Shirkadaha iyo Dawladda Somalia Maxaa Kala Haysta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • #SubcribeHashi

ความคิดเห็น • 98

  • @mukhtaradan64
    @mukhtaradan64 18 วันที่ผ่านมา +16

    Waa Warkii ugu fiicnaah ee waligeed laga maqlo dowlada Somalia 🇸🇴.
    Hadii sidaas loo xaqiijin lahaa dowladlimada Somalia 🇸🇴 may dhac deen in nin uu xaraasho dalka malin kaliya

    • @faysalahmed9622
      @faysalahmed9622 18 วันที่ผ่านมา

      Xasan sheikh miyaanad arag sida u uxarashay dalkina kan aduu malihide beenbay kuu sheegene somaliland ba layidha oo dadba dhistee haku mashquuline dalkaaga dhiso oo intad media ha ka baxdo dirayska uxidho dalkaaga oo difaco de inanyar oo qayrkaaya oo Africana ayaa ku ilaaliya oo lacag balaayina kugu qaata si uu adiga kuu ilaliyo

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 18 วันที่ผ่านมา

      This was long overdue! The country faces identity crisis! We allowed divisions which foreigners exploited and encouraged it even. Next ban Federal States President titles

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 18 วันที่ผ่านมา

      Somalia 🇸🇴 waa mid ​@@faysalahmed9622

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 18 วันที่ผ่านมา

      Somaliya waa haldal smliland maha dal e waa qayb kamida dal.weynaha somaliya
      From hargaysa waqoyi galbed somaliya 🇸🇴​@@faysalahmed9622

  • @FarxaanAxmed-jf5vq
    @FarxaanAxmed-jf5vq 18 วันที่ผ่านมา +8

    Waa bilow fiican balse lala soo daahay

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 19 วันที่ผ่านมา +8

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waa bilow dabcan fiican laakin lala soo daahay halkaa halaga wado si deg deg ah

  • @fe8445
    @fe8445 18 วันที่ผ่านมา +3

    Waa sax 100%. Shirkaduhu abaal ma leh. Lacagta Soomaali bay ka sameeyeen qaranimadeeniina way ku xadgudbayaan.🇸🇴

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 18 วันที่ผ่านมา

    Waa waxa wanaagsan I liked ❤❤❤❤❤🎉🎉 waa sax

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 19 วันที่ผ่านมา +6

    Dowlada Soomaaliya Hadaysan Khaladka Gudaha kajira Aysan sixin Seebay usixikartaa Kuwa Ay Galaan Dowladuhu,Waxaan Qabaa Waxkasta oo Midnimada Ummada kaladhantaalaaya in Gacan Birah Laguqabtaa!!

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 18 วันที่ผ่านมา

      💯💯💯💯 waa sax waa in laga daba tagaa sidey u dhan yihiin

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 18 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah Subxaanallaah Illaahoow Noo Badbaadi Wadanka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅

  • @AhmPlayz_
    @AhmPlayz_ 18 วันที่ผ่านมา +4

    Waa guul wweyn

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 18 วันที่ผ่านมา

    Waa sax hala tuso awooda dawlada ee snm ee hargeysa joogta

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine 18 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland laabahayga ayay ku qorantay dhulkaygiina waanu maamulaa cid aanu wax uga baahanahay ma jirto oo aan alle ahayn guul Somaliland.

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 18 วันที่ผ่านมา +3

    SOMALIA 🇸🇴

    • @abdifatahyousuf3136
      @abdifatahyousuf3136 18 วันที่ผ่านมา

      Israel🫡

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdifatahyousuf3136
      Cadowga waa lagataqulusey
      Nalacld baa kudhacdey
      Cadowga soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuuuuleysta xoogadalka soomaaliya
      Cadowga waa ltrtrrrr☠️💀🚀

    • @Mogadishu23
      @Mogadishu23 18 วันที่ผ่านมา

      @@abdifatahyousuf3136 are you Jewish or Islam ?

  • @Caliya7
    @Caliya7 18 วันที่ผ่านมา +4

    Wow, waa amarkii ugu wacnaa ee dowladu ilaa iyo hada aan kamaqlo Villa 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @abdifatahyousuf3136
      @abdifatahyousuf3136 18 วันที่ผ่านมา

      Iska eeg qaraxa 💣 dhul😂

    • @sakiabdul
      @sakiabdul 18 วันที่ผ่านมา

      War cawaan yohow hawiya tahee isaaq waxba kumadaba dhigin e alshabaab iskaxoree from daarood

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waa in laga hör tagaa muuse io koox diis idiyoodiin dheh

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sheikh hooyo fiican hadee soo korin leheed qof aqlaaq iyo alle ka cabsi leh ayuu ahaan lahaa

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 18 วันที่ผ่านมา

      Maxaad ku caysay madaxwaynahaaga? Maxaase hooyadii ugu xadgudubtay? Ma sidaasay hooyadaa kugu soo korisay ah inaa madaxdaada cayso ama aad dadka shaqsiyadooda ku xadgudubto? Ma is toogatay?

