN WEY KA FURANTAA DIINTAABA FASAQEYSO NINKA HADA QABO AYAA XAQ ULEH XALALNA UTAHAY ALLAHU AKBAR NOLOSHAN WAA MATACUN QALIILA KUWII JANNAATIL FIRDOWZAL ACLAA KU MIDOOBA RABBI HEYDINKA YEELO AAMIIN AAMEEN YAA RABBI

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 7 หลายเดือนก่อน +5

    Alle haufudaydiyo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @mohamettenjoa4979
    @mohamettenjoa4979 7 หลายเดือนก่อน +9

    Jaceyl😢❤

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah walaalki aad iyo aad ban kugu mahad celina, saa noola wadagtay, Qisadan Xanuunka Badan Ee Sixirka ah, Jizakallah kheyr.

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 7 หลายเดือนก่อน +8

    Subxaana Allah waa Qiso xanuun badan wlhi marka hore walalkey qisadaas kudhacday waxaan Allah ugu baryaa xaaskiisa in uu helo tan kale in uu noqdo qof Allah kuxeran adkaarta nah aqrisko Kuwa wax sixraya rabigiin kabaqa😢 walal adiga. Nah waxan kacodsanaa qisadaan dhammaadkeeda in aad inoo soo sheegto Haduu wiilka xaaskiisa dib uhelo iyo Arrinta meeshe kudambeyn doonto waxaan urajeynaa kheyr❤

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 หลายเดือนก่อน +1

    Barakalaah,ankuwada,salino,rasulka,csw❤❤❤❤❤

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir 7 หลายเดือนก่อน +1

      Salallahu Caleyhi Wassallam

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 7 หลายเดือนก่อน +9

    Waa sheeko xanuun badan ducadaanu idinku kaabaynaa allaahuma aamiin aamiin

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 7 หลายเดือนก่อน +6

    WLLE 3SANO AYEY NAAG SOMALIYA JOOGTA XAJIGA SIXIR KU HAYSATAY LKN HADA WUU IISOO NOQDAY ALXLILAH NAAGIHII SOMALIDA SIXIR BEY KU WAASHEEN BALAAYO HAKU DHACDEE

  • @Fadumoshariif-w1t
    @Fadumoshariif-w1t 7 หลายเดือนก่อน +3

    Allah akbar ugu horeyn Allah hku qabojiyo tnkle mar wlpa duceyo isna daji wll

  • @user-kv6nh8tn9u
    @user-kv6nh8tn9u 5 หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin❤❤ awoowe

  • @abdimajiidateye9960
    @abdimajiidateye9960 7 หลายเดือนก่อน +4

    Aaa qiso xanuun badan walaahi
    Ilahay nolol faqriya indhaha ha usaaro
    Gabadhaa ninka noloshiisi burburisay

  • @aaminaismaciil3720
    @aaminaismaciil3720 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alle qalbiga hakuu qabojiyo xaskaagana alle hakuu soceliyo wllo

  • @IsterAbuukar95
    @IsterAbuukar95 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qalbiga Alle ha u qaboojiyo aamiin 🤲🏻 aamiin 🤲🏻❤️

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qiso xanuun badan runti Qalbiga allaha idiin qabojiyo sida qeyrku kujiro Allaha idiin waafajiyo Insha allah

  • @Amina-gz4ui
    @Amina-gz4ui 7 หลายเดือนก่อน +2

    JazakAllah Khair

  • @AamiirAamiirmoha
    @AamiirAamiirmoha 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qiso xaunn badn walahuAllaha ha usahlo walkyga ilahyi ha u sahlo walkyga 😢😢😢

  • @deekhaabshirdeekha6350
    @deekhaabshirdeekha6350 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso xanunkeda leh
    Allha u fududeyo amuraha

  • @AbdifatahKaraamaboi
    @AbdifatahKaraamaboi 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi waa qiso xanun badan

  • @zainabhassan4372
    @zainabhassan4372 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah
    Alle swt siidi qayrka kugu jiiroh haku fuduudeyo
    Waa qiiso xanuun badan runtii

  • @SaynabXasan-bm1op
    @SaynabXasan-bm1op 7 หลายเดือนก่อน +1

  • @safiamohamed5522
    @safiamohamed5522 7 หลายเดือนก่อน

    🤲🤲🤲Amiin Ameen

  • @user-vv8nv2er4t
    @user-vv8nv2er4t 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah wa Qiso xanuunbadan😢😢

  • @SleepyGazelle-nw5bq
    @SleepyGazelle-nw5bq 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah waa Xanuun iyo murugo Ilaaheyaw ukalagar qaat Labadan Walaal marka walaalow walaashada iyo Ninkeda Rafaatka iskusomaray udaa murug kale hagilin ileen Caruur Ayaa uxeey saaye😅😅😅😅😅

