DOOD ABUUR: Dhibaatada Daroogada ee Somaliland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มี.ค. 2022

ความคิดเห็น • 436

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 2 ปีที่แล้ว +47

    Maxamed abiiib xildhibanka keliya ee la dareena bulshadis full respect

  • @wardahanna8619
    @wardahanna8619 2 ปีที่แล้ว +44

    😂😂war mesha nin ba ka sobaxay masha allah xildhiban maxamed abiib ❤️❤️❤️

    • @user-or5bp1cx7w
      @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว +4

      MashaAllah geesi garab waye

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 2 ปีที่แล้ว +3

      Xildhibaankan xataa dhulalka kale ee Soomaalida ayaa laga jecel yahay. Reer Puntland baan ahay waana taageeraa xuldhibaankan da’da yar ee daacadda u ah shaqadiisa

    • @suhaybadams877
      @suhaybadams877 2 ปีที่แล้ว +1

      allaha cimriga u dheereyo tabar iyo tayo badan ba ku jirta.. wax qabad balaadhanna wan ka rajaynanaa inaanu ilaahay ka mid dhigin kuwa meesha iska jooog joooga e danahooda iska eeganaya

    • @xamsexuute1131
      @xamsexuute1131 ปีที่แล้ว

      Saw ma arkaysid Sanadaanu illahay ka baryeynay xildhibaan sidan oo kalaa alhamdulila waananu helnay maxamed abiib iyo qaarkalo la mida oo Yara baqayaa lkn maxamed la mida maxamed abiib waa qof dhiiran oo aan runta ka gaban oo xaqa sheega warda sidad u taageerto si lamida ayanu u taageernaa maxamed abiib kaligii ayaa nagu filan alle cimriga ha u dheereyo

  • @intaallejeceljecliyaa3852
    @intaallejeceljecliyaa3852 2 ปีที่แล้ว +74

    Dadaala cabaasa waagadha waana dhaafa wale reersomaliland waad gaadhidoontaan halkad rabtaan Allena haydin rimeeyo hamigiina Nabad kuwaara 😍😍😍dood aad uqurux badan maasha allah horamar wacan ☺❤❤

  • @master__mgamesolution1502
    @master__mgamesolution1502 2 ปีที่แล้ว +20

    Maasha allh waaku raacsanhy xildhibaanka from 🇸🇴 muqdisho

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      maxaad ku raacsan tahay xildhibaanka master

  • @bedrajaamac6406
    @bedrajaamac6406 2 ปีที่แล้ว +14

    Xildhiban maxamed abiib waadku mahadsantahy inaad la dareen noqoto bulshadaada👏🙏
    MMTV aad iyo aad baad umahadsantihin gudoomiye M ilig

  • @iloveyouallah2381
    @iloveyouallah2381 2 ปีที่แล้ว +7

    Waad mahadsantihin Mmtv waan jeclahay doodahan oo kale marban kasoo qayb gali doonaa in shaa allah.

  • @richman_
    @richman_ 2 ปีที่แล้ว +11

    Maxamad Abiiibow Another Level Bd thy wlhi, sidan kuma modeynba nio😂

  • @mohametsomali3607
    @mohametsomali3607 2 ปีที่แล้ว +22

    Yaa igulla raacsan in m m tv ay tahay tvga aad ka ugu saamaynta badan in uu yahay tv ud smlnd

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 2 ปีที่แล้ว

      i agreeee 👍🏽👏🏽💪🏽💪🏽

    • @suufishirwac1789
      @suufishirwac1789 2 ปีที่แล้ว

      Wn kugu raacsanahay

  • @nimcomohameddahir3689
    @nimcomohameddahir3689 2 ปีที่แล้ว +9

    Ninkii aan ugu nicbaa markuu baarlamaan ka cusub ayaan imikana ugu jeclahay wuuxuu noqday shakhsi layaab le waa maxamed abiib

