Barnaamijka Qiimaynta, Waa Kuma Muse Biixi ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Barnaamijka Qiimaynta, Maxaa lagu yaqaan Muse Biixi iyo Xisbigga kulmiye

ความคิดเห็น • 83

  • @ciiseaxmed2362
    @ciiseaxmed2362 7 ปีที่แล้ว +4

    Kulmiye for ever

  • @zakaria3612
    @zakaria3612 8 ปีที่แล้ว +2

    Marks runt lo sheegay tidhaahda gal iyo waxanay cadayn uhayn siday qalbigiisa kudheex jiran viva martin and Cali xaraare halkaa kasii wada

  • @gattomedialiveheesocusubga2976
    @gattomedialiveheesocusubga2976 7 ปีที่แล้ว +1

    mbc sxb dadaalkiisa ayuu wataa hadaad sidaa wax u garanayso adigu maad iskeentid oo isasoo sharaxdid
    afku xooglahan eega

  • @sayloonjama693
    @sayloonjama693 8 ปีที่แล้ว +1

    Mustafa waa shaqsi hufan oo arimo badan soo baaray

  • @ismaelismael3525
    @ismaelismael3525 8 ปีที่แล้ว +2

    Run bay sheegeen labadan nin Waa halgemayaal.

  • @laylamohomed7545
    @laylamohomed7545 7 ปีที่แล้ว +6

    Laba dibjirbaa isku nacamlaynaya munaafiqiin somaliland iyo xisbiga kulmiye afkiina qadhmuun waxba ku yeeli maysaan Allah ayaa la jira somaliland

  • @samaalemosoomaali2474
    @samaalemosoomaali2474 7 ปีที่แล้ว +1

    muuse wa geesi noolow

  • @winnerdiner7216
    @winnerdiner7216 8 ปีที่แล้ว +1

    maartin waan tageraa Waa Aqonyahan

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 7 ปีที่แล้ว

    Beenalayal nimankani waa laba nin oo wadaniya viva kulmiye kulmiye kulmiye

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 6 ปีที่แล้ว

      Hibo Hassan matin waa nin habaryoonisa cali xaraarena waa nin warsangaliya labaduba ina cabdi dameer bey neceb yihiin

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 8 ปีที่แล้ว

    kani waa bukaaba kulahaa lama heshiin 1995 buu xasuusan yahay

  • @cabdiraxmanbare3958
    @cabdiraxmanbare3958 7 ปีที่แล้ว

    muse waa madaxwaynaha siilaanyo dabadiii

  • @abdiqanifarah3496
    @abdiqanifarah3496 8 ปีที่แล้ว

    waar ninkan Martin wuu buka waa la heshiyey

  • @nuurajx8602
    @nuurajx8602 6 ปีที่แล้ว

    Martin daroogeyste waxad tahy habarti dhaliweyday foosxisada ku waalatey

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 6 ปีที่แล้ว +1

    Muse bixi dagaal ooge. aniga iga qora dagaal sookeeye ayaa ka dhacaya. Musa maha nin nabad ah.

  • @kaissasgaas2636
    @kaissasgaas2636 6 ปีที่แล้ว

    Kun nin oo nooocoda ah Somali laga heli lahaa way fiicnaan lahayd ..qabyaaladda ayey ka ilbaxeen. Su wacan bay wax u wadaan waan u codeyn lahaa haddy madaxweyne isu soo sharraxaan

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed3965 6 ปีที่แล้ว

    Somaliland waxay ku dhisantey wada tashi iyo kala danbe yn. Ninka Martin sheeganaya waa Taageere Wadani ah...
    Wariye adigu taageere nimaaa iyo shaqada kala garo

  • @amiiraibraahim6723
    @amiiraibraahim6723 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkk ha lagu warego muuse biixi cabdi

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 8 ปีที่แล้ว

    martin.diintuu ka baxay ayaan dad badan ka maqlaa moo magaca martin waa kuu magaciisa ku badalay

    • @ridwaanibraahim7175
      @ridwaanibraahim7175 8 ปีที่แล้ว

      sxp ma runbaa mise waa dacaayad

    • @cabdifataax2587
      @cabdifataax2587 8 ปีที่แล้ว +1

      ridwan ibrahim
      waa run canada markuu iska dhiibay waana markuu magaca iska badalay ee uu martin labaxay

    • @ridwaanibraahim7175
      @ridwaanibraahim7175 8 ปีที่แล้ว

      Subxana allah waxaasa dal islaama siyaasadiisa faalaynaya oon dhagaysanaynaa

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 7 ปีที่แล้ว +2

    Jaahil muuse shaani waa tuug dhul dad masaakiina ka qaaday ma askari saaqidaybaa dal xukumi kara????

