Ninkii Dowladii Siyaad Bare Diyaaradaha Cirka u Tababartay Xaguu Aaday “ RW Xamse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 173

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim 5 วันที่ผ่านมา +6

    Wax ku hadli mayside iska aamu

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 5 วันที่ผ่านมา +4

    Kuwani waaguba uma beryin
    Bal nimankan siday u hadlayaan eega 32 kadib kelmadaas kama gudbaan ku celi celiya

  • @baddacasnewschannel
    @baddacasnewschannel 5 วันที่ผ่านมา +5

    نسئل الله سبحانه وتعالى ان يلطف بلطفه على شعب الصومال وان يؤالف بين قلوب الصوماليون الى وحدة الامة ويجمع شورهم وينصرهم على الاعدا اعدا الشعب الصومالي

  • @amalhope42
    @amalhope42 5 วันที่ผ่านมา +11

    Aabaha weydiin marxuun yahow siyaad bare wuu dhiintey dowladaasina wey dhimaatey😅😅

    • @choukriali1710
      @choukriali1710 5 วันที่ผ่านมา

      Waa marxuunki😅

    • @Fast.money86
      @Fast.money86 5 วันที่ผ่านมา +1

      Aabihiis lamawediinayo bal hooyadaada ayaa laweydiina tiikudhashey Allah hajaneeyo😅

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 5 วันที่ผ่านมา +2

      Subxaanallaah caydu waa mamnuuc ‼️kadaa cayd ❓‼️❓

    • @tabaanapdy5721
      @tabaanapdy5721 5 วันที่ผ่านมา

      Hoyadaa baa la waydiin nacalaa ku dhalaye

    • @mohamedmoham7197
      @mohamedmoham7197 4 วันที่ผ่านมา +1

      U sheeg labada marxuunba😂😂😂

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 5 วันที่ผ่านมา +6

    Somaliland waxay leedahay taariikh adigu maxaad leedahay

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 5 วันที่ผ่านมา +2

      isagu waa soomaali taariikh wayna wuu leeyahay

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 วันที่ผ่านมา +2

      Waxba yaan Soomaali lagu dhuuman ee, Isagu ilaa imika waa adoon Xabashiyeed, 😂😂😂😂

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 4 วันที่ผ่านมา +1

      Isaga waxuu leeyahay Taariikh dheer oo Sharaf leh. Isagu ma ahan Cunzuri cuna dariskiisa oo hadana ooyayo cararay walibana raba inuu sheegto guul iyo Mujaahidnimo.

    • @Casriyah-jq8gu
      @Casriyah-jq8gu 2 วันที่ผ่านมา

      ​yo isaga waa nin Soomaalinimada kuwayn tahay oo gumaysidiid ahaa weligiiba Xabashida iiyo tigress ladiriri jirey markey ka adkaadaan Xabashida waa key u yeeri jirtey dowladihi Bortoqiiska iyo Ruushka ee adigu sow kan banaanka is keentey inaad xabashiyad iyo Oromo tahay maanta yaad wax ka sheegi ood caayi kartaa .

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 วันที่ผ่านมา

      @@Casriyah-jq8gu Haaye haaye 🤣 🤣

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 4 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland Raysal wsaaruhu wuu caadifad hadlay sidan u arko

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 4 วันที่ผ่านมา +2

    Xamse waa ninkii idhi gabarteyda oo alshabaab kufsaneyso ayaan wax u qban kari wayey markaasbuu ka hadlaya Somaliland iyo dadkeeda wuxuu dulmane u yahay alshabaab orod marxuun yahow alshabaab iska soo kici dad talaabsadey haka hadaline ku dheh 😂😂😂😂😂😂

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye 5 วันที่ผ่านมา +3

    Siyaad barre kaligii taliye wuu ahaa laakiin baddiisa iyo dhulkiisa cadow shisheeye muu igu yeedhin xabashi iyo wax ilaahay nacay,Muuse daamuri waa nin ugu doqonsaa taariikhda soomaalida soo mara.

