"Doorasho aan heshiis lagu ahayn waligeed Somaliland ka dhici mayso"Cali Guray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 436

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 2 ปีที่แล้ว +31

    Wonderful interview! It is professional, informative and balanced. I watched the the entirety of the interview and was captivated every minute of it!

    • @mohamedalahi2708
      @mohamedalahi2708 ปีที่แล้ว +2

      Ina Barkhad batuun

    • @G36-u8l
      @G36-u8l ปีที่แล้ว

      @@mohamedalahi2708 what?! If you are commenting on someone’s post, say something that makes sense.

  • @DowladYuusufMuxammad
    @DowladYuusufMuxammad 2 ปีที่แล้ว +29

    “Xildhibaanadda qaarbaa Addoomo ah oo la leeyay Edegna lagu xidhay”. Midhkaa Alle kuguma cadaabaayo Caliyoow.

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 ปีที่แล้ว +10

    Xadhig iyo xabad khilaaf siyaasiya
    Laguma xaliyo. Cali gurey 👍👍👍
    Ilaahay xaqa hatuso muuse
    Somaliland cadaw kuma wiirsado ❤️

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +9

    So excellent and faithful interview.🥰
    #Cali Maxamed Yusuf(Guray).👊👊👊

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 2 ปีที่แล้ว +75

    Goorma ayaad dhalinyarooy fahmaysaan waxan lagu gor-gortamayaa inu yahay mustaqbalkiina iyo mustaqbalka ubadkiina ha noqonin qof damiirkisa la iibsado- ee qofnimadaada iyo jiritaankaaga ku dooro qofka ad horumarkaaga qofeed iyo bulshoba ka dhex aragto- fikirkaaga xor u noqo( ha noqon dariiq lo maro kursi ee noqo qof fikirkiisa ku meel mara)- iska daa qabiilka ad qof ku so dhawaysanayso midna ku nacayso waayo qabiilna qabiil kama fiicna ee qof ayaa qof ka fiican ka fikir fiicaan ka dhaqan fiican ka horumar fiican qabiil ilaa nebi adam qof derejo ka gaadhay oo taariikhda galay sheeg? qabiilku wa qudhmiye wa qase wa qaxiye wa qaran dile- Dooro qof ad u arkayso inu marxaladan wadanka ka saari karo ad isticmaalaya fikirkaaga iyo qofnimadaaada.

    • @Respectsack
      @Respectsack 2 ปีที่แล้ว

      Sx

    • @ridwaanmaxamuud2225
      @ridwaanmaxamuud2225 2 ปีที่แล้ว

      Yaad taagersan tahay adigu

    • @hizamfarah7125
      @hizamfarah7125 2 ปีที่แล้ว +1

      Qabiil iyo qabyaalada ha isku qaldin, qabiil waa waxan isku garano lkn qabyaaladu waa ta ina kala kaxaysa
      qabiilku dadka in isku haybuu mideeya

    • @Jarjare
      @Jarjare 2 ปีที่แล้ว

      Xqq dhexdoodu idin ma qaado

    • @hothan80266
      @hothan80266 2 ปีที่แล้ว

      @@ridwaanmaxamuud2225 adigah

  • @qaali4589
    @qaali4589 2 ปีที่แล้ว +9

    Cali guray caqliga iyo grashada ilaahay haku daayo wa rageedii

  • @mubz2010
    @mubz2010 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa ii kow interview aan bilow ilaa dhamaad daawado oo luqada af somaliga kaga hadlaya siyaasad. Cali gurey wuxu iila muuqdaa nin macquul ah inanka suaalaha waydiinayaana nin professional ah. excellent interview.

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 2 ปีที่แล้ว +5

    Iga wallee kani waa masuul dhaba Wooow mujaahid qarn weeye
    Siyaasi cali guray anigu wan taageer sanahay ururka ay hugaamiyaan isga iyo zaxibadii

  • @odaybaashe7851
    @odaybaashe7851 2 ปีที่แล้ว +5

    Allahayow Run Badanaa Cali Guray
    Waar Ninkaasi Waa Geesi

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 2 ปีที่แล้ว +8

    Ali Guray Waa siyaasi caqli badan walee

  • @famabmi7340
    @famabmi7340 2 ปีที่แล้ว +9

    Cali gurey libax. MashaAllah.