  • @khadrahaji938
    @khadrahaji938 2 ปีที่แล้ว +5

    Wax darenka dhabta ka hadley ayaa ah xildhban mhmed abiib👍❤

  • @abdullahigurhan2671
    @abdullahigurhan2671 2 ปีที่แล้ว +8

    Dood aad u qiimo badan weeyan Mansha-Allah mmtv waad dadaleeysan allah ha idin xiifdiyo

  • @EatRight2TheWorld
    @EatRight2TheWorld 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha'allah MM TV brought up a excellent topic the show was amazing 👏 qabka wax wakhtixaadirkan aan taagan nahay dowlada ay wax uga qabaneyso wa qalad, maaha in la eegto dadka sticmaalaaya kuwa sticmaala hadaad xidhaan oo jeelasha ka buuxisan wixi ma joogsaneyso malin kasta qof cusub baa baranaaya waxaana sababey kii soo gelinaayey ee fund gareynaayey ayaan halkiisaba la eegeynin oo iska baashaalaaya wixiina weli wey soo gelaayaan yadoo si kasta loo xidhey cidi sticmaaleysey xadhiguna qofku iskaga deyn maayo rehabilitation centres ba loo baahan yahay dadkan isticmaala lagu daweeyo xadhigu waxba bedeli maayo saad dambe marka lasoo dayo halkiisi buu kasii wadaaya mida kale in xadhigu kala duwanaado weeyan ka sticmaalaaya ee lacagtiisa ku khasaareeyey in xoogba la saaro maaha xooga waa in la saaro ka soo gelinaaya iyo ka iibinaaya qofkii xaqlaha alabtan la iibinaayo ka ah in la soo qabto weeyaan in xooga la saaro oo xadhigana lagu adkeeyo qabkaas un bey wixii ku joogsaney. Im thanking MM TV for bringing this topic up the only issue was the show was running on a deadline it was interesting to watch laakin in waqtiga la kordhiyo oo qof walba chance uu ku hadlo la siiyo ayey ahayd inti ugu badneyd dawadeyaal ayeey ahaayeen yaguba sheekooyin iyo rayi wey lahaayeen koleyba

  • @sakariyesaed7183
    @sakariyesaed7183 2 ปีที่แล้ว +5

    Man of the match xildhibaanka

  • @kaltounhagi2256
    @kaltounhagi2256 2 ปีที่แล้ว +9

    Maashallah. Wa dood ficaan. Keep going weriye iliig.

  • @apdiaziizxassanwarsame1752
    @apdiaziizxassanwarsame1752 2 ปีที่แล้ว +31

    Masha allah dood fican ayaad qabateen waad wanagsan tihin halkaa kawada hawsha waad ku mahad San tiihin .. maxamed apdi ilig wariye tagay. 🙏🙏🙏

  • @yuyu9
    @yuyu9 2 ปีที่แล้ว +8

    wan dhagaystay doodan dhaman ma jiro hal qof oo u eleh aqoon daroogada iyo sida loo keen wadan kena
    Waxay u qaybsaman 4
    1.producer ama sameeyaha
    2. smuggler ama soo dhaafiye xududka
    3. Dealer am ibiye
    4. Consumers ama isticmalayashiii
    Hadaba who do wanna target keebad u baahan inad wax ka qabatid si aad u dabar gosysid drugs ka that's the main question?????????

  • @ReerAliVlogs
    @ReerAliVlogs 2 ปีที่แล้ว +31

    I was drugged in Ethiopia in October 2021, I ran to Somaliland wajale police for help, they arrested me and sentenced me to 2 years imprisonment. I took a raacfaan appeal and I had to pay the judge 500, I had to pay the prosecutor 400 also I provided my mental illness diagnosis from america, then I come out of prison after completing 3 months of my 2 year sentence. Money talks, this is not a fair criminal justice system. Allah see’s everything. Please I love my country but we need to change this corruption. Also people with addiction are sick we need to help this people and not make them criminals

    • @mombasa7
      @mombasa7 2 ปีที่แล้ว +1

      Don't waste energy on these fools! They should all go to prison!

