KUSOO DHAWAADA ADEEGA GURIGA QEYBTII 11AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 มี.ค. 2021
  • #naladabaalofamily

ความคิดเห็น • 302

  • @hafzaelmi6457
    @hafzaelmi6457 3 ปีที่แล้ว +10

    Msha allah marka diintu tiri guurso gabar diin leh qiimahan bay leedahay hooyo naciima ♥️♥️♥️

  • @nashaaadqurux2841
    @nashaaadqurux2841 3 ปีที่แล้ว +19

    Naciimo abaayo Whatsapp noosameey aad nagula talisid wan kuubahanahay abyo iisoo jawaab Qaali from Canada 🇨🇦

  • @naimosuleimanmahdi6636
    @naimosuleimanmahdi6636 3 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah!!! Hooyo kudayasho mudan

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 3 ปีที่แล้ว +1

    WCS Naciimo Dagan idin jecliyaa family farxad kunool Aya tihiin Allaha idin Siyaadiyo

  • @shadiyasiciid5305
    @shadiyasiciid5305 3 ปีที่แล้ว +6

    Walal wlhi manshllha tabarkalllha wlhi weligya qoys idin la mida ma arga manshllha walle wxbdn wan idinka faaiidaye manshllha guulaysto abide

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah Waa cashar muhiim ah oo aan u baahanahay in aan barto.
    Amiiro from Norway

  • @rodaomar4445
    @rodaomar4445 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabaarak illaahay haku xifdiyo waxbadan kaafaaiday jisaakallaah qeyr qeyr ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰😘❤️❤️🙏diina illaahay waa kugu daray m a scw scw scw

  • @faduma.mahamuudnaciimo3607
    @faduma.mahamuudnaciimo3607 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo mcnto intee kala soo xariira inaa kula hadalaa rabaa maasha alaah ilaah ha ku xafido quruxeey waa ka helay hadalkaada

  • @munawaraahmed5738
    @munawaraahmed5738 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allaah maama naciima munawarah iigu salaam waan jeclahay wan fiirsadaa marwalbo rabi haidin xafido dhamaantiin

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah tabaaraka allaah abaayo waa runtaa tarbiyada ilmahaa ku jirto allahaa noo wada xafido awlaada

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah xabibti wakusaxantahay baba inaad tirahdid asna maama dhaho wakusaxantihiin Allaha idin barakeyo wallalahey

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah tabaarakallaah illaahey ha idin barakeeyo qoys aad u sharaf badan channalkaaga mar dhow ayaan arkay abaay naciimo waan ka helay waana idinla soconaa insha allaah salaan sare from Holland 💖💖

  • @bishaaroaxmed757
    @bishaaroaxmed757 3 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah abaayo macaanto mahadsanid inbadan Allah ku barakeeyo adi iyo qoyskaada waan ku jeclahy Allah dartiis

    • @xaqdoonofficial
      @xaqdoonofficial  3 ปีที่แล้ว +6

      Bishaaro walaa jazaakaAllaah qeer, anagana sidoo kalle Allah dartii ayaan kuu jecel-nahay soo dhawoow

  • @jamilamohamed4541
    @jamilamohamed4541 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo aad aan ujeclahay familkiina markan arko videka waan soo cararaa. Jaska ka Allah abàayo

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว

    Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️
    Qalbiga soo jiidateen bilaa sabab ILAAHAY ha idin barakeeyo Habaryar Adiga iyo Familkaagaba ❤️

  • @sjhsuh
    @sjhsuh 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaa Allah waan idiinka faidnay Rabi ha idin xafido liiska shaqadaa gabdha aan qoro rabaa.❤️❤️❤️👍👍👍💪💪

  • @fowsiyasayidahmed4939
    @fowsiyasayidahmed4939 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah .qooys quruxbadan iyo tarbiyo saalix ah .waa saas abaayo allaha isku kiin xafido

  • @naimosuleimanmahdi6636
    @naimosuleimanmahdi6636 3 ปีที่แล้ว +28

    Abay marka gabadha Somaliga guur laga dalbanaayo xitaa waxay raga ku yiraahdan walaley hooyo iyo aabo ma isku noqonaa, ileyn hada Mohamed marku ilmaha waxkaaga sheegayo hooyo ugey ayuu dhahaa adigana baaba u gey ayaad ku tiraahda, marka badanaa dadku wey fahmayaan abayo Masha Allah, horay u soco

  • @umusafa8926
    @umusafa8926 3 ปีที่แล้ว +1

    Naima xbbtii maasha Allaah aad ayaad u tarbiyaysay caruurta Ilaah ha idin xifdiyo idinka barakeeyo dhmntiin.