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 18 วันที่ผ่านมา +2

    Intaas kaliya ayaan lagu ekayn bas xawaalada xaraa kuwa barlamaka u fadhiya kuwa ka soo jeda lantaas tilabo halaga qaado

  • @user-wu8ed7kj9j
    @user-wu8ed7kj9j 18 วันที่ผ่านมา

    Waa wax wanagsan dawlada somaliya waay dayacday dalka somaliya hakusocoto yey kalabalaben ama iminka xamse iyo xasan mareye intuu budh dhagax soqato ha amusiiyo

  • @samirr546
    @samirr546 18 วันที่ผ่านมา

    Subxaan Allah dad isnacay oo fashilmay oo in ay midimidi ku mud mooyaane aan siyaasad fahmin ciilkuna ka bi'in
    Cadow goodana aqoon
    Diyaaradihii maxamad siyaad ku burburiyey ee uu dalka gaga saaray beesha idoor iyo dhicii dilkii xirxirkii dabagalkii uu ku hayeye intii aan la qixin ciilkii loo qabay waxba kamay tarin ,waxay nasteen intii ay somaliya burbursanayd hada markii ay ismooday in ay dawlad noqotay shaqada ugu wayn ee u taal waa in ay idoor xanuujiso oo bililiqadii iyo qaxii dib ugu celliso
    Turki masaryk iyo jabuuti ka dalbada diyaarado oo qixiya hadana baabuurtii bililiqadana isdaba geliya.

  • @Umo580
    @Umo580 18 วันที่ผ่านมา

    MAANSHALLAA WAXA DAWOLAD AYKUDHAQAADAY WALANAAXIYEY SNM MARKII HOR A

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 18 วันที่ผ่านมา

    Malganti sameyen iyo shaqale

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 18 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland waa koox ushaqeeya gumeesiga ingiriis ka cadowga somaliya qeebiyay 1984 somaliya waa mid

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 18 วันที่ผ่านมา

    waa arin mar hore loo baahna in wax laga qabto waase arin fiican

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 18 วันที่ผ่านมา

    Waa arin mar hore in sameeya aheyd lkn waa wax wanaagsan manta sharci laga soo saaro shirkadaha midnimada dalka qilaafsan.

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 19 วันที่ผ่านมา +4

    Wax somaliland ladhaho majirto ( ee wadan somalia ladhaho baa jirta🇸🇴🇸🇴
    Qabiil Qaran manoqdo xaqiidiii

    • @RoobleAbdi-p2f
      @RoobleAbdi-p2f 18 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 18 วันที่ผ่านมา

    Ugu badan kofta somalia

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 18 วันที่ผ่านมา +5

    nin waaba nin waalandawladu xagay joogtaa xalanaa wax u dhoob dhooba soomaliand guuul guul guul i love soomaliand waa dhulkaaga hooyo kanaxow nafta ale dowlada koonfur soomaali dhugaruur ku deji aaamiiin aaamiiin

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 18 วันที่ผ่านมา

      DHUL GARIIRKA AAD KOOFUR LA JECESHAHAY ADIGA AABAHAA IYO EHELKAGABA ALLAHA KU RIDO

  • @user-bk9iy4te2c
    @user-bk9iy4te2c 18 วันที่ผ่านมา

    Waa shaqo loo bahnaa in marhore laga shaqeeyo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waa guul lagaaray.

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 18 วันที่ผ่านมา

    WAA WAXAANU IN BADAN KA SUGAYNAY IN MARUUN KU DHAQAAQAN WAANU SOO DHAWAYNAYNAA HADAANU SOMALILAND NAHAY WAAYO WAXANU GARANAYNAA HALKA AY KU DHAMAANAYSO

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 18 วันที่ผ่านมา +1

    bismillah asc fiiri horta xasan aboor isagu tasturka maxaq dhowray kow cida ubaahan in talaabo laga qaado waa xasan aboor lkn mid waligey ma taageeri doono oo ah maamulka sland in loola tacaamulo sida qaran madax banaan waa waxan la aqbali karin sikastaba ha ahaatee waayo inaga dhan hadii naleeys ku keeno 20 malyan ma dhamin marka macquul maaha iney Somalia 🇸🇴 ❤❤❤labo dal laga dhigo ama noqoto xasan aboor iyo m biixi oo dalka laga qaban waxan leyahay waxa hada taagan waxa soo socdaa kaweyn illahow dalka iyo dadka noobad baadi illahow aamiin