    • @nuunuukidscaruurta2547
      @nuunuukidscaruurta2547 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mombasa7 exactly

    • @hassanosman5241
      @hassanosman5241 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭🤝

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +2

      while there is a poverty there will be a corruption, specially when a people like you are willing to spoil and get advantages of the poverty in the country, you are still criminal and corrupt and fugitive

    • @suhaybadams877
      @suhaybadams877 2 ปีที่แล้ว

      i'm sorry you had to go through that, i remember back in the days it used to be hell of a lot worse than these days obviously the whole system is rigged but we getting better.
      Paris na hal habeen laguma dhisin marka de dadku hadadaaleen dhaqaalahanna ha u koraan inshallah.

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 2 ปีที่แล้ว +4

    Caddaalad aabaheed W- day, thank you MM umaddaa iska leh.

  • @malyunhussein2752
    @malyunhussein2752 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah tabarakaAllah dood aad iyo aad u qiimo badan, keep going. Hambalyo ayan idin leeyey inad aragtan dhibatada bulshada doodna ka abuuraya sidii loo joojin laha. JazakaAllah

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 ปีที่แล้ว +2

    SOMALILAND Maash Allah guuule Amiin Amiin Allah geessi guuule lyo gobanimo Somaliland allow dhowra 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚❤💚❤💚

  • @haboondeeqa3959
    @haboondeeqa3959 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah maxamed abiib waa nin rageed runta ku dhinta wax jira ayuu sheegay walee

  • @reerguuraa9830
    @reerguuraa9830 2 ปีที่แล้ว +10

    Maanshalaha Xildhibaaanka xaqiiiiq buuu taabtay askartuna sida muuuqata dadweynaha kalama tashadaaan sidaaas daradeeed waaa in dooidaha la sooo badiyaaa si aynu u helno xaqiiiq is

  • @DonKako
    @DonKako 2 ปีที่แล้ว +11

    Somaliland : Bulsho Nool, Siyaasi Dhintay !

  • @munamohamed8487
    @munamohamed8487 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waa laysisoo lafa gurtay waladkii,shiikhyadii,ciidankii,dhalintii, xabaglayaadhii,dadkii,ka kaanacsan jiray,
    wow so amizing

  • @rukiashire2368
    @rukiashire2368 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waan dhamaystay Barnaamijka Waa wax cad in uu dhiibaato leeyahay Muqaadaraadka fadlan badiya Wacyi galinta 🙏

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +14

    Maaansha allaha jamhuurdayda Barkaysan meesha kaliya Police sheekh shacab dood wadaagi karan

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow waa arin loo bahna in dood laga sameyo thanks MMTv horay usod wanagsan

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว +11

    Subxan allaH wllhi iminka khamrigu caadi ayuu noogusoo batay tuulooyinka iyo miyigu aad baa khamriga loogu cabaa

  • @zakyindhojaceyl433
    @zakyindhojaceyl433 2 ปีที่แล้ว

    Waa uuka hor maray mmtv Tv yada kale masha allah waa in qaranku runta la isku sheego oo la wada xisaabtamo guul iyo gobonimo

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad buu ugu mahadsantahy MMtv doodan wax tarka leh ee uu so qabanqaabiyay jasakallah khayr baan leeyahay .

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 2 ปีที่แล้ว +3

    Dood muhiima timina wakhtigeedii👏👏

  • @farhancarab8688
    @farhancarab8688 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah
    Guul guul guul
    Soomaalilnd ✅

  • @nimcoyusuf8201
    @nimcoyusuf8201 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah doodan waa mid aad logu bahanaa mmtv hormar wacan

  • @shakasudi8535
    @shakasudi8535 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alalh tvga mmtv aadban u hambalyeynaya dadaalka uu galinayo barnamujyada tabanaya bulsha aadban u hambalyeyna MMTv well done 👍🏽👏🏽

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid. Dood cilmiyeedan aad la kaashateen dadkii khibrada u lahaa. Dadkeena iyo dalkeenu aad iyo aad ayuu ugu baahan yahay. Fadlan sii wada oo dadka u soo bandhiga mawduucyo ban oo nolosha ku xidhan.

