Hawiye Xawaadle iyo Abgaal keliya ma ahan ee Walaalaha yaan laysku fiirsan ee hala kala dhexgalo, Waxaan codsanayaa in ay joojiyaan Odayaasha labada beelood ee Xawaadle iyo Abgaal hadalada xanafta leh oo ay warbaahinta isku marinayaan Hadaladaas wax aan xumaan iyo colaad sii siyaada ahayn ma keenayaan
2024 iyo wali qabil wlh somalia wa u dhamatay war wa iga talo smaliyey iska daya qabil, state hebel iyo calan qabil waxaa lo bahan yahay one country one flag iyo one people
Meeshan Madaxweyne ma jiro oo waa fishiley. shaqo waxuu ka dhigtay tuugo dhul xaraash, barakacin masaakiin iyo qaraabo kiil. Xasan ma aha nin maskaxdiisu dhantahay. aad baan uga walaacayaa in uu soomaali horjoogo mudo sanad iyo bar ah - waxaan ka cabsi qabaa in aan dal iyo dawlad laga dhexlin. Ilaahayow tuugan umada ka qabo oo masaaib ku rud
ODAYAASHAN MA WAXEY KA XUN YIHIN MAXAN IYAGANA U LAYN WEYNEY, DAWLADA IYO SHARCIYADA CIIDANKA AY SHEEGAYAAN MAXEY TAHAY, WAXA DHICI KARTA IN AY YIHIIN BESHI SAAMIGA HUBKA LAHYD IN AY YIHIIN, INTI AAN AQAANEY KOLBA ARINTAAN WAY DHAAFSANTHY, ILLAHOW UMADA KALA QABOOJI
Dadkaan aqligodii yaa tirtiray Akhiro qabiil kama jiro wiilow kan dagalamayow alle ka cabso qabriyaa ku sugaayo oday wiilkisi wax barasho ujiro aqiradada ucabso qabri mugdi Aa ku sugayo naf danbigeda naf kale ma xabbarto ayad qur an adhaheyso in tee kagelee beri Naftad gardaro udishay
Nabsigii iyo dhibaatadii USC.dii ""BARAKEYSNEED"" tan iyo 1991kii ay u geesteen ummad badan badan badan oo aan waxba galabsan ayaa hadda Allah ka abaal marinaayo...... reer USC. idinka Lee waaye sidaad isaga reebi leheydeen cuquubada idinku wajahan adinkeey udine taallaa , wax ween ma aha ee waa mirihii aad beerateen oo hadda la idinka dhalaalihaayo .!!! .
Sidaa Miyaa Somalia talo u ah. War Somalia casharadii hore iyo gefafkii 40 Sanadood iyo in ka badan soo socday halaga cilmi qaato. Wixii qalad ah ee horey u dhacay meesha ha lagu joojiyo, oo maxkamadaha wadanka ha shaqeeyaan. Haddii taa la diido Somalia dagaal iyo is burburin ka biximeyso.