    • @jamacfarah1082
      @jamacfarah1082 7 ปีที่แล้ว

      Boss Zaki Beenaale wuu soo baxayaa muuse orod oo is daldal

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 7 ปีที่แล้ว +1

      Jamac Farah waa haddii somaliland rogmanayso

    • @jamacfarah1082
      @jamacfarah1082 7 ปีที่แล้ว

      Boss Zaki waa ninki shalay hooyadaa iyo walaashaa oo lagugu hor kufsanaayo cadawga kaa kiciyay

    • @zamzamabdi8734
      @zamzamabdi8734 6 ปีที่แล้ว

      Jamac Farah muse kumu jirin SNM tii ee dagalki 94 ayu galy kas ayu mujahid ka aha

  • @raxmaadam6428
    @raxmaadam6428 6 ปีที่แล้ว

    Kulmiye wuu guulysanayaa bilaa hadal walaahi

  • @mozatabdi9008
    @mozatabdi9008 8 ปีที่แล้ว

    Waa muuryaan muse bixi maxaa yeelay

    • @TheBenjamen01
      @TheBenjamen01 7 ปีที่แล้ว

      dhabayaco, miyaa musharaxiinta somaliland faalaynaysa, kuye waa muuryaan, heedhe, mooryaan hadaad rabto waa kuwa xamar iyo garoowe kala fadhiya.

  • @fatumamohammed307
    @fatumamohammed307 7 ปีที่แล้ว

    nin walan beenale viva kulmiye

  • @galoolmaraa5110
    @galoolmaraa5110 7 ปีที่แล้ว

    Somalilander Ayan ahay doorshada Somaliland waa sadexdaran mid dooro umadu ha tashato sadex nin oo ILLAAHAY KA baqanya ha Lagu badalo musharaxintan sida Ing.muxamed xaa shi cilmi ,Sheekh,Ing,mustafe Macalin haaruun, rag wadanka ka Naxaya dadka haloo keeno Daka cadaalad ayaa deeqda dadkaygoow ogaada macnaha doorasho inuu meesha ka baxay.

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 6 ปีที่แล้ว

      Galool Maraa aabo reer hebel baa wadanka ku hirdamaya adiguna somaliland baad ka naxaysaa anaguna hadaanu weyno naga danbeynmeyso qaranimadu

    • @leeclass1089
      @leeclass1089 6 ปีที่แล้ว

      Galool Maraa has been a

  • @hodanhashi7187
    @hodanhashi7187 6 ปีที่แล้ว

    bilaa akhlaaq isu jiibinaysa

  • @mr.zakariamouse3433
    @mr.zakariamouse3433 6 ปีที่แล้ว

    laba nin oo dadku ay kala garan waayeen inay been sheegayaan iyo run sheegayaan

  • @haniabdi2025
    @haniabdi2025 8 ปีที่แล้ว

    ninkani wuu buka reerbu u buka colaad reered ayuu isleeyahay soo celi. Muse Biixi ma faleenkartid Muuse wa madaxweynaha mustaqbalka dilaac

    • @diiniaxmed9850
      @diiniaxmed9850 8 ปีที่แล้ว

      Somaliland nin aan xaaladeeda gudaha ogayni waxba kama sheegee horta kaalay arag xaqiiqada taala

  • @craxmaanmuse9411
    @craxmaanmuse9411 8 ปีที่แล้ว

    kulmiye waa hagbad laba reer wada galeen waana gacantaydii qaataye gacantaada hagaajiso micnaheeduna wuxu noqday hala boobo dalka dadka doonyo ku rara waa dilaaliin dhamaan musuquna xadhkaa ayuu goostay

  • @winnerdiner7216
    @winnerdiner7216 8 ปีที่แล้ว

    Lkn martin inader Ethopia boobka ayku hayso Somaliland ka hadal inader

  • @khalilahmed4323
    @khalilahmed4323 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkk waad asiibtay

  • @suldankhadarjagbalas2431
    @suldankhadarjagbalas2431 6 ปีที่แล้ว

    www waheen

    • @kaissasgaas695
      @kaissasgaas695 6 ปีที่แล้ว

      Khubaro rasmiya si fiican oo dhexdhexaad ah ayey wax u wadaan

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Jeebka lugu shubtay

  • @hodanhashi7187
    @hodanhashi7187 6 ปีที่แล้ว

    isla xisho beenalayahow

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 7 ปีที่แล้ว

    Muse waa geesi waa halyay ciro waa nacas

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +1

    allow habar yoonis iyo sacad muuse quluubtooda budhcad isku mari allow maxamed ciise iyo muuse cabdalle iyo dhamaan habar yoonisti u godob gasheyba allow quluubtooda budhcad isku mari allow ciidagale iyo sacad muuse gaar ahaan nuux ismaaciil allow quluubtooda budhcad isku mari allow habar toljeclo oo dhan iyo habar yoonis allow quluubtooda budhcad isku mari allow dhulbahante iyo habar jeclo oo dhan quluubtooda budhcad isku mari allow habar yoonis iyo dhulbahante quluubtooda budhcad isku mari allow warsangeli iyo muuse ismaaciil dhamaan habar yoonis allow quluubtooda budhcad isku mari allow muuse abokor iyo warsengeli dhamaaan habar jeclo allow quluubtooda budhcad isku mari allow dhulbahante iyo warsengeli allow quluubtooda budhcad isku mari allow sacad muuse iyo gadabuursi quluubtooda budhcad isku mari allow sacad muuse iyo ciise madoobe quluubtooda budhcad isku mari allow gadabuursi iyo ciise quluubtooda budhcad isku mari allo w aadan ciise iyo sacad muuse guban allow quluubtooda budhcad isku mari allow sacad muuse iyo ciise muuse iyo dhamaan lixda ilmo muuse subeer ee kale quluubtooda budhcad isku mari allow madigaan iyo gurgure iyo fiqishini iyo maxbuub iyo sheekhaal iyo gabooye iyo ugaas labe allow xaqooda yaan laga tagin allow dhawr ayagana.
    allow wxn kaa ilaabay ayuub iyo arab iyo toljecle allow xukunka noogu dhiib cadaalad haku wadaan reer sheekh isaxaaq iyo dhamaan reer somaliland