  • @nawaalabdimajiid2631
    @nawaalabdimajiid2631 2 ปีที่แล้ว +10

    Mmtv iyo mohamed abdi ilig ba allah ha barakeeyo dood wax ku ool ah buu qabta bulshadu way dhayalsata maandooriyaha ku mahadsanid sida wanaagsan ee aad ugu iftiimayzay allah ha inaga dhigo kuwo xal waara ka gaadha isticmaalka maandooriyaha insha allah

  • @soulehassan
    @soulehassan 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamush fiican, baraarujinta bulshada!

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +6

    Hoyaaada sheegety iney iibin jiretey waa qof iimaan leh maansha allaha runtey sheegtey

  • @hiboyonis938
    @hiboyonis938 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah wa dood wanagasan wariye ilig wan ku salaamaya xildhibaaku dag dag ba ku jira

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 2 ปีที่แล้ว +1

    MM TV. Shukran rabi kheyr ha ku siiyo

  • @adnantimoz6593
    @adnantimoz6593 2 ปีที่แล้ว +3

    Runta waalas kunacaa mohamed abiib big legend🔥🔥

  • @hodokaise828
    @hodokaise828 2 ปีที่แล้ว +4

    Dood qurix badan wa loo baahnaa masha aallh

  • @DrNeeri
    @DrNeeri 2 ปีที่แล้ว +4

    masha allah barnaamijyadan waxa ila qurxoon in guud ahaan dhulka soomalida laga qabto inta bdna waxa keena inu qofka isticmaalo wa shaqo la'aanta iyo isku buuqa

  • @abdallemahamed6807
    @abdallemahamed6807 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah jasakalaah wllaalaha mmtv ilaahay ha idin barakeeyo

  • @nimcomaxamed9496
    @nimcomaxamed9496 2 ปีที่แล้ว +1

    Jow dee somaliyey hade aynaan lahayn hoogamiye wngsn oo qad ka iyo sigarka inaga qabta maxan sameen karnaa inaguu 😥ilahay haa inaga qabto kuu waa keenaa ☝️✍️

  • @Heshaam98
    @Heshaam98 2 ปีที่แล้ว +2

    Mmtv waa tv gabi ahaanba ka duean warbahinta somalida halka chanelada somalida ay ku fogan yihin xayaysimo iyo heeso iyo waxan wax faaido badan u lahayn bulshada lkn tvga mmtv waa hormuudka warbahinta afsomaliga ku hadasha aad iyo aad. Baad u mahadsan tihin sida fiican xaqa u ifinaysaan wariye maxemed ilig jazakalaah adiya iyo teamkaga🥰🥰👏

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha kaliyaata ee shaqadiisa daacadda ka ah oon qabiilna taageerin mashallah walid akhlaaq iyo sharaf leh ayaa ku koriyay dhaqan fiican mashallah 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @Mdaayo
    @Mdaayo 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed abiib waan waaataa wllhi runta ayuu kahadlayaa

  • @xamsemaxamed6862
    @xamsemaxamed6862 2 ปีที่แล้ว +7

    maxamed abiib legend of somalilad

  • @user-vx9ic1om3u
    @user-vx9ic1om3u 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah
    ❤❤❤❤❤

  • @hipoyouzuf7691
    @hipoyouzuf7691 2 ปีที่แล้ว +3

    Xildhabanka kaliyah runta u joogah Somaliland never down waxad arkyso ilahy dadka kula tuso

  • @Xan_fresh477
    @Xan_fresh477 2 ปีที่แล้ว +3

    Mohamed Abiib 🙏 Legend

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +7

    waa dood muhiima waana guul in shacbigeenan somaliland laga wadatashado siwada jira shacbi aqoon yahan dawlad culimo sidii loojoojin lahaa khamriga