Cali guudlaawi idinkoo xilka ka qaadin tan waa ku jireeysiin ogaada Dowlada hirshabelle waa mida isku dirta beelaha walaalaha ah marka waligiin wax ma fahmtiin abgaaloow lkn waa arrin idiin taalo
Aqlimxumad bal eega odayaashan Dameeraha ah waa in la xirxiraa Oday Qabiil oo dhan waxaa fiican in la laayo maadkeentan ku wii laayey Ciidan Haday cabasaysa tuun dhigyacab Waxaan maqlijirey Abgaal waa dabaal mee waarune daya
Dadka hadduu la dulmiyo Inay xanaaqaan gar ayeey u leeyihiin qof xanaaqsan oo laga gardaranyahay wax kasta ayuu ku hadlaa in loo qabto ma aha ee kuwii gardarrada sameeyey oo ilaa hadda aan tilaabo wanaagsan habayaraatee aan qaadin ayaa hadda eedeyn la taagan aqliga noocaas ah waa mid yaab leh ee odayaashaan sidaan miyeey wax ku dhaqi jireen waa nasiib darro
Aadban uga xumahay in alshabab fursadaan and sisaan inta ragii ciidooda iyo calan kooda u dhartay leysasn barina dhulkii intaa rafaad lo maray looga baxo fal uu getstay gof jaahil ah xaqiiqdu wax were markii shabaab kun qof layaan sidaan dhiigu mu idiin kaco dhamiin marka idinku is gumaadeysan
Ayadoo la wada ogyahay in Xasan hogaanka ku fashilmay Caay iyo qabiil hebel wax ma tareyso ee waxa isku dhamaanaya waa somali, xalka Wuxuu ku jiraa in ragii Dilka geystay lasoo qabta, aargoosiga waa arin sheydhaan mana fcna, Alle swt ka cabsada
ab gaal miyay xawadle u dawladaynaysa maya cida nin shadh dawladed xidhan ano qabil u dilaya mesha dawlad ma jogto marka nin kasta ha is difaaco naf tiisa cida danbiga qaadi donta wa danbi la yasha
Wararka Maanta Ku Dhaafay Halkaan Ka Daawo 👉 th-cam.com/play/PLs0imGKJ-UKt9-tgEG2WueqCcUjs0sZjX.html
Adr mcn Al shabaab ayaan dilnay ee xawaadle madilin
Wiilashii qaranka maad hadana Al shabaab ku tilmaamteen 😂
abgal 🤝 xawadle hala hishiiyo walayal. colad ma wanagsana. 🤝🤝🤝🤝 hala hishiiyo
They killed 7 xawadle guys. We have no friendship between us besides getting back at abgaal hard.
Bogoda burcad Allah ha isku mariyo Waa dad walalalaa colaadu labada dhinacba uma fiicna
Abgaal waa allshabab.
Maxaad u layseen caskarta
Oromo aa tahay ada shabab ah abgaal oo qomiyad ma shabab ku tilmaame
Walahi anagii baa cadow isku noqoney ilaahayow adiga awood leh wax ka qeyr qabo inoo keen Aamin Aamin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waa runta adeer an oo xawaadle warkada waa sax guuleyso
Ilah hakala qabojiyo jambal aya looturay labadaba
War adunkuba maaryaantii ciidanka lasyay maad soo qabataan xanuunka dhedhemiya
Xasan qabuur shiikh shariif awgii buu lacag ugu bixiyey in reerka shiikh shariif uu dab gasho
Maxaad ulaysen ciidanka sababtu maxay ahayd nimanyahaw xishooda dawlada cidankeedi ayaa lalaayay ader adigana istaahila in lagu ciqaabo lagu xidho Abgaalaw isla yaaba.
Wax ciidan qaran ah majirto xasan sheikh aya burburiyrey
Hawiye Xawaadle iyo Abgaal keliya ma ahan ee Walaalaha yaan laysku fiirsan ee hala kala dhexgalo,
Waxaan codsanayaa in ay joojiyaan Odayaasha labada beelood ee Xawaadle iyo Abgaal hadalada xanafta leh oo ay warbaahinta isku marinayaan
Hadaladaas wax aan xumaan iyo colaad sii siyaada ahayn ma keenayaan
ader waxa muhim ah gacanku dhiigkayasha dowlada raadsaneyso kuwarejiya xawadla wa walalihiine wad wada hadlikartan
Waa Aakhiru zaman.
Allooooow maxaa Naar
Dad sugee colaad lahuriyo.
Reerku caqli xumaa! Xaguu ka raali gelin lagaa, murugoon lahaa, masaloxo iyo nabad ku baaqi lahaa ama ka dhiidhiyi lahaa buu hanjabaad iyo kibir kusii diqdiqsanayaa. Inagumeednimo way dhaaftay tani! Waa doqoniino!