    • @saamiaden7451
      @saamiaden7451 4 วันที่ผ่านมา +2

      Siyaad barre ha noo sheegin wuxuu aha waanu naqanay dhiigyo cab ka shacabka islaaamka xasuuqay muuse biixi maha qof afkaga ku xumanaya ee masayrka badan iska yare 😂

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 3 วันที่ผ่านมา

      Adeer riyo ayaad ku nooshahay.
      Siyaadka aad sheegayso kuwii ku kalifay inuu firxad ku dhinto sow maaha muusaha aad caayaysaa??
      Dalkaya aniga leh cidaan doono ayaan ka kiraynayaa, siinaya, waxna kama qaban kartid sorry.
      Ethiopia ayaad sheegtee cido
      Kalena waan siin maxaad samayn. Aatatatatata sideen ku yeelay😂.

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 5 วันที่ผ่านมา +1

    These people are of the heads. Please bring it on.

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 5 วันที่ผ่านมา +9

    Muuse hadii la taba baray ma nacsbaad mooday bilaa dhiiga markii dad kiisii laxasuugay waa kii dumiyay dawladii Adkayd isaga iyo SNm guul snm guul somaliland

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 5 วันที่ผ่านมา +2

      Muuse waba jaahil Ethiopia daba dhilif uah reer qowdhan hurdada ka gaco Ethiopia iska celiya idoor wab idoor caqli mana lahan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 5 วันที่ผ่านมา +2

      @@NounareDj-qo2sq cayi waa calyo muuse jaahil nimo ka dheer itobiyana daba dhilif uma aha eedan baa iskaga kaaya xidhan itooniya aa walaalahay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 5 วันที่ผ่านมา +2

      @@NounareDj-qo2sq cagdheer baa idoor noo bixisay markaanu baayaca mushtarka ay xoolo nagaga doorsan jireen iyana waana reer itobiya cagdheer anana Idorbaanu nahay idina Alla dooro dadku waa Idoor iyo Alle doori

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา +2

      @@user-sz7sn2rv9r adeer 500 isaaq maxaabiis ah jeelka lascanood ku xiran car soo furo 😂😂😂😂

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-sz7sn2rv9r
      Beenta qaarkeed mafiicna. Iidoor sidey kubaxday waa lagaranayaa ee soo weydii dadka kugu dhaama

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 5 วันที่ผ่านมา

    Runta iyo boogta soomaaliya in la taabto wax ka fiican majirto.
    Waa Markii ugu horeysay aan arko madax soomaaliya oo arrinkaas suubiyay.

  • @user-li9xj4fd9x
    @user-li9xj4fd9x 5 วันที่ผ่านมา +10

    Kkkkkkkkkk bal ninkaa wayni wuxuu ku hadlayo eega jaahil sanaa oo doqon sanaa waa la iska aamusaa hadaanad waxba garanaynin

    • @Casriyah-jq8gu
      @Casriyah-jq8gu 2 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa in muddo ahba waad waydey wax runta kuu sheego laakiin maanta ayaa. Lahayaa kii ku yaqaaney ogna waxaad tahay iyo asalkaagii hore waa kee cid kale ma'aha waa qoladii sharafta iyo meeqaamka laheyd waa qoladii Soomaalinimada ku waynayd waa qoladii geesiyaasha xarago u dagaalanka ahaa ee aan maatida iyo hooyooyinka iyo caruuraha dilin hadii la iska horyimaadona dhinac uga beyrto maatida,magaratey Dunida meelay joogaanba way ka muuqdaan .
      Maasha'Allaah Tabaaraka'Allaah.
      Ee adigu kumaad aheyd ??!!!