  • @zamzam892
    @zamzam892 7 หลายเดือนก่อน +1

    😢 inchallah khyr

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadan oo kala cimraan baa sheegayo 14 sano buu sixranaa oo wadamada Afrikaan lagu sixray oo gabar Soomaali sixir tay

  • @leylawarsame-yv3tc
    @leylawarsame-yv3tc 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alle qalbiga hakuu qaboojiyo adiga iyo waalidka xaaska kurbadana alle hakaa faydo wallaky

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa arin xanuun badan sidii alle ka raali yahay allaha ku dhameeyo insha allaah

  • @BisharoAhmed-v1o
    @BisharoAhmed-v1o 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay hakuu qaboojo

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xaaska meherkii hora lee haya. Ninka danbe. Maherkiisii waaa buray

  • @qadarcanshuur7971
    @qadarcanshuur7971 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maya Maya diiniyan adaa leh asga waa soconayaa siday noo sheegeen culimada

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay Wiilkaas Maskiinka Ha Ugargaaro Dhibkana Haka Saaro Aabihiisa Allaha Ucaafiyo Hooyadiis Ilahay Cimriga Ha Ubarakeeyo Reerkiisana Allaha Usoo Sahlo😢😢😢😢😢

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wacyi gelin badan oo ku saabsan kuwa sixirka sameeya oo gaalooba iyo kuwa la sixraba ayaan u baahanahay, wayso qab ahaada markasta bismulaah tawakaltu calalahna guriga uga baxa , akhriya laxawla wala quwativillah akhriya waxbadan.

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 7 หลายเดือนก่อน

    Subhana Allaah 😢 aloow noo naxriiso oo nacafi aniga iyo inta ilamid ah gabar na jecel noo sahal😢😢😢

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi10 7 หลายเดือนก่อน +1

    ASALAMU CALEYKUM WARAXMA WALAAL BIRI WALIDEYN KANA HADA KUSOO NOQO INSHA ALLAH ALLAH YAA MACAG INTII AAD DAYACDEYNA DENBI KUMA LIHID OO ADIGAA IMTIXAAN & QADAR ALLAH KUGU DHACDAY RABBI WUU KU JECEL YAHAY AMBIYADII IYO RUSUSHII CSW WAXAA KU XIGA MUMINIINTA EE SIDAA LOO IMTIXAAMAA
    AABO ALLAH HAKUU CAAFIYO AAMIIN YAA RABBI

  • @ShukriXayeesi
    @ShukriXayeesi 7 หลายเดือนก่อน

    Meeshaya qeyraada ku jirto alle ku siiyo alle ku siiyo

  • @Yusro557
    @Yusro557 7 หลายเดือนก่อน

    Amiiiiin yaarabi raxmaan

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahi waa qof daacad aamin ah waxa tahay qof Muslim ah aduunka dhibaata ayaa la kulantay Alla janatil Firdous alla hakuuku badalo

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤s❤c❤w❤subxanallah yrabbii😢wllahi wayab illahey qalbigaga hakuqabojiyo xaaskagina 😢rabi ❤ hakusahlo aamiin yrabbii wa xanuun wllahi subxanallah sixirey baheshay bismillahi rxmni raxiim

  • @CabdisalanAbdulle-pd6pi
    @CabdisalanAbdulle-pd6pi 7 หลายเดือนก่อน

    Axkaamleyda
    Xerdiineedka
    Baa shaereecada
    Yaqaan
    Adiyo gabdhaadu kaagii
    Balsam ah❤❤❤❤❤❤

  • @asbaadomar4058
    @asbaadomar4058 6 หลายเดือนก่อน

    Anna hayo qisa kale oo xanuun badan wll

  • @mohamedfarahmohamed7446
    @mohamedfarahmohamed7446 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayhakusiiyo

  • @AyuubYuusuf-w5w
    @AyuubYuusuf-w5w 7 หลายเดือนก่อน +3

    Allah U Sahlo 🥲

  • @fooscali5130
    @fooscali5130 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah wey dhacdaa walalkey bey ku dhacdey arintas mid u eg.

  • @espogamingnnn3558
    @espogamingnnn3558 7 หลายเดือนก่อน +4

    Musigan dhex socda ka daa sheekadu qasayaaye

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wn usoo ducaynaynaa ilahaye inuu u fududeeyo wllkena
    plz bowe meeshay ku dhamaato nosoo sheeg🙏😢😢😢

  • @user-oq8qx6zz6b
    @user-oq8qx6zz6b 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaan alaah waa qiso xanuunbadan runtiii ilaahy qlbiyada hauqaboojiyo qoyskaa khayrkana ilaahy hawaafajiyo

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 7 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah subxalaah subxalaah alow naga naajeey oh farxadiisa u sahal yaa rabi aaamin aaamin yaa rabi