Ciidanka ciidaan la dilay ayaa ka horeeye marka kuwaan miyaa ka fiican umada amason sii
WALAALHAY TASHADA DAGAAL ISKA DHAAFA
Abgaal waxaan dilnay waa alshabaab Dagaal ayaana nagadhexeeyey
Waxaan dawlad maahan ayadaana wax dhacaya oo dhan ka shaqaynayaa
Abgaal Dulmi ma taageeri doono
Abgaalow u midaba cadawgina guuleysta waligin goor iyo ayaan insha allah 👍✌️🙏
Wax waalan baa tahay naga aamus yaa cadow leedahay laba walaalo ah ha isku dirin
Ana abgaal ah isku dir lama rabo😊
@@AnasCadir7467kan wa oromo
Xawadlaha caydiid baa shaqadooda yaqaan. Abgaal intaad jiifteen waa idinku kiberen ayagoo qaxootiya karan joogijireen. Haka baxan dhulka abgaal bye xawadle xaarkuus jaajus
Oromo aa tahay ano abgaal ah ku leh dadka ma lasku diro
Agoonyer amar adeg❤❤❤❤❤❤love you too ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🙃💪🏻
Allaah Kala maslaxo
Beenta jooji munaafaq yahow, mesha waxa kuqortay iyo odayga sidu uhadlay iskumid ma,aha
WA isku mid waliba goodis buu Ka hilmaamay afsomali ma na bare
2024 iyo wali qabil wlh somalia wa u dhamatay war wa iga talo smaliyey iska daya qabil, state hebel iyo calan qabil waxaa lo bahan yahay one country one flag iyo one people
Labada beelood haka wada xaajoodeen wixii dhacay daowlada somalia yaanay isku dirin Beelaha maamulka hirshabeele yaanay uga darin xaalada cuqaasha hagalen xaajada siloo xaliyo
CABAADKA DAAYA
allow kala khabooji aamiin yaarabi
Fahad Yasin Xawadle Miyaa??? 😂
Asc
Mucaarad waa lagu noqdaa Dowlad lkn sida Alshabaab wax u xasuuqa ee haddana gar sheegta maya waa idinku ceeb
Meeshan Madaxweyne ma jiro oo waa fishiley. shaqo waxuu ka dhigtay tuugo dhul xaraash, barakacin masaakiin iyo qaraabo kiil. Xasan ma aha nin maskaxdiisu dhantahay. aad baan uga walaacayaa in uu soomaali horjoogo mudo sanad iyo bar ah - waxaan ka cabsi qabaa in aan dal iyo dawlad laga dhexlin. Ilaahayow tuugan umada ka qabo oo masaaib ku rud
❤❤🎉🎉🎉🎉
Ninkan waabah nin wayn maxaa ka qaldan wiilashii aad layseen oo askarta ahaa kama hadlin war reerkan abgaal muusan oday iyo wax garad lahayn raga ragii dilay keena hadalku waa intaa xawaadle waa reer colaad iyo nabad yaqaan markaa adigu dhiigyacabdii keen hadalka intaa weyaan
Ciidanka ciidan ayaa ka horeeye xawadle ayaana dilay kuwaas dad maahan sax😂
Nimankaan ogoon yare iyagaa arinta sii adkeynaya. Waxa la yiri...hadii aad xalaal tahay dadkii wax dilay keen. Hadii kale dowlada u dhaaf iyada baaraneysa..
Waxaan ka baqaa in nimanka falkaa gestay ay ku jiraan Aqalka Shariif Sh. AHMED... SIDII KII BARLMAANKA ASKERIGA KU FEERAY... 0:20
Kuwii dhibka geystay keena haddaad nabad rabtaan,Haddii kale hadal waxba tari maayo.
Banaadir Channel Garac Baadtahay Dadka Iskudirayo, Maxaadse Kafaa ideysaa Haddii Umadda Isgumaadaan?