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 18 วันที่ผ่านมา

      Markii Hore ba Waxaa Cayiliyey Kooxdan Damuljadiid heerka Muse juudan iney Gaarsiiyaan

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 18 วันที่ผ่านมา

    welldone dowlada go aankas argagixiso godkeeda biyo ugu soo galeen😂

  • @abdifatahyousuf3136
    @abdifatahyousuf3136 18 วันที่ผ่านมา

    Kaasina waa wariye qadaadweyn ah😅 west florida

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 18 วันที่ผ่านมา

    SOMAALIYA MEEDAY TAN BADEEDII OROMKU QAATAY DHULKII IYO XABAALIHIIN XASANXOOLAW CUNAY MEEDAY SOMAALIYA AX AX AX

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 18 วันที่ผ่านมา

    Dawladu way la soo daahaday bilawgiiba inay hawshaa bilawday ahayd

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 18 วันที่ผ่านมา

    SHIRKADUHU WAA IN AY HOGAAN SAMAN XITAA CALAMANKAAN TIRADA BADA
    WAA INLA JOOJIYAA DANBINA LAGA DHIGAA CIDII LAGU ARKO IN AY TAHAY QOLYO DALKA KU HAAYO KALA QOQOBID
    LOONA ISTICMAALAA QAL QAL GELINTA JAMHURIYADA MIDEYSAN

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 18 วันที่ผ่านมา

    Wadamada Aduunka wax aan dabar iyo hogaan lahay kama shaqayso.
    Waa arin aad loogu baahna

  • @ridwanalmania9328
    @ridwanalmania9328 18 วันที่ผ่านมา

    Republic of somaliland

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 18 วันที่ผ่านมา

    Ganacsatasa Somalidu wala cadaa ayey ku dhex dhimanayaan eeda uguwayn dawlada faderlka ayaa leh' waayo Somaliland ma xukunto markaa sidee ayey ganacsatada u khasbaysaa.

  • @Mrqulaaso
    @Mrqulaaso 18 วันที่ผ่านมา

    Cadownimadiinu wey noo muuqataa adna xaashi yow waad ku farxsantahey soo maaha

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 18 วันที่ผ่านมา

      Ku biya caba Goortan waa la idiin Soo jeestay taliska Muse Juudan baaba lasoo Xiri Maxa ka Bedeli Kartaan?

    • @Mrqulaaso
      @Mrqulaaso 18 วันที่ผ่านมา

      @@abdikadirhaji6852 Somaliya Waa la maamulaa waxa maamula jabuti masar iyo turkey anu xasan sheekh macaayo waayo waa madaxweyne somaliyeed dumarkaana caytama ogaada

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 18 วันที่ผ่านมา

    Maya dhiig shiiil baa biloowday marka waa in Tulsa o lagay qaado

  • @mideeyeoffcial3876
    @mideeyeoffcial3876 19 วันที่ผ่านมา +1

    Howlo laga habsamay ahaayen

  • @abdiraxmaanabshir648
    @abdiraxmaanabshir648 18 วันที่ผ่านมา

    meher ka weeyne xasan culuzoow madhergge madhergge

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 18 วันที่ผ่านมา

    MA GOBANIMAA HADHAY. XASAN SH BAA LUMIYAYE

  • @qadar160
    @qadar160 18 วันที่ผ่านมา

    Markasato uu culees yimado fudeed kadan beeya xsh matran mababinkaro mmagaca ale nooyeley guul somalilan guul sooomalilan ❤❤❤

  • @abdinaasirhassan4897
    @abdinaasirhassan4897 18 วันที่ผ่านมา

    Waxba cules ma kenayaan waana mid marhoreba laga gaabshay waayo udabacsanantii dadka kala fogenta kashaqeya ayba kasii darayaan warbahintana waa in lagu so rogaa loolana dhaqmaa mamul mamulada kamid ah hadeydiidana ay godon lagaliyay jileeca badan waa tan mata kentay in ay dalka melka mid ah ay saxiixan kuwa afkartaa aaminsan ee dowlada ku dhaxjirana talabo cad halaga qaato waayo waxa ay ku dharteen maaha goni u goosad waa in ay ilaliyan gumanimada qaranka iyo madaxbanaanidiisa kii diidana talabo halaga qaado

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 18 วันที่ผ่านมา

    Idaacadii Horfadhi miyay kacdayna 🤔😢

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 18 วันที่ผ่านมา

    Mar hore ayaa loo baahnaa,
    In laga hortago,

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wax somaliland la dhaho ma jiraan ma hal beel ayaa magacii gumaystuhu u yaqaanay dhul iyo dad uu kusoo duulay ula baxay lkn se aan waligeed wadan noqon hal beel oo laba magaalo Somalia 🇸🇴 ka daga in ay dadka af duubaan wax loo dul qaadan karo maahan.