    • @bashiribra8473
      @bashiribra8473 8 ปีที่แล้ว +1

      Martin waa muwaadin runta ka shega xaqiqda dalka mustafe waxu iftiimiyay musuqmaasuqa muse iyo siilanyo boobka hantida ummada

    • @bashiribra8473
      @bashiribra8473 8 ปีที่แล้ว

      noolow mustafe iyo cali xaraare. musuqmaasuqa dalka ayay ummada u iftiimiyeen

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว

      Bashir Ibra beena maaha marka caqli fayow lagu hadlayo

    • @farouk5912
      @farouk5912 8 ปีที่แล้ว

      +Azl budhcad maaha waa burcad, anna Aamiin baan leeyahay.......
      Sacad Muse iyo Habar Yoonis iyo Habar Jeclo waa kuwa Somaliland walaaqaaya inay feedh tamaan bay jecelyihiin. Midhaa Ciidagale, Ciise Muuse, Arab, Samaroon, Harti etc, ayaa ka xasarad yar.

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +1

      farouk dhaqaale iyo tiray kuwaasi waayeene kuwani tiro iyo dhaqaale ayey la fadhin kar la'yihiin allow burcad laabahayaga isku mari aamiin.

  • @mahdicabdi9676
    @mahdicabdi9676 8 ปีที่แล้ว

    Martin wuxuu faraha kula jiraa a

    • @abdikerimmohamed4197
      @abdikerimmohamed4197 7 ปีที่แล้ว

      woow that is true lakin dadkan waa in la daweeya

    • @fathiahmed3917
      @fathiahmed3917 7 ปีที่แล้ว

      kulmiye waa hagbad laba reer wada galeen waana gacantaydii qaataye gacantaada hagaajiso micnaheeduna wuxu noqday hala boobo dalka dadka doonyo ku rara waa dilaaliin dhamaan musuquna xadhkaa ayuu goostay

  • @NegaiUta
    @NegaiUta 8 ปีที่แล้ว

    Haraare iyo Martin waxaad tihiin indhoole indhoole hogaaminaya. Been ayaad isla daba joogtaane munaafaqnimada dadka kala fadhiista

  • @ahmedhussein4778
    @ahmedhussein4778 8 ปีที่แล้ว

    adiga horta maxaa Martin laguu gu bixi yay in ta Aadan waxba noo sheegin

    • @musehassan3110
      @musehassan3110 8 ปีที่แล้ว

      Dee waa gaaloobay sida la sheegay ee dadkii yaqaanay ay sheegeen

  • @hoygaciyaaraha8682
    @hoygaciyaaraha8682 6 ปีที่แล้ว

    Sheeko habar yoonista naga daa.
    Adeerka cirro ayaad iska taageersan tahaye

  • @myusuf951
    @myusuf951 7 ปีที่แล้ว +1

    that's right muuse bixi madaxweyne noqda somalland
    halagu kala tagaan kaxigaa iga walee reer walba waa intiisa

    • @sakariaismail5906
      @sakariaismail5906 6 ปีที่แล้ว

      Xirsi Amaan waad xanuusanaysaa

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

      Xirsi Amaan maanta tag hadabaa what a loser MUSE IS THE PRESIDENT OF SOMALILAND HAYERS AND TRAITORS GO STRAIGHT TO HELL.

  • @yassinzahra2256
    @yassinzahra2256 6 ปีที่แล้ว

    Waakanaa somaliland waxay noqotay sacad muuse land

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 6 ปีที่แล้ว

    subxaana allah waar ilaahay miyaanay ka baqanayn, muuse hadii ilaahay ku simo madaxwayne wuu noqonayaaye, ma idhaha ayaydun wax kaga qaadi

  • @mohamedawil6565
    @mohamedawil6565 7 ปีที่แล้ว

    HAL sax kaaga hayo Waayo Waxaan taagan tahay Waxba lamaqaban

  • @diinaarixasan5423
    @diinaarixasan5423 3 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @mahadmahad7190
    @mahadmahad7190 8 ปีที่แล้ว

    waar magacbuu raadinayaa kani cali xaraare na woxogaa
    lacagabuu siiyay si
    uu u soo caansaaro