Jalalaqsi ayaa lagu soo dhaweeyay abgal tashada
Dowladu Ma Ciidaan La Diley Xaquu U Raadine Mase Hadey Ciidamo Fasaxee Dad Soo Dila
ODAYAASHAN MA WAXEY KA XUN YIHIN MAXAN IYAGANA U LAYN WEYNEY, DAWLADA IYO SHARCIYADA CIIDANKA AY SHEEGAYAAN MAXEY TAHAY, WAXA DHICI KARTA IN AY YIHIIN BESHI SAAMIGA HUBKA LAHYD IN AY YIHIIN, INTI AAN AQAANEY KOLBA ARINTAAN WAY DHAAFSANTHY, ILLAHOW UMADA KALA QABOOJI
Buurale muuse iyo xawadle waa isyaqanin wayahay
Ilaa iyo hada abgal xushmad saida ayay xushmeeyen xawadle waayo wax hanjabaada ilaa hada maysan dirin xawadlana. 24 saacadood ayu qabtay sidiii. Ruush cml. Abgalna waa ka waynyahay dad 24 saac loo qabto. Waxna lagama badali karo.
Baaq codey nabad Doon ah ma'aha warkaan.
Adeer dadka soomaalida qabiilo isdagaalaya meelwaba kudagaalaya iyagana maxad ugahadli waysay
Maxaaudishencidankaqaranka
ninkii qof dilaa Hal soo xiro oo hal maxkamad la saaro
Sax wada hadla dowlad ma jirto.
Bishmilah adinka heshiinkara hadaad daacad tihiin nabadoonadiina labadiina dhinac heshiishiya
Mooryaan hada ha sugina inay xawaadle wiilashooda aad disheen lagaharo 😢
Dadkaan aqligodii yaa tirtiray
Akhiro qabiil kama jiro wiilow kan dagalamayow alle ka cabso qabriyaa ku sugaayo oday wiilkisi wax barasho ujiro aqiradada ucabso qabri mugdi Aa ku sugayo naf danbigeda naf kale ma xabbarto ayad qur an adhaheyso in tee kagelee beri Naftad gardaro udishay
Nabsigii iyo dhibaatadii USC.dii ""BARAKEYSNEED"" tan iyo 1991kii ay u geesteen ummad badan badan badan oo aan waxba galabsan ayaa hadda Allah ka abaal marinaayo...... reer USC. idinka Lee waaye sidaad isaga reebi leheydeen cuquubada idinku wajahan adinkeey udine taallaa , wax ween ma aha ee waa mirihii aad beerateen oo hadda la idinka dhalaalihaayo .!!! .
Sidaa Miyaa Somalia talo u ah. War Somalia casharadii hore iyo gefafkii 40 Sanadood iyo in ka badan soo socday halaga cilmi qaato. Wixii qalad ah ee horey u dhacay meesha ha lagu joojiyo, oo maxkamadaha wadanka ha shaqeeyaan. Haddii taa la diido Somalia dagaal iyo is burburin ka biximeyso.
Adeer adiga kuwa aad difaacayso hub dawladeed mawadan miyaa
Kuwa asataanta dowlda wata seded ugu dhiraten in Aad dishasn
Cali guudlaawi idinkoo xilka ka qaadin tan waa ku jireeysiin ogaada Dowlada hirshabelle waa mida isku dirta beelaha walaalaha ah marka waligiin wax ma fahmtiin abgaaloow lkn waa arrin idiin taalo
Gudlaawe maxa ka galay
Aqliga abgaal waa kaa
Dowlad ma jirto buu leeyahay
Kansar soomaali miyaa yaa qojaynaaya xaalka see waaye
Tolkeey abgaalow baryo maya, xawaadle nabad ma rabyo, derisna ma kasaayo ee dagaal diyaar ha loo noqdo.