  • @abdibaraf9209
    @abdibaraf9209 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid mudane Cali maxamed Yuusuf inshallah next’s president 8 of Somaliland

  • @sulaimanessa6347
    @sulaimanessa6347 2 ปีที่แล้ว +5

    Excellent interview

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 2 ปีที่แล้ว +5

    Xafidu Allah Aptigay geesi qaran

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 2 ปีที่แล้ว +10

    Waa nin aad ucaqli badan oo run sheeg ah hadalkiisu waxaa siyaasi hadlaaya kiisaa runta udhaw ilaahay Haku Sharfo

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 11 หลายเดือนก่อน

    He is very educated and well informed. Somalidu qaylada iyo cayda ayey ka helan. Ninkan waa indheer garad. Laakin cidina dhagaysan mayso

  • @saleebanxasan6321
    @saleebanxasan6321 2 ปีที่แล้ว +6

    Waanu wadanaa cali guray legendyaaloo 🤣🤣🤣
    Weeeye caqliga xidhan kulahaa

  • @juma6506
    @juma6506 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc.
    Mashallah good 👍🥰 fruitful interview. Looking forward to other similar interviews. Thumps up.

  • @nasramohamed785
    @nasramohamed785 2 ปีที่แล้ว +1

    Runbadanaa 👍👍👍👍👍wad mahadsanthy mr cali guray

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 ปีที่แล้ว +2

    Cali gurey ururkiisu wa Substation wadani leyahey

    • @Jarjare
      @Jarjare 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +3

    Ali Gurey was a freedom fighter, I think it's time himself, Muse Behi, Gaboose to retire and rest in a peace. Leave peace full time new generations to lead the country

  • @freepremium7976
    @freepremium7976 2 ปีที่แล้ว +8

    waar mayee indro waaninkii siilanyo ka yaabay gaboose , cali gurey another level

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 2 ปีที่แล้ว +6

    Cali aadbuu umahadsanyay runtuu kudhimanayaa maasha allaah

  • @ayanismail624
    @ayanismail624 2 ปีที่แล้ว +4

    Excellent!

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi Siraanyaa ka yaabey Gabose waa sheeko gabey noqan kartaa

  • @kamata850
    @kamata850 2 ปีที่แล้ว +3

    wa geesi xaqiiqada kahadlay inta xaqiiqada neceb ma maqli karaan warka cali

  • @sahalabdi5534
    @sahalabdi5534 2 ปีที่แล้ว +4

    Cali guray Libaax ilahaybaa runta jecel.

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 ปีที่แล้ว +1

    Gaboose lkkkkkkkkkk siilaanyo yaa ka yaabay

  • @Jarjare
    @Jarjare 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr wuxuu yidhi anaa ugu shacbiyad badan loo wada jooge calow

  • @subeyribrahin4719
    @subeyribrahin4719 2 ปีที่แล้ว +5

    Legen weeyi cali gurey
    Nin raga warkiisu cad yahay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      Morgan wadiga sawirkiisa watee markii dagalaalaka Hargeisa ka hdacey maxuu u baxsadey soo waydii ileyn w aa kiii geesiga iska dhigi jirey shacabka layn jiree

  • @rashidguled
    @rashidguled 2 ปีที่แล้ว

    Adeer Arbaca iyo Khamiis garanee, ka warama numbarka 10 iyo 15

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 ปีที่แล้ว +2

    Cali guray runtii oo qofa weeye
    Walaahi waa nin qabiil xor ka ah
    Yaa maalijirayay cali markay noqoto
    Yaa run sheegi jirayeey
    Waa cali guray
    Cimrigaa haraago

  • @engasadaxmed2558
    @engasadaxmed2558 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay ayaa runta kugu jecel

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali markuu cil waayo ama xoga tulud ah
    Wuuku hurgufayaa
    Xukumada

  • @mxaaji4994
    @mxaaji4994 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali guray miyuu inagu ciyarayaa dee wadani baan ahay haynayidhahdo urur furasho maaha arinkiisuye

  • @barakatnur3455
    @barakatnur3455 2 ปีที่แล้ว

    Ilig, you are very soft on Ali,compared to Gabbose

  • @cabdijamiilcabdilaahi1144
    @cabdijamiilcabdilaahi1144 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali guray taladiisu waa igu wareer Allahayow hana wareerin