  • @fartuuncusman7942
    @fartuuncusman7942 3 ปีที่แล้ว +2

    asc walaashay ilaahay hadin barakeeyo waxaa tihiin famil qurux badan masha Allah tabarkalaah

  • @haweyahashi1417
    @haweyahashi1417 3 ปีที่แล้ว +5

    Waan kugu raacsanahay inaad Baba dhahdo Sababtoi ah waa foolxumo ilmaha dhaxdooda inad dhahdo mahamad aasaan dhashay Wa inaad dhahaa Aabaa saan dhahay

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo masha Allaah illheey ha idin xafido ❤️ 🔥

  • @amalofficial4038
    @amalofficial4038 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah chanalkiina caawa iigu horaysa inshaa Allah is la socod wanaagsan iyo faaiido wacan thanks🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @asmanuur7649
    @asmanuur7649 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshalaha you are guys nice family I every seen manshalah keep going we all miss this kind tarbiyada saxda ah ciyaalka soo much love

  • @yasminhasan1629
    @yasminhasan1629 3 ปีที่แล้ว +2

    Dad baahan ayaa ku nool halkii aad ka timid dadka qurbaha joogaa way haystaan oo baahi mahayso oo caydha way kula cunayaan oo soomaali caydh kama korto intooda badan lkn way qarsadaan idinkuse in aad banaanka soo dhigtaanbaad jeclaateen oo risiqbaad kadayaysaan ee waxkale oo dhaama Rabi waydiista wll

  • @filancadey2992
    @filancadey2992 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo Allah yaxafidumkum wlihi wa runtaa mcnto halmar al adeegtaa kastarada ma ficino 😍😍❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @ayancumar1358
    @ayancumar1358 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshalaah mama ilahay haku siyaadsho dintada hoyo sharafle ayaad tahay wali kumana arag qof dumara youtubeka wali horey usoco mama qof diin leh ayaad tahay hadaan kugu sobirey waan idinkaheley qoos qurux badan manshalaah sidaa kunolow waligaa

  • @yasminhasan1629
    @yasminhasan1629 3 ปีที่แล้ว +2

    Waligay waa reerkii iigu horeeyay ee ku faana waxaanay xoogsan dadku way ka xishoodaan in ay cuntadooda bananka dhigaan qoys kastaaba sidaa iyo ka duwan ayay u adeegtaan ee idinka waan idinlayaabay ee icafi

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah tabarakal walaashey ilaahey ku xifdiyo adiga iyo famly waxad tahey qof lagu deydo

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc maasha allah sax waaye anaga xata mama iyo baba le is dhahna ilmaha si ay ku tababartan waana u mudan yahaye baba in lagu waco allah a ka dhigaye alla haydin xafido adinka iyo owladiina

  • @nasraahmed7678
    @nasraahmed7678 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilahay ha idin xafido adiga iyo dhamaan qoskada

  • @phatmanor742
    @phatmanor742 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Family ku dayasho mudan. LOVE YOU SO MUCH 💗

  • @hoodosaleban27
    @hoodosaleban27 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah mamo ku dayasha mudan ayatahay habo ale hakuxafido anaguna wanu kugu dayanaya inashalah

  • @yubnacadey5048
    @yubnacadey5048 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah abayo waruntada scw tarbiyada caruurta wa ay wanagsantay

  • @umusafa8926
    @umusafa8926 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah habbo Maryama ereyo culus ayd isticmaashey keep going qaar Soomaali joogo waad beat gareysay mntoo dhan no no ku haayo.

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 3 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah masha Allah sis I love the way the family plans everything together masha Allah sis keep going and we learn a lot thank you.