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 หลายเดือนก่อน

    Allah,hakuuu,sahlo,amiiiin,qalb❤❤wlll,🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️

  • @animocade6498
    @animocade6498 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaarabi saajece shahay alaah kusaqiro

  • @Geeseycade12umacaaisha
    @Geeseycade12umacaaisha 7 หลายเดือนก่อน

    Murigo badanaa❤❤❤❤❤❤insha allaahilaahey hakuu siaquro amiin aamiin amiin❤❤❤❤❤

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey swt ha kuu fududeediyo culeyska ku saaran I.a wixii diinta io culimadeena lagu soo saaro qaado I.a qalbigaaga ilaahey swt ha kuu sahlo I.a

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 7 หลายเดือนก่อน

    Walalo allah haa guusoo dhaweyo xaasgaaki anaa allah haa guuxafido Wax walba waa gadar alley weyine

  • @IqroAbdi-xr6jv
    @IqroAbdi-xr6jv 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waa qiso xanuun badan😢

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaaa,allah,wlh,qisada,waan,lailmeyay,,wlh,waa,wiil,duceysan,mashaaa,allah

  • @35faduma
    @35faduma 7 หลายเดือนก่อน

    Amiin ya rabi 😢😢😢😢

  • @عايشهعايشه-ط3خ
    @عايشهعايشه-ط3خ 7 หลายเดือนก่อน

    aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mssanzalapdallamss-zv6gu
    @mssanzalapdallamss-zv6gu 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy ha u sahlo walhi qisa xanuun badan😢

  • @riyanmohamed5614
    @riyanmohamed5614 6 หลายเดือนก่อน

    Ameen ya Allah 😢😭😭😭🤲🤲

  • @XasanXuseen-ue1vs
    @XasanXuseen-ue1vs 7 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal wiilbaariyaad tahay qadarala dhacay tii ku sixitayna alahaka saamaxo dib umidoogiina ala fududeeyo amiin

  • @XafsaCali-g4y
    @XafsaCali-g4y 7 หลายเดือนก่อน +1

    . .inaalhye haa kuu sahalo

  • @cabdisalaancabdisalaan6282
    @cabdisalaancabdisalaan6282 7 หลายเดือนก่อน

    Aamln.yarabi

  • @user-bv1em2fl3s
    @user-bv1em2fl3s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay haka saro wllo

  • @saudahussein3336
    @saudahussein3336 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin

  • @nasrocali7771
    @nasrocali7771 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku fududeeyo Wll😢😢😢😢😢😢

  • @CabdisalanAbdulle-pd6pi
    @CabdisalanAbdulle-pd6pi 7 หลายเดือนก่อน

    Allah kuufududeeyo

  • @user-kw5ph9eh8u
    @user-kw5ph9eh8u 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah 😢😢😢😢😢 waa qiso xanuun badan wlhi 😢😢😢😢

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 7 หลายเดือนก่อน

    Wiilka iyi gabadhaba maasha alakah labonqif aad y wanaagsan ahayeen iyo labada familba xataa wiilka abtuga dhalay waa ina abti fiucan dhab u jecel ahay ilaahey ha sahlo bini aadamka waa yar yihiin dad saas u og abaalka loo galo

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 7 หลายเดือนก่อน

    Wllhi waa qiso xanun badan Alle hakuu gargaaro wll

  • @mulkimohamud1143
    @mulkimohamud1143 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahy hakuu fududeyo amin alle hakuu sahlo amin

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay wilkaas nolashiisa burburty dib haigutisiyo 😭🤲🤲

  • @HindaHassan-n2x
    @HindaHassan-n2x 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ax ax ax ax ax ax ac ax mahadlukaro xaqiiq aalaw gabadhaas aduun iyo aakhiraba alkaw xafid allaw reerkan wyisjecelyijiine aalaw iskudaa iskuxafid

  • @fardowzaomar1449
    @fardowzaomar1449 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi ilmada ayan ceshan wayey intan qisoyinkada dagesanayey qisadan miidka xanun badan maarkin qoftas Adun iyo Akhiro Ilahey maacafiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ShukriaxmedRaage-o7r
      @ShukriaxmedRaage-o7r 7 หลายเดือนก่อน

      Aàbyo mxaa sidaas u dhaheesaa arinka qadar iyo sabab ayuu ku dhacay waana imtixaam uu allah ku imtixaamay labadaas saxib si uu u ogaado jaceelka iyo saaxib tinimada dhaxdoo taala cafiska waa cibaado adag in lasameeyo lkn allah uu jecelaado ruuxu sameeyo cibaadadaas uduceen walalahaas imtixaam maraayo please walaashay hdii uu adi kugu dhicilahaa waad jeclaan laheed in lagu cafiyo 😭😭😭