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 2 ปีที่แล้ว

    Waa .Cali.ha.dalkii suu waxa.badan buu..ino..iftimiyay

  • @abdooosman8840
    @abdooosman8840 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan cali gurey waa lixdan jir lix jir ah

  • @mahamedadel7999
    @mahamedadel7999 2 ปีที่แล้ว +4

    Mujaahid cali guray🦁💖😂😂

  • @abdirahmaanali6467
    @abdirahmaanali6467 2 ปีที่แล้ว

    Cali yuusuf cali guray mujaahid kasbatay umada

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani cali xisbigiisa waan wataa

  • @mohamedsahardiid3375
    @mohamedsahardiid3375 2 ปีที่แล้ว

    Anigu cali gurey illahay ba ina dilayee haa baan u hayaa waanan wataa hogaamiye qarana wu noqon karaa nin qabiil ahna maaha waa oday qaranku u baahan alle cimriga ha u dheereeyee

  • @kadragood130
    @kadragood130 2 ปีที่แล้ว

    Ali Gureh is very loyal Somalilander

  • @ahmetbidhi3181
    @ahmetbidhi3181 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali guray wuu asaasaqay ee waxa kaqabta meesha siyaasadana garanmaaye waa saaqide

  • @maryamali3407
    @maryamali3407 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwayagu ma ag fadhibaa ku quuso qudhaanjo from sool

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhalinyaradii waxaa wareriyey odayaal isku meeraystay Oo ah Raad Arooryo Diburaac .

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 ปีที่แล้ว +1

    Macna malihid komishanki yaceliyay yawakhtiga lumiyay xisbigad furatay maxad

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi5812 2 ปีที่แล้ว

    Waqooyiga/galbeedka hargiesa waa ninka keliya ee runta sheeg.

  • @AbdirahmanWarsame-uc6gc
    @AbdirahmanWarsame-uc6gc ปีที่แล้ว

    Cali Mohd Yuusuf: Ururka halgan: Gaboose maalin

  • @ahmedlozinho9784
    @ahmedlozinho9784 2 ปีที่แล้ว +3

    Muuze bihi muxuu cid wlpa wadnaha ugalay legend muze mar wlpad iyo zadexd wlipa wn doranynaaa

    • @sucadcalideek4875
      @sucadcalideek4875 2 ปีที่แล้ว

      💘🌺🌺🌺🌺🌺

    • @G36-u8l
      @G36-u8l 2 ปีที่แล้ว

      Ayuu wadna u galay waa fulay. Khiyaamada dadka aanu kasoo jeednaa, iyo diinta aanu haysanaa daciifnimo ayey u taqaan! Hadduu waxaasi wax idin hagi kara oo carriurtiina qof ay higsadaan idinla yahay. Fadlan doorta oo deegaankiina ha idiinku taliyo. Annagu wax laga yaqyaqsado ayaanu u aragnaa. Intii uu jogayna, god dheer ayey ummadu ku dhacday xitaa diinteedii iyo akhlaaqdeedii baa qayirmay

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Rutaasi dr,Gasoose wuu samaysankaraa urur uuna tartami karaa dalka hogaankiisa

  • @Yonis3012
    @Yonis3012 2 ปีที่แล้ว +16

    I truly beleive that Ali needs treatment not interview. He suffered undiagnosed trauma exacerbated by hate. If you review his past interviews , you will find , inconsistency, anger, mood swings and negative thoughts about his identity and the world. These are all the symptoms of someone with issues.I also feel bad for those who use him to score a.point which they failed to do themselves

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 2 ปีที่แล้ว +3

      He's talking right and it's true fact what he's talking about, muuse needs help

    • @Yonis3012
      @Yonis3012 2 ปีที่แล้ว

      @Istaahil Istaahil No one blames him for his illness but its his responsibility to seek out a professional help especially when his actions affects other people.

    • @MasterKey69
      @MasterKey69 2 ปีที่แล้ว

      @@Yonis3012 why don’t you talk about ur uncle Muuse shaani? What about his mental illness, theft, murder & cause of political injustice and instability?

    • @Yonis3012
      @Yonis3012 2 ปีที่แล้ว

      @@MasterKey69 You are wrong brother. Ali is my uncle but I disagree with him. He attacks not Muse but Isaq in general . I respect what he has done but he is wrong here.