  • @luulwatsame354
    @luulwatsame354 18 วันที่ผ่านมา

    Ani waaban yaabaye Aby baa laga baqayaa miyaa markaasaa shirkadaha lasoo aadayaa

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 18 วันที่ผ่านมา

    Haday. Dawladu dawlada soomaaliyeed. Ku adkaysato waa. Talaabo xoogan oo faaiido ukeenidoonto

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 18 วันที่ผ่านมา

    Magaalo kasta oo soomaaliya
    Kamida hala fetesho dd cadowga ushaqeeya jooga
    Oo Ethiopia iyo Emirates Dubai ushqeeya soomaaliya
    Horta waxa land layirahdo
    England baa laga keeny
    Soomaaliya soomaaliya daacad hakanoqdo madaxweyne xasan shiikh xukunka

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 18 วันที่ผ่านมา

    Way ficantaha in laladegaalomo moriyaanta raba in ay somaliya kalazooyaan iyagoo 3 magaalo kadagaa waqooyi

  • @qadar160
    @qadar160 18 วันที่ผ่านมา

    Badi kaweeneduu xsh kiniya ka ibiye hadan uu ugal yahaye 4dakadood itoobiye xsh waa bahanyahaye somalilan dartisa ma ubabaso guul somalilan

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 18 วันที่ผ่านมา

    dowlad somali waxa laga raba awdal iyo khatumo maamul gooni ah laga dhigo somaliland meesha wey ka baxeesa waqooyiga somalia halugu magac daro

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 18 วันที่ผ่านมา

    Qofkaas aad umaangaakaa doonaya dowlada somalia in uu kala qeeybiyo baldhageeyso waayo qofka kamaangaabsan oo uu waabaayadaas aadka u diciifkaa ugaga sheekeeynayo dowlada somalia waa mid guulkasta ayaagaa lugula xisaabtamayaa amaalkeedana ayaagaa leh jamaahiir what is it?

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 19 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 good news 😅

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 18 วันที่ผ่านมา

      This was long overdue! The country faces identity crisis! We allowed divisions which foreigners exploited and encouraged it even. Next ban Federal States President titles!

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 18 วันที่ผ่านมา

    Xaashi ma fahmin maxaa ka wadaa shirkadaha waa inay ka madax banaanaadaan arimaha siyaasada Soomaaliya hakala goyninaa la dhahayee? Siyaasad haku jiraan ama ayay ku jirin waa inay ku dhaqmaan qodibka ah Soomaaliya Soomaali baa leh oo ay wadaniyiin midnimada dadkooda iyo dalkooda jecel noqdaan. That's all.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 18 วันที่ผ่านมา +1

    Taliska Muse Juudan haduu Awood leedahay Dubai Airlines iyo Ethopia Airlines Wax Haka Qabato Waatas bedeshay Magacii Hargesa Somalia ka dhigtaye bal wakaase wax Haka qabato been buu haayaa Taliska Muse juudaan walahi waa lagu Sooxiraa hadaa juuq tiraahdo ku Biyo Cab intaa

    • @Sadam_Philipine
      @Sadam_Philipine 18 วันที่ผ่านมา

      Maxaad ku biya cabi ee aad Tamar haysaa Viladu dayniile ma gaadhee ninkani Dada iyo dal mida ayuu haystaa hooyadaana wax ma yeeli karto nijaasyay ninaastu dhiiqday

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 18 วันที่ผ่านมา

    LACAGTA SHILINKA SOMALILAND AA KU XIGI DOONA SIDA II MUUQATA😂😂😂

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 18 วันที่ผ่านมา

    Somaliya xaalkeedu wuxu kuso ururay inay Shirkadihii ganacsiga ku meeraystaan sidii ay yihiin dawlado wax aqoonsada😂😂😂😂😂, wax kale uma socdaan ee Dahabshiil bay isleeyihiin ku curyaamiya lkn waa wax aan waxba u dhimi karin.