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ogaadeen jaahilnimada soomaalida

  • @maxamedkhadar1497
    @maxamedkhadar1497 3 วันที่ผ่านมา

    Alle ha ini rogo xumaan bad udhalateen

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ma cid gaaraa lahayd lacagtii Kacaanka. Muuse kamuu baryin cidna abaal uguma hayo dhaqaalaha uu ku bartey Navigator-nimada. Adeerka Siyaad Barre weydii sxb.

  • @nasrigasomaliland7732
    @nasrigasomaliland7732 5 วันที่ผ่านมา +3

    Qaranka soo tababaray cashuurtii waqooyi ayay ahayd xoolaha nool berbera laga dhoofin jiray misaaniyada 70% ka ahaa
    10% aya mooska kasoo xaroon jiray.
    Haday xisaab noqoto idinka naga faaiday 30-kii sano ee mifka ahayn

  • @mhamedshucayp2076
    @mhamedshucayp2076 5 วันที่ผ่านมา +1

    2:09 OK soo soco waxnoo sheeg

  • @mohmednuur237
    @mohmednuur237 5 วันที่ผ่านมา +2

    😂 futada ayaad ka hadashsy yaa miskiin

  • @maxamedkhadar1497
    @maxamedkhadar1497 3 วันที่ผ่านมา

    Somaliya ana was wallahi

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 5 วันที่ผ่านมา

    Ninku Aalle xikmad siiyo inbaa cikmad leh.
    Geesinimaduna waa nooc xikmadda kamid ah

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 5 วันที่ผ่านมา

    SOMALIA SOMALI BA LEH 🇸🇴🤟🏻🇸🇴🤟🏻

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 5 วันที่ผ่านมา

    Tollway waxa ka khaldamay ma wuxuu ka wadaa reer waqooyigii aan u talin jiray ayaa naga maqan waan garanay

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 3 วันที่ผ่านมา

    Maanta amxaaruu dabada ka leefaayaa oo uu waliba leenahay soomaaliyeey idinkuna leefa

  • @yusufbotan
    @yusufbotan 5 วันที่ผ่านมา

    RW nin wax garanaaya ma this, qaranka iyo dowladnimada kooxdii ka hor timaaada waaa la leeynayaa, dowlada Ethiopia waxaa ka hor yimid falaagada tigreega sidee la yeelay tigreeegii? Ka jawaab su"aaashaas hadii aad tahay nin wax garanaaaya

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 5 วันที่ผ่านมา +3

    Ogaadeen Doqniino waa ku Caanbaxeen

    • @abdihassan4382
      @abdihassan4382 5 วันที่ผ่านมา

      Qofki somalinimo diida aya doqon ah

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 วันที่ผ่านมา

      @@abdihassan4382bal Soomaalinimada ladiiday ii qeex iyo sababta loo diiday? 🤔

    • @kl8650
      @kl8650 3 วันที่ผ่านมา

      Djibouti usheeg

  • @AliAli-ey5ic
    @AliAli-ey5ic 4 วันที่ผ่านมา

    Xansoow qakadaad badan baa Jira waxaaba ka mid ah adigoon todobaatanadii adoo qaxootiya oo walaafe ka timid inaad maanta wasiirka kowaad ka tahay somalia..

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 5 วันที่ผ่านมา +1

    WA NIN TASHADAY XAMSE QAXOONTI

    • @user-mv2mf5mh7d
      @user-mv2mf5mh7d 5 วันที่ผ่านมา

      waxad tihiin dad madaxa laga hayo adaa qaxooti 30 sano been lagu maaweeliyaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 วันที่ผ่านมา

    That's true ‼️ story subxaanallaah ❓😭

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 วันที่ผ่านมา

    Hadaan guga kuu kordhaa garaadiyo ku tarin aqoon, ileyn ma dhaantid geed (aan ka saxo ereyga maansada) waxaan xamze kula talin lahaa dhulkaaga Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ka xoree, ( doqoni intey guri kale dhiseysuu keedu dumaa 😂