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 ปีที่แล้ว +2

    Mujaahidku umada reer Somaliland wuu hogo-tusaaleeyey ee (dhaga laay maqal). Asc

  • @mustafequdciye6490
    @mustafequdciye6490 2 ปีที่แล้ว +3

    *Ma Odhanayo Mudanayaal Ali Gurey Nin Adag🤣*

  • @adamsstudio2053
    @adamsstudio2053 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku taagarsnhy Cali guray

  • @apdiraxiinahmed7764
    @apdiraxiinahmed7764 2 ปีที่แล้ว

    Mujaahid cali gurya

  • @abdirahmansalah642
    @abdirahmansalah642 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah Ali guray runta kama leexdo ilaahay wax xun kuma tuso

  • @jhjh5008
    @jhjh5008 2 ปีที่แล้ว +1

    Igaralihaw huday Wanka xumahay
    Adogabadha inan ku jwbo

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 ปีที่แล้ว +2

    Beeney waa run

  • @hoodoahmed6852
    @hoodoahmed6852 2 ปีที่แล้ว

    Muuse Biixi, Dr Gaboose iyo Cali Guray sadex daba waan taageeraa. Markan Muuse iyo Gaboose way dhaaftay intay garanayeen, Cali Gurey baa gartay.

  • @sirhaari4479
    @sirhaari4479 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadanku rayaale oo kale ayuu u baahanyahey hadii wadankan lex jeclo inaga hayso

  • @mohamedxoogsade7918
    @mohamedxoogsade7918 2 ปีที่แล้ว +3

    Siyaasada ka daa qabiilka iyo shakhsiyaad, Somaliland dooda ka shig

  • @bashiiraxmed3422
    @bashiiraxmed3422 2 ปีที่แล้ว +2

    Ali gurey waa meelna uma socde

  • @ahmeddhere4369
    @ahmeddhere4369 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax hadanbu ka shifay walahi.. Allah yakhallik ali guray

  • @tayochannel6003
    @tayochannel6003 2 ปีที่แล้ว +3

    Cali guray sheeko meesha la yimid wlhi
    Wax sharci yaqaan ah maaha.
    Ilaa hadal sharci kuma hadlayo sheeko iyo afsomali wadaa nagu Kala wd oday
    Wadani iska biir ama ucid meesha hadal ku heysaa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 ปีที่แล้ว

      Sharci ku hadal oo caqli keen

    • @mustafekilaas4054
      @mustafekilaas4054 2 ปีที่แล้ว

      Mujahid cali maxamed yuusuf cali gurey run ayuu ku hadlaya wana siyaasi wayo araga hadal yaqana ilahay raganimo siyeey

  • @mubarigmario170
    @mubarigmario170 2 ปีที่แล้ว +3

    Cali guray 👏👏 nin raged 😄

  • @jhjh5008
    @jhjh5008 2 ปีที่แล้ว +1

    Anagad Habar nososharaxaysa
    Miyad Dr gabose doratan
    Hadi ad caqliledihin

  • @saynabhussein1746
    @saynabhussein1746 2 ปีที่แล้ว

    Kani isagaaba is eryanaya wuu isu wada jawabayaa

  • @Xaliye321
    @Xaliye321 2 ปีที่แล้ว +3

    Iligow liinti caato bey ka dhigtaye . Dib danbe jeelka haugu hor fooladeyn😁

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 2 ปีที่แล้ว

    Reerka muuse wax runsheegayaa waa cali iyo alle ha unaxariistee sheekh aadan

  • @uztadmacalinqasimquranonli4773
    @uztadmacalinqasimquranonli4773 2 ปีที่แล้ว +1

    Libaax waxaasa raganimo la dhahaa Cali guray mujaahid raggi hore

  • @mohadeeql
    @mohadeeql 2 ปีที่แล้ว +1

    16:00
    19:40
    21:00

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidaa cali guray urur ku furanmaayo kaguna taageeri maayo shakhsi abaarka. Muuse waa madaxweynihii dalka ama nac ama jeclow.

  • @baashe09
    @baashe09 2 ปีที่แล้ว +1

    Muj Ali Gurey Ciro Xirsi Iyo Faysal Siyaasadda Markhaati ka ahaada, Bal ka waran Xirsigii Shirka kaaga soo dhex gabyay

  • @elkhetyar1309
    @elkhetyar1309 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadalkii waad jar jarteen sidaasi waa khalad, waraysiga sidiisa usoo daa ya ama iska daa ya. Sax mahaa in qofka hadalkiisa la jar jaro oo la khiyameeyo, xeerka saxaafadana waa ku qaf. MM TV raali galin haka bixiso arkinkaa.