  • @qadar160
    @qadar160 18 วันที่ผ่านมา

    Arimahasa oo kale waxa imanay aqoosi daga daga oo magaceena gor gortan magalo x sh waxa uu noosameyey aqoosi oo hadan kurabi miyad ixoogi

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 18 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 18 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi God aan ciyaarta laga dheelin ayuu ka dheelay😂😂😂 Ilduufba shaxda ka dilo wallee been maahan😅😅😅

  • @mohamedabduali7389
    @mohamedabduali7389 19 วันที่ผ่านมา

    Asw xaashi soomaaliya soomaaliland waa laba magac oo midna mufrad ah midna waa lamaane soomaalida dhulka hadii lala qaaato soo noqon mayso arin guusheeda leh kkk

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 18 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa maxaa u dhexeeya somaliland iyo somalia. Waxana sax ah msgaca ah somaliland.
    2.0. Waxad maqashaa had iyo jeer finlad waxa maqashaa Netherlands waxad maqashaa puntland waxad maqashaa jubba land.
    3.0. Haddaba waxa sax ah somaliland oo micnaheedu yahay waa dhulkii somalida.
    4.0. Micnaha ay ku fadhido somalia maba jirto horana umay jirrin.
    5.0. Waxase jirri jirtey Somali Democratic Republic.
    6.0. Waxanaad ku sheegeyso federalka maba samayn karto somalida oo dhan haddii la isu geeyo.
    7.0. Haddaba federalka aadWaxad sheegtaa somali Democratic Republic.
    8.0. Hase yeeshee federalka aad sheegeyso iyo somalia xaggee lagu dhigi jirrey maba jirto wax somalia la dhaho.
    9.0. Waa maxay micnaha ay samsynryso somalia. Wax micno ah oo ay samayneyso ma jirto.

  • @naasirsaalax8948
    @naasirsaalax8948 19 วันที่ผ่านมา

    Soomaliland waa go aan shacab marnaba lagamayaabo in lagalaabto

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 18 วันที่ผ่านมา

    Waxn dowlad la ma dhihi karo wa burcad tuugo xaarn kubnax

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 19 วันที่ผ่านมา

    Labada dal ee Puntalnd iyo Somaliland warqadaas ka shaqayn mayso, Bakaaraha iyo inta ku xeeran ha u hogaansameen awaamirta Dawlada muqdisho 😂

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 18 วันที่ผ่านมา

      Most companies will leave Somaliland and no remittance, the public will turn against Bihi!

  • @abdihakimibrahim9506
    @abdihakimibrahim9506 18 วันที่ผ่านมา

    Walahi somalia gudcur bay gudi😂😂😂😂adeer dahabshiil uun ba somaland laga leeyahy
    Arinkan somaland aya ka seexatay Lkn waa Dan somaland wana ka tashanay arinkan Wana ku faisayna Walhi
    1dahabshiil wa shirkad somaland laga leeyahy waa inay danteeda miisanta halke u caano badan villa somalia iyo somaland o ay mid uun ka shaqaysaa,
    Hadi ay somaland iso goado iyo aduunka intiisa kale sida aan ku aqaan abdirishid dahabshiil waa nin khabiira oo villa somalia hoyadeed wasi kara horena uga gaashantay waxan maxkamad iyo looyaro ha qabsado dawlada xamar hoyadeed ha waso
    Lkn somaland waa inay xidho
    Telasom qadaadwayn
    Zaad qadaad wayn
    Juba qadad wayn
    Amal badhyoculus
    Bareimerbank
    Salaama bank
    Iyo bankiyada kale e qadaad waynta dalka ka furan
    Maxynu ku bedaynaa
    Banka dhexe e ethobia hala keeno dalka inta heshiis lala galo dahabshiilna haka marka cidwalbo ayaa kula shaqayn karta xawaalado woldremed baynu haynaa o aan waxba ka dhul ool dahabshiil laftiisa iyo qaarkalo badan
    Qadaad wayn haday si goeen
    Ha socoto
    Cunaqabatayn somaland afwayna saari kari waayey
    Macada waa xasan duufle o hadhiiski waxba ka qaban kari waayey
    Hada uun bay so galeen halkan rabey
    Dalkuna hada ayuu xaladii lo bahnaa galay walle 😂😂😂
    Muuse
    Telesom jaanis bu ku raadinayey Lkn iyaga keenay
    Bank ethobia in dalka la keeno ayaanu rabney Lkn xamar baa fududaysay guul somaland

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 18 วันที่ผ่านมา

      Bring Ethiopia bank? Warya Oromo Gallo madow supporter! Bihi will be gone soon . Dahab most of his customers are in Somalia and not Somaliland. His His swift IBAN account will be blocked by Somali Central bank and no foreign country will provide an account

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 19 วันที่ผ่านมา

    Waa shaqo hore looga seexday