  • @JibriilHandulehDoctor
    @JibriilHandulehDoctor 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done. Anoo ah psychiatrist tababar wada oo doonaya inaa noqdo addiction Psychiatrist oo ah doctor ku tukhakhusay daroogada topic waa muhiim. Borama oo an ka shaqeen jiray way yareed inAA aragno hada war cusub baa helnay. Mahadsanid yihiin MMTV

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo badiya doodahanoo kale

  • @cabdiqanixasan8886
    @cabdiqanixasan8886 2 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi xildhibanka hadalkiisa sarakisha way gubaysaaa wyo runtii weeji anuu cidan xumo Darted ayan utahriibay fuck somaliland

    • @mustafexasan6988
      @mustafexasan6988 2 ปีที่แล้ว +2

      Ader ama tahrib ama meel kale tag somalilandta aad cayaysa way ku hurantey nacasnimada iska daa

    • @abdiaziizmohamett1437
      @abdiaziizmohamett1437 2 ปีที่แล้ว

      inad adigu wanajisato mxa ku diidey intad dulsar iyo qaxonti ku nqonso dal kle

  • @nuuradiinabdi602
    @nuuradiinabdi602 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa dood aad iyo aad umacquula waxbadana laga faaidey wana ku bogaadinayaa qabanqaabiyayaaasha dooda alle haydin karameeyo 🙏💯

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi xildhibaan maxamed abiib inta odhan lahaaba waa idhi runta ka hadlay wlhi kugu tageersanhy xildhibaan🙏🙏

  • @salmaa2871
    @salmaa2871 2 ปีที่แล้ว +59

    jazakallahu khairun brothers and sisters who are behind the great ideas & works of this channel! mashaAllah i love you all for the sake Of Allaah! continue with the great work may Allaah rewards you and bless you all in ABUNDANCE.Amiin

    • @tonibrown702
      @tonibrown702 2 ปีที่แล้ว

      somaligaa so baro wllo

    • @richman_
      @richman_ 2 ปีที่แล้ว +1

      @@tonibrown702 in ay somali barashdisa ubahthy mxd ku ogatey already wayba dhuxdey qisada e

    • @tonibrown702
      @tonibrown702 2 ปีที่แล้ว

      Ma afsomali baa wxn ayso qorotay yaab wllhi

    • @shucaybmaxamed3150
      @shucaybmaxamed3150 2 ปีที่แล้ว

      Somaliban nahay nio

    • @abdalemohamedabdle8166
      @abdalemohamedabdle8166 2 ปีที่แล้ว +1

      @@tonibrown702 wll somali mahaa

  • @diinimahad7003
    @diinimahad7003 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxamad apiib walle Laguguma khasarin

  • @abdifetahkorane5501
    @abdifetahkorane5501 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waali ka yar hadalka uu idhi waan ladhacay 🥺🙏👋 waa runtii

  • @MohamedOlad
    @MohamedOlad 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamij aad u muhiim ah! In lagu baraarugo waa wax aad u fiican

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo dadkaa ka toobadkeenay xumahay Ku jireen mahadna dhamaanba Allaah baa leh toobada waafajiyay, hambalyo MMTv oo boogaha taabta bulshada hadaan qadhaadhka lays taabsiin waxba ma saxmaan booliskana cashar haka faaiidaystaan teamkaa hore ugu hawlana hawsha.

  • @ilhaancrisaaq5778
    @ilhaancrisaaq5778 2 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantihiin mmtv wllhi waa dood cajiiba

  • @Nomadlivenow
    @Nomadlivenow 2 ปีที่แล้ว +3

    run ahaantii waa dood aad u wanaagsan, waxaan rajaynayaa in si cilmiya loo baadho (scientific research) oo aan intan uun looga tagin.