  • @fartunhaji4206
    @fartunhaji4206 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah hooyo qali

  • @canabcali9771
    @canabcali9771 3 ปีที่แล้ว +7

    Allahu mabarik papa waxad u tidhaa wa tixgalin iyo tarbiyad anaga waxaanu isticmaalna Hooyo iyo Aabo jzk naceema

  • @haaawodiiini4063
    @haaawodiiini4063 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cawa igu horeyso wax tahay qof kudayasho leh alle ayaa din kubaray Masha allah

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah idiin barakeeyo familkina

  • @lulomarrageh6562
    @lulomarrageh6562 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaaah abaaaayo cafimad ku cuna xabibiti 🌹🌹🌹🌹💯

  • @faysakhayrmohamed4308
    @faysakhayrmohamed4308 3 ปีที่แล้ว

    Maanshaa alaah naciima aad baan kuu salamayaa aad baan barnaamijyadaada ugu farxaa hore u soco

  • @naeemanaeema6595
    @naeemanaeema6595 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله جزاك الله خير نعيمه

  • @naruurakhadarcumer7301
    @naruurakhadarcumer7301 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayeeyo yadeey Allah ha u naxariistee walashey ay dhihi jirtay habo hebalyo ii waran. Markasa ani dhahay ayeeyo maxa Habo isku dhaheysin wa walashaye kdb waxee dhahday ILMAHEENA BAROONA

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 3 ปีที่แล้ว

    Asc waa waxa fiican sax maba fiicno in aad ku dhahdo lake magacisa in wax laguu sheego ma ah cilmi iyo reer magaalonimo waa haysataa mash Allah thanks 🙏🏽 sister

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 ปีที่แล้ว

    SALAAN SARE FAMILY
    NACIIMO WALAAL MACAANTO.
    ALLAH KU BARAKEEYO.

  • @faadumocali2534
    @faadumocali2534 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @maandeeqmohamed9940
    @maandeeqmohamed9940 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC xabiibti maymuna i dhunko in badaan xabiibti alle haku xafido Ill xuun idiinma araakto farxaad igu noolada 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @ayaanabdullahi5742
    @ayaanabdullahi5742 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah abayo jazakallahu alf kheyr ❤

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs masha Allah tawarakaAllah hormar wacan family

  • @umuabs8422
    @umuabs8422 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAH abayo wad mahad santahay ani uk an jooga maka helayi wan wayay abayo qofkii yaqaan Uk joga o helay ha isheego fadlan

  • @fathiabdulle209
    @fathiabdulle209 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilahay haa nii barakeyo

  • @rodaomar4445
    @rodaomar4445 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mcnto wallaahi waxbadan ayan kaa faaiday alxlh jisaakallaah qeyr ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘

  • @fadumaali6391
    @fadumaali6391 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo macsarada Dukaankee ka soo gaday 💕💕🙏🏾🙏🏾🙏🏾⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @sahraabdullahi5316
    @sahraabdullahi5316 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abayo anigabo wandhahaa babo ilmaha inay dhahan sax ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanjamac9110
    @ayaanjamac9110 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alle ha ku barakeyo mamo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah hambalyo hooyo Qali You so good mom Masha Allaah scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤🙏

  • @farhiyayusuf6016
    @farhiyayusuf6016 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo allha idin xafido farxad ku nolad qali

  • @hanimoha6775
    @hanimoha6775 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah abayo nacimo alah dartis ban ku jeclahay

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 ปีที่แล้ว +2

    MashA allah maamo macaan 🤩♥️

  • @ismahanahmed9131
    @ismahanahmed9131 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waarunta qali illahay hakubarakeyo

  • @fartunmohamed9845
    @fartunmohamed9845 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Allah idiin saaidiyo wanaaga iyo wada jirkiina aamin aamin

  • @hamdiabdalla6210
    @hamdiabdalla6210 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa sax waayo waxaa ilmaha ushegesa waxa uu dhahay Aabahoy wayo waxaa tihiin dad ku dayadho mudan Allaha idin xafido Abayo

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah tabaraka rahman beautiful family may allah protect you all 😍😍

  • @ayaanmahamedali4341
    @ayaanmahamedali4341 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allha

  • @zamzamosman1784
    @zamzamosman1784 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah I’m loving you guys!