Oromo aa tahah Ana abgaal ah lamada cid wa walalo
Waan yaabaa marka aan maqlo somaali ayaa somaali dilaayo horta somaaliyeey illaah mataqaaniin haa hadii aad leedihiin maxaad noocaan unoqotaan hada kahor waxaan qof kamaqlay jiniga somaaliya kunool waxuu haystaa diinta yahuuda marka dhibka nahaayo waa jiniyada nagu dhex nool iyo inagoo aan fahan saneen horta waa maxay iimaan iyo islaam nimo
Mar waa oday dhaqameyd marna waa amiirkii alshabaab .. kkkkkkkk
Adeersyaal adinka dhibgeyste soo ma ahidiin anaad sii hadashaan ma aho idha adegii ayaad weli la soo taagantihiin
Soo qabta dadkii dhalinyarada xasuuqay hadaad runsheegeydaan
War Xawadle geedkaad gaartaana miro ka goosto dheha ma Hada Xawadle abgaal u fagfaganyo
Aqlimxumad bal eega odayaashan Dameeraha ah waa in la xirxiraa Oday Qabiil oo dhan waxaa fiican in la laayo maadkeentan ku wii laayey Ciidan Haday cabasaysa tuun dhigyacab Waxaan maqlijirey Abgaal waa dabaal mee waarune daya
Caqli xumo iyo xaasidnimo adigaa dhalay dameeryahow fooshaxun
Caqli xumaa oo cabaad badnaa
Nimankii dhibka geeystey soo qabta hadii aad xaqa taqaanin Adeer war badan meesha mayaalo. Ciidanka qaranka dhiigooda lama hilmaamaayo.
XASAN TUUUUG XASAN TUUUG ABGAL TUUUUG ABGAL TUUG WADNKI SOMAI BURBEYN😢😢
Dadka hadduu la dulmiyo Inay xanaaqaan gar ayeey u leeyihiin qof xanaaqsan oo laga gardaranyahay wax kasta ayuu ku hadlaa in loo qabto ma aha ee kuwii gardarrada sameeyey oo ilaa hadda aan tilaabo wanaagsan habayaraatee aan qaadin ayaa hadda eedeyn la taagan aqliga noocaas ah waa mid yaab leh ee odayaashaan sidaan miyeey wax ku dhaqi jireen waa nasiib darro
😅فين الدولة ما فيش دولة حسن وهو خراب+خراب=صفر😮 ولا يجيب خير الا الشر والقتل والذبح فقط😅،
اش دخل حسن في المشاكل من يوم الصومال يتقاتلو القبايل في ما بينهم خليك محايد ولا تدور نقد بس
Oromo aa tahay misa darood is cadeey . Caayda xasan meel walpo ka wadao wax maku tareeso xasan wadanka wa hormariyay shababna wa ka gulestau
Oromo ka hadalka wadanka daaya
Aadban uga xumahay in alshabab fursadaan and sisaan inta ragii ciidooda iyo calan kooda u dhartay leysasn barina dhulkii intaa rafaad lo maray looga baxo fal uu getstay gof jaahil ah xaqiiqdu wax were markii shabaab kun qof layaan sidaan dhiigu mu idiin kaco dhamiin marka idinku is gumaadeysan
Wacal xawaadle qoorta halaga wada jaro nacala ku taal💣💣🙃👎🏻👎🏻👎🏻Diyaar garowa abgaalow❤❤❤❤❤
Wll Alle ka baq, qabiil dhan ayaad wacalo ku tilmaamtay
Oromo aa tahay ada wacal ah walhi ano abgaal ah warsangali ah ku leh duli yahoo oromo af somali barata tahay tuug yahoo
@@Dhiblawe-xg3zbwaa oromo walhi Ana abgaal ah
War Abagaal😮 ma sidaan baa ka dhab ah, waa indho beel, war ma kibir bay ka tahay, mise caqligoodaaba sidan ah
Abgaal ma hal qof
Adigii wax diley baa cabaadaaya
ASC viva7up Xassan shiikh
Waxuu
Hallkaaaaaaaaaaa
Ka
Waddaaaaa
Qoys Ku Qataaaaar Qoys waaaa
Aqli
Qoslaye
E
Qabta
Waaaaa
Gaafley Gaaaafley
Will
Jiran
Iyo
Abti