  • @jaamacsiciid1191
    @jaamacsiciid1191 2 ปีที่แล้ว

    Thanks mmtv

  • @ibrahimceyntechannel4920
    @ibrahimceyntechannel4920 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllah waa dood wngsan aad iyo aaad

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 ปีที่แล้ว +2

    By the way We love our MP abiib . Isagu wax saxuu ka hadlay

  • @abdirashka9468
    @abdirashka9468 ปีที่แล้ว

    Askariga ugu horeeyaa cabtoow buu ahaan jiray siduu sanka u jiiday ka garo

  • @rodaarab2600
    @rodaarab2600 ปีที่แล้ว

    Allah ha ino badbadiyo awlada mmtv mahadsanidin

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC DHAMAAN UMADA SOMALIED EE HALKAAN DAWANAYSA WAXAAN KASOO JEEDA DEGAANKA SOMALIDA SOMAALIND WADANKAYGA UUN CAWA WAKHTI BAAN KU QAATAY HALKAAN CILMI BDN WAAN FAA IDAY👍

  • @cimraanofficial5842
    @cimraanofficial5842 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed abiib legend

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 4 หลายเดือนก่อน

    Afhayeenka darbi jiifta waa nin adag oo run loow ah xuseen Mandela guuleeso

  • @abdihakinhersi8604
    @abdihakinhersi8604 2 ปีที่แล้ว +10

    Woow madax dhaqameed si academic u hadlaya waa ii kow mnsha allah

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc .
    Weriye ilig please police ka wakhti sii ayku jawaaban waayo eedaymo badan ayaa losoo jeediyey iyagoo runtii haya shaqo wacan marka loo eego meelo badan oo ka mida dhulka somalidu degto guud ahaan.
    Markuu police ku qofka soo qabto hadii maxakamadii intay lacag qaadato lasii daynayo qofkii maxaa loo eedayn police ka oo keliya?

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 2 ปีที่แล้ว +8

    Doodan waan ku ammaanayaa TV-ga MM, police-Kan fadhiyaa waa niman fiican, xildhibaankana waan jeclahay balse inuu si ixtiraamleh uhadlo ayaakasii fiican.

  • @mohamedabdirisak5821
    @mohamedabdirisak5821 2 ปีที่แล้ว

    sc mansha alahaaa walaal maxamed ilkg arin badan baad ka haysaaa tv walaalwaxaad nooo sooo casuuuntaaa marba qaaar nolosha runta ah si aaan u ogaaano siyaasada arimanah baa ka fiican walaal ty my bro

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 2 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah keep going, Jazakallahu khairun may Allah bless you all Ameen. SubhanaAllah very Sad 💔 may Allah help young people

  • @nadarqurux6263
    @nadarqurux6263 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qurux dood wadaagaaan muqdisho aa looga bahan yahay

  • @saciidmoha3867
    @saciidmoha3867 2 ปีที่แล้ว

    M.a walahi waa Dood muhiima intaan wax daawanahyey waa mhdsanyhy wariye moha ilig iyo chanalkiisa Mmtv

  • @faynuuswaladuu5100
    @faynuuswaladuu5100 2 ปีที่แล้ว

    Mm tv Allah yardaa calaykum

  • @kingfaysalofficial7722
    @kingfaysalofficial7722 2 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamij aan xiseyo wlahi waxa lagaga hadlaa waaqica jirA

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi Xildhibaan maxamed abiib waa legend nolow mudane

  • @tortoabdi9616
    @tortoabdi9616 2 ปีที่แล้ว +2

    waxaan MMtv u soo jeedin laha barnamijyada ceynkan ah wakhtigiisa u yara dheereya, sababto ah waa barnaamijyo cilmi oo bulsho wakhtigana waxa mooda in aanu ku filneyn barnaamij ceynkan oo kale ah

  • @lathivmawlith9087
    @lathivmawlith9087 2 ปีที่แล้ว +1

    Xuseen mandela alla ha ku sharfo

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว +4

    Xuseen mandeela😂😂

  • @fathiahoussein1557
    @fathiahoussein1557 2 ปีที่แล้ว +1

    Diintu barasho iyo ku dhaqan wanaags

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo badiya

  • @khaalidabdirashiid6079
    @khaalidabdirashiid6079 2 ปีที่แล้ว +1

    Hargeysa waba laisku ugarsa o lama ogola lkn mogdishu cadi ayeba kathy ilhow dhalinyarta caba kama dobe io kuwa gada io kuwa sogaliyba😭