  • @omermhd985
    @omermhd985 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah barak llah illah ha barkeyo um maryam waa sax hadalkadi illah haku karameeyo🤲🏼🌹🌹🤲🏼🤲🏼🤲🏼🌹🌹

  • @Defonot777
    @Defonot777 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaashey mcn

  • @fairouzdero4892
    @fairouzdero4892 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah illaah ha idin daayo hana idin barakeyo

  • @deeqomohammed9322
    @deeqomohammed9322 3 ปีที่แล้ว

    Hhh tilabada laqadayo waa ku jirna ee dhahday masha allh family qurx bdan sidan oo kale waa kuwa laga dardarmay

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw Masha Allah inlaxisabtamo wa wax fcn wallahi🌹🌹🌹🌹

  • @nimcoyaasiin8748
    @nimcoyaasiin8748 3 ปีที่แล้ว

    masha allah sax wayey taas waa baabo in aad tiraah ilmaha ayaan aqlaadooda hagaageeyso sax habo

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah abaayo

  • @naimoali4013
    @naimoali4013 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah tabarak ilahey hakubarakeyo Qof wanak san lagudaysankaro aythy

  • @ifraaxcismaanshidane6436
    @ifraaxcismaanshidane6436 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah abaayo alle ha idin xafido run waaye tarabiyada wanaagsan ee caruurta ku taribiyeneso dadka warka qaldan so qorayo wa dad tarabiyo heesan.alle dartii ayaa idiin jelahay.abaabo hal su.aal ilmaha iskuulka ayago asturan miyeey aadaan?dadbaa idhaheen ilmaha iskuulka lagama ogolo xijaabka

  • @nurtaissack7509
    @nurtaissack7509 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo

  • @aliabduule6903
    @aliabduule6903 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alh diinta sifican ayaad utaqaana. muxaadaro ayaadba ku fican tahay

  • @noorasharif4706
    @noorasharif4706 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc qoyskiina Illahay ha idin barakeeyo.
    Dhubuqda aad sheegta aan ku dhaqmaa. Wax lee iga dhamaahaa kadibne dukaanka aan soo aruursadaa.

  • @user-dh1ll8cy6j
    @user-dh1ll8cy6j 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha laah abaayo waad mahatsan tahay

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlah xabibti jisakalah qeer 😍🥰❤❤❤👍

  • @naimaarab9470
    @naimaarab9470 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah cadeey allaha ku barakeeyo

  • @maryamadeeqocali7146
    @maryamadeeqocali7146 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ha ku xifdiyo

  • @haloyelohaaji9240
    @haloyelohaaji9240 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah family qurux badan ayaa tihin nolosha idinma xumeyso

  • @aminahassan8899
    @aminahassan8899 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walal Nicimo❤

  • @meimunshacni7991
    @meimunshacni7991 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay haku barakeyo abayo mcn

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ♥️

  • @maqdishassan4443
    @maqdishassan4443 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah inaa ane fakiro waaye

  • @sahrafarah9140
    @sahrafarah9140 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah abaayo

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah.

  • @qadraahmed35
    @qadraahmed35 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh 😍

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว

    Asckm masha allaah allaha idinbarakeeyo

  • @hodanyusuf401
    @hodanyusuf401 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah isoducey abaayo

  • @umacabdirisaq6399
    @umacabdirisaq6399 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Uqtii mashalah cafimad intee laga xirira telefoon so qor

  • @rahmamohamed1184
    @rahmamohamed1184 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo naima masha allah waxa tihiin family kudayasho mudan waxey ila tahay in aan kaso daahay kuso biiridiina allaha idin xafido

  • @adnasiciid9028
    @adnasiciid9028 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh family aaan ad uga helay isku duubnaantooda iyo siday isku jecyihiin iyo barbarinta wangsn ilahay ha idin daayo awladna baari ha idinka dhigo asbuc dhaweyd ayaan arky chanlkina wana isin saarey subscribe ka horey u socdo wxn aaad uga helay munawara funy waaye koro weynow habo mcnto

  • @siidowcabdullaahi1604
    @siidowcabdullaahi1604 3 ปีที่แล้ว

    Allah kubarakeeyo walaashey caalimad ayaa tahay

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hori usoco wall

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله .👍🌹 👑💐
    جزاك الله خيرا.
    اللهم صلي وسلم وبارك على أشرف
    الأنبياء والمرسلين سيدنا محمد
    وعلى آله وصحبه أجمعين ♥️♥️♥️♥️

  • @farxiyooongooyeoongooye3362
    @farxiyooongooyeoongooye3362 3 ปีที่แล้ว +1

    abaayo waxaa tahay hooyo sharfaleh masha alaah

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalah qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo walashin ayan aahee 🙏🙏🙏