    • @XidigtiQarsoneyd
      @XidigtiQarsoneyd 7 หลายเดือนก่อน

      @@ShukriaxmedRaage-o7rtaas mid inkaar qabtey aheyd 😢

  • @abdihakimshafeer7170
    @abdihakimshafeer7170 7 หลายเดือนก่อน

    Walahi wayaab

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 7 หลายเดือนก่อน

    aamiin aamiin

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @faadumoshiiknuur5108
    @faadumoshiiknuur5108 7 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah alaha iskusoocelsho

  • @AxmedxasanMuuse
    @AxmedxasanMuuse 7 หลายเดือนก่อน

    🎉qalbiga alla hakuu qaboojiyo xaaskagii waa sidaas ayay xaaskaagii kutahay

  • @xaliimo5169
    @xaliimo5169 7 หลายเดือนก่อน

    Allaah abshirta ha idin wafajiyo amiin amiin yaarabi

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 7 หลายเดือนก่อน +1

    Intii muslin ah waxaan idin shegayaa dad baa haben iyo malin ifashanaya sidan xolo ka dhacey raali danbe kama ihi cid ifashata cidii hada kadib ifashata ama isixirta ama khorafad ii adegsata ilahow Adan kugu day ey ilahow iga khabo ilahow iga reeb aminta igu kal meya dadkas in ilahey iga daba reebo dadka Faliso yin ka ah iyo dadka jimanka iyo sixirka ku kharaaraabta ee ilahey nacey umafashado oo ma sixro oo Jin uma adegsado maxaa idaba dhigey eedey iga khadooyin faliyow waad og tahey dadka dhib ka igu wada ehelu naarka ilahow iga khabo wax khorow dhan waan iska day ey markan arkey balaayo saxirin ah sixirole yahuntisa ayaa xun Melxuna wuu ka soo jedaa sixir ole iyo khurafeyste waa gacan ku Dhigle bili adanka ayuu iska kharinayaa lakin ilahey kama xishon xasbunalaahi wa nicma wakiil

  • @SumayoCalixasan
    @SumayoCalixasan 7 หลายเดือนก่อน

    Wa qiso xanun badan😢😢😢

  • @cabdifataahxaajixubi1674
    @cabdifataahxaajixubi1674 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allow sahal

  • @jems1075
    @jems1075 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana allah 😢😢😢😢😢😢

  • @AbshiroCali-nr1vr
    @AbshiroCali-nr1vr 7 หลายเดือนก่อน

    Side fiican alaha kuu yeelo😢😢😢😢😢❤

  • @caashocaasho1270
    @caashocaasho1270 7 หลายเดือนก่อน

    Angigay ihay sataa dhibaa tadaas okale

  • @SmilingFencers-ko9jo
    @SmilingFencers-ko9jo 7 หลายเดือนก่อน

    Oh sorry allah ha ku fudududeeyo amuraha allah ha ku sahlo 😢❤

  • @AbshiroNuur-sj3lb
    @AbshiroNuur-sj3lb 7 หลายเดือนก่อน

    Wllhi waa qiso xanuun badan runtii illhey baa qadarta wato illhey hasaqiro wllkey Adigane qalbiga illhey hakuu qabiojiyo😢

  • @z-1il
    @z-1il 7 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah

  • @fadumayusuf4102
    @fadumayusuf4102 7 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar

  • @CovidCoronavariousCovid19
    @CovidCoronavariousCovid19 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allow qalbiga ku qabooji sxb waxan rajeyna in xas kada dhib ku so celiya

  • @NajumAbdikarim
    @NajumAbdikarim 7 หลายเดือนก่อน +7

    Wll macn waxn kaa codsanayaa haddad aragtid fariintayda inad ka jartid music videoka adoo raaliya

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay dhibka hakaasaaro aamiin

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de 7 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah weligey qiso kaxanuun badan maarag wll mcn wiil daacada baa thy oo nolosha dhankastaba lasoo jabay ilaahey heydin kulan siiyo lkin gbdhii Kenya jogtey ilaahey hasoo hanuunsho

  • @AminoAbdirahman-s7i
    @AminoAbdirahman-s7i 7 หลายเดือนก่อน

    Wausoduceynena insha'Allah

  • @DamacCali-w3g
    @DamacCali-w3g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yarabi ilahatow sixirow aduunka

  • @SainabAhmedAbdi
    @SainabAhmedAbdi 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @AsmaBashiir-g9i
    @AsmaBashiir-g9i 7 หลายเดือนก่อน

    Ax wll wnku soi ducaynayna insha Allah 😢

  • @cabdiqadirxaabsade2213
    @cabdiqadirxaabsade2213 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha qalbigu kui qaboohiyo

  • @user-vv8nv2er4t
    @user-vv8nv2er4t 7 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭

  • @Feizahassan-ey3jh
    @Feizahassan-ey3jh 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wa arin mujiso ah Allah haugududeyo