  • @jamaabdirahman8511
    @jamaabdirahman8511 5 วันที่ผ่านมา

    Geel jire soo baro siyaasada laxyay reerkeeda Dhangada looga dhigtay

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 4 วันที่ผ่านมา

    Hadal qof title hayaa ku hadlo ama fagaaro kaga hadla kii ugu hoseeyay ee ugu liitay

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 วันที่ผ่านมา

    Dowladdii kacaanka ma laheyn waxaay dhistey Dadka Iyo Dalka Soomaaliya.
    Dowladdii Kacaanka ma aheyn Dabadhilifiin, Qaa'imiin waddaniin .
    The well known Mohandas Gandhi Said * If you want to change the world start your self "
    I see how is a pointless talking , pretending what they are not.

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamse Xaare

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 5 วันที่ผ่านมา

    Ninkii ayaa lagu yiri --"shala aragtay ee waa la shubi jiray" rw xamza ha
    Ogaado in laga shubid wacna; aga
    Cabasho yaraa; laga hogaamin wacna; laga toosin tabcid wacna
    "Waala shubijiray lama cabanjirin"

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 4 วันที่ผ่านมา

    Xamse ma ilkibo kadhex tusay tarikhda runta ka sheeg mahamada gariy aday kuu jeeday wax fahan maxuun

  • @user-ei2sv3bl7q
    @user-ei2sv3bl7q 5 วันที่ผ่านมา

    Kan iyo Rasii'sal wasaare ka dhigay waa isu qalmaan, MARXUUM labisan, waxbarashadu waa ku khasaartay, waxay la tahay in uu 1991 NOOL YAHAY ABTIYADIIS RAHBAANAD U HAYSTAAN

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne geed ma dhaantid 1991 buu u celiyey saa dadkii oo isdalayo ayuu xamar fadhiyaa

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 5 วันที่ผ่านมา

    Xamsaw kuwuu xoraynaayey waa ugaadeenkiina ee aad basaasi jirteen ugaadeen hadal uma eka oo waa gumeysi ku nool

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 5 วันที่ผ่านมา

    adu dawladii iyo dhulkii awaaw yaasha kaaga dhinteen xageed gaysay hada adiga waxaa ku ilaalinaaya ciidamo shisheeye

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 4 วันที่ผ่านมา

    Adeer qolaba wax bay ku fiican tehee geelii baa kuubahan rag anad gadhayn ha ku dalin oo tashadaye gunago ayaa lagagabahan yahay

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 5 วันที่ผ่านมา

    Adigu maxaa tahey halkee leedahey awowyasha maxay kuu dhigeen ilaa imika gumeysi ku hoos jirtaa nin xora wax dhistey uga hadli halkan somaliya lagaagama baahna tuladaadii soo xoree

  • @MataanMohamedMohamed
    @MataanMohamedMohamed 4 วันที่ผ่านมา

    Ogaadeen Waa Ogaadeen Uun Caqli Malaha Ogaadee

  • @BssoBri1997
    @BssoBri1997 5 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍

  • @hawashire4568
    @hawashire4568 5 วันที่ผ่านมา

    Free Dhaga hadal

  • @xariirxajiabdi9046
    @xariirxajiabdi9046 5 วันที่ผ่านมา

    Dalkaa ninkaa somaliyeed ku hadlayo waxaan uturjuntay gudhuu iyo gadhaa

  • @axmedhhashi428
    @axmedhhashi428 4 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiekh ayuu kusocdaa hadalka xamse

  • @MustafeAhmed-rd9un
    @MustafeAhmed-rd9un 4 วันที่ผ่านมา

    Idinka maxaa idinka khaldan , sland ka fuqa , way indinka tagtaye , marka horena iskeed bay idinku yimaadeen.
    Waa intaas oo kaliya arintu.

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 5 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkk aaaway adiga xilkiii somali ku dhibatay

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 5 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅😅 oo marxuunku ileen hada soomaliand nuu u soo kaaditagaa oo horta xaguu u dhashay ninkani ma gumaysiga itoobiya mise gumaysiga kiinya😅

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs 3 วันที่ผ่านมา

    Magac bilaash uma baxo
    (Marxuumka)

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 4 วันที่ผ่านมา

    EEBBOW DABAYL KHAYR LEH NOOGA DHIG DABAYL BAA SOCOTA RUNTII. TII HAL OOD INAGA YEESHA

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 5 วันที่ผ่านมา

    Lagaa dhigaysa Ra'isalwasaare ayu iska tegay

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 5 วันที่ผ่านมา

    Qof dheer oo caqli badan wuu yaryahay

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail5864 5 วันที่ผ่านมา

    Waad iska hadashey hamsow tarirda Somaliland so baro.

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 3 วันที่ผ่านมา

    Adigoo awoowgaa isagoo basaas ah oo
    Ethiopia u shaqaynaya ka dibna askari somalida isku dira ayuu noqday
    Adiguna Somalinomo ayaad ku gabanaysaa wixii aabahaa ka shaqaynayay ayuun baad wadaa

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 5 วันที่ผ่านมา

    Aabal doqon kii eega

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 5 วันที่ผ่านมา

    Waa run muuse waa dhoows

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 5 วันที่ผ่านมา

    Where is somalian people there is no any soomaal even muqdishaad xal xaal u maaro la dahay

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 5 วันที่ผ่านมา

    Gabay hore .labo xalasalase midi
    Uu xamar joogo midna harar joogo
    Maxaan mi u raacin midna aan
    Xumeen: iliin waa isku reer?

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 3 วันที่ผ่านมา

    Kani waa doqon cagdgeera reerkoodii ayuu xabadhida uu Naga dhaadhicinayo way xunyihiin ay xamaaliin uyihiin oo 2024 lagumaystaa soo xorayso side shibiraha ha Naga Dabo qaylyine😂😂😂😂😂😂 i

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 5 วันที่ผ่านมา

    Xamze waa Runlow jileec haba lagu eedeeye

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 5 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😢😢😅😅cadaawadini aa itobiya nogelisen cadifadini kudafada ayanu geeyne 😂wan nosimatihin konfure idinka iyo itobiya😂

  • @jakuurageelemuniir8466
    @jakuurageelemuniir8466 5 วันที่ผ่านมา

    Doqon

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 4 วันที่ผ่านมา

    Runti qudbada raisal wasaaruhu boogaha ayeey boog cusub ku dareysa mana ah masuul xilkaas hayo inuu sidaa u hadlo waana inaan walaalhen reer waqooyi la xanuunsana dhibkii uu taliskii afwayne u geysatey iyaga io anaga reer muqadishaba waa haddii la rabo in si caafimad qabto loo wada hadalo.

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 5 วันที่ผ่านมา

    Doqonki ogaden

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 5 วันที่ผ่านมา

    Caqli cagdheer

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs 3 วันที่ผ่านมา

    Wax khalad weyn ahyd in booskan loo magacaabo
    Isago
    Reer Qabri dahare ah

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 5 วันที่ผ่านมา +4

    Waa nacas aan hadalka aqoon

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 5 วันที่ผ่านมา

    Wuxu doqonsanaa. Kalmadaha ciyaalo tiktok baa uu isticmaalayaa.

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 4 วันที่ผ่านมา

    Xoolaha Soomaaliland ayuu ku bartay aflagaadada jooji Ninkow Cidi waxba Kuma odhane Maxaa kaa maqan warayso dadka Taariikhda yaqaan wareyso mooge

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 4 วันที่ผ่านมา

    OGAADEEN WAA DOQON 😂😂😂 SOMALIDU BEEN KUMA MAAHMAAHDO . CAGDHEER MAXAA DOQONKA KU BADIYAY 😂😂😂

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 5 วันที่ผ่านมา

    Reysal wasarihii manta wuhadlay😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-nu7mv3nn2t
    @user-nu7mv3nn2t 5 วันที่ผ่านมา

    Hhhh xornimo u oy aduu af nooli uu ciyaa eyna waa ciyaaa

  • @alio6100
    @alio6100 5 วันที่ผ่านมา +1

    Doqon 26 june ragbaa leh adigu meel kama soo gashid saa waxaaba tahay kii lakala dooransiiyey axmaaro iyo somaali ee axmaarka takale maxaa kaa maqan ma dhulkuu isaaq kaa qaaday waligaa soo ceshan maysid siyaad baa soo celinkariwaayey

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      @@alio6100 waa nin daarood waa nin kablaxa waa nin absame waa nin ogaadeen awoowkiisa kii ku maamul jiray gobol waqooyi sayid maxamed cabdul xasan iyo darawiish waa nin ku talin jiray maskiin idoorow 😂😂😂

    • @alio6100
      @alio6100 5 วันที่ผ่านมา +1

      @@HassanAli-xf8qi alla maxaa dhibaato ku haysata meel aad xorku tahay majirto axmaaro, kukuuyo, hawiye iyo isaaq ayaad ku hoos nooshahay ragaa aad tirineysaa intaas oo dada ayey kaa horeynlahaayeen

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      @@alio6100 maskiin ayaa tahay adiga ciilan 500 isaaq xabsika lascaanood ku xiran kuwa axmaaro ayaa gumeesto nin ciilay ayaa tahay iska carar meesha abtisheeda waa ogaadeen adeer lascanood ayaa joogaan car soo furo 500 isaaq aan ku xiran sida xooloha 😂😂😂😂 tan kale ogaadeen juabaland ayaa dhisteen jaahil ayaa tahay kismayo ayee joogaan xamse waa prime minister hergisa 😂😂😂

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา

      @@alio6100 jubaland: ogaadeen putland : majeertan. Khaatumo: dhulbahante 3 mamul ayee daarood leeyihiin idoor laangaab ah 😂😂😂😂

    • @alio6100
      @alio6100 5 วันที่ผ่านมา

      @@HassanAli-xf8qi adeer hawiye, isaaq iyo ciise dhulkoodii gumaysigii way ka kiciyeen adiga jigjiga iyo gaarisa kuu dhula wali axmaaro iyo kukuuyo ayaad ku hoosjirtaa hawiye iyo isaaq dhulka ay xoreysteen iskala dhuuq

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 5 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer caqli kumaanu ogayn

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 5 วันที่ผ่านมา

    Waar kani waa madhanyahay. No wonder in Marxuum loogu yeedho.

  • @ibrahimmano7062
    @ibrahimmano7062 5 วันที่ผ่านมา

    Benale daaka benta kada adigo

  • @user-rx8wp9ix6c
    @user-rx8wp9ix6c วันที่ผ่านมา

    L❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 3 วันที่ผ่านมา

    Doqon wax

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 5 วันที่ผ่านมา

    Wuxuu sameeyey.wixii.uu.waajib ulahaa

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 วันที่ผ่านมา

    Caqli ogaadeen.iska hadal😂😂😂😂😂

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 5 วันที่ผ่านมา

    Sheeg waxaa kaamaqan

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 5 วันที่ผ่านมา

    Nacas maxa la tababarey dhaqaalaha somaalida darood ayaa ku raaxeysan jiray dadka kale waxba ma haysan gaajo ayaa loo dhimanayey bariis bashafar ah oo daaniyaha iyo dirxigu is leeg yihiin ayaa la cuni jirey maxaad ka sheegi midh midhka maqaar saarka ah

  • @IsmaelaliLoula
    @IsmaelaliLoula 5 วันที่ผ่านมา

    Aqalkii hooyadaa hooyadza was

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 5 วันที่ผ่านมา +2

    500 isaaq maxaabiis ah ayaa xabsika lascanood ku xiran car soo furo muusow 😂😂😂😂

    • @mohamedmohamoudjama7362
      @mohamedmohamoudjama7362 5 วันที่ผ่านมา +1

      Kkk hargaysaba boowe way ku xiranyihiin faan kale mahaysaa

    • @sacadshyuusuf8977
      @sacadshyuusuf8977 5 วันที่ผ่านมา +1

      Kuwa madheera yay ahaayeen ma xabashi😂😂

  • @user-du8si7bf6h
    @user-du8si7bf6h 5 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia 🇸🇴

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 5 วันที่ผ่านมา

    Taada sax qoladaasi adiga wax kuma waydiinayaan
    Gaariye wax kaama galin
    Waxaauu ka dhashay qolada aad leedahay way riyoonayaan

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer somaliland idinma doonayaan

  • @user-wg2zn9xw7u
    @user-wg2zn9xw7u 4 วันที่ผ่านมา

    Waar isku. Soo noqon maynee dawlad ayaan nahay cida adiga ku dhegeysanaysa ayaa kaa liidata
    Mar ayaan la midownay somalida koonfurta mar danbe walahay ma galayno ee tashada wanag wax kuma lidid

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed71 4 วันที่ผ่านมา

    Xamse waa Ethiopian, hadana waa raysalwasaare SOMALIYA , fekerkii lixdankii shanta SOMALIYA ayuu weli aaminsan yihiin, fekerkaasina waa fekerkii burburiyay SOMALIYA sababayna 33 sano is aaminaad la'aanta shacabkii somaaliyeed,
    Gabaygaasina gaarirye ee xamse waxaad moodaa isu mashmaahay, adiga muu wax ku taro oo taarikhda SOMALIYA burburisay wax ka baratid,ilayn weli dariiqii halaaga somaalida ayaad haysaaye

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 5 วันที่ผ่านมา +2

    Caqli cagdheer cagahuu ku jiraa

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd 4 วันที่ผ่านมา

    Doqonki Ogaden ee la xoreynayay ayaa naguso kala qabtay si Khaldan ayaa adiga iyo Ahmed madoobe xilka ku heshen

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 5 วันที่ผ่านมา

    Markii adiga oo laaji ah lagaa dhigaysa Ra'swasaare ayu iska tegay

  • @ahmednour245
    @ahmednour245 3 วันที่ผ่านมา

    Aduu somaliya umad dhalan laba kaadhle ayad tahay dalkagii tag

  • @keenoosman3991
    @keenoosman3991 5 วันที่ผ่านมา

    Naftu doqonsana oo aqoon yara

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 วันที่ผ่านมา

    SO SOCO MUNAFIQ SOMALILAND WA MID

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 5 วันที่ผ่านมา

    KKKKKKK

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 5 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer. Bilaah. Caqli
    Dadka. Ugu. Liinta. Somali
    Ma. Adigaa. Hadli. Kara. Eyahaw. Eygu. Dhalay. Fataal ibna. Fataal

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 5 วันที่ผ่านมา

    PM hamza inuu u duurxulo dad soomaaliyeed ma xaqaba inuu soomaaliya pm u yahaye sidaan u dhaqamayo ma saxba soomaaliyee PM wax uu u shaqaya dad la dhoho soomaali mise koox gaara caqli wada forara cuqda wada qaba xitaa madaxweyna soomaaliya waa Nin cuqda qaba soomaalidu waa dad isu wada ciil qaba waxna ma wada dhisankaran qofka sugayoow cudcur ayaad gudayesa dadkan ma wada hadalin dadka isma cafin wixii dhacay si sax loogama hadalin reer bayoow yaa ku lehe

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 5 วันที่ผ่านมา

      Runta ama boogta in la taabto ayaad ka cabsatay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sheeko faqash our friends is a ethopia