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed aabiib mashallah

  • @AliHassan-ju8qn
    @AliHassan-ju8qn 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta xiri lahayd qof cabey waxad kaqabata kan keenayo in laxiro ,dadka lodiraaya waa in dorogada isticmaalaynin mmtv very nice tv

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 2 ปีที่แล้ว +3

    Sarakishu ayagaba cabe maxay cidkle kaceliyaan😀😀

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 2 ปีที่แล้ว +1

      🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂astaghfirullah

  • @selamjibril2471
    @selamjibril2471 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed ilig 👍👍

  • @abdishakurfarhan1563
    @abdishakurfarhan1563 2 ปีที่แล้ว +10

    15 minute-ka u horeeya ee dooda aad iimay cajabin gaashaanlaha iyo dhakhtrkuba waa very poor waxba cidna uma sharixi karayaan dad waxa daawanaya ama dhagaysanaya aan English garanayn waxa fiican in si kooban loo sharaxo af Somalina ka dhiga
    Policy-giina way ka baxeen dadkiibay barayaan sida wx loo sameeyo iyo dawooyinka iyo wxyaabaha la isticmaalo kiniin ha ahaato ama jinac la dubo aad bay si fool xun usoo dul mareen waana ceeb
    doodu topic weyn bay xambaarsan lkn panels aad very poor ah baa ka qayb qaadanaya dhakhtrka iyo askariga

    • @abdiasiiszain3015
      @abdiasiiszain3015 2 ปีที่แล้ว +4

      Walaalo Policeka iyo Dhakhtarka waxa ku dhaleecaynaysaa inay english ku hadlayaan
      Adina waxa isticmalaysaa englisch sidee wax u jiraan. Tusaale poor dhahday poor afsomali ma ahayne 🤔

    • @abdishakurfarhan1563
      @abdishakurfarhan1563 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiasiiszain3015 apt English kumaan dhaleecyn inay Somali dadkaa waayeelka ah wax ugu sheegaan bay ahayd ee English ma haysto

    • @Abshaw6
      @Abshaw6 2 ปีที่แล้ว +1

      Adigu ma somali kali baa ku hadashay mise mida aad leedahay ha joojiyaan baad noo dhex galin

    • @testerbest1694
      @testerbest1694 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa nin aan hadalka dadka kale mooyaane kiisaba la soconin. Kkkk ma adigoo kalaa qofka dadka wax usheegaa mise englishkaagu waa afsoomaali casri ah? Waar isku mashquul oo dadka eeda kadaa hana kumashquulin dadkaa xilkooda gutay ee shaqaysanaya dadkana ushaqaynaya!

  • @khaaledxigmawi2299
    @khaaledxigmawi2299 2 ปีที่แล้ว +1

    Xildhiban mamxed abiip i suport walhi ethical ka aad samunso
    Mmtv is best

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

    The best topic

  • @asiyaismailhassan1981
    @asiyaismailhassan1981 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxa xildhibaan indho indho lagu soo marti qaadiwayeey barmaanijkan waxbadan ayuu kawarimi laha

  • @luulabuuni3735
    @luulabuuni3735 2 ปีที่แล้ว

    Bismilaah o umda wax daahiriba way yaryihiin

  • @asmamaxamedcarab5254
    @asmamaxamedcarab5254 2 ปีที่แล้ว

    Xidhiban maxamed abibi wllhi waa nin jiraa 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 ปีที่แล้ว +2

    Sababtu waa shaqo la aanta ayaa ku dhiirinaayah qofku markuu welwel ka gashoh noloshu markaa waxaa umuuqarah quus haduusan qofkaasi xaga ilaah u laaban markuu qofku culays nololeed soo foodsaartoh ayuu aadin maan dooriyaha markaa dhlinta haloo sameeyo wacyigelin iyo shaqo abuur .