Uqdadaysan
Calaacal badnaa abgaal 😂😂😂
Kuwaan odayaal ma ahan hadee xal rabaan odayaasha caqliga usaxiibka ah baladwayn udira ee soo udajiya waaba ka daahdeen mida kale dowlad Aad ciidan kadisheen miyaa hadana idin xaalmarin sugaya idinka larabay downlada inaa dhahdaan waa ilmahaan jawigana dajiya xawaadle na hanaga raali noqdaan ilmahaa wax madhaantiin iyo downlada xitaa 24 hours ka ku fashilantay idinkaa larabay kahor 24 kaa inaa odayaal dirtaan ma ahan inaa afka inta kutaagtaan wali ciidanka xawaadle aad kusii dhahdaan dagaal usocdaan ma jiifee usocdeen kahortaga ilmaha ciidanka idhiiba
Xoolo
Ayadoo la wada ogyahay in Xasan hogaanka ku fashilmay Caay iyo qabiil hebel wax ma tareyso ee waxa isku dhamaanaya waa somali, xalka Wuxuu ku jiraa in ragii Dilka geystay lasoo qabta, aargoosiga waa arin sheydhaan mana fcna, Alle swt ka cabsada
Xasan maxa ka galay waligeed is dagaala jireen
War dadkaan hadal iyo gole tag iyo qancin midna kama muuqdo
Is laaya ma waxaad kaliidataan kuwa isku leynaya ceerigaabo,dawacaleey,&galmudug.akhyaarta waxaan idinkaga fadhinaa inaad si fiican u kalacafqaadaan.
Abgalow xawadle wilashusa wacday kuwina wacda dowlada majirto dantina kafikira
Oromo aa tahay dadka malasku diro
Xawaadle waa Xaywaan ee iska celiya.
Adig3Xywaan ah.dadmii3la.dileya
Oromo aa tahay ano abgaal ah ku keh lama walalo waa
Somali toosi meyso ilaa odayalkan cml lodhameyo sida Saddam Hussein ow yeelay kuwii Iraq dhibi jirey oo kala qeybin jirey
Abgaalow kii idin dulmiyo iska celiya
Tuug aanan laga tuug saneyn odaygaan dadoow Oday u yahay cadaalad yaanan laga sugin ee cadaalada hashaqeyso
Yaahuu abgaal tuugo
alshabaab aa tihiin dhamaantiin xabsigaa la idin geyhaa dulmiga daaya abgaal anagaa ah dulmina la idinku raaci maa
Ana abgaal ah abgaal shabab ma aha wa qomiyad ee hadlakaas daa
Xaqiiqdi aderkaan been ayow sheegay khaatumada allaha toosiyo
Waa dhaqankii gaala-madow ETHIOPIANKA ah iyo kuwa dabadhilifka u'ah ay kula dhaqmijireen dadka deggan soomaali galbeed , taasoo ah haddii qof eed loohaysto aabihi , hooyadi , walaalihiis ,xaaskiisa , caryuurtiisa iyo dhammaan ehelkiisu waa dambiilayaal ee hala xasuuqo!!!!!!!!!!!!,waa dhaqan aan wax waxgarta muslim iyo gaalo midna aqbalikarin.
ab gaal miyay xawadle u dawladaynaysa maya cida nin shadh dawladed xidhan ano qabil u dilaya mesha dawlad ma jogto marka nin kasta ha is difaaco naf tiisa cida danbiga qaadi donta wa danbi la yasha
Odayaash waa moryaan l.Idhinka keena dadka dileen nimankaas
Abgaalow baryada iska dhaafa wax iska celiya badankiina cawaan ayaad tihiin
Adeer adkeeyso oohinta dhaaf
War badan loo ma bahno abgaalow, shiftada wiilishi ciidanka qaranka laayey keena
Raalin galin iyo cudurdar ba laydinka sugayey ee ma saasad u hadlaysan.
Xasaan Nairobi ayu kuraxaaysanah xitaa maajogoh xamaar😂
Nin nabadeed mahidiin warkiina waa maseyr hadaad leedahiin maxaa xoolo loogu qalay dadkoodaa soo dhaweyey