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 2 ปีที่แล้ว +5

    Cali guraw ma 1000 eedaymood baad u samaynaysaa mise 1000 uu leeyahay ayaad dadka u sheegaysaa ?🤣🤣🤣🤣

  • @zadammuhamad6759
    @zadammuhamad6759 2 ปีที่แล้ว +2

    Af soomaaliga inoo ilaaliya

  • @mahmedibraahiim8590
    @mahmedibraahiim8590 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuse wlhi the legen

  • @ismailjamahalihhasan4988
    @ismailjamahalihhasan4988 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa Dalka qalalaasaha ku ridayaaa waaa noocan oo kale

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 ปีที่แล้ว +1

    Eng. Osmanito huu haa
    Waar waanu isnaaqaanaa, inta dhaafto talo iyo tilmaan siiyz.

  • @ugaasqordhere7091
    @ugaasqordhere7091 2 ปีที่แล้ว +1

    wallee cali m.yuusf c.gurey waa sharci yaqaan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +2

    Adhi daasad kama ILbaxo

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali guuray waxan ku jeckahay Tunta iyuu sheega nin qiino badan bale haka leexan oo curuuro ha keenin maxada tooyada doorashadeedi banu sugayiins November baan suganaa vote ki

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 ปีที่แล้ว

    Mudane Muuse Biixi Cabdi Dulqaad badanaa maansha alla, guuloow garab Is taag

  • @saedshire7807
    @saedshire7807 2 ปีที่แล้ว

    Waa madaxwaynihii wadanka iyo badh kalmadas iga degtay manta

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 ปีที่แล้ว +1

    Baarlamaanka Somaliland waa Mudanayaal Calow marka la eego Dastuurka Somaliland.

  • @qadanhussen2902
    @qadanhussen2902 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali waa nin aragtidheer leh

  • @nasiyefilms4824
    @nasiyefilms4824 2 ปีที่แล้ว

    Waxa siyaasi tororogleh nin cali gurey kadhow waayey R.SOMALILANDOE

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 ปีที่แล้ว

    Cali guretyow gormad
    Ku biireysa xisbigii Nabar iyo Naxdin
    Ee xarmajo😊

  • @abdirahmansharifwarsama2834
    @abdirahmansharifwarsama2834 2 ปีที่แล้ว

    CALI GURAY HALGAN XISBI ALI KU JIRO

  • @yusufdhimbil7367
    @yusufdhimbil7367 ปีที่แล้ว

    He is absolutely right

  • @omarsomaliland4563
    @omarsomaliland4563 2 ปีที่แล้ว +1

    Bal ninkaa wayni wuxuu ku sheekaynayo eega walaahi inaan caruurtu ku sheekayn

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye 2 ปีที่แล้ว +1

    Run badanaa cali siday wax u jiran bu wax u sheegay dhab ahantii

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 ปีที่แล้ว +1

    Bal ufiirsada juhaladan madaxwaynuhu sharci buu istaagay mahayno sheeko kale ma khilaafbaa mise waa sharci

  • @abdirisaakjeesto4903
    @abdirisaakjeesto4903 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar wariye ilig wxa ka badaiyey cali gurey wlhi

  • @sayalala2072
    @sayalala2072 2 ปีที่แล้ว +3

    Adeer cali nuxu aad u aqana muuse bixi kulaha qof ka qabta malaha sxb kaqabta malaha kkkkk

  • @Axmed-Yaasiin
    @Axmed-Yaasiin 2 ปีที่แล้ว +2

    27:32- 27:43 kuye odaygu weligay mudaaharaad kamaan qayb galin manaan taageerin intaa aan xisbiyo la mudaaharaadayey😅🤣.
    Wax kasta waa laynugula shicibiboow..

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax dhiman Iga dheh meel uu madaxweyne ka noqdo caliguray waa meel lagu baaba'ay geerba ma haysto
    hadalkiisa wuu iska hor iyo daba imanayaa

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Koleyba Muse waa ka daacadsan yahay

  • @jhjh5008
    @jhjh5008 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy Cidla ka ciyimayo ee adaa
    Cidla tagan mangabyahaw
    Hadii ad cod donaysan